-
Content Count
17,520 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Abwaan;918384 wrote: I even travelled by car around 11:00pm at night, mostly around Maka-Al-Mukarama though, Not Huriwaa. Meeqo 'checkpoint' uu istaagay gaarigaa la socotay? Anigaba iyo kuwa kaleba habeen ayaa ka baxnay hoteelkaa deganeyn ku agyaalay kasoo horjeedka gurigii Shaqaalaha ee Maka Almakurama ku yaalay. Jidkaas Maka Almakurama ayaa raacnay ilaa maqaayadda ku taalo Liido. Ugu yaraan shan 'checkpoint' ayaa marnay, waliba midkood na fatishay. Amaanka aad loo sugaaye jidkaas, it appeared it was more safer at night than during the day on jidkaas.
-
Wajeer airport looks, functions and is more professional than the 'international' Aaden Cadde airport. Kor buu ka qurxoonyahay Aaden Cadde airport, gudahiisa suu u egyahay iyo dadka dhex joogay inta waqtigeyga uguma dhuminaayo inaa ka hadlo. Laakiin briefly: Soomaali maxee iloobeen mudnaantii, asluubtii iyo kala dambeyntii dowladnimo. Garoonkii weynaa gudahiisa iska burbursanyahay ayaa ciyaal jokoro moodid iska dhex dhex socdo, boorsadaadana dafaayo. Yacni inay kuu qaadaan rabo. Kaalay ka fuji ii daa haddaa dhahdidna, dagaal iyo nus. Darbi la duleeliye ayaa boorsada laga soo dhex bixinaa. Meesha waxa ka shaqeeyo, wax shaxaad u yimid, waxa taksiile ah, waxa tuugsinimo soo doontay iyo kuwa waxee yihiin la kala garaneynin iska wada soc socdo. No wonder you don't see a single picture taken in the interior of the airport. All the sawiro iyo muuqaalo waa sawiro garoonka bannaankiisa laga soo qaaday, which looks all great.
-
I was in Xamar a few weeks ago. One fact I did notice was: Qabiil waa laga gudbay as compared to 2003 when I was in that city. Sanadkaas dad baa sanka ka hadli jiray because of tolkooda isku haleynaaye. Dadkaas baalashooda waala rifay, aad iyo aad u edeb leeyihiin maanta. (All thanks to Barbaarta.) Haddiiba 'looma'ooyaan' loo bixin as they used to call others wrongly nasiib ayee leeyihiin. Dadkiina buga oo qabyaalad qurbo ku heysoo ka gudba dadkii Xamar deganaaba waaka gudbeenee.
-
Somalis will have Western names in a generation or two
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to metta's topic in General
Lidia;917892 wrote: Somalis with foreign names existed back in Somalia before the great escape to the West. One person that comes to mind is the famous General, Moragan. Moorgan waa shimbir magaceeda oo Afsoomaaliga ku jirto, waa saa ku maqlay. Marka naaneys ayee u tahay magacaas. Dad dhif dhif ayaa watay magacyada Galbeedka, kuwaas oo naaneys ahaa. Naaneysyada sida Jeemis (James) iyo Jeeri (Jerry). _________________ I know two susans... What does Suusan has to do with a Reer Galbeed culture of naming? Suusan waa magac Reer Iiraan, same way Ismahaan and Sahra are both magacyada Reer Iiraan, which Soomaalideena aan isticmaalno. -
Article: Clan federalism tears Somalia apart
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
Waa run, clan federalism or any kind of federalism will surely tear Soomaaliya apart -- from Waqooyi Galbeed to Raaskambooni. Federalism in Soomaaliya wax cusub ma'aha. In the 1940s and '50s, a member of the parliament and a fellow government wasiir constantly advocated it. His name was C/qaadir Max'ed Aaden Soobe. His party's main platform, HDM, was for federalism, federalism and nothing but federalism. Thankfully, his party was a minority voice (though official opposition to SYL government in parliament) and I hope this voice remains minority today as well. -
Marinaayana maxee ahayd? Liido maaka wadaa? If yes, waa tagay habeen iyo duhurba. One thing I realized while I was in Xamar was the absence of birds in the city. I know inay aad u qaxeen the avian family, but their absence in the city was very noticeable to me. Early mornings every day -- 6:30 am -- waxaa kusoo kici jiray dhawaaqa hoomanka baabuurta (biiiib, biiiiiiiib), not the singing of the birds. Granted, the hotel I was staying at was on jidka Maka Almakurama at Guriga Shaqaalaha, my room's window facing that very, very busy thoroughfare. Hoomanka baabuurta sidee u bilowdaan aroortii ilaa laba saac habeenimo (8 pm) wee yeeri jireen nonstop. Sick.
-
I sincerely believe Soomaaliya waxee la degi la'dahay too many innocent people's blood ayaa la daadiye, haba yaraatee aynan jirin wax ay galabsadeen. Niyadeeda waxaanan marba ka baxeynin dadkii maatida ahayd aan waxba galabsan meydadkooda lasoo dhigi jiray barxadii weyneyd ee Tarbuunka every dawn weekend -- that is on early Friday mornings in 1991. Their only crime was belonging the wrong clan, totally innocent oo habeenadii guryahooda lagala soo bixi jiray. Labaatan iyo afar saac iska yaali jireen meydadoodkooda Tarbuunka, while public in general -- children, elders, women and men -- viewed as though inay meesha tahay exhibition. Hal mar ayaan tagay, the curiosity of my boyhood getting better of me and the insistence of my ciyaal xaafad friend (interestingly whose own clan members are being massacred for belonging the wrong clan) -- oo aan soo fiiriye, shan ilaa lix qof oo midkood dumar tahay aan waxba galabsan ayaa la dilay habeenkaas. Orod ayaan guriga ugu soo noqday, anigoo qandho xun igu soo qabatay araga meydadkaas -- I only saw two victims and I had had enough, rushing to home, very upset and nauseous -- ilaa aroortii dambe wey i heysay. What I can also never forget was one of the "viewers" that day commented how dacaska cusub ay wadatay the female victim -- and nonchalantly, as though inuuba qofkaas rabay inuu ka baxsado dacaskaas as it happened before, because some of the victims kabahooda laga siiban jiray haddee fiicanyihiin. Eebbe ayaan ugu baryayaa intii Soomaaliyeed aan waxba galabsan lagu xasuuqay dagaaladaan dheeraa ee sookeeye in uu janadiisa fardowso ka waraabiyo -- aamiin.
-
Kenya tensions spark Somali refugee flight
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Daqane's topic in General
Daqane;916872 wrote: Well firstly I am here for two weeks since I relocated back to somalia, I have not been a resident of eastleigh but lets face it all roads lead to islii if you are a somali in Nairobi my observations are by nature subjective and anecdotal.... First thing you notice about islii nowadays is that the population has gone down dramitacally! It is very noticable, apartment buildings going for 30,000 ksh for a two or three bedroom are now going for 15,000 in the heart of eatleigh and 12,000 in areas abit out of the hub, regardless the occupancy rate for these exorbitantly priced and highly in demand apartment buildings are at around 30-40%, compare this to when they were fully rented and had waiting lists!! There is very little casual work it seems to me, all the jaariyads are standing around in groups and confessed they have to wait for weeks for a little weekend work, previously they had very little unemployment and ones that could keep up with the hectic life of serving somalis were literally fought over. Most hotels are very lightly occupied and some like bushra hotel are getting their overheads paid by the owners out of their own pocket, as a visitor to islii u must remember how hotels had to be booked weeks in advance if you wanted any sort of surety and quality. Now the most intreasting thing is that most of the malls upper floors are un occupied! apart from the ground floor and the shops facing the street, the other shops are either empty or boarded up. The banks are closing some of their branches, the money of islii attracted venerable institutions such as standard charted into the open sewer called islii, but now they already cutting their branches there by half! Finally were are all the people!! it is frightening for anyone who was used to the hustle and bustle of the place to see how kind of empty it looks!! As I said subjective but almost all small traders are out, the big boys are going to follow I predict!! They are reviving a plan to audit all somali properties in kenya, if that happens trust me no somali wants people asking him where he got the monies to put into large infrustructure & housing projects.... Jilaa Cali Hiiraan la dhaho ayaa halqabsi u ahayd ruwaayad ka mid ah ruwaayadiisa uu jilay. Halqabsigaas oo ahayd, Ii wad sheekada, ii wad, haddana ii wada sheekada oo ii wad... Maxaa booto iyo wax aan raad lahayn inta ku daldashay. Dadka aan Islii ku sugneyn u beenguur, not me. Yaa maanta camal u soo sawiro Islii, sideeda inay tahay iyo si kale adigaa ogaan lahaydee. -
Breaking news: Puntland deporting southerners
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in General
What does Reer Bakool and Baay have to do with this? Wixii Afmaay ku hadlaayo ma 'Baay and Bakool' automatically ugu yimaadeen. There are more Afmaay speakers outside these two gobollo than inside. Fact. Plus gobollada Waqooyi Bari dadka u badan Reer Koonfurta ah waxee ka tageen Banaadir, Shabeellaha Dhexe iyo Hoose and Jubbooyinka. -
Horta ma aaminsani wax la yiraahdo iskutag (federalism), Soomaaliyana kama dhaqangali karo. Soomaali micnaha 'federalism' ayaaba ka maqan fahankeeda, iskaba dhaaf inay ku dhaqanto. Laakiin waxaa la yaabay kuwa buun buuniyo 'Jubbaland' haddana la yaabaayo shirkaan camal oo lix gobol la isku daro la rabo. Dadkaas la baxay 'Jubbaland' oo isleh waxaa wadatiin magacii Ingiriiska ugu wici jiray meelahaas, wax ayaa ka qaldan. Why? Because haddee jirtaba dhul la isku dhihi jiray 'Jubbaland' tan hadda la rabo in loogu wanqalo ma'aha. Haddee Jubbaland jiri jirtayna Jubbada Hoose kaliya ayee ahayd. Laakiin Alta Jubba ayaa jiri jirtay oo Talyaaniga dhoob dhoobay, kana koobneyd Gedo, Bakool, Jubbada Dhexe iyo Baay. Gobolkaas ayaana jiray until dowladii Kacaanka u kala qeybisay gobollada hadda jiro ee Jubbada Dhexe, Baay, Bakool iyo Gedo. Dowladihii Cabdullaahi Ciise hoggaamin jiray, tii Aaden Cadde iyo tii C/rashiid Cali Sharmaarkeba halkaas gobol ayaa xildhibaanada laga soo dooran jiray. [Source] Degmooyinkii Alta Jubba (aka Upper Jubba) ka koobnaan jirtay oo meeshaan ku qoran, with their current gobolo ku jiraan degmooyinkaan in brackets: Baydhabo (Baay) Buurhakaba (Baay) Baardheera (Gedo) Dajuuma (Jubbada Dhexe) Saakoow (Jubbada Dhexe) Diinsoor (Baay) Qansaxdheere (Baay) Luuq (Gedo) Dooloow (Gedo) Ceelwaaq (Gedo) Xuddur (Bakool) Tiyeegloow (Bakool) Waajid (Bakool) You can clearly see Jubbada Hoose (Lower Jubba) was always separate.
-
Anaa ka maqan meesha since aanan ku arkin wax iga dheer. Waa jacbursan lahaa anigaba. Wiilasha, oo u badnaa Reer Mareykan, Kanada iyo Ustareeliya, waa dadaaleen. Last year gabdhihii ahaayeen, maantana iyaga. Guul.
-
Che, waa run miraha Soomaaliya ka baxo iyo miraha kale ee xataa Kenya ah iskumid ma'aha. Dhadhanka kuwa Soomaaliya ayaa aad iyo aad u macaan, siiba liin dhanaanta, cambaha iyo babaayga. Aniga boorso buuxdo oo wada mire ah kasoo qaatay Xamar, unfortunately garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta ku reebteen eeyaha. Ciilkooda ilaa iyo hadda i haayo. Liin dhanaanta Soomaaliya oo la miiray wax ka dhadhan macaanaa ma lahayn. Koob liin qaboob ah oo weyna wuxuu iska ahaa 4,000 shilin Soomaali. (22,000 shilin Soomaali waaye halkii doolar, you do the math.) Xeebta Liido meel 'private' kuma arkin. Habeen iyo maalinba waa tagay, habeenkii xataa qurbojoog isku sawiraaye xeebta horteeda. Ma'oga miyaa habeenkii in la dhihi jiray inay badaha ku jiraan jiniyada soo baxaan. Perhaps Jasiira iyo meelahaas ku arkeysaa meelaha dadka ku yaryihiin.
-
Haatu, Xamar maa saas ugu xiiso qabtaana? :-) Sawiro iyo muuqaalo badanba waa haayaa oo Xamar ah, laakiin waqti aan kusoo galiyo uma haayi. However, maanta ayaa kuu soo gilinaa xoogahoo, sawiro aan kasoo qaaday isbitaaladii aan Xamar ka xasuustay. Isbitaal Madiina Isbitaal Banaadir. Waa isbitaalkaa ku dhashay. Isbitaal Digfeer ______________________ Waxaa aad ugu faraxsanahay inay isbitaaladii wali almost sidooda yihiin, siiba kuwa Madiina iyo Banaadir. Waa Eebbe mahadiis.
-
At Liido Seafood Reataurant. Sawirka waxaa la qaaday at approximately sadex saac iyo afartan daqiiqo habeenimo (9:40 pm). The beach restaurant, which is a few feet away from the shore, closes at 10 pm. Aad ayaa habeenkii loo tagaa.
-
Haa, kackac waaye. Qadaafi, sawiro badan iyo muuqaalo kalaba Xamar waaka haayaa, but I don't have time to post them now. Markaa ku noqdo meeshaa ka imaaday soo gilin doonaa, hadduu Eebbe idmo.
-
Kana yaa sheegi karo? It is a mobile sawir, so excuse the image's quality.
-
Mirahaan kala sheega magacyadooda, goormeena dhadhamiskooda kugu dambeysay. Sawirka waxaa la qaaday a few days ago. Intaa miraha magacyadooda kasii fikireysiin, koob isbarmuuto qaboob isku qaboojiya iyo gabal yar oo babaaygii Soomaaliya ah.
-
Sex, Power, and the Siad Barre Regime
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Taleexi's topic in Politics
Acuudi bilaahi mina sheydaani rajiim. Dadkii lafahooda baaba'ayna wali lafahooda idinkama fakan karo miyaana? -
Oba Hiloowlow '' I do not support unuka leh anymore''
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Wadani;908867 wrote: Would it be a fair assessment to say that Hargaysa currently has a more diverse clan composition than Mogadishu? I hear there are tons of koonfurians in Hargaysa who have been welcomed and embraced by the locals. Xamar anigaa joogay until Tuesday. Waa yaabeysaa inta Reer Waqooyi ah Xamar isa soo buuxiye, siyaabo kala duwana u joogay. Meelaha shaaha laga cabo ayeeba aad u dhoobnaayeen, lahjadooda meel fog laga maqlaayo. Qaarkood waa shaqodoon, qaarkoodna guryahooda inay dayactiraan ama kireeyaan u yimaadeen. Soomaaliweyn dhan waa wada buuxday. Qabiil kii la dhahaaye meel la iska dhigay oo waala wada simanyahay. -
Mogadishu The Capital of All Somalis?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Caano_Geel's topic in Politics
Xamartii aan joogay last week Soomaaliweyn dhamaantood wey wada joogtay, laba dhinac isku fiirineysay ma jirin because of qabiil, nin walba dantiisa ayuu watay. Qofkii cuqdad iyo wax kale heyso, qabyaalad iyo qurunkeeda wali ku beeran ayaa waxaan camal soo bandhigo ama sheegto inay qolo gooni Xamar u leedahay. Xamar isgeey indhahaaga kusoo arag, waa la isla leeyahay Eebba ka sakoo, qof qof ka lahaan karo ma jiro. -
Afkeen waa hodan, waana dhameystiranyahay si buuxdaba wali. Qof hadduu asaga Afsoomaaligiisa garashadiisa yartahay in uu afka eedeeyo ma'aha. Mataano dhagoolayaal ah oo loo fasaxay inay isdilaan kadib markii ay... Aniga islamarkiiba waa u fahmay inay isdilaan inay rabaan maadaama meesha ku jirto 'loo fasaxay.' Laba iska hor imaaneyso oo isdilaayo ma dowlad ayaa u fasixi karto.