-
Content Count
17,520 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
How many countries have you been to?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Nin-Yaaban's topic in General
Soomaaliya: Xamar, Dayniile, Cisaleey, Afgooye, Baydhabo, Waajid NFD: Gaarisa Kiinya: Nayroobi ( Numerous times I visited and stayed: Oktoobar 1992; Abriil 2003; Janaayo 2009; Diseembar 2009; Nofeembar 2010; Oktoobar 2012; Janaayo 2013) Holland: Amsterdam (four times) Ingiriiska: London (four times) Wales: Cardiff Denmark: Aarhus Imaaraadka: Dubeey (two times) Mareykanka: Baltimore; Alexandria, Virginia; Washington DC; Detroit; Pennsylvania (passed by car); Ohio (passed by car) New York (transit) Kanada: Windsor; London, ON; Waterloo, ON; Muskoka, ON; Toronto (and GTA); Ottawa; Calgary -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waala isku dhaganyahay. -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ugu dambeysay. -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xunjuf, waxaa la yiri ilaa toban iyo kow milyan ka badan codeeye. Hadda waxaa la tiriye sida kor ku qoran toddobo milyan, marka afar milyan iyo meelahaas haray. -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Latest. -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waala isa soo gaari rabaa. The numbers are changing fast. -
ASWJ Forces To Be Integrated into FG Forces
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mintid Farayar's topic in Politics
Nin ka yimid Galgaduud iyo miyigeeda ayaaba aayaha Awdheegle, Afgooye, Qoryooleey, Daafeed, Leego, Baraawe iyo Sablaale ka hadlaayo. Waa iska xaal adduun. -
Daqane;924436 wrote: War yaa Rabi yaqaano dadkaan u eg inay magaalo kooyto ku yihiin saan u galooyo taalooyinkii qaranka. Yaa rinji ii mariya yiri dhagaxii fine stone ahaa. Acuudi bilaahi. Waxaaba kasii daran aargada meesha ugu koreyso shirkadda isgaarsiinta Hormuud isku xayeysiineysay oo xoogahoo ka muuqdo magacooda. Xataa 1993 see ahayd aad ugu qurxoon see ka dhigeen maanta.
-
Sawirkaan anigaa qaaday, waana hoteel Maka Almakurama. Hoteelkaa deganaa aad ugu dhawaa. I am glad it still painted all-white, the original midab, unlike the new buildings with hideous uncoordinated colours.
-
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Who knows, there are 5.5 million votes to go counting. Anything can change. Odinga's only chance is a run-off election. I hope Kenyatta wins for the sake of not having another election within a month. Kenyatta would need to get at least 51% of the votes. He has 54% now. Not that bad. -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Kenyatta: 3,134,654 Odinga: 2,563,286 As of 6:18 pm Nayroobi time. -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
It seems the vote counting is restarted from the scratch. Kooweey koow. However, it is rolling in much faster. -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
DOORASHADA Kenya - Natiijo qabto ah: Sida ay ii sheegeen saaxiibbo Kenyan ah, Nadiif Jaamac, oo ah dhaqaaleyahan hantiile ah ayaa ku guuleystay Gaarisa Governor. Kursiga Senateka ee Gaarisa waxaa ku guuleystay Mudane Yuusuf Xaaji oo doorashada ka hor ahaa welina haya xilka Wasiirka Gaashaandhigga, ahna ruug caddaa siyaasadeed oo Hore u soo qabtay jagooyin badan oo ay ka mid tahay, Gudoomyaha Gobolka ugu kheyraadka badan Kenya ee Rift Valley. Wuxuu ka adkaaday Mudane Faarax Macallin oo ahaan jiray Guddoomiye ku Xigeenka Baaramaanka. Waxaa isaguna kursigii Senateka ee Wajeer waayay Siyaasi Soomaalidu aad u taqaan waa Danjire Maxamed Afey. Waxaa gambarkii uu u tar tamay helay Mudane Colow. Waxaa iyaguna ka dib markii ay muddo ka maqnaayeen Siyaasada hadda guuleystay Mudane Biloow Keeroow oo noqday Senatorka Mandheera iyo Mudane Ilyees Barre Shiil oo baarlamaanka gambar ka helay oo ku soo laabtay. Mudane Maxamed Daahiye oo ahaa Agaasime ku Xigeenka ururka caafimaadka adduunka (WHO) ee Kenya ayaa ka soo galay Dhadhaab. Maxamed Mukhtaar Shiidiye oo siyaasadda muddo ka maqnaa wuxuu ka aoo galay Lagdheera. Safiyo Cabdi Toorreey oo ahayd bilcaantii Soomaaliyeed ee ugu horreysay ee fariisata Baarlamaanka Kenya ayaa looga adkaaday codad aan 500 gaarin. Waxaa ka guuleystay Bishaar Ibraahim Cabbaas, Ijaara. Maxamed Ibraahim Cilmi oo ahaa Wasiirkii horumarinta Gobollda Waqooyi ayaa xaajistay gambarka degmaanka Tarbaj oo ka tirsan Wajeer. Wasiir ku xigeenkii Tamarta, Eng Mummad ayaa laga Qaadi waayay gambarkiisii Mandheera Bari. Mudane Shacbaan wuxuu ka soo galay Mandheera. Aadan Keynaan Wehliye, ayaa isna gambarkiisii xagsaday ama xaajistay. Xaafadda Soomaalida lagu yaqaan ee Islii ee Nairobi waxaa mar kale ku guuleystay weriyaha caanka ah mudane Yuusuf Xasan. Xigasho: Bogga gaarka ah ee Yuusuf Garaad ku leeyahay Facebook. -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Guess the region's tribe, LoL. Many counties voted like this. Kiinyaati iyo qabiilnimo maxaa kala heysto. -
Halyeey danyarta dunida u roonaa ayaa ifka ka siibtay. Meel wanaagsan ayaa u rajeynayaa. Kuwaan ugu wacaayo madaxweyne sadex mar si aqbaliyad ah loo doortay 'kaligiitaliye,' wax ee ka ogyihiin ma jirto kalitalisnimo. Reer Galbeed waxaa ka taliyo madax 30% ka helay doorashooyinka ka dhaco dalalkooda meeshuu Jafees ka heli jiray wax ka badan 54%.
-
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Yuusuf Xasan oo u mahadnaqaayo maanta jaaliyadda Soomaaliyeed ee u codeeye. Aad ayaan ugu faraxsanahay in uu ku guuleysto kursiga. -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
The Zack;924623 wrote: Who is the new senator in Wajer? Nin la yiraahdo Coloow. Xildhibaan ayuu ahaan jiray awal. -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Well, welln well... -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Nadiif asagana waaku guuleystay. -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Yuusuf Xaaji ku guuleystay. -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
At 5:30 pm Gaarisa time. -
Doorashada Kiinya: Liveblogging
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Nadiif is leading now in Gaarisa governorship race, slightly ahead Qorane. Stay tuned. -

Haddadaan..