-
Content Count
17,520 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
<cite> @Tallaabo said:</cite> In Somali clan classification, bullshitter belongs to the clan Afkiimaal and the liar belongs to the clan Beenmaal. Bullsh!tter = afmiinshaar. Liar is plain old beenaale.
-
Wax walba aasaaska laga bilaabaa. Qaraxyadaan, madaafiicdaan iyo weeraradaan Xamar kusoo batay sanadkaan si loogu hortago marka hore aaska hoose ha laga soo bilaabo. Maxee ku kala duwanyihiin wasaaradaha nabadsugidda (amniga) iyo arrimaha gudaha. Waa isku dhex yaac, laba wasaaradood oo hal shaqo isla wato waaye oo aan xiriir ka dhaxeen. Maxaa nabadda la sugaa hadduuba salkii hoose wareer ka taaganyahay. Jagooyinkaan ama wasaaradahaan kala qeybintooda waxaa loo abuuray in dad lagu qanciyo, qancis dad gaar ayaa laga hormariye nabadsugidii dalka guud, gaar ahaan Xamar.
-
When will Hawd be liberated from Xabashi occupation horta? I mean Hawd was part of "British"-colonized Waqooyi Galbeed until 1954. They were forcibly given to Xabashada, not in a referendum. So Hawdka 'xadka lasoo xiraayo' kama mid aha miyaa? Oh, I forgot Soomaali iyaga lee isku booteen karo, iyaga lee isku maqan, when the real 'master' occupying a whole Soomaali junk meesha joogo la iska indhatiro
-
Fiinaa wiito soo dhaweyn iyo sii dhaweyn lee ha lagu jiro. Maba laga daalo miyaa. Beri uu dhoofi doonaa, beri dambena sidaan camal loo soo dhaweynaa, with all madaxda sare dowladda, all madaxda sare ciidamada iyo booliiska goob joog wada ah. Waxee noo sheegeysaa inay dowlad meesha shaqo ku heynin if all of them saan maalin walba u soo dhaweyaan nin maalin walba dhoofo.
-
Turkey stops giving Somali government direct cash
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Admin's topic in Politics
Almost five million dollars a month lagu siiyo and no strings attached. Walee Turkiga wey isku deyday inay Soomaali fahansiyaan daljecelbimada micnaheeda. Laakiin dad daljooda arkin, kaliya u daran jeebkooda ayaa dalkeena hormuud u ah. Sababta ay u joojiyeen waxaa u maleyaa inay keentay bankiga dhexe fiasco in late last year. Waa lagu ceeboobay taas. -
English words that are most likely of Somali origin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Suldaanka's topic in General
Tuugadii ugu weynaa waa Reer Giriig who without a justification copied our word for water - biyo. They call it 'bio'. Yea, biology, bio this and bio that too. -
Writing these kind of reports waxee noqotay a yearly mashruuc for Nayroobi-based 'monitoring' team. In a certain time each year they will write from their cushy apartments in Nayroobi and claim outlandish accussations with zero evidence in order to justify their well-paid jobs with minimum work. Some Soomaalida always fall for these kind of amateurish reports because it justifies what they already wanted to believe, mostly for qabyaalad reasons.
-
South West Federal State - is it practical?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mooge's topic in Politics
The one you vehemently believe and defend day in and out on SOL in Waqooyi Bari consists only Bari and Nugaal and a bit of Mudug, yet claims the whole of Sanaag, Sool and Mudug. Yet in your mind, this 'is it practical' question never occured to you, did it? Anyway, this six gobol federation is not new. It started in '50s. C/qaadir Soobe and his urur (HDM) ayaana ka koow ahaa who believed this. It was called Alta Jubba, the historical lands that were united and shared Afmaayga iyo dhaqan hoosaaadkoda u gaar ah, not qabiil unity. Before Talyaaniga came, those lands were ruled from Luuq (Garaadyadii) iyo Afgooye. Labadaas meel boqortooyadii ka talineysay, who were rivals sometimes, ayee u qeybsaneyd goboladaan. Their lingua franca was Afmaay. Do I however believe this? No. I am against federalism, every aspect of it, especially instituted clan federalism. It is wrong for Soomaalida iyo Soomaaliya. Laakiin I can understand malaaqyada's position. If Axmed Madoobe can claim Luuq, Saakoow, Kismaayo, Baardheere, Bu'aale iyo Ceelwaaq, yaa u diidaayo iyagana inay claim gareeyaan Afmadoow iyo Dhoobleey. -
When is Ciyaaraha Addunka? That is the only event I follow. Who watches and follows winter Olombigada than the insecure nations such as Kanada who can only appear to themselves big - if any - in a non-major event like this. Their media aad u buunbuuniyo this event. They are non-existent in real major sports events like World Cup and the real Olympics in the suntime.
-
Abdirizak Haji Hussein Has Passed Away
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Eebbe ayaa ugu baryaa inuu janadiisa fardowso ugu bishaareeyo adeerkeen C/risaaq Xaaji Xuseen. Halyeey ayuu ahaa dadkiisa iyo dalkiisa si siman u wada jeclaa, Soomaliweyna mabda' adag ayuu ka heystay. Halyeeydii hal hal u siibteen. In fara ku tiris ah ayaa hartay filaa oo hal gacan lagu tirin karo. Suu yahay caafimaadkiisa Maxamed Abshir. Warkiisa dhawaantaan ma maqlin. -
Barkhad guy got a date. he is balling now.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mooge's topic in General
What is he now? Boon beeso helay oo laba beri ku dhameynooyo? Ferrari kulahaa. -
Barkhad guy got a date. he is balling now.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mooge's topic in General
LoLing at 'net worth' iyo 'salary'. Taloow yaa u maleysaan who googled these terms? -
Rubish. Qof wareersan waxaan qoray.
-
Mala faayaa. Indhaheyga gaboobay miyaa mise meesha darbiyo cusub laga dhisay iyo rinji cusub la mariye. Iridihii hore aan kasoo gali jirayna darbi laga dhisay, irida cusub la sameeye. Abkeey abkooow.