Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,520
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Here we go. Strong allegations with powerful words: "Tainted." "Flawed." "Tampering." "Failure" of the independent commissioner.
  2. Senator-elect Yuusuf Xaaji (Gaarisa) welcoming president-elect Kenyatta at the victory celebrations venue. Kenyatta Soomaali badan ayaa ka daba ordoyso, though he lost narrowly in Gaarisa iyo Wajeer to Odinga.
  3. Kenyatta wins 50.07% of the votes, thus becoming 4th president of Kenya.
  4. The only jaamacs 'oon' la ba'san waa jaamacyada threadkaan ku jiro. Dadkaas kaamirada iyo indha adeyga ay dadkaas hortooda isku sawiroyso fiirinoyaan ama la yaabanyihiin.
  5. I am very glad it will finish in this round. Dalkaan cannot afford another doorasho. Waligey dal ka doorasho xun ma arkin.
  6. Waa kaa qaaday walaashiis, Rawla. Soo ducee inay kuwaan madaxa isgishan oo Rabi kala haayo because Kenyatta might not win first round if the 'rejected votes' are added in the final tally. Muran iyo isqabqabsi ka bilaaban karo arrimahaas.
  7. Diyaaradaan tii Balcad agteeda ku dhaceysay miyaa? Gabar hosteesadda ka ahayd, Eebbe ha u naxariistee, daris isku dhow ayaa ku ahayn Xamar. Magaceeda Abshiro la dhihi jiray. Ani ma xasuusti marxuumadda walaalahey iga waa weyn saaxiibo ahaayeen. Laakiin inay diyaarad kale Soomaali Airlines tahay u maleynaa oo bartamihii '80s dhacday.
  8. Total votes cast: 12,139,379. Valid votes: 12,025,072 Rejected votes:107,595
  9. xiinfaniin;925350 wrote: But it is clear to the Kenyans right? Hope that reenforces the sense of stability existing in the country. As of now, it seems Kenyatta has the required numbers.
  10. Kenyatta:6,006,623 Odinga:5,120,699 278/291 N.B.: The official announcement wa delayed until tomorrow morning.
  11. Latest. Kenyatta: 5,824,901 Odinga: 4,788,067 264/291
  12. Just in: Kenyatta: 5,436,371 Odinga: 4,724,988 253/291
  13. The numbers are changing fast. Haddadaan see u taaganyihiin: Kenyatta: 5,418,291 Odinga: 4,689,997 Out of 10,739,565 valid votes. Constituencies reporting: 252 of 291
  14. In Kanada, they don't need to keep it. They will issue you a new one while cutting a few inches by manqas from the top of used baasboorka's cover. The cut makes it invalid. By the way, meeluhuu tagay my brother-in-law haddaa arki lahayd yaab toosan yaabi lahayd. Dalalkuu tagay waxaa ka mid ah intaa xasuusan karo: Jabbaan (Tokyo - transit) Hong Kong (transit) Indonesia Malaysia Bakistaan Hindiya Carabaha badankood: Kuweyd, Qadar, Imaaraadka, Sacuudiga, Urdu (Jordan), Yeman, Masar, Suudaan... Yurubta: Ingiriiska, Faransiiska, Iskaandineefiya (Scandinavia) Mareykanka: Meela badan Kanada: Gees ka gees (from Vancouver-Alberta-Ontario-Quebec iyo inta u wada dhaxeyso...) Afrika: Kenya, Soomaaliya, Suudaan, Masar...
  15. Caawa soo qatimaayaan. Tirista waa lagu noqday, by hand ayaa lagu tirinoyaa. Weyba dhameeyeen badankood. Hal milyan wax ka yar u hartay la tiriyo. Latest.