Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,520
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Markee xumaatay waa markee Reer Liibiya ku dhajiyeen laangaruusaladii shilke iyo suu'. Kuwaas baabuurta waa weyn lagu rakibi jiray. Laakiin gadaal ka gaal barbaratooy ah waayee.
  2. Waa ayaa mid Yuguslaafiyaan ah -- a Seerbiyaan -- i daba socon jirtay, back markaa cusbaa oo dugsiga sare isla dhigan jirnay. Laakiin kuwa 'caddaanka' lagu sheego were never my type and still they are. Soomaali waxaanan ahayn kamaba heli.
  3. Aljasiira kastuumadooda arrinta Suuriya ayaa bannaanka u soo dhigtay. Buunbuuniskooda iyo amiirka Qadar xukumo lehna Aljasiira kama xishoodaan when it comes to Suuriya. Maalin caddeey laguu dhiibaa booto iyo buun buunin. I still give it the best warbaahin platform, though. Wax gaaro ma jiro, along with Guardian, Ingiriiska-based newspaper.
  4. oba hiloowlow;929247 wrote: Stadium Yaaqshiid Istaadiyuum Muqdisho ma 'Stadium Yaaqshiid' loo bixiye? Koow.
  5. Alpha Blondy;929576 wrote: i stole this from my friend's fb account. Qofka qaaday sawirka sarta hoteelka Jasiira ayuu saaranyahay. Jidkaas sida aad ugu jeedidna waa kii ka imaanaaye Lambarafar oo garoonka diyaaradaha aadaaye. Driving on that road, as I did two months ago, does not look how this picture represents, though.
  6. Haatu;926156 wrote: Sidee bakhayl ama greedy Af Soomaali lagu dhahaa? Greed = damac, hunguriweyn Greedy = damaci, hunguriweyne
  7. Haddee run tahay warka hoos ku xusan, si fiican ayaa la yeelay. _______________ AMISOM oo xirtay Indhacade Ciidamada AMISOM ee jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta barqadii waxa ay xireen Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho, sidoo kalena soo noqday wasiiru-dowliha gaashandhigga xukuumadii Cumar Cabdirashiid. Ciidamada AMISOM ee jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta barqadii waxa ay xireen Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho, sidoo kalena soo noqday wasiiru-dowliha gaashandhigga xukuumadii Cumar Cabdirashiid. Xariga Indhacade ayaa yimid kadib markii uu isku dayay inuu is hortaag ku sameeyo howlaha garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, kadib markii uu isku dayay in iyagoo la baarin dad uu doonayay inuu ka dhoofiyo garoonka Aada Cadde ee magaalada Muqdisho. Saraakiil ku sugan garoonka ayaa warbaahinta u sheegay in xariga Indhacade uu yimid markii ciidamo uu watay uu ku amaray inay xiraan albaabka laga galo garoonka diyaaradaha, taasna ay keentay in lagu fooraariyo dhammaan qoryihiin AMISOM u tallaay garoonka dabadeena la xiray isaga iyo ciidankiisa. Wararkii u dambeeyay waxa ay lee yihiin Inacade waa la sii daayay, waxaana lagu amray in uu garoonka ka tago, iyadoo aan la ogeyn in dadkii la socday ee rabshadu ay ka bilaabatay inay ka dhoofeen garoonka iyo in kale. Indhacade ayaa wuxuu ka mid ahaa Hogaamiye kooxeedyadii ka mid noqday Maxkamadihii Islaamka, isagoo sidoo kalena ka mid noqday madaxdii xisbul Islam oo dagaal la galay Al-Shabaab. Ma jiro hadal kasoo baxay Yuusuf Indhocade oo ku saabsan xarigiisa sidoo kalena kama aysan hadlin arintan Madaxda Dowladda iyo kuwa AMISOM oo xiray isaga. Midnimo
  8. Kooxo Taabacsan Xarakada Al-shabaab oo Dilay Imaamkii Masaajidka Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool Talaado, Maarso 19, 2013 (HOL) — Dagaalyahanno taabacsan Xarakada Al-shabaab ayaa xalay gurigsiisa kala baxay, Sheekh Cabdiraxmaan Macallin Warsame oo 75-jir ahaa, isla markaana ahaa imaamkii masaajidka weyn ee degmadaas, iyadoo maydkiisa oo qoorta laga jaray saakay laga helay god ku dhow gurigiisa. Wararka laga helayo degmada Xudur ayaa waxay sheegayaan in sidoo kale ay Al-shabaab xabsiga degmada Xudur ku xirxireen 10 ruux oo ka mid ah dadka deegaanka kuwaasoo ay laba ka mid ah yihiin haween. “Sheekha waxaa gurigiisa laga baxay xalay saqdii dhexe, waxaana laga jaray qoorta, iyadoo maydkiisa lagu riday god ku dhow gurigiisa, taasoo cabsi weyn gelisay dadka deegaanka,” ayuu yiri goobjooge ku sugan degmada Xudur oo la hadlay HOL. Goobjoogahan oo sababo ammaan awgood u qariyay magaciisa ayaa intaas ku daray in arrintan ay aad uga naxisay dadka deegaanka oo aad tiradoodu u yar tahay, iyadoo saraakiisha Al-shabaab aysan ka hadlin dhacada naxdinta leh ee ka dhacay degmadaas. Xarakada Al-shabaab ayaa la wareegtay degmada Xudur maalin ka hor markii ay isaga baxeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwii ay gacanta ka helayeen ee Itoobiya. Lama oga sababta keentay in Al-shabaab ay gowracaan Sheekhan, balse wararka ayaa waxay sheegayaan in Sheekhu uu dadka deegaanka u kala xumin jiray dacwooyinka ay isku haystaan, isagoo xukunkiisa ku saleynaya diinta Islaamka. Tallaabadan ayaa waxay si weyn uga horimaanaysaa hadal ay saraakiisha Al-shabaab ka jeediyeen degmada Xudur maalintii ay galeen, taasoo ahayd inay dadku dib ugu soo laabtaan, iyagoo sheegay inaysan jirin cid dhibaato loo geysanayo. Xigasho: Hiiraan.con
  9. Sheekh caan ah ayee maanta ku bireeyeen bartanaha magaalada Xuddur kuwii Barbaarta la dhahaaye oo daraad Xuddur qabsaday. Iimaamka masaajidka ugu weyn degmada ayuu ahaa, da'diisana toddobaatameeyo ayee ahayd. Eebbe haku u raxmado Sh. C/raxmaan Warsame.
  10. Your amateurish thread titles meesha ciyaal ciyaal ka dhigtay. SOL used to be a quality site, laakiin now I am not so sure.
  11. Nin-Yaaban;927723 wrote: That's really nice MMA, how much do they charge for Internet over in Nairobi horta? Expensive miyaa Internetka xaga? WiFi weli ma soo garay Africa? At internet cafes in Islii, daqiiqadii waa hal shilin, thus saacadii waa 60 shilin ($1=85 shillings). Their speed waa iska average laakiin hal meel Islii ku taalo ayaa aad u fiican qadkooda. Hoteelada waa weyn (sida Grand Royal iyo Diamond Palace, both four-star hotels in Islii and owned by maryooleey) wey leeyihiin free WiFi laakiin xoogahoo waa iska isloow. Telefoonada gacanta dadka badankooda ka galaan waana very fast, especially Safaricom. You can buy internet data bundles like 40 MB for 50 shillings, 80 MB for 100 shillings and so on. I am posting from my mobile now. There is also the modem wireless USB flash for laptops.
  12. Filla Soomaaliya has a minimum of six check points uuna hal gaari xoog ku dhaafi karin. How is this possible?
  13. My laptop guriga ayuu yaalaa, I am at an internet cafe oo koo aan isnaqaano leh in Islii oo sheeko ugu imaadaa mar mar meeshaan with its cappucino-like shaah lagu caddeeye caano geel. Its desktop looks terrible, xataa the colour of this PC waaba cagaar iyo baluug wax u dhaxeeyo. Here it is:
  14. Xamar hees dacaayad iyo digniin ahba waxba kama dhibeysee laakiin ka waran dadkii xumeeye haddana lasoo taagan anagaa leh oo magaalo madaxdii ka dhigay goof mooro dadoow camal. Kuwaasaa Xamar wax u dhimay, una dhimooyo.
  15. Yaabanoow, profiling SOLers wali kuuma dhamaan miyaa. Su'aalahaaga personalka ah waa socdaan waligoodee.
  16. Xabashada meesha awalba gumeysi ku haayeen wax kale kuma heynin maadaama degmadaas gishay go'doon ba'an oo silac ah. Baabuur ma gali jirin oo jidadkii ku wareegsanaa Barbaarta gooyeen. Sicir barar xad dhaaf ahna wey ka jirtay degmadaas bilooyinkii u dambeeye oo xataa kiiladii sokorta ka gaartay 120,000 shilin Soomaali, halka meelaha kale u dhow ka tahay 20,000. Dadka in baahi lagu dilo ma'aha.
  17. This player scored a spectacular goal against Mancity today. My curiosity of his surname -- Osman -- got the better of me. Then I came across this link "There's been talk in the past that I could have played for Turkey or Cyprus because of my parents but that's an urban myth. I've got a Somali grandfather but it’s always been about England for me."
  18. Soomaalida qaarkood iyo 'airport' maxaa kala heysto. Meeshii jaay lagu shubo oo cagaf cagaf la mariyo waxaaba loogu yeerooyaa 'airport,' waana meel aan xataa u qalmin in loogu yeero airstrip.
  19. 'Qaarajigana' maxee ahayd? Yaala qaarjinoyaa. Afxumaa waxa. Arrimaha dibadda maala iska dhaho. Teeda kale ilmo'adeerkaa wasiir noqdo lee maxaa u buun buunisaa, awal kii wasiirka gaashaandhigga ahaa ayuu ahaa, haddana tan.
  20. Xaaji Xunjuf;925580 wrote: More and more people since ileey took office are supporting the EPRDF i wonder what has changed and the ONLF didn't carry out any attacks against the EPRDF forces in the region or as Liyuu as they are called. Blame Yunifersal (Universaltv) barobagaandha. Yunifersaal Ileey ayaa qandaraas ku qaatay, showing each night during news time the 'development' and 'horumar' of Jigjiga -- which are all bogus and as though Soomaali Galbeed is Jigjiga only -- in the process swaying the opinion of kuwii awalba Soomaalinimada ku yarayd. You will hardly see any news from other towns, Dhagaxbuur, Iimeey, Qalaafe, Shilaabo and Qabridahare come to mind.
  21. ...arki lahaayeen waxaan. Waa yax yaxay waliba ku lalabooday. Eebboow.
  22. My fellow Kenyans, thank you. Thank you for all your patience and your support along the way. Asanteni Sana. I thank God for sustaining us and for bringing us this far. I thank all those who have remained vigilant in prayer for our nation during this time. I want to thank the people of the republic of Kenya who have shown patience over the last few days as we all awaited the outcome of this election. I thank the thousands of officials who worked with the IEBC to make this, the most free and most fair general election in our nation’s history. Despite the challenges that you faced, you managed to keep the trust of Kenyans and to do your job professionally. While we look forward to a day when electoral results are relayed in real-time to curb anxiety, we acknowledge that every process can be refined and I pledge to give you my support as you seek more efficient ways to conduct future elections. I would also like to acknowledge and thank the police and all security agencies for their diligence and commitment to ensuring security. I would especially like to acknowledge the Kenyans who lost their lives on the eve of the elections. They made the ultimate sacrifice, laying down their lives, in the name of democracy. To the families of those who lost their loved ones- I offer my sincere condolences and I assure you that I, and the people of Kenya are standing with you in prayer. The incidents that took the lives of our officers are a reminder that security remains one of the biggest challenges to our nation. It is unacceptable to see the lives of Kenyans lost so senselessly. As we move forward, I pledge to keep the issue of national security high on our agenda. To the Kenyan media – you have shown remarkable responsibility as this country’s fourth estate. You have shown sensitivity in the dissemination of news and impartiality in your treatment of the results. You have no doubt helped to keep the country calm. We are grateful for this, and we will continue to consider you our true partners as we embark on our journey. To the presidential candidates – I salute you all. Thank you for all that you have contributed to ensuring a robust democratic process. I in particular want to single out my brother, Raila Odinga, for his spirited campaign. I know that all the candidates have made tremendous personal sacrifices for the progress of our country and I welcome them to join us in moving our nation forward. My fellow Kenyans today, we celebrate the triumph of democracy; the triumph of peace; the triumph of nationhood. Despite the misgivings of many in the world- we demonstrated a level of political maturity that surpassed expectations. We dutifully turned out; we voted in peace; we upheld order and respect for the rule of law and maintained the fabric of our society. That is the real victory today. It is a victory for our nation. A victory that shows that finally, Kenya has come of age. This indeed is Kenya’s moment. Today, I am honoured and humbled that in a free and fair election- you, the people of Kenya, have placed your trust in me- to lead our nation as your next president. I am here because of you. I am here because of the unyielding support of millions of Kenyans, from all walks of life, from every corner of our nation, who sacrificed their time, energy and resources to make this campaign a success. Thousands of you volunteered through different support groups including Team Uhuru, Dunda na Uhuru; Team 100, to name but a few. Throughout this process you, the people, have remained unwavering in your belief not only in me – but in the possibility of a stronger, more prosperous Kenya that has room for all our hopes and aspirations. I am here because of the Jubilee secretariat who have worked tirelessly throughout this campaign period. Last and not least, I am here because of my family: My wife, Margaret; our children and all the members of my family, this has taken a heavy toll on them and I thank them for their patience and support. However, this is has never been about me, this has been about you- about the people of Kenya. You have put your faith not in one man but in a team. In our deputy president-elect: Hon William Ruto. A man with a proven track record, who has demonstrated to all of us, his ability to both speak and act with un-matched zeal and energy. You put your trust in my sister, Charity Ngilu and my brother, Najib Balala both of whom have remained committed to serving the people and putting our nation first. You put your trust in TNA, URP and the wider Jubilee family. And because you gave us this trust, I am proud to say that the majority of women who were elected to parliament come from the Jubilee Coalition – a fact that demonstrates the commitment that our Coalition has to supporting women and to supporting the full implementation of the constitutional provisions designed to ensure gender parity. I want to say to all the Jubilee aspirants – those who won, and especially, those who did not – that you have done your parties, and this coalition- proud. Your dedication, to the ideals that the Jubilee Coalition represents has been an inspiration to me. We came together as a team, and we will continue to work together as a team- for the good of all the people of Kenya. However, today is about much more than one Coalition or Party. It is about all Kenyans: those of you who voted Jubilee and those who did not. My fellow Kenyans, My pledge to you is that as your president, I will work on behalf of all citizens regardless of political affiliation. I will honor the will of Kenyans and ensure that my Government protects their rights and acts without fear or favour; in the interests of our nation. To all those who won various seats – regardless of what party or coalition you may belong to – let us remember that we are all Kenyans, and that Kenyans have bestowed upon us the responsibility to work for them. I extend a hand of friendship and cooperation to you so that together, we can truly serve the Kenyan people. In the nearly 5 decades since independence, we have made great strides as a nation. Kenya has experienced huge success but there have also been enduring problems. In the last 10 years, under the Presidency of Mwai Kibaki we have begun to overcome many of the challenges we have faced as a nation. We are indebted to his leadership and grateful for the services he has rendered to our country. As I assume office, my task, and the task before us all is to secure the gains we have made while focusing on solving the challenges that remain. My fellow Kenyans, the elections are now over. While we celebrate today, let us bear in mind that this, in itself, is not an end ; it is a beginning and there is work to be done. That work begins with all of us taking personal responsibility for the future of our country – the inheritance of our children. It begins with all of us returning to our jobs, to our businesses; to our farms – and continuing in the daily decisions that will determine the course of Kenya’s future. I promise to do my part, but I need every Kenyan to play their part as well. I pledge that my Government will play its role both here in Kenya, and as part of the international community. To our brothers and sisters in the region and in Africa as a whole we appreciate your support and encouragement before, during and after the elections. This is the true spirit of Africa. We look forward to playing our rightful role in the region and in the continent. The African star is shining brightly and the destiny of Africa is in our hands. To the nations of the world I give you my assurances that I and my team understand that Kenya is part of the community of nations and while we are, first and foremost, servants of the Kenyan people, we recognize and accept our international obligations and we will continue to co-operate with all nations and international institutions – in line with those obligations. However we also expect that the international community will respect our sovereignty and the democratic will of the people of Kenya. Indeed it is the desire of the people of Kenya to be a nation that is at peace with itself, at peace with her neighbours, at peace with our continent and at peace with the world at large. We will pursue this ideal – upholding the values enshrined in our constitution and continuing in the spirit embodied in the words of our national anthem: Oh God of all creation Bless this our land and nation Justice be our shield and defender May we dwell in unity, peace and liberty plenty be found within our borders. Thank you, God bless you And God bless the Republic of Kenya. Xigasho