-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Filinkaan sanadlaha soo baxo since 2000 lagama daalo miyaa on SOL at least? I guess, dadka qaarkood wey ku marqaamaan. Maxaa cusub oo soo kordhay? This very same taxane episode will happen again late next year, in the months of Siteembar, Oktoobar and Nofeembar, as it happened since 2000, as though it was periodic episodes of Walking Dead or Mad Men, few new episodes a season to satisfy thirsty, restless fans and wait until the next season. On and on. Sadly, this is no Hollywood show, but a reality of life, affecting millions of poor Soomaalis. Ra'iisul wasaare ayaa la riday, mid ayaa la magacaabay maka daashiin miyaa. Maxee soo kordhiyeen kasoo biloow Cali Khaliif Galeyr ilaa iyo hadda ka ahayn inay jeebabkooda buuxsadaan. Soomaalida baahan dowlad la'aanta la raagtay Eebbe ayaa u maqan, not ra'iisul wasaare la riday iyo mid la magacaabay annually helping them. Midkii tago iyo kii yimaadaba, waa isla meeshii -- jug jug meeshaada joog. Filinkaana wuu soconaa intee Soomaali ka fahmi la dahay meesha dhibka ka taaganyahay -- waa axdiga xeerka qaran oo qoran. Labadaan jago isma raacaan, isku sina Soomaalina uma fahansano. Talyaaniga ayaa laga dhaxlay, sida Talyaaniga u dhaqmaana looma dhaqmooyo. Talyaaniga axdigooda waxaa ku awood badan ra'iisul wasaaraha. Soomaalidana sida Ruushka iyo Faransiiska axdigooda ayee u dhaqmeysaa, axdigana saas kuma qorno. Dad wada waashay camal tan waa kasi la nahay ilaa iyo lixdankii. Lixdamaadkii kala dambeyn ayaaba jirtay, hadda kala dambeena maleh. Labadaan jago isma qaadaan, ismana raacaan. Insanity: Repeating the same mistakes and expecting different results since 2000. Eebboow, waxaan waa waalasho caadi ah.
-
Wuxuu meesha ku qoray kan qabo in uunan magaciisa badaleenin maxaa yeelay waa kee waalidkiisa u doorteen. Laakiin waa isla asagii aad ugu faraxsan tan magaceeda (u dhiganto isirnimadeeda) ku badalato kiisa, explicitly implying she belongs to him. Waala ogyahay inuu ku dhiirageliye, kuna faraxsanyahay. Daciifnimo iyo isku kalsooni la'aan ayaa u geysay waxaas. Ma'oga miyaa micnaha 'Mrs' ka dambeyso? Mrs waa Mr.'s, aka Mister's, historically implying wives being viewed as properties acquired or 'purchased' in Western culture. It would have been pretty much ironic hadduu magaca awoowgeeda ee badashay ahaa Yacquub. And changing to 'Jacobson', wiilkii Yacquub. I will not even go about magacyada carruurteeda. It seems like she had no choice of naming any of them, even the name she had a little choice is a compromise - Leyla, since Reer Galbeedkaan isticmaalaan this name too.
-
Munira and Idil speak Somali - inaa vote i siisi waaye.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in General
<cite> @Safferz said:</cite> It's unexplainable and most don't even know enough about the different platforms to articulate a reason for voting for Doug Ford (and Rob Ford, as many Somalis are in Ward 1 where Rob was running for a city council seat). A friend of my dad's was at the Ward 1 polling station and saw lines of Somalis, and when he asked them to vote for Munira they said no -- we're Ford Nation. Little correction: Muniira Abuukar ran in Etobicoke North Ward 2 against Rob Ford as a counsillor. She came fourth with 1,200 votes, I think. Not bad for a very young first timer and considering who she was against with. Highrises in Dixon is located in this ward. Idil Buraale ran in Etobicoke North Ward 1. She received close to 900 votes. Idil also ran against old long-time council member. True, Soomaali badan ayaa ka dambeeyo this Ford brand, including guys I know very well, who ironically live in guryo dowladeed. I ask them, 'Do you guys even know Fords want to sell those very public buildings if they are allowed to?' It always annoyed me to see that since I live in Ward 2 as well. They have no idea what Fords' policies are about whatsoever, yet defend them, especially Rob. -
<cite> @nuune said:</cite> Safferz , of course he fears for his life after he called Rasuulkeena Bililiqo-ku-nool , or womeniser(how is that related to the topic of his book), anyone who says that in front of me about Rasuulkeensa dharbaaxshadii/feerkii adduunka ayaa sidii hoobiyaha ugu daadanayo Nuunka, waa ogahay wuxuu Umul dhaho aad ayaa ugu dhago dhigtaa laakiin hubso intaadan aaminin. Qoraagaan did not call Nabiga (NNKH) 'bililiqo ku nool.' Acuudi bilaahi. Buugga hordhaciisa Facebook ku jiraa and this is the quote from the book: 1) - Axaadiista nebiga (SCW) carrabka loogu tiro ee aan har iyo habeen maqalno waxaa ka mid ah kuwa oranaya: "Seef baa la ila soo diray, kheyrkuna seeftuu ku jiraa." Iyo mid kale oo oranaya: "Ummaddaydu kheyr ka suuli mayso inta ay seefta sidato." Iyo weliba mid kale oo oranaya: "Arsaaqdayda waxaa la galiyey warankayga hoostiisa!!". Akhristow aan isweydiinnee nebigu ma bililiqo ku nool buu ahaa? 2) - Run ahaantii, axaadiista bugta ama been-abuurka ahi aad bay uga badan yihiin kuwa runta ah ee nebiga loo tiirin karo. Waayo, axaadiista runta ah nebiga (SCW) oo qur ah ayaa sanooyin kooban laga maqlay, laakiin kuwa beenta ah kumanyaal ruux ayaa boqollaal sano allifayey. Granted, it is provocative question; however he is no unclear term calling Nabiga (NNKH) 'bililiqo ku nool.' Instead he is questioning those 'seef labood' xadiisyo he is quoting, which could be fabricated as his reasoning is. I am not the one who studied xadiisyada - daciifkooda, saxiixooda iyo xasankooda - taas waxee u taalaa cullumada diinta bartay, including qoraagaan. One thing is clear, though: He never called Nabiga (NNHK) 'bililiqo ku nool.'
-
Munira and Idil speak Somali - inaa vote i siisi waaye.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in General
Muniira Afsoomaaligeeda ma xumo, inay si neefsasho ah u hadasho u fiican. Boobsiis ayee ku hadleysaa, iyadoo awalba garam garam ku hadleysay. Idil inkastoo magac aan jeclahay ay wadato, Afsoomaaligeeda hormarin weyn u baahanyahay. Fadlan ku dara muuqaalkaan to this thread: http://www.somaliaonline.com/community/topic/garamgaram-2-0/ -
<cite> @Nin-Yaaban said:</cite> Well at least they aren't drinking the cheap stuff. Heineken and Carlsberg are premium alcoholic beverages even here in America. They cost about 35% more than ur local, domestic American beer. Not saying it's right, or 'wax fiican', but just pointing it out. Yaabane, qamriga si fiican u kala taqaanaa. Whether booliiska Toronto bothering you when you were sitting in a car in front of beer store in Koronto or whether being arrested under the influences and now this. Bahasha iska jooji intuunan beerkaaga joojis bilaabin. There is certainly no market for it. Wasqaan walba bulshada dhib ayuu u wadaa. Soomaaliya does not need qamri iyo qurunkeeda. Dadkeena jaadkii ayee tacbaan ka joogaan.
-
Garoowegirl, a halyey defender of her Soomaali brothers on SOL. E-bilad sharaf ayaa ka mudantahay ragga iyo odeyaasha Reer SOL. Mahadsanid. Gabadha guurdoonka ah, waa heleysaa mid ku anfaco, abaayo. Iska dulqaado. And never give up marrying a Soomaali brother. Mid ku leh 'abaayo macaan' maxaaba ka fiican. And of course, he won't control you; won't argue with you where you went iyo why you spend so much this and that. No Soomaali brother would do that, si kaleba ha u xumaadaanee.
-
Toronto Star waxaa sabtidii hore ku qorneyd sadex gabdhood oo Soomaali Reer Kanada ah in laga soo celiye Turkiga bishii hore, da'dooda ahayd 15-17, laba k mid ahna walaalo ahaayeen. Waalidkooda ayaa filinkooda qarxiye markee waayeen and saraakiisha Kanada dalalka Yurub u gudbiyeen baasabooradooda. Yaab iyo yaabkiisa. Waxaan qooqnimo miyaa mise maskaxdooda yar oo aanan wali korin? Soomaaliya maxaa loo aadi waaye waagii Maxkamadaha? Xataa hadda maala aado oo Barbaarta mey aadaan? Shisheeye jaceyl wrongly labelled diin jaceyl. Jameyka haddee waxaan ka socdaan maanta waala aadi lahaa yaa ogaado. Iyagee u taalaa iyo waalidkooda. Kuleel iyo qaboob iguma heyso.
-
<cite> @Holac said:</cite> What will be the reaction of the Western donors? Why would any decent Soomaali care about what Reer Galbeed think about this? Xataa gurigeena ma hagaajisan karno miyaa. Only Eebbe knows how much qashin they import to Soomaaliya unchecked, especially that sprawling base of Xalane next to airport, which very few Soomaalis are allowed in.
-
I blame horyaalka Champions League. Mid waalan watched too much of it and thought he could make a decent profit from it by importing it to Soomaaliya. Eey eey ah, muxuu mooday some kind of kooko? Soomaali qamri uma baahno, ibtilo ku filan wey heysataa.
-
Muniira Kuuseey will not win the seat in this ward I live at because she is against the crack-smoker and drunk who is still unbelievably popular in this part of the city, but she will have my cod. Any Soomaali will always have my vote, including the school trustee candidate, Mudane Galbeyti, in this same ward in this election as well.
-
Qabiilada magacyadooda la sheeg sheego faa'ido laga helaaya ayaaba iska yar. Only qabyaaladists addicted to qabiil qurunkiisa ayaa ka maarmin qabiil iyo magacaabidiisa. Waa ceeb weyn nin weyn maanta dhan ka hadlaayo qabiilkaan iyo qabiilkaas. It also says more about himself, about how low and less self-confidence he has, instead ku gambanaayo qabiilkiisa and fairy tales. Only dadka nolosha ka dhacay, la dhacday ayaa qabyaalad iyo qurunkeeda xiiseeyo. Having said that, as a moderator, let me take you back to 2001, when this forum was new. Naming clans and discussing them were allowed in those early months. It then attracted kuwii nolosha ka dhacay, initiating cyber clan wars, insulting qabiils explicitly. That was when the decision was made. And it worked fine for those 13 years, even though qabyaaladists are still on here iyagoo gacmaha cun cunaayo to name clans and insult.
-
Dhagaxtuur, wararka Soomaalida waaka dambeysaa see camal. Warkaaga gaaridameer soo saarnaa filaa. Cali Ameerika bartiisa Facebook ayuu soo giliye warkaan bil kahor asagoo Xamar joogo. Markaas ayaa Beenbeensii Soomaali ka wareysatay dhacdadaas. Toddobaadkii hore kanaalka KTN ee Kiinya laga leeyahay wareystay. I guess it is where this BBC program got it from. Waa dhacdo xanuun badan. I met him twice, in Toronto in 2009 and in Nayroobi in 2011 at Kowda Luulyo party he organized at old safaaradda Soomaaliya that was then recently reacquired by dowladda, specially as a result of his tireless endeavours. It was unforgetful night, the biggest Soomaali celebration ever in Nayroobi, thousands of Soomaalida iskugu yimid. Axmed Naaji iyo marxuumad Saado Cali, Eebba ha u raxmadee, were there, among others. Waa nin u qalma danjirnimo.
-
Ninkii qoray buuggaan qoraal ayuu soo saaray maalin dhawayd. Haddii xadgudub la ii geysto, haddii dhiigeyga la baneysto, haddii la i dilo Umul iyo kuwa la mid ah ayaa ka masuul ah uu ku qoray. Waxa kale aad ugu xumaa uu qoraalkiisa ku qoray hoteelkuu Islii ka deganaa in laga buriye, mid kale laga kireeyana cadaadis lagu saaray oo uu waaye. Yaab iyo barkeeda.
-
<cite> @burahadeer said:</cite> yes its prerequisite in the countries they in, i.e they are required to submit every name,addres,telephone number of their daily transactions usually on weekly bases.They get taxed on that. Dahabshil won the case against Barclays and the latter(Barclays) was fined by the court to pay Dahbshil all the expenses he spent during the litigation. Dahbshiil is definitely the largest Xawala, not only in Somalia but thru out Africa,countries like Ethiopia,kenya,tanzania,uganda,rwanda,S.Africa as far as Nigeria etc.All NGOs,UN etc use him plus the arab world,S.E ASia like Malaysia, Australia and certainly Europe and the Americas.Now he opened banks in Hargeisa,Burao and Jubouti but not sure how effective these are so far. Saas oo ay tahay they are still functioning and dealing in their business like sidee ahaayeen in '90s when they were a minor player, at least here in Koronto, Kanada. No horumar whatsoever. Not even geesmar, but darn gadaalmar. Their headquarters in this city is still their crumbling, decrepit second floor old dirty dilapidated plaza at Weston and Lawrence. No detectable renovation whatsoever in 15 years. Cariiri walaa wasaq, and yet they transfer thousands of dollars a day. Few months ago while there sending some xawilaad, isheyda ayaa qabatay waraaq meesha saarneyd ku qorneyd 'daily transactions' that had the balance of $14,000. That is close to a minimum of $100,000 a month in a slow month, a mininum of five million dollars passing a year in that ramshackled 'office,' which is the busiest in Toronto. And yet ilaa iyo hadda wey dayactiri la yihiin si weyn ka ahayn repainting once few years ago. Haba sheegin inay meel weyn kale u guuraan, which their business requires as it outgrew long ago where they are. It is practically still the same since 2000, the first time I used at least and they probably located in the same cariiri space in '90s. Xataa jaraanjarada aad u koreysid madaxa ayaa darbiga kor ku dhufsanee because how low it is. Forget about it is dirtiness and its dated carpet. (And did I mention how rickety it is?) Granted they don't own the building, but they can move to a larger space found all around in their area.
-
Buuggaan kuwa wadaado sheeganaayo oo ka qeylinaayo arkay. Inta yar kooban aan ka aqriye wax laga qeyliyo kuma arkin. Waxaa yaab ah qofkii qoray buuggaan qaar ayaaba dhaarasho ugu marooyo inay dili doonaan, kuna 'shahiidi' doonaan. Yaabka adduunka. And how ironic since this very book deals with this.
-
Buug ka hadlaya Xadka Riddada oo lagu soo bandhigay Nayroobi Buug cusub oo ciwaan looga dhigay 'XADKA RIDDADA MAXAA KA RUN AH' isla markaasna lagu soo koobay qoraalo ka hadlaayo xadka riddada, qeexitaana ku sameynaayo ayaa shalay lagu soo bandhigay magaalada Nairobi. Buuggaas oo uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil oo ah dhaqaalo-yahan horay u qoray shan buug oo kale, ayaa wuxuu ku soo koobay mowduucyo ka hadlaayo; Qeexidda Riddada. Xumaha iyo taariikhda gaaleynta Muslimiinta, Dagaalladii Riddada - Xadka Riddada, Xukunka Ilmaha riddooba, Riddada iyo Siyaasaddeynta Diinta iyo waliba Cilmi baaris kale. Qoraaga ayaa ka hadlay sababaha ku dhaliyay in xiligaan uu qoray buugga (Xadka Riddada) iyo sababaha ku dhaliyay asagoona su’aallo qaarkood Diini ah oga jawaabay dadkii ka qeyb galay xafladii lagu daahfuray Buuggaas. “Muhiimada Buuggaan uu xambaarsan yahay waxey tahay in la fahmo mowduucyada ku qoran oo ay ka mid yihiin sida qof loo riddeyn karo ama uu diinta oga bixi karo, waxaana ognahay in dhibaatooyinka Somalia ka jirto ay ka mid yihiin in diinta lagu baneysto dhiiga dad muslimiin ah oo la yiraahdo wey riddoobeen, marka arrimahaas ayaa igu dhaliyay inaan qoro buuggaan “ayuu yiri CabdiSaciid Cabdi Ismaaciil oo ah Qoraaga Buugga, sidoo kalana sheegay inuu aaminsan yahay buuggiisa uu ku soo beegmaayo xili aad loogu baahan yahay. Buugga oo ka kooban 132 bog, ayaa waxaa ku jiro 14 mowduuc oo kala duwan, kuwaasoo uu qoraagu ku soo arruuriyay cilmi baaris uu sameeyay. Sidoo kale qoraaga ayaa buuggiisa ku faah-faahiyay, waxey shareecada Islaamku ka qabto dadka riddooba iyo fasiraad uu ku sameyay erayga Riddo. Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil- Qoraaga Buugga cusub ee “Xadka Riddada” ayaa ah dhaqaalo yahan bartay cilmiga dhaqaalaha, wuxuu horay u qoray shan buug oo uu ka mid yahay buug uu qoray sanadkii 1996 oo ka hadlaayay hor dhaca dhaqaalaha Islaamka iyo buug kale oo ku saabsan Saboolnimada sida looga baxo oo uu qoray 2002. Qoraaga oo mudo badan ku noolaa wadamada Khaliijka Carabta, ayaa wuxuu dhaqaalaha ku bartay Jaamacada Umul Qura ee Sacuudi Carabiya asagoona markii hore ka mid ahaa ardaydii Jaamacada Umada Soomaaliyeed. Riddada oo inta badan qorayaasha Soomaaliyeed aynan buuggaag ka qorin, ayaa hadana waxaa jiro buuggaag Luuqada Carabiga lagu qoray oo oo ku saabsan Riddada. Waxaana ka mid buug uu qoray Sheekh Maxamed Qazaani Al Mucaazir oo u dhashay wadanka Masar- buugaas oo lagu magacaabo [Al Sunatu Abu-Nabawiyaha beyna Ahlul Fiqi wa Ahlul Al Anthaar]. http://www.hiiraan.com/news/2014/sept/wararka_maanta15-48311.htm
-
Haye Yaabane, wali 'halgankaaga' ma wadaa? Laakiin qoraalkaaga boggaan ku qoran inaa the tabloid Daily Mail kasoo guurisay u egtahay. 'Illegal immigrant' iyo waxaas maxee yihiin. Teeda kale kuwa Soomaalida ahayn maxaa ugu soo dartay?
-
Lama yaabin, mana la yaabani Reer Galbeedka media using this term increasingly in the last two to three years. Waxaa la yaabaa qof Muslim sheeganaayo in straight-up face copying the non-Muslims, especially the slanted Western media, by mindlessly writing this loaded word "jihadist." This word is increasingly being used by warbaahinta Reer Galbeedka, without any distinction or historical reference. Awal waxee sheekada ahayd 'Islamic militants,' 'Muslim extremists' iyo 'Islamists.' Now all-fits-one word heleen, not to mention very catchy one. Dadkiina Muslimka ah isla ilaaliya inaad isticmaashaan ereygaan. Dan weyn, mustaqbalka dhaw iyo mida dheerba ah, oo aadan arkin ayaa laga leeyahay ee ogaada taas.
-
Kuwaan ciidamada Kurdishka ah buunbuuninta warbaahinta Reer Galbeedka ayeeba balaayo isku moodeen. Cagahee wax ka daayeen markee arkeen runta on last month. Dhul badan laga qabsaday. The only reason they are on that buundo now is that diyaaradaha Mareykanka ayaa kor ka waardiyeynooyo, otherwise mar horaa cagta la marin lahaa. Waxaaba ku nacay Carab naceyb ay u qabaan darteed ayeeba diinteena suuban naceen iyagoo Muslinimo sheeganaayo.
-
Waxaan jaad ma'aha. Waa garaabo, poor man's jaad for being inexpensive and much, much worse than jaad. Maskax beelid laga qaadaa. Dadka Islii ku cuno ayaa ku arki jiray. Wax fiyoow kuma jirin, even heavy jaadcunayaasha felt pity for their mental illness. I didn't know in Xamar la geeyo garaabadaan. Eebboow.
-
Hiiraan online misleading
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
He can't do that, otherwise waa laga soo musaafurinaa meesha with his 'dirty' dhaqancelis ass. -
How Norway has avoided the 'curse of oil'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Adam's topic in General
When will Norway leave our natural resources alone as well and stop supporting Kiinya's intention to steal our sea's oil? They are too kind to their own people, but too greedy and aggressive against others' natural resources. Waa faarabuutiyaal.