-
Content Count
17,510 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
312
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Wasiirada maanta ayee si kadis ah Jabuuti ugu geeriyootay.
-
Operation prosperity guardian: Red sea trade route
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Illyria's topic in Politics
Do they think Xuudis are burcadbadeed that can be bullied? Waa wareersanyihiin. They can either end the daily massacres of Reer Falastiin or forget about the security of this narrow, but important corridor. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 _________________ Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Fursad dhaafeyso ma jirto Xasan Socdaal. Tacsi Kuweyd uma tagin ee tuugsi u tagay. Xamse waa iska hurdaa, xataa tacsi looma ogola. Waxa kaliya Xamse loo ogolyahay waa dalalka dariska la ah ama u dhow Soomaaliya - Xabashiland, Jabuuti iyo Masar (oo reerkiisa degan). -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 _________________ Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safaradiusa tirada badan darteeda safarkaan waaba ilooway. -
Xog cusub oo laga helay sida lagu sii daayey wiilka Xasan Sheekh kadib shilkii Istanbul Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa shilka uu ku lug lahaa wiilka madaxweyne Xasan Sheekh ee 30-kii November ka dhacay magaalada Istanbul, kaasi oo uu ku dhintay muwaadin Turkish ah. Maxamed Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku socday baabuur, ayaa gadaal uga dhacay mootada uu watay Yunus Emre Göçer, oo ahaa 36 jir, kaasi oo lix maalmood kadib shilka ku dhintay Isbitaalka. Xog cusub ayaa sheegeysa in dacwad-oogaha Istanbul uu kadib markii uu baaritaan ku billaabay shilka weydiistay booliska inay marag-fur ka qoraan Maxamed, wuxuuna kadib amray in lasii daayo, sidaas ayaana lagu sii daayey wiilka madaxweynaha. Maxamed, oo 40 jir ah, ayaa marag-furkiisa ku dooday in Yunus uu si lama filaan ah u joojiyey mootada isaga oo aan xirneyn koofidda mooto wadayaasha, taasina ay dhalisay inuu geeriyoodo. Muuqaallo ay duubeen kaamirooyinka waddada ayaa muujinaya in dhab ahaan Yunus uu si deg deg ah u joojiyey mootada, balse sidoo kale waxaa la arki karay in baabuurka Maxamed uu deg deg ku socday. Muuqaalka ayaa sidoo kale muujiyey in Yunus uu xirnaa koofida, balse ay ka dhacday kadib shilka. Iyaz Cimen, oo ah qareenka Yunus, ayaa warbaahinta u sheegay inuu dacwad-oogaha ka codsaday inuu soo rogo tallaabooyin ka hor-tagaya in Maxamed uu dalka ka baxo, balse aan sidaas la sameyn. Maalinkii xigay, khubaro marqaati furay ayaa xaqiijiyey in Yunus uu qaboojiyey mootada, balse Maxamed uusan qaboojin gaarigiisa, sidaasna uu mootada gadaal uga dhacay, khaladkana uu isagu lahaa. Xafiiska dacwad-oogaha Istanbul ayaa amar xiritaan soo saaray 8-dii December, ayada oo la eegayo warbixinta khubarada. Hase yeeshee mas’uuliyiinta ayaa ogaaday in Maxamed uu lix maalin kahor ka baxsaday dalka. Iyaz Cimen ayaa sheegay inay aheyd in booliska ay sii hayaan Maxamed, illaa inta Yunus uu kasoo baxayo xaalada deg degga ah ee uu ku jiray. “Booliska waxay warbixintooda horudhaca ah ku sheegeen in Yunus uu lahaa mas’uuliyadda shilka. Taasi waa sababta ay ugu maleeyeen inay sii dayn karaan, maadaama uusan wajaheyn dacwado dhalin karay xabsi,” ayuu yiri. “Taasi waxay ahayd khalad.” Ilo-wareedyo ku dhow dowladda Turkiga ayaa sheegay inay aad uga xumaadeen sida kiiskan loola macaamilay iyo in lasii daayey Maxamed. Xafiiska dacwad-oogaha Istanbul ayaa baaritaan ku billaabay saraakiisha booliska ee qoray warbixintii horudhaca aheyd, ee lagu sheegay in Maxamed uusan khalad laheyn. Waxay sidoo kale baarayaan warbixino sheegaya in saraakiisha booliska ay u sheegeen qoyska Yunus inuu isaga is-dilay. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa illaa hadda aan wax war ah kasoo saarin dhacdadan. Xigasho
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 _________________ Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Back to Mareykanka uu daraad tagay. Muxuu dad badan tahriib ku geeyey. -
Mahad Salaad is destroying hay'adda sirdoonka
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Another day, another afsuub using awood: -
Xasan Socdaal's son killed a Turkish citizen. Shil gaari ayuu ahaa, though seeing the CCTV camera, he seemed like he was driving erratically. Now Imaaraadka u baxsaday intaa la qaban ka hor. Reer Turkiga waa xanaaqsanyihiin. The cunsuriyiin mucaarad in opposition will use this against Erdogan. At least this will make Xasan Socdaal to never travel to Turkiga as long as his son remains baxsad, which will affect Turkiga's military and political support.
-
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 _________________ Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Mar kale iyo Jabuuti. -
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Is There a Plan B in place for Somaliland?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
I can only say mahadsanidiin to Reer Sool for making Soomaali online sphere more sane and filled with fewer deluded, wretched extremist secessionists. Reer Sool made almost all of them disappear from all online Soomaali communities since late Agoosto. They are probably seething in their marfishes and basements. -
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics