-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Pictures - Somali President's Office got a facelift
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Dacaayadda iska yareeya. U qirta sida haboon meesha loo badalay. Inkastoo muuqaal ahaan u egtahay in laga soo guuriye muuqaalka Aqalka Cad ee Mareykanka, aniga aragti ahaan waala dhacay sida loo qurxiye qolalka iyo xafiisyada Madaxtooyada laakiin mid ayaan u bogin: Sawirada meesha lagu dhajiye almiina ha ahaadaan sawiro quseeyo deegaanada Soomaaliya ama Soomaalida. Sida xoolaha, xeebaha, wabiyada, dhirta ama buuraha Soomaaliya ku yaalo. Waana ku faraxsanahay inay gabar Soomaaliyeed horseed u ahayd dadka sameeyey isku habeyntaan. Magaceeda waa Maryan Cabdulle. -
Nurse reveals top 5 regrets people have when they are dying
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in General
Waxaas mee regrets ugu wacaan. War kaca dheh. Since gaalo yihiin, waxaa ka sugaaye at least inay dhahaan 'I-wish-I-had-helped-others' or 'I-wish-I-was-a-better-human-being' or 'I-wish-I-donated-more' iyo wixii la mid ah. -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Roome, Talyaaniga - 2014 Xuska 1da Luulyo Oo Lagu Qabtay Safaarada Soomaliya Ee Wadanka Talyaaniga Munaasabadan oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay ayaa xalay lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Roma ee dalka talyaaniga,waxaana kasoo qeybgalay diplomaasiyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya,mas’uuliyiin ka tirsan dowladda talyaaniga diplomaasiyiin ka tirsan safaaradaha Caalamka ee fadhigoodu yahay Roma iyo jaaliyadda soomaaliyeed ee ku dhaqan talyaaniga. Dadweynihii kasoo qeybgalay xaflada ayaa muujinayay sida ay ugu faraxsanyihiin xuska sanad guuradii 54-aad ee kasoo wareegatay xornimada Soomaaliay waxaana goobta lagu saaray calanka jamhuuriyadda soomaaliya saqdii dhexe ee xalay. Mas’uuliyiintii goobta ka hadashay oo ay ku jireen xubno ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda talyaaniga iyo diplomaasiyiintii kale ayaa ugu hambalyeeyay shacbiga soomaaliyeed sanad guuradii kasoo wareegatay markii ay somalia ka xurowdey gummeystihii. Marwo Safiya ku simaha safiirka safaaradda soomaaliya ee dalka italy ayaa ka hadashay marxalidihii kala duwanaa ee loo soo maray gobannimada somalia waxeyna ku ammaantay geesiyaashii keennay xornimada doorkii wanaagsanaa oo ay qaateen. Sidoo kale mas’uuliyiinta safaarada soomaaliya ee dalka talyaaniga ayaa casho sharaf u sameeyay madaxdii iyo shacabkii kasoo qeybgalay xaflada ,iyadoo munaasabaduna kusoo dhamaatey jawi aad u farxad badan. -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Iswiidhan - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Minneapolis, Mareykanka - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Capetown, Koonfur Afrika - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Beledweyne - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Amsterdam, Holland - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Helsinki, Finland - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Qaahira, Masar - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
London, Ingiriiska - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Perth, Australia - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Garoowe - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Jowhar - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xamar - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Oslo, Norway - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Kismaayo - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dhuusamareeb - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
London, Ingiriiska - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xamar - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xusaska Kowda Luulyo ee sanadkaan. Xamar - 2014 -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Kowda Luulyo waa maalin taariiq dheer nagu leh, aan la iloobi karin. Ha jirto Soomaaliya iyo Soomaaliweyn. Soomaali diidoow silic u dhimo. Aabiyaashii gobonnimodoonkana Eebbe janadiisa fardowso haka waraabiyo -- aamiin, aamiin. Sanadkaan Kowda Luulyo bisha barakeysan ee Soonka kusoo aaday. Saas ugu wacan inay xafladaha iyo dabaaldegga xoogahoo yaraadaan. -
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Sanadguuro wacan inta Soomaaliweyn jecel. Kowda Luulyo waa maalin naga mudan amaan iyo xusuus gaar ah. Soomaaliya ha waarto, ha noolaato, cadowgeeda ha jabo -- aamiin, aamiin. -
Odey dhaqameed ku sheeg, wadaad ku sheeg, wasiir ku sheeg -- dhammaantooda si mooryåånimo ka weyn la isku wada baheystay, isbiirsi aan caadi ahayn. Kii afhayeenka u ahaa Barbaarta, magaciisna ahaa Cali Raage (Cali Dheere) wuxuu yiri asagana: "Afgooye ma yeelayno in meel aan Muqdisho ahayn laga xukumo." Inta ka dhageyso: http://daafeet.com/?p=15100 Afgooye iyo dadkooda iyagaa isxukumaayo, meel kale lagama xukumo karo. Iyagaa boqolaal sano isxukumi jiray, boqortooyana ahaa.
-