-
Content Count
17,517 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Sheekada waa wuxuu Cali Yare sheegaaye. Wuxuu soo qoray shalay haddee kuwa ka soo jeedo Garoowe aynan midkood ku guuleysan doonin ama u muuqan inay fursad heystaan codadka ee heystaan Deni ayee ugu shubaayaan and have another chance in five years, instead of siiyaan codadkooda kuwa tolkooda ah and have zero chance in five years. Very selfsishnimo. Sidii ayee u egtahay inay dhacday.
-
Somalia cuts diplomatic ties with Kenya citing interference
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Deeq A.'s topic in Politics
Waayihii cadowga waxee yihiin la tusinaaye. Dowladii hore expelled Kiikuuyo daljire and banned jaadkooda for wax aad ugu yar tan ee Xabashada sameyneyso maanta. Xasan Socdaal daciifsanaa, madax ka daciifsan Soomaaliya sooma marin. -
Waa maalintii lixaad and Imaaraadka are wtill mum iyo shibeey shib. Will Xasan Socdaal finally see them as who they truly are - enemies of horumarka Soomaaliya? And when is he going to kick out Xabashi airline, especially since they are involved in this deal? We need and must have a national airline. Dal walba shirkado diyaarad qarameed leeyahay.
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
When travelling is justified and necessary to shore up international support, he is staying put. Sababta? Labadii dal uu ku noq noqon jiray - Imaaraadka iyo Jabuuti - waaka aamuseen, secretly siding with Xabashada. He himself probably is secretly siding with Xabashada. Waala la laaluushay Xasan Socdaal. Shame, shame, shame. Also wasiir arrimo dibad lama haayo, meesha gabadhiisa iyo mid ilma adeerkiisa ah ayaa iskaga xaar xaarooyo. In fact, they are going after all diplomatic personnel nominated and appointed by former foreign minister. They sent a letter THIS WEEK (of all weeks) to all embassies requesting all those appointed by Huruuse to come back to Xamar, so they can be fired by ina Culusoow. Wasiirkii gaashaandhigga is AWOL aa well, lama arkin toddobaadyo, probably in Imaaraadka. Shaking my head. -
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
History literally repeating itself. -
The nation of traders of Somaliland feel the pain
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
Link is broken. -
The irirism continuous hooley in the building
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Game changer's topic in Politics
Finally nijaaskaan gaalshire la dhigay markuu Xamar asagoo joogo warbaahinta la soo hor istaagay Xabashi ha qaadato baddeena. Wali beenbeentii inay socoto moodaa. Si fiican la yeelay. -
Ethiopia vs Somalia population growth
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
Ma aaminsani inay Xabashada yihiin 120 milyan oo qof. Haddee u badato waa 95 milyan. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
All these useless trips to Jabuuti waa lagu qasaaray. Xasan siyaasad aanan jeebkiisa ahayn ma yaqaano. -
Qadar and Turkiga are among the first countries to support Soomaaliya iyo kidnimadeeda. Xasan kuwa uu ku qafiifay - Jabuuti iyo Imaaraadka - waaka aamuseen u gambiyeen ikaa iyo hadda. In fact, Jabuuti supports Xabashada via GAD statement. Ha arko Xasan waxee yihiin oo inuu dantooda kaliya fulinaaye. Xasanoow ku waano qaado tan.
-
Turkiga stands with Soomaaliya. Ministry of Foreign Affairs Spokesperson Öncü Keçeli's Response to a Question Regarding the Memorandum of Understanding Signed Between Ethiopia and Somaliland on January 1, 2024 January 4, 2024, Response of Ministry of Foreign Affairs Spokesperson Öncü Keçeli to a Question Regarding the Memorandum of Understanding Signed Between Ethiopia and Somaliland on January 1, 2024 We welcome with concern the Memorandum of Understanding on Partnership and Cooperation signed between Ethiopia and Somaliland in Addis Ababa on January 1, 2024, without the knowledge and consent of the Government of Somalia. We reaffirm our commitment to the unity, sovereignty and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia. We emphasize that this situation is a requirement of international law. Today, as in the past, we wish that the disputes between Somalia and Somaliland will be resolved through direct negotiations and among Somalis, and we reiterate our support for initiatives in this direction.
-
Jabuuti iyo Imaaraadka uu Xasan Socdaal caabudi jiray, 15 booqasho ugu between them, are quietly siding with Xabashada. Qadar ia the only sincere partner that responded, standing with Soomaaliya. Masar, too, laakiin Masar dantooda saas ah, not for dan Soomaaliya. Why doesn't Xasan Socdaal iskugu waco emergency meetings for IGAD, Jaamacadda Carabta iyo Midowga Afrika? I honestly believe he was aware of this deal, got a cut and gave the go-ahead, laakiin wajigabax ku noqotay markuu arkay the widespread opposition by Soomaalida damiirka leh.
-
Popular Contributors