Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,712
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. The one you vehemently believe and defend day in and out on SOL in Waqooyi Bari consists only Bari and Nugaal and a bit of Mudug, yet claims the whole of Sanaag, Sool and Mudug. Yet in your mind, this 'is it practical' question never occured to you, did it? Anyway, this six gobol federation is not new. It started in '50s. C/qaadir Soobe and his urur (HDM) ayaana ka koow ahaa who believed this. It was called Alta Jubba, the historical lands that were united and shared Afmaayga iyo dhaqan hoosaaadkoda u gaar ah, not qabiil unity. Before Talyaaniga came, those lands were ruled from Luuq (Garaadyadii) iyo Afgooye. Labadaas meel boqortooyadii ka talineysay, who were rivals sometimes, ayee u qeybsaneyd goboladaan. Their lingua franca was Afmaay. Do I however believe this? No. I am against federalism, every aspect of it, especially instituted clan federalism. It is wrong for Soomaalida iyo Soomaaliya. Laakiin I can understand malaaqyada's position. If Axmed Madoobe can claim Luuq, Saakoow, Kismaayo, Baardheere, Bu'aale iyo Ceelwaaq, yaa u diidaayo iyagana inay claim gareeyaan Afmadoow iyo Dhoobleey.
  2. Maxaa ku dhacay kuwii dadka la siiye sanadihii 2007/08. Kaararkaan camal ayee ahaayeen.
  3. When is Ciyaaraha Addunka? That is the only event I follow. Who watches and follows winter Olombigada than the insecure nations such as Kanada who can only appear to themselves big - if any - in a non-major event like this. Their media aad u buunbuuniyo this event. They are non-existent in real major sports events like World Cup and the real Olympics in the suntime.
  4. Libaax, soori, magacii waa kan waala badalay. Kuwa Soomaalida ah xataa sida 'isbitaal' loo qoro ma yaqaanaan.
  5. Eebbe ayaa ugu baryaa inuu janadiisa fardowso ugu bishaareeyo adeerkeen C/risaaq Xaaji Xuseen. Halyeey ayuu ahaa dadkiisa iyo dalkiisa si siman u wada jeclaa, Soomaliweyna mabda' adag ayuu ka heystay. Halyeeydii hal hal u siibteen. In fara ku tiris ah ayaa hartay filaa oo hal gacan lagu tirin karo. Suu yahay caafimaadkiisa Maxamed Abshir. Warkiisa dhawaantaan ma maqlin.
  6. What is he now? Boon beeso helay oo laba beri ku dhameynooyo? Ferrari kulahaa.
  7. Turkiga aad iyo aad u mahadsanyihiin laakiin isbitaalka in magaciis laga badalo ma'aha. Digfeer haloo daayo. Waxaa la rabaa in ra'iisul wasaaraha Turkiga loogu magacdaro isbitaalka. Magaciisaba Soomaalida ma karaan.
  8. LoLing at 'net worth' iyo 'salary'. Taloow yaa u maleysaan who googled these terms?
  9. Taloow saxarada ma iska dhaqdaa mise it too went out of the window. Tan waxba igama galinee gabadhaas yar ay dhashay Eebbe ha tusiyo jidka toosan markee korto.
  10. Taloow saxarada ma iska dhaqdaa mise it too went out of the window. Tan waxba igama galinee gabadhaas yar ay dhashay Eebbe ha tusiyo wjifka toosan markee korto.
  11. Wasiiro magac u yaal ah. Waxaanoo wasiiro maxee qabanaayaan for a maamul gobol - all in the name of jufo walba la qanciyo. At most maamulkaas shan wasiir ka badan uma baahneen.
  12. Mala faayaa. Indhaheyga gaboobay miyaa mise meesha darbiyo cusub laga dhisay iyo rinji cusub la mariye. Iridihii hore aan kasoo gali jirayna darbi laga dhisay, irida cusub la sameeye. Abkeey abkooow.
  13. Magac qabiileed lagama ogola golahaan ee maa joojisiin. Don't waste my time and yours by posting posts with clan names. It will be deleted, not edited. Some of you are deliberately and knowingly breaking the site's rules mar walba.
  14. Waa laba ka mid ah shaqaalihii Reer Bangaladeesh ee sartii warshadda ahayd la dumi jirtay horaantii sanadkaan. Sawirkaan caan ayuuba noqday. Eebbe ha u raxmado.
  15. Weyrax wuxuu marayaa jidadkii lagu yaqaanay classic Soomaalida Reer Isdhiib. Probably Malta uu ku suganyahay now or Tunisiya. Then Talyaaniga tag waaye, after that the only option isdhiibdoon has is either Iswiidhan or Norwey, the two best countries Soomaalida qaabilaan in the last five years.
  16. That region is mostly controlled by Barbaarta, the remaining parts need Barbaarta. Edeb iyo kala dambeyn lagu noolyahay markaas. Si sinnaana waa loo deganyahay.
  17. Yaabane, inaa buugaagtii Sidney Sheldon aqrisid arkee ee qataraaba tahee markaas. Buugaagtiis kuligood waa aqriye in late '90s iyo early '00s. Kuwee aqrisay adi. Sands of Time? If Tomorrow Comes? Rage of Angels? Nothing Lasts Forever? Doomsday Conspiracy?
  18. Tiwitarka la sheego muxuu yahay horta? Waaba garan la ahay. Waxa kaliya u maleeyo inuu yahay soo bandhigga canjeero ayaa cunaayaa; shaah aan soo gaday; jidkaa lugeynaayaa; xagaasaa u socdaa, intaa ka imid. Marka what else is on there?
  19. Aristotelese;991708 wrote: After I have been following the comments here I am assuming that some here and many somalis everywhere have given up. Of course, the situation in Somalia is little hope, but negativ thinking will certainly not change anything about it. Then yes if everyone thinks like some of you somalia will never recover. That's why we need people who can think beyond the boundaries and some of them will bring the change we are hoping for. No body ka quustay Soomaaliya iyo dalkeena. What decent folks on here have given up is 'debating' with trolls whose very existence, it seems, is to be content inay Soomaaliya saan kusii jirto. Their hatred iyaga ayaa u dhimanaayo and it is a waste of breath to engage with them.
  20. Indha adeygnimadiisa wali wuula soo taaganyahay. Mida koowaad bisha shanteeda Jimco ma ahayn, maalin Khamiis ahayd taas horta iska soo sax ninkaan guddoomiyaha Banaadir sheeganaayo. Shirkaddo ayaa guryaha kuu dhisaayaan kulahaa. Meesha sharci maaka jiro. Kuwaan shirkadaha leh anigaa leh ayee beri lasoo istaagaayaan oo daartaan anigaa dhistay iyagoo leh. Ma'oga miyaa guryo badan saas lagu dhacay, laguna heystaa.
  21. Indha adeygnimadiisa wali wuula soo taaganyahay. Mida koowaad bisha shanteeda Jimco ma ahayn, maalin Khamiis ahayd taas horta iska soo sax ninkaan guddoomiyaha Banaadir sheeganaayo. Shirkaddo ayaa guryaha kuu dhisaayaan kulahaa. Meesha sharci maaka jiro. Kuwaan shirkadaha leh anigaa leh ayee beri lasoo istaagaayaan oo daartaan anigaa dhistay iyagoo leh. Ma'oga miyaa guryo badan saas lagu dhacay, laguna heystaa.
  22. "Yaanan nagu qasbin inaa hadda hub qaadno..." Sarihii caanka ahaa dowladii lahayd -- sida hoteelada Jubba iyo Curuba, xaruntii gobolka Banaadir ee hore -- oo degmooyinkaas ku yaalo oo wali burbursan maxaa laga rabaa kuwii dadka rayidka lahaa. Gardarro iyo maag waaye. Degmooyinkaas la bartilmaameystay Shibis, Shangaan, C/casiis, Xamarjajab iyo Xamarweyne wax kale lala damacsanyahay maadaama maryooleey guryo iyo dhulba midba ku lahayn xaafadaas. Dadkii Xamar dhisay, ilbixiye ayaa degnaa xaafadahaas.