Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,515
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Bil ka yar shaqada joogaa and already meeting with all these daljiro. Is he wasiir arrimo dibad? Kan Turkiga, Ingiriiska iyo Xabashada sugeynaa. He is probably establishing a network, so when he challenges Deni tomorrow...
  2. Xasan Socdaalna waa iska hurdaa. Xataa haddeenan run ahayn, why doesn't wasaaradda arrimaha dibadda summon rufyaanka Xamar Imaaraadka u joogo ee daljire ugu wacaan. They should force him and his government to deny this news. Maxee ugu aamusanyihiin. Of course, new dhul boobid ku mashquulsan yahay Xasan
  3. Muuse Muqayil waliba Xabashi dabada ka riixeyso been been kuma dhiibaayo xilka. He will self-declare as a winner and his subclan will back him. Cirro as usual will be too weak and dither.
  4. Ina C/rashiid Cali Sharmaarke waxaa xilka xildhibaan aqalka sare ah u diiday Deni sanadkii 2022. Laakiin sanadihii 2017-2022 iska qaadan jiray lacag bilaash ah asagoo hoteel Nayroobi iska degan.
  5. Cajiib waxaa ah Cabdi Ismaaciil Samatar aqalkaas tagin sanad iyo bar kama qaadin xilkiisa.
  6. Reer Habar vs Reer Habar ka dhex qaraxday due to doorashada Hargeysa ka socota cida la taageerayo.
  7. She posted this after kuwa iyada ka jago hooseeyey la dalacsiiyay, iyadii laga booday. Xasan xulafadiisa forced her to delete this post. Yaab.
  8. Xasan kuwii beeshiisa wada dalacsiiyay maanta xarunta Balidoogle ka soo baxay. Gabadhaan KG u dhalatayna waaka booday.
  9. Updated list. Xasan likes to fly on Oktoobar 8/9 each year.
  10. Xasan oo ka dhacay Eritareeya, waa markii sideedaad laba sano iyo afar bil uu xilka haayo. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u baxay Eritareeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa u ambabaxay dalka Eritrea. Safarka madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ah mid shaqo, waxa uuna kulan xasaasi ah la yeelan doonaa madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki. Labada masuul ayaa la filayaa inay kulankooda uga hadlaan xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee Soomaaliya iyo Eritrea, gaar ahaan arimaha Geeska Afrika. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa kamid ah oo safarkaan ku wehlinaya wasiirka arimaha dibadda Axmed Macalin Fiqi. Madaxweynaha ayaa isla maanta inta uusan u safrin magaalada Asmara ee dalka Eritrea tegay xerada Balidoogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo uu gacanta ku hayo Mareykanka. Madaxweynaha ayaa markii uu tegay xerada salaan sharaf ka qaatay ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka oo ku sugan xeradaasi. Sidoo kale madaxweynaha ayaa ka qayb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayaan ciidamo cusub oo tababar ku dhameystay Balidoogle, isaga oo tababarka usoo xiray ciidamadaas oo kamid noqonayo kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidamadaan cusub ayaa sidoo kale qayb ka noqon doono howlgallada haatan socda ee dalka looga xoreynayo Al-Shabaab, kauwaas oo ay hoggaamineyso dowladda Soomaaliya. Sidoo kale madaxweyne Xasan Sheekh ayaa inta uu ku sugan yahay xerada Balidoogle kulamo kala duwan la qaadan doono saraakiisha ciidanka Mareykanka ee gacanta ku haya xeradaasi, isaga oo kala hadli doono taageerada dowladdooda ay siiso Soomaaliya.
  11. Laftagareen, for what I heard, Xasan ayuu Rabaa mashruuc horumarin u fasaxo right at the shir. He wants heshiiska ugu baxo right after he receives them. Xasan Qiyaanoole ayuu rabaa inuu qiyaamo. Waa riyoonaayaa. He will hold his (s)elections in late 2024 or early 2025, Axmed Madoobe or not. However, Laftagareen siduu ula kulmay sodogiisa (Jen. Shub), wax qarsan ayaa loo sheegay that no one knows. He softened. Laftagareen is not only married to Shub's daughter, he is also his adeer, as well as his son being Laftagareen's chief of staff. Marka Jen. Shub geesaha ku wareegsan waaye, kor iyo hoos. Did you also realize kuwa Xasan Socdaal adeegsado ka soo jeedo Koonfur Galbeed, loudly always calling doorasho, doorasho, are very silent when Xasan is the very one advocating an extension. Waxee kaliya soo kacaan marka uu Xasan adeegsanaayo. I am talking about Fargeeti, Shariif Xasan, C/llaahi Balaag iyo kuwa la mid ah.
  12. Kuwa la wareegay Abiy mey ka soo horjeedaan? Tigrey iyaga waaba Soomaalida camal hoggaaan cusub ma qabaan miyaa. Kuwii lee aoo noq noqdo.
  13. Axmed Madoobe ilma adeerkiisa ku bahdil isleeyahay Xasan Socdaal. I never give any benefit of doubt to Xasan when many were lenient when he was (s)elected again. He is even worse than my worst version of him I was expecting. He utterly failed, what a glorious missed fursad he wasted from mid 2022, when many were praising him dagaalada loogu adkaaday kuwa afka duuban, though it wasn't his initiative nor his commanding. The generals (Odawaa and Biixi) leading these victorious were from previous administration. After he removed them for no reason other than being from serving previous administration, the failure started immediately.
  14. And Dahabshiil heeds as well. Xunjuf darbiga garaacaayo ciil dartiisa.
  15. They are trying very hard to hide their damages bases.
  16. Labada Garaad Jaamacyaasha waa isku dhaceen la leeyahay ee see wax u jiraan? If it is true, waa ayaandarro weyn niyadjab ku ah Reer Khaatumo.
  17. Iiraan cadow fuley ah oo Muslim sheeganaayo ayaa ku hareersan. Xataa inta yar gantaal iskaga difaaci lahayd dhexda ayeey qabanayaan. Iiraan wey iskaga aamusi kartay xasuuqa sanadka ka socdo Falastiin, sida the fat wealthy scared rats that are Carab leadership. Iiraan is the last defence against the complete annexation of masaajidka Al-Aqsa. Without its Falastiin support, Falastiin waala ciribtiri lahaa. Waxaa la yaabaa kuwa Soomaalida sheeganaayo, yet cheer any setbacks against Iiraan.
  18. Maxaa naga galay dadka isku heysta Suudaan. Worse, why u difaaceysaa kuwa xun. Imaaraadkii ayaaba wasaaradii arrimaha dibadda iska maamusho.
  19. What about the assassinated halyeey Maxamuud Xarbi from 1950s-60s? Abtidoon iyo Geelle reerkiisa ma ahayn miyaa?
  20. Xunjuf, seedigiina ayaa difaaceysaa miyaa? Horta Ismaaciil iyo Abtidoon maxee isku ahaayeen? Abtigiisa muu ahaa?
  21. Hal sano of restraint to repeated arrogance is no more. Guul Reer Iiraan.