-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Soomaalida kooxaha Afrikaanka see si 'automatic' ah ula jiraan ka yaabay. Waxaas waa reverse midabtakoornimo. Sabtidaan soo socoto, Eebbe ha idmee, I am planning to go to this certain Soomaali maqaayad, which I am sure will be crowded with maryooleey fans cheering for Gaana. I will be cheering and noising for my favourite team, Jarmalka. Dadka badan madaxa xanuuni doono.
-
Dadkaan Jarmalka la dhahaa, afar ka yar kuma raayaan markee Ciyaaraha Adduunka ciyaarayaan: Jarmalka - Arjantiina: 4:0 Jarmalka - Bortuqiiska: 4:0 Jarmalka - Ingiriiska: 4:1 Jarmalka - Ostareeliya: 4:0 Walaa Messi, walaa Ronaldo, walaa Rooney - laacib ee u naxariisanayaan ma jirto.
-
Xamarweyne: Circa 1960s
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Yaabane, sawirka marka koowaad aan arkay oo ahayd waa hore waxaa iiga muuqday 'diversity' Soomaalidii hore ahayd iyo sidee iskugu dulqaadan jirtay. Isla waagaas waxaa baarlamaankeena ku jiri jiray xildhibaano dhalasho Soomaali heysto oo kasoo jeeday Reer Bakistaan, Hindiya, Carabta iyo Talyaaniga, oo kuligooda Xamar laga soo dooran jiray. Liiska magacyadii xildhibibaanadii lixdamaadkii ku qorantahay ayaa haayaa. Saa kor ku iri sawirkaan waa hore arkay, laakiin toddobaadyo kahor ayaana si kadis ah haddana ku arkay. Markaa dib u fiiriye waxa kale haddana iiga muuqday kuwa maanga gaaban meel magaalo madax ah tol ku sheegaayo. Magaalo madax kale adduunka saas kama dhicin, ugu soo sakoow Nayroobi iyo Adisababa oo lagu sheego Masaayda iyo Oromada dhulkooda ahaan jirtay. Laakiin dadkaas badankooda ma sheegtaan magaalooyin madaxdaas maanta, ceeb ayeena u arkaan inay sheegtaan. Xamar waxaa ka jeclahay ma jirto, magaalo aan ka dooran lahaana ma jirto maadaama xudunteeda ku duugantahay, oona kusoo barbaaray, fursad walba aan u helana waa tagaa, walaa qabqable ka taliyo iyo walaa Barbaarta joogto. Mustaqbalkeyga dhowna inaa ku noolaado jeclahay. -
A Candid Conversation with President Hassan Sheikh
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Meesha dad aan xishmad gaar u haayo ayaa fadhiyo, kuwa kale badan qashin ahna wey fadhiyaan aan ixtiraan u heynin. Meel saas loo wada fadhiyo waxee u egtahay inay tahay madaxtooyada. Meel kale dadkaas iskuma aamini karaanee. Soori, cajalka ma wada fiirsan, sadex saac muuqaal ah oo 'een, een, een' ka buuxdo yaa waqti lagu fiirsado u haayo. -
Qof gabar curad ah u dhalatay ayaa i weydiiye magacuu u bixin lahaa inaa kala taliyo. Maadaama magacyada Soomaaliyeed kaliya aan dooq u haayo, inta kale aanan xataa fursad siinin ayaa waxaa damcay inaa guugal kasii baaro magacyada gabdhaha Soomaaliyeed oo intaa ka xasuusan ka fiiriyo. Ayaandarro intaa guugal ku qor isdhahaaye oo ahayd markaa maraaye 'magacyada gabdhaha...' ayuuba wuxuu ila taliye ereyadaan hoos ku xusan: Magacyada gabdhaha Soomaaliyeed inaa guugal ku qoro rabay. Laakiin waxee u egtahay dad badan oo Soomaaliyeed inay xishmad u heynin magacyada dhaqankeena soo jiritaanka lahaa maadaama ay baaroyaan magacyada 'Carabta,' waliba kuwooda cusub oo lagu jahwareersanyahay. Magacyadaan qaarkood carabka Soomaaliyeed xataa ma qabto, diinta Islaamkana shaqo kuma laha. Waxaas dhaqan ka carar u aqaanaa ama maan madoownimo.
-
What culture do you respect the most?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Homunculus's topic in General
Haddaa kasoo tago dhaqankeena suubban, oo aan dooran lahaa koow, laba iyo sadex jeer. Haddee noqoto dhaqamada kale aan ixtiraan gooni u haayo, waxaa siin lahaa Reer Iswiiska. Iswiserlaan. Reer Iswiis waa dad kala gadisan, haddana midnimadooda xoog tahay. Waa dal aan dad kale ku duulin boqolaal sano, waa dad aan dad kale faragishan. Waa dad iyaga loo soo ordo, lacagtii lasoo dhacay adduunkana lagu aamino, hay'adihii adduunkana isku aaminaan xarumahooda ka furtaan magaalooyinkooda. -
Yoonis, waxaa qor isdhahaaye oo niyadda aan ku haaye ayaaba iga hor qortay. Dadkaan waxee ilooween Ganacsiga 101. Ganacsataan Soomaaliyeed Soomaaliya uma socdaan, ganacsigoodana Soomaaliya, gaar ahaan hal magaalo ma wada qaato. Ganacsiga Islii kuma tiirsano Soomaalida Islii kaliya, ee kumanaan kun ka kala yimaado gobollada dalka Kiinya iyo dalalka la dariska ah u ganacsi yimaado maalintii. Xataa haddee u wareegaan Ugaandha iyo Rawaandha, uma maleeyi inay si joogto ah u joogayaan. Rawaandha iyo Ugaandha midkoodba malaha deked, waxeena ku xiran yihiin dekedda Bambaasa. Ganacsi weyn kama socon karo, sida kan Islii ahaa camal. Dadkaan waxee kale ilooween isla ganacsataan inay Soomaaliya ganacsi la mid ugu furanyihiin, oo ay isku wadaan. Soomaalida will stay in Islii, iyagaa dhistay, iyagaa hormariye, xaq ayeena u leeyihiin inay deegaankooda joogaan. Kii ka naxaayo haka naxo.
-
Xamarweyne: Circa 1960s
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Dad aan xishooneynina maanta waxee ku leeyihiin Xamar anagaa leh. Xamar dadkii dhisay, hormariye, ilbaxnimada laga dhaxlayna waala bursaday, la ceyriye. Waana kuwaan jiilkooda dadkii Xamar ka dhigay meel jano lagu noolaado ahaato. -
Sawirkaan maxaa kaaga muuqdo, maxaa kaaga soo baxaayo oo aragti ah markaa aragtid sawirka. Sawirka waxaa laga qaaday ardey dhigan jiray iskool ku yaalo degmada Xamarweyne horaantii lixdameyadii (early '60s).
-
HAG battles new warriors in lower shabelle
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mooge's topic in Politics
This thread is closed. Ka kala yaaca. Qabyaalad sunteeda u wada dhimateen. Some can't simply live without mentioning their daily dose of clan name quotas. Yaab badanaa. -
Jarmalka, Jarmalka, Jarmalka. I have been a fan and difooso of Jarmalka since the earliest Ciyaaraha Adduunka I can recall in 1986. My best memory of it so far is Jarmalka winning it in 1990. Jarmalka doesn't usually disappoint its fans. Nope. Their usual finishes in Ciyaaraha Adduunka, including three cups: 2010 - semi-final 2006 – semi-final 2002 – final 1990 – final (won it) 1986 – final 1982 – final 1974 – final (won it) 1970 – semi-final 1966 – final
-
Miyir, don't mind our official Kuukuuyo apologist on SOL. He would defend Kuukuuyo interest more than Kuukuuyada would. By the way, Xabashada don't bother with Soomaalida degan ama u qaxday Adisababa iyo meelahaas. Waa see ay rabeen, to incorporate Soomaalida tartiib tartiib into their dominion ay xoog ku heystaan. Xadbeenaadka from Dooloow to Wajaale, it is always open. Soomaalida wey sii galaan, kasoo galaan; unlike xadbeenaadka Kuukuuyada, there is a very minimum control. Waa Xabashada see rabto, oo ay ku balaariso dhulkee xoog ku heysato ilaa ay badweynta Hindiya ka gaaraan -- Xeyle Salaase's ambitious dream. Not many Soomaalis do realize this, though.
-
C/weli ileen wuxuu cabaa iced capp.
-
West of this tuulo, East of that degmo, Bari of this buulo. No wonder dadkeena qaarkooda qarnigii 12 tobonaad ayee ku jiraan. No wonder horumar inay imaato habeenkii xalay tagay waaye. Xamar waagee Xamar ahayd, at least 'ciyaal xaafad' ayaa loo deganaa. Xaafad walbana qabiilkooda ciyaal xaafadaas ayee ahayd oo Soomaaliweyn isku jirtay.
-
Turkiga ayaa ka masuul ah waxaan dhan. Dalalkaan awoodda weyn ayee hurdada ka toosisay Turkiga. Wixii ka dambeeye sanadkii 2011 uu ra'iisul wasaaraha Turkiga ka degay Xamar, waxaa isbadalay waxyaabahaan: Isla markii madaxweynaha Jabuuti ka degay Xamar; Xoghayaha Qaramada Midoobay tagay Xamar; madaxweynaha Ugaandha tagay Xamar; xogyahaya arrimaha dibadda Ingiriiska tagay; ergooyin sarsare ka socdo Midowga Yurub, Mareykanka ayaa degay. Taajirkii Bin Talaal ee Reer Sacuudiga ka degay Xamar. Dalalka Yurub safiiro u soo magacaabeen Soomaaliya, gaar ahaan Holland, Norway, Denmark, Iswiidhan, Iswislerlaan, Ingiriiska iyo Jarmalka. Shiineeska, Ruushka, Jabbaan, Iiraan, Hindiya iyagana safiiro u soo magacaabay Soomaaliya. Isbadalkaan iyo kuwa kale muuqda ma dhaceen hadduunan Turkiga horseed u ahaan lahayn.
-
Long before Winston Tubman, François Fall, before Mahiiga, before Walad Cabdalle, before Nicholas Kay -- there was Maxamed Saxnuuni. Maxamed Saxnuuni waa ergeygii Qaramada Midoobay u qaabilsanaa arrimaha Soomaaliya sanadkii 1992, waa xiligii Soomaaliya iyo Soomaalidaba marxalad adag ku jireen. Wuxuuna ahaa ergeygii ugu wanaagsanaa, ugu daacadsanaa ergooyinkii Qaramada Midoobay u soo magacoowday Soomaaliya ilaa iyo hadda. Boqolaal kun oo kale Soomaali ayaa macaluul u dhiman lahaa Eebbe ka sakoow haddeenan jirin dadaalkiisa ergeygaan. A profile of his tireless efforts in 1992 from New York Times. __________________________ Mohammed Sahnoun; A Diplomat Matches Wits With Chaos in Somalia Trying to achieve humanitarian, military and political goals in the chaos of Somalia, with its deep clan fissures, lawlessness, horrifying famine and hostile desert environment, might seem an impossible task for a diplomat from the outside. But Mohammed Sahnoun, the senior representative of the United Nations there, is perhaps better suited for the job than most: As an Algerian with an empathy for Africa and as a former ambassador in Bonn, Paris and Washington, he seems to bring to his job a sense both of the desperation in Somalia and of how the wealthier nations of the world might better respond. "The greatest difficulty is we did not try to cope with the situation earlier," said Mr. Sahnoun in a recent interview here, during a pause in his shuttling between Somalia, Kenya and Europe. "The divisions and antagonisms have deepened and have taken on dimensions that are almost inextricable. When you go into a situation where the same family is torn by blood, it's not easy to find a leader to talk to because no leader is totally in control of his troops. When the civil war started there was no attempt from the outside to have reconciliation and now we are left with the law of the jungle." Mr. Sahnoun is the personal representative of the United Nations Secretary General, Boutros Boutros-Ghali, a former Egyptian Foreign Minister who is an old friend from Arab intellectual and political circles. Incensed at the lack of interest in Somalia since civil war broke out in January 1991, the Secretary General lambasted the West over the summer for its fixation on the "rich man's war" in Yugoslavia, a remark that Mr. Sahnoun believes nettled people into paying attention. But now that some of the spotlight is on Somalia -- with foreign ministers and development ministers and heads of humanitarian agencies in safari suits and flak jackets making their requisite visits to show the audiences back home -- Mr. Sahnoun finds himself arguing against outside efforts to force a solution in a place where politics, and emotions, can be extraordinarily parochial. A Need to Talk and Talk "If you try to force something on the Somalis, they think it is humiliation. Like all pastoral people they have had to deal with a hostile environment. They are very tough and they suspect very much. They don't like to be humiliated. But if you talk, negotiate -- it may take days and weeks -- they will go with you." It took weeks, in fact, for Mr. Sahnoun to convince the most implacable warlord, Gen. Mohammed Farah Aidid, that it would be a good idea to allow 500 United Nations troops to protect the Mogadishu port and airport, and to allow humanitarian deliveries within the city. "In the beginning, most Somali movements were against the United Nations," Mr. Sahnoun said. "They saw it as a way of supporting Ali Mahdi." Mr. Ali Mahdi is the so-called interim President of Somalia, and Mr. Sahnoun said his opponents are "still suspicious of the United Nations because Mahdi's Government is seated at the Organization of African Unity, the United Nations and the Arab League but he doesn't control one quarter of the country." Of course, Mr. Ali Mahdi was all in favor of the troops, so much so that he called for 10,000. "I went over to him one morning and said if you want 500, shut up about 10,000," said Mr. Sahnoun. One result is that the first 60 of the 500 arrived in Mogadishu last week, with 2,100 American marines in ships offshore to support the airlift of the troops. The rest of the 500 are to arrive later this month. A slight, rather frail-looking man of 60 with black hair and an air of informality, Mr. Sahnoun is a relentless worker. He often races across the "green line" that divides Mogadishu to sort out a problem with Mr. Ali Mahdi, and he has spent hours sitting on the floor in a house in the bush town of Bardera in central west Somalia with General Aidid, discussing that warlord's ideas of "pastoral democracy" for the country's future. He also ducked into the American Ambassador's house in Nairobi late one night to have a word with a visiting Senator, Nancy Landon Kassebaum, a Kansas Republican, whose itinerary also included Somalia. After serving in Algeria's National Liberation Front in the days of its fight against French colonialism, Mr. Sahnoun started his diplomatic career as deputy secretary general of the Organization for African Unity at its headquarters in Addis Ababa, a post he held for most of the 1960's and into the early 1970's. Then, as Algeria's ambassador to France, he was on the Algerian team that helped negotiate for the release of American hostages from Teheran. In his current job, he must navigate between what he calls the "ivory tower" demands of United Nations officials in New York and the anarchic and violent complexities of Somali politics. And since he is not a career civil servant with the United Nations, he finds himself able to publicly jab the United Nations humanitarian agencies for their slow start in Somalia. "It's important that the United Nations learn lessons from Somalia," he said with some passion. "We may have other Somalias in Africa. I keep telling the United Nations people you don't need a new agency for cooperation. "Many people think before you act you must have two or three secretaries and the public relations person. I've been working for these months and I don't have a secretary and I'm using support staff where I find it." A New Chore Mr. Sahnoun's current chore is to try to persuade the Somalis that the Security Council's resolution last month approving the dispatch of 3,000 more United Nations troops to patrol humanitarian supplies in the rural areas is in Somalia's interest. In a not untypical fashion, Mr. Sahnoun suggests wryly, the Security Council made its announcement without consulting anyone in Somalia. And predictably, General Aidid has expressed opposition. "People in Somalia see it as a threat because they feel they are going to lose jobs and work for their trucks," Mr. Sahnoun said. Currently, humanitarian aid is protected from looters by hired gunmen in souped-up jeeps, and often these gunmen themselves turn out to be looters. "If we force in troops without necessary preparation we will have renewed fighting," Mr. Sahnoun said. "Instead of peace we may be bringing in fighting, which would be terrible. I am going to explain that these are only projections, which is true because we don't have their consent. I prefer the homeopathic method -- to get people to accept naturally."
-
Amin Amir epic drawing: Siilaanyo begs for mercy
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Sheekadii 'anoo wax dili kara, duco qaadan maayo' ahayd muu Amiin Caamir saas u badalay miyaa. Amiin Caamir ileen siyaasadda Waqooyiga si fiican ula socdaa. -
Shirkadda diyaaradaha ee Jubba now has a semi-modern airplanes. At least the ones that serve Nayroobi to Xamar to Berbera waa diyaarad weyn oo wanaagsan, inkastoo aanan raacin.
-
<cite> @CidanSultan said:</cite> Come on people lets all join Somalia the most poor backward God forsaken nation and place on earth because wardoon news and Fozia the most failed politican in history say so.... And yet someone paradoxically cannot stay away from this 'God-forsaken and poor backward place' daily on here, the same place which has the name and people he supposedly hates -- Soomaaliya and Soomaalida. Such a hatred, yet cannot stay away from his self-inflicted hateful addiction. He tries to distance it so far away, yet he crawls for his daily ritual to the same place he tries to abhor. Minii la waasho yaasiinka.
-
Tana inay imaaneyso waa ogaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Yaabane, Faaliyaha Qaranka is to us what Daily Show is to Americans -- it deals the reality in a humourous way, nonetheless the issues are real. And I had noticed qashinka iyo ciidaan ka muuqdo jidadka la dayactiray Xamar from the first day it was done. Soomaaliya waxaa kusoo haray dadka 'maxaa iga galay' mentality leh. Wax walba waa saas, dhaqan ayee noqotay. Same way Islii u dhiiqo badantahay iyo meel walba ay deganyihiin Soomaalida. Guryahooda waa nadiif, banaankoodana maxaa iga galay ayee noqotay. -
Tana inay imaaneyso waa ogaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Xamar didn't have this problem pre-war. And if it did, it was minor and was cleaned by dowladda hoose. The reason it is a major problem now is erosion. What causes it? Geedihii ayaa la gooye, both from xaafadaha gudaha ku yaalo and kuwii laamiga saarnaa. Geedaha do a lot more than giving breezes and shades. Mature trees' strong roots keep the soil intact. -
Odeyga macangagnimo iyo tanaasul la'aan ayuu uga haray arrimaha Soomaaliya. Waxaa u roon inuu iskaga haro arrimaha qalafsan ee Soomaaliya aan xaal laga gaarin. Intuu kusoo jiri jiray wuu kusoo jiray.