-
Content Count
17,520 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
A Memorial statue of Meles Zenawi in jigjiga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A midget with a midget taalo. -
Modern Somali Male Artist with The Best Voice
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Classified's topic in General
Classified;935071 wrote: Are there any well known old school Artists Afgooye has produced? Buunis waligaa ma maqashay? If not: Ama Cumar Shariif? Inta ka arag asagana: Labadoodaba hail from Afgooye. -
The Prime Minister of Somalia, Saacid Faarax Shirdoon
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
It is a record since dowladii Siyaad Barre ra'iisul wasaare lix bilood isku xigto -- sidii loo magacaabayba -- dalkiisa ku sugnaa. That itself is a record starting with dowladii C/qaasin Salaad. I guess labaatankii sano uu Nayroobi fadhiye qurbo ku caajisay. -
HAG maxaa la dhahaa? Dadkaan waa Reer Toronto, magaca qurbojoognimo ayee ku socdaan, gaar ahaan beesha Reer Koronto. Ninka ku sawiran dhanka midig ee sawirka waa Liibaan C/qaadir Soobe, son of the famous politician marxuum C/qaadir Soobe. Kan kale sawirka bidixdiisa ka muuqdana Toronto iyo Nayroobi labadaba waaku arki jiray. Liibaan Gabeyre asagana last I knew maqaayad ayuu Koronto ku lahaa, on Dundas St.
-
SomaliPhilosopher;934404 wrote: Have you guys ever heard of this poem by Sayyid Muhammad Abdullah Hassan. I have never heard of the phrase "ye waa daw", and have yet to find this poem outside one book written by a white guy, so i question its history. let me know, i enjoy the content of the poem Ninkii diinta Eebbahay dhigan, Daddaal ku dhintaa ye waa daw The phrase is 'dhintaaye waa daw.' I don't know what 'daw' is either. But if we follow the translation, it might imply something honourable.
-
Nin-Yaaban;934502 wrote: How much did the REVERT paid for the girl horta? Probably a kitaab.
-
SomaliPhilosopher;933711 wrote: what exactly does the idiom "faro ku tiris" mean Does it signify something is so small that it can be counted using the hands? How about 'faralaab' iyo 'caga jugleyn.' Sidee u micneysan lahayd kuwaan.
-
Col. Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii Baay iyo Bakool ee dalka Soomaaliya, islamarkaana horay u soo noqday Wasiir iyo Xildhibaan ayaa xalay ku geeriyooday dalka Jarmalka, halkaasoo in muddo ah uu ku xanuunsanaa. Shaatigaduud wuxuu hogaamiye usoo noqday Jabhadii RRA ee sagaashameeyadii dagaalka kula jirtay maleeshiyaadkii Jen. Ceydiid ee qabsaday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Xasan Maxamed Nuur “Shaatigaduud” oo ku geeriyooday dalka Garmalka. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka hadlay warbaahinta dowladda ayaa tacsi u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaa qoyskii uu ka geeriyooday Shaati gaduud. Prof Xasan Sheekh ayaa sheegay in siyaasiga Shaatigaduud oo in muddo ah ku xanuunsanaa dalka Jarmalka maantane uu u geeriyooday, waxa uuna intaasi raaciyay in meydka marxuumka la keenidoono magaalada Muqdisho si loogu sameeyo aas qaran. Sidoo kale madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay cafiyaan Marxuum Xasan Maxamed Nuur, waxa uuna ALLA uga baryay in uu janadii fardowso ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayne samir iyo iimaan ka siiyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa tacsi u diray Allaha u naxariistee Siyaasiga Xasan Maxamed Nuur (Shaati Gaduud) oo xalay ku geeriyooday dalka Jarmalka. Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa yiri “INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN, waxaa saakay nasoo gaartay inuu xalay gelinkii dambe ku geeriyooday isbitaal ku yaala dalka Jarmalka siyaasiga Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) runtii waa geeri naxdin leh” Siyaasiga Col. Shaatigaduud ayaan sanadihii dambe ka muuqan siyaasadda Soomaaliya, isagoo qabay xanuun muddo hayey oo markii dambe uu u geeriyooda. Xigasho
-
May I ask you a question. Why are you interested in suugaanta when you are Afsoomaali challenged? I mean, one doesn't try to run while s/he can't walk to begin with. You are starting from the top -- it will only make you more confused and harder to learn the basics of Soomaali grammar writing. Just an observation. P. S. -- keep your interests in Afsoomaaliga. Haka daalin. Afsoomaaliga waa af hodan ah oo farac iyo isir weynba.
-
SomaliPhilosopher;933669 wrote: Memorzing poetry is a big part of the Somali culture or at least it was. Either taught through your parents or maybe even school. What are some must have memorized Somali poems. What poems were you forced to learn as a kid? Reero gabay ma'ihi, I don't fancy it. Laakiin this is one of the most well-known lines by Sayidka: Sagaal nin oo walaala ah sideena Oo sideedu isku bahtahay sidiina Midkuna bah gooni yahay sidayda Oo sideedu wax siri sidiina Midkuna sirta ku garan sidayda Haddaynu isa siri sideedaba Ma iska kala tagnaa sideenaba As it is nine brothers, like us where eight of you are full brothers And I am the only half brother amongst Alas, all of you plot against But the lone half-brother discovers it I see no reason of being together But to split Check more on here. Ingiriis translation courtesy of this site.
-
Somali dialects - Lahjadaha Afka Soomaaliga - Thread
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maqane's topic in News - Wararka
SomaliPhilosopher;933671 wrote: How bout mahadcelin and mahadnaq. Is there a difference? Regional? Mahadcelin = Gratitude Mahadnaq = see above. -
Canadian visitors to U.A.E. no longer need visas
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Aaliyyah's topic in General
War Imaaraadka waxba igama galinee why did I have to pay $50 markaa Xamar tagay? War xataa meeshaa ku dhashay lacag dalkugal la iga rabaa. I should have acted like my brother, who refused to pay the visa fee, but wuxuu isku haleynaaye Gaafoow, an acquaintance of his, who came out of his airport office and laughingly told him to go in Xamar without paying the visa fee. -
Jubbaland State Flag will be hoist tomorrow Inshaallaah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fiqikhayre's topic in Politics
xiinfaniin;933657 wrote: The State capital should be Bu'aale Lower Jubba This is important for service distribution --what a thoughtful consideration Widaay, saan maa Reer Kismaayo ku ahayd? Bu'aale waa xarunta Jubbada Dhexe. -
Hoteelkaa deganaa hortiisa. Waa jidka Maka Almakurama, agagaarka Guriga Shaqaalaha (which you see when the video is at 55 seconds, the pinkish building across from the right). Janaayo, 2013.
-
Waaku salaamay, Centric sister. ____________________ Garoonka Aaden Cadde ee Xamar -- Janaayo, 2013.
-
I was visiting to my aabo's grave in Qabuuraha Qaranka two months ago when I saw marxuum C/rashiid Cali Sharmaarke's grave, just a few steps away. I remember as boys we used to come around this area (Tarbuunka) to play banooni, sometimes getting inside Qabuuraha Qaranka and seeing this hero's gravemark. Even as young boys, we really had our profound respects for him, for we never run around, played around or talked aloud while there. As boys, we used to go once a while to national cemetery because it had wild geed qurac iyo tiintiin with hard to reach, rare miro. Boys liked those mirooyin. This was reminded me by ra'iisul wasaare's recent visit to marxuum Maxamed Siyaad Barre's grave in Garbahaareey. Eebbe ha u naxariisto, janadiisa fardowsana haka waraabsho -- aamiin, aamiin.
-
Somali dialects - Lahjadaha Afka Soomaaliga - Thread
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maqane's topic in News - Wararka
SomaliPhilosopher;933024 wrote: what is the difference between Mahadnaq and mahadsanid. is it regional? Mahadnaq = Acknowledgement Mahadsanid = In appreciation -
Horta waxa la kala heysto intee ku bilaabataa, kuna dhamaataa. I mean, a few months ago on Soomaali channels, there were odeyo shir jaraa'id ku qabtay Xamar claiming the current location of Ceelgaab boosteeyo (now called Beerta Nabadda) used to belong to them, that Kacaankii ayaa ka kiciye. Yaab ayee lahaayeen. Aagaas Iskuraran ayaa la dhihi jiray, dowladda probably had a right cause to demolish those unsafe slums, relocating the residents meelo kale u roon. Laakiin kuwooda qaarkood wali soo taagan. Guryaha la kala heysto aniga waxaa iiga daran dhulkii dowladda xoog lagu dhistay, sida jardiinooyinkii, barxadihii, xaruntii degmooyinka, mishibiyeeriyadii, beerihii guud magalada ku dhex yaalay. Isgoysyada qaarkood Xamar ku yaalay jardiinooyin qurxoon ayee lahaayeen, aad iyo aad u qurxooneysiin jiray magaalada. Unfortunately, dad waxmagarato ayaa dhistay. Jardiinooyinkaas ay ka mid yihiin tii Isgoyska Bakaaraha, Afarta Jardiino iyo kuwa kale.
-
Ain't it oxymoron qof gaal noqday, oo waliba maalin cad qirtay haddana qabyaalad daba taagan. Would his clanmates accept this? Then that maahmaah -- fiqi tolkiisa kama jano tago -- must have been uttered by a Soomaali who had seen something like this. Qof hadduu diinta ka baxo waxaa u haboon in uu qabyaaladda walaaqideeda iskaga baxo, intuu ku jahwareeri lahaa. Diin ka bixid waa bar Soomaalinimadii loogu baxo. Just ask Reer Diinle (Rendille).
-
Fanaanka Jooqle Oo Ka Badbaaday Isku day Dil
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Macallinka's topic in Politics
Dad badan ku arkay Islii asagoo fiid ka fiid kaligiis socdo ii sheegi jiray. I used to think how geesi of him, considering heesuhuu caanka ku ahaa. -
Afrika waxaa kusoo arkay...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Mar walba raaci jiray basaska townka aado. The number #9 buses waa caan with their ear-splitting, body-shaking music on. I don't know why Soomaalida didn't invest as much in those buses as Xabashada. -
Afrika waxaa kusoo arkay...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Somalicentric;932601 wrote: What the hell? haha... i am trying to go in August insha'allah, i'm gonna have to step up my gift giving :eek: Isdiyaari lee. Keep buying, buying, buying the gifts. Just watch your airline weight allowance. :-)