Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,520
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Wax walba kaftan ma galo, maraxaa taacun maxaa dhahaa.
  2. ...dhulkaaga hooyo. Heesaagii weynaa ee Qoomaal oo Xamar tagay.
  3. No wonder sarta qeyb dhan ayee dumiyeen sidee baasuuko ugu wadeen, heck whoever is buried under those demolished floors, alive or not.
  4. Tana inay dhacdo waa sugaaye, knowing Kiikuuyo tuugnimo mentality. Read on. Police Officer CAUGHT Looting From WESTGATE Attack Victims During the rescue missions where the officers were entrusted to bring the civilians out into safety,some other officer had ill motives and instead seized the moment to loot from the confusion Constable Benson Gachuhi Kihenjo of Spring Valley Police Station was allegedly caught with a blood-stained wallet, credit cards, cheque books and identifications documents belonging to a victim of the Saturday attack. Amongst others stolen documents recovered from him includes an iPhone and passport photos of the victim. Also recovered in his house were several dollar bills. He appeared before a Nairobi court where he denied the charges and is being held in custody. The mall houses several banks and major business entities and suspicions of looting in this quagmire has been on the tick. Xigasho __________________ This is a blog site, so nothing is confirmed yet; however, again, knowing Kiikuuyo mentality waxaan wey ka suurowdaa and it might be happening a lot now that the mall is occupied by a lot of military and police forces. Alaab badan ayee jeebka gishan doonaan, especially those expensive smartphones that is sold in that mall, the same way ay garoonkii Nayroobi u bililiqeysteen markuu dabqabsaday in last month, instead of dabka ay damiyaan by both firefighters and immigration officials.
  5. Horta si adag ayaa loo qoray Afmaayga, haddii si sahlan loo qori lahaa waa garan lahayd. Aan isku tijaabiyo. _________________ Bilaay beer mataabaa, baahy leey dilaasee = Bishaan beer ma taabanaayi, baahi i dileysee Lang buur biyi saari, badar ku goosidii ky baahy beelii = Nin buur biyo saartay, badar ka goostay wuu ku baahi beelaa Habahaa beeng may faadaa, badar hay abuurooy = Soo baxa been mala rabee, badar aan abuuranee Haye hee niing haatoy hee, balang niing qobooy = Haye hanoo ahaatee, balanta noo qabo Beled baaby risiq me ee, beeng ly degeeyaa = Beled baabi risiq ma'ahee, been lee la degaayaa Kulu yuung ha beegtimii, beerky ky gooytii = Kuligiin (....?), beerkeyga ku gooysee Aay batuulo kooy banoo, beeroo marnoo = Aybatuulo kaalay aan baxnee, beertii aan marnee __________________ Ereyada 'hiileey hobaalimo, howa hiiliyeey' saa jeclahay waa iska oraah reer beeraleyda isticmaalaan, sida Afmaxaatiriga ku lagu dhaho 'hoobaa hilowloow' ama 'hoobaaloow' ama 'hobaleeyaa hoobaala.'
  6. Officially more than 250,000. But the true figure is around 400,000.
  7. Wareysigee BBC la yeelatay Galeyr maalin dhawayd, oona faahfaahin ka bixinaayo weerarka.
  8. Those eleven suspects madaxweynahooda mentioned earlier today, ten happen to be Soomaali, probably masaakiin meesha adeeg u doontay. Knowing Kiinyaatiga mentality and their botched rescue attempts, they need to justify. Masaakiin ayee iska soo qab qabteen. This reminds me qaraxyadii Islii ka dhacaaye late last year and earlier of this year. After one of those qaraxyo waxee soo aruuriyeen shan wiilal oo Soomaali Carab ahaa oo Islii ka xamaalan jiray, accusing them being the suspects. Here is what the Guardian paper wrote: A separate source told the Guardian that 10 of the suspected attackers being held by Kenyan authorities are of Somali ethnic origin. The source said the suspects – all men – were found in civilian clothes and claim to have been hiding from the militants. An official involved in the operation said Kenyan authorities were studying CCTV footage of people entering the mall in the hours leading up to the attack. Three other people, initially suspected as being terrorists but later released, are believed to be members of the same family – a Kenyan man and his two granddaughters, who had been in hiding and texting with police for the past three days. A relative, who asked not to be named, received news of their rescue early on Monday. The family has since been reunited. The Guardian This "Kenyan man and his two granddaughters" are Soomaali, too, yaa ogaado. They claimed they also killed "five" suspects, untold other dead suspects buried under the collapsed floors and plus those eleven. All those to hide kuwii baxsaday. According to this witness: They are also reports that the "suspects" leased a store within the mall and in the past month were storing weapons. That is the only reason they could have four days nonstop shooting, Kiinyaatiga allege. That is one of their poor theories. Maxee wax isku qasanyihiin.
  9. " frameborder="0" allowfullscreen> The one they said was one of the attackers that they captured and died in the security forces hands is probably this poor woman's husband, who happened to be an innocent Muslim. Another botched attempt by Kiinyaatiga.
  10. Nin-Yaaban;979128 wrote: I really do feel for the Somalis in Islii. I hope they make it through this ok. They are resilient bunch though, always coming through from all kinds 'Raaf' iyo colaad. Ilahay ha idin dhowro. Yaabanoow, Soomaalida Islii's resilience has more to do with $$$ than anything else. Raafkii dheeraa socday earlier this year dad badan kumanaan doolar lagu soo daaye. Askarta Kiinyaatiga would sell dalkooda for a few dollars if they could.
  11. Gheelle.T;979127 wrote: They should arrest that Takfeeri guy who always vent the nonsense. If he still in Kenya that is.. Xasan Xuseen maaka wadaa? War aan la hubin waxee sheegayaan in habeenkii Axadda soo galeysay ee lasoo dhaafay gurigiisa ay ciidamo kala baxeen.
  12. I am told this evening in Islii, gaar ahaan agagaarka masaajidada Jaamka iyo Sigiska dad badan ayaa laga qab qabtay. Ciidamo badana waa lagu daadiye hortooda. Dad socdo maleh caawa Islii. Masaajidada Sigiska iyo Jaamka kuwa Barbaarta taageero u badan la yiraahdaa. Masaakiinta Reer Islii lee laga gudaa, wixii xunba xaawaa leh camal. Eebboow sahal.
  13. nuune;979073 wrote: ^ lol inaar, the attackers managed to ate all all the food in the mall, while the hostages were given none, haye u getting this info about gaajadii aduunka in there Nuunka, saa ula socotid Westgate Nakumatt weyn ku dhex yaalo oo laba dabaq iyo bar ka kooban. Iyagana waxee iskugu tageen Nakumatt, waana taatiko garan karo qofka Nakumattka tagay. Marka raashiin sanadooyin ay isticmaali karaan waa heystaan iyo meelo badan ay ku gambadaan. Sawirka kor ku dhagan oo tilmaameyso meesha qiiqa ka socdo waa qeybta Nakumatt kaga taalo moolkaas, waa saa u ogahay.
  14. Ka xaab xaabiya. Pro-clan federalists ayaa calaacalaayo now, against another clan federal state that is not in the interest of theirs. Markee muufadooda xaaraanta lagu helay maraqa ugu jirtay, aad ayee u macaaneyd, marka dadka kale muufadooda maraqa soo gishtaan waa 'stooges' or 'being used.' Markaa dhaheynay this thing would never work in Soomaaliya. Clan federalism is not in the interest of Soomaali nationhood and unity, maya, maya ku haayeen. Well, well, you started the unnecessary game, marka quit calaacalka marka goolal badan la idinka dhalinooyo. Yes, I am against this, this so-called six regions of federalism, the same way I am against all aspects of federalism in Soomaaliya. But I can't stand labawajiiliyaasha aan isogeyn. Labawajiiliyaasha would love to rule Baardheere from Afmadoow, but it is unthinkable it being ruled from Baydhabo, which it had a historical connection. They would love Luuq to follow Afmadoow's leadership, but it can't follow Baydhabo, which is closer to it than Afmadoow. Eesh caleeg. Lama isarko.
  15. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;978888 wrote: Ninkaan Soomaali u egyahay. Waa kuwii u horeeye meesha tagay. Ninkaan saa u maleeye ee noqotay. War aan la hubin waxee leeyihiin waa wiil uu dhalay Yuusuf Xaaji, wasiirkii hore ee gaashaandhigga ee dalka Kiinya. Magaciisana waa Cabdullaahi Yuusuf Xaaji.
  16. Meeshaan waxee kusoo qorooyaan kuwii Barbaarta ahaa waa cajiib. Waa haddee iyaga yihiin. The writings seem like inay iyaga ahayn.
  17. Ninkaan Soomaali u egyahay. Waa kuwii u horeeye meesha tagay. Teeda kale sida la sheegaayo wiilkii u horeeye meesha ku geeriyooday ayaa maanta la duugay. Soomaali uu ahaa.
  18. Witness: "He is not from a Soomaaliya - he is not a Soomaali guy. He is a Carab guy."
  19. already is a Soomaali casualty, an injured one. As I said, the dead Soomaali waaka buuxdaa because that mall Soomaali badan ayaa tagi jirtay. Xataa some of the private security men la dagaalamaayo kuwa meesha heysto waa Soomaali with a hand gun, as you can see from some of the media clips.
  20. Maxaa that mall aan tagay, amaankeedana maxaa sidii garoon diyaaradeed camal loo adkeynaayee. Xataa in la isku sawiro gudaha iyo banaanka meeshaas lama ogaleen. Baabuurta hoostooda xataa waala baari jiray, dadka galaayana security wands ayaa lagu baari jiray. Soomaali badan ayaa tago meesha, more than Kiinyaatiga, except the employees of the mall. Dadka meeshaas tago waxee u badnaayeen caddaanka, Hindida, then Soomaalida. I won't be surprised if dadka dhintay Soomaali ku jiraan. Che, inaa i dhahday aan jeclahay oo aad tagtay meeshaan waagaa Nayroobi aan isla joognay.
  21. If dooro is offensive to some, so is shuun to others. Some shamelessly would prefer to use the borrowed Carabi word - digaag - than dooro, an indigenous word. Same with ukunta where some folks use the Carabi version. Xaaskeyga ayaa baray dooro. Digaag ayee igu wareerisay because that was how her galti father raised her even though she was born and bred in koonfurta. Slowly, she came to say dooro. Nowadays labadoodaba wey isla isticmaashaa. N.B. - Ereyga dhexroore aniga ma qorin ee Foolbuug aan ku arkay.
  22. The Zack;978080 wrote: I am confused. Are the "Malaaqyada" claiming Kismaayo or at they just mad about the Shabelaha Hoose issue? Adigoo Dhagaxbuur iyo meelahaas kasoo luggeeye and yet still unbelievably claiming Kismaayo maamulkeeda yaa u diiday malaaqa ka yimid Saakoow oo few kilometres u jirto Kismaayo. No body is claiming anything here. Ansixinta ay dowladda la anshixisay ninka Kismaayo ka taliyo ayee kasoo horjeedaan. Yacni dadka deegaankaas degan xaq u leh inay ismaamulaan, tuulo walba ilaa degmo walbo, not mid Kiinyaati horkaceyso aan meeshana shuqul ku lahayn. Shabeellaha Hoosana muran kama taagno. Nin deegaanka u dhashay ayaa guddoomiye u ah.
  23. Ku simaha Madaxweynaha iyo Wafdi sare uu hogaaminayo oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Baydhaba Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi sare oo uu hogaaminayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Wafdigan oo ay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho kusoo sagootiyeen Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar, Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid),xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada,Xildhibaanno iyo taliyeyaasha Ciidammada Booliiska iyo Nabad Sugidda waxaana garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyey Odayaasha dhaqanka,waxgarad,siyaasiyiin,dhalinyaro,haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka Baay. Soo dhaweyntaasi kadib Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waxa uu kulan kooban si wadajir ah ula qaatay Xildhibaannada Baarlamaanka ee ku abtirsada gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliya,malaaqyada,waxgaradka iyo nabaddoonnada gobolladan ayadoo ugu horeyn xubno u hadlay waxgaradka oo kulanka ka hadlay ay uga mahad celiyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdiga ballaaran ee la socda sida ay ugasoo jawaabeen u yeeristooda. Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka ahna ku simaha Madaxweynaha oo kulanka khudbad kooban ka jeediyey ayaa ugu horeyn uga mahad celiyey qeybaha kala duwan ee bulshada reer Baydhaba sida qiimaha leh ee ay wafdigiisa usoo dhaweeyeen waxaana uu sidoo kale usoo gudbiyey odayaasha dhaqanka salaan uu uga sido Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu sheegay in markii uu u sheegay safarkiisa Baydhabo uu isna Ballan qaaday inuu imaan doono kolka ay odayaasha dhaqanku u yeeraan. Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku tilmaamay fursad muhiim ah in dhammaan xubnihii gobolladan uga jiray Dowladda oo isku duuban islamarkaana far kaliya ah ay maanta soo hor fariistaan Odayaasha dhaqanka ee soo xulay waxaana uu dhanka kale ka hadlay arrimaha gobolladan oo uu xusay in Odayaasha Dhaqanku ay yihiin kuwa iska leh go’aanka ugu dambeeya,sidoo kalena waxa uu Gudoomiyaha Baarlamaanka xusay iney lagama maarmaan tahay talaab walba oo la qaadayo iney noqoto mid aanay ka hor imaan dastuurka KMGka ah ee Dalka islamarkaana aanay wax u dhimeyn jiritaanka dowladnimada. Ugu dambeyntii Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in maalinnimada berri ah uu dhici doono kulan aad u ballaaran kaasi oo ay u wada dhammaan doonaan dhinacyada kulankii maanta ka qeybgalay waxaana wafdiga uu hogaaminayo ku simaha Madaxweynaha ka mid ah xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo 50 Xildhibaan. Xigasho: Raadiyo Muqdisho
  24. Nuunka, Reer Arlaadi shirka wey joogaan. Waxaa ka joogo shirka kan guddoomiyaha gobolka Baay ah ee la yiraahdo Cabdi Aaden Hoosoow. Waxaa kale goobjoog ka ah guddoomiyaha Shabeellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur. Aaden Hoosoowga intuu Baydhabo ka bixin malaaqyada wey u diideen in uu u dhoofo shirkaan oo wey hor istaageen diyaaradii qaadi lahayd. Laakiin wuu ka dhac dhacsiiye in dhaqaalo meeshaas lagu kala qeybsanaayo oo hadduu aadin wada qadi doonaan. Saas ku ogolaadeen. Bannaanbaxaa waxaa ugu soo horjeedo waa hadda iyo qabyaalad iyo koow. Fikradii uu Soobe aaminsanaa kontomeyadii (1950s iyo 1960s) in hadda lagu noqdo wax Soomaalida u roon ma'aha. Haddee Soomaalida kale qabyaalad jahwareerisay inay ku deystaan ma'aha. Reer Arlaadi wanaaga lagu ogaa iyo dulqaadka iyo horseednimada Soomaalinimada. Eniwey, maanta Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminaayo ka mid yihiin wasiiro iyo xildhibaano fara badan Baydhabo gaaray. Waxee soo kordhiyaan aan aragno. Inay malaaqyada careysan soo maslaxeyaan. Malaaqyada aad iyo aad u careysanyihiin, oo hadalo aan malaaq laga maqli jirin afkooda kasoo baxooyo markaa warbaahinta dhageysatid. Dulqaad waa naga dhamaaday leeyihiin oo dhulkeena la booboyaa.