-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Somalia May Pay 90% of Oil Revenue to Explorer Under Draft Deal
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ElPunto's topic in General
Yaabane, Soomaalida shidaal iyo macdanba dhulkeeda iyo baddeedaba waa laga heli karaa. Laakiin xiligaan kuma haboona in lasoo faago, mana jeclaan lahayn. Intee Soomaaliya liidato, oo labadeeda lug ku istaagi karin iyadoo awood leh waligeedba yaanan lasoo saarin macdanta iyo shidaalka dhulkeena iyo baddeena ku hoos duugan. Siiba intee tuugadaan afarjeeblayaasha ah dalka hoggaankooda sheegtaan. -
Galbeedi, Eebbe hakuu garabgalo. Soomaalida 'madaxda' sheegato iyo kuwa waliba 'xil' u haayo Soomaaliya oo aan ku arko Afrika, kuwaas quusasho ayaa ka istaageysaa. Laakiin waligeen kama quusan doono Soomaaliya. Iyagana nagama xigaan. Go for it, laakiin marka koowaad soo arag kuwa 'xilka' u haayo Sooamaliya see u dhaqmaan, especially kuwa Nayroobi ku shaah iyo qaxwo cabo. Start with Rayaan restaurant oo bartamaha Nayroobi ku taalo iyo hoteelka Grand Regency (Laico) oo ay seexdaan isla kuwaas. Adigaa arkeysid kuwa xilalka haayo sidee u dhaqmaan.
-
<cite> @Safferz said:</cite> It's refreshing not to see this thread in the "women" section He actually posted it on the Politics section. I moved it to this section. Now, you are giving me an idea to move the thread again.
-
Libaax, waa kaa qaaday salaanta. Reerka aad iyo aad u ladanyihiin. SOL's Facebook inta lee ku arki jiray ee maba furin. Shalay lee furay. It is a nice page.
-
Cajalkaan ayaa Youtube ka fiirsanaaye, about the non-existent maternity paid leave in Mareykanka by that very interesting and funny show, This Week Tonight, hosted by John Oliver. When I scrolled down to the comments section, this is one of the top comments: If the Youtube video doesn't come up automatically, search this on Youtube then: Last Week Tonight with John Oliver: Paid Family Leave
-
Ma ogtahay that SOL has a robust Facebook page? With more than 45,000 likes. I didn't realize this. War Libaax wuu naga qarsaday mooradiisa. Check it out: https://www.facebook.com/Somaliaonline
-
Somalia Moryan Gov kill mp Yuusuf Dirir 70years old
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Adam's topic in Politics
Yaa dilay xildhibaanad iyo wasiirad Qamar Aaden Cali? Yaa dilay wasiir Ibraahin Xasan Caddoow? Yaa dilay xildhibaan iyo wasiir Saleebaan Colaad Rooble? Yaa dilay wasiir Axmed Cabdullaahi Waayeel? Yaa dilay danjire C/kariin Faarax Laqanyo? Yaa dilay xildhibaan iyo wasiir Cumar Xaashi? Haa, marxuumiintaas, kuwa kale ka horeeyey iyo kuwa ka dambeeye dhan dilalkooda waxaa ka dambeeye madaxweyne Xasan Sheekh. Ii wad sheekada, haddana ii wad. -
Kan adigoo yar ku galay kaa dhex baxay noo sheeg suu ahaa iyo sidaa ahayd waagaas.
-
Too magaalada Bern ee dalka Iswiserlaan ka imaatay oo aan kula kulmay Islii back in 2009 ayaa afkaan si fiican u taqaanay. Ar muxuu jir isku dhacaayo ku yaalay qoftaas.
-
Kiikuuyahaan masoo dhumay? The ugly slums of Kibera and Mathare is on that way, kijana.
-
Khadaafi, wiilkaa adeerka u ahayd ee Mahad ayaa Nayroobi mar walba guriga noogu imaan jiray bilooyinkii lasoo dhaafay. Sagaashameyadii ayaa Nayroobi daris wanaag ku ahayn saas isku baranay, asaga iyo reerka kaleba. Fiiso walaashaa soo direyso ayaa sugoyaa lahaa, koley waa iska warqabtiin ayaan u maleynaa.
-
Xamar oo hormartay waa Soomaaliya oo hormartay. Xamar oo bilicsan waa Soomaaliya oo bilicsan. Xamar waa xudduntii iyo madaxii Soomaaliya.
-
Sawir xusuus ah. Haddee saddexdaan qof Soomaaliya soo mari lahayn taloow Soomaaliya sidee ahaan lahayd? What if, what if what if... Eebbe ha u wada raxmado - aamiin.
-
Qeybta cusub ee garoonka Aaden Cadde
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
<cite> @nuune said:</cite> ^^ How come I didn't see you in Islii, was there for one week earlier this month (passed there from Ethiopia). Islii Mall iyo Diamond aan u dhaxeeyey (laba tillaabo ay isku jiraan ehehe). Will be back there this June coming Inshaa Allah Shan bilood ayaaba joogaa hadda. Bishii Nofeembar imid. Mar dhow waa noqonaa. Andalus (Islii Mall), hoteelka Diamond iyo kan kale u dhaxeeyo ee Bushra (Madiina Mall) waala isla wada leeyahay filaa oo hal shirkad leh. Dadkaas leh maaku jirtaa adigaaba u dhaxeysee meeshaas. -
<cite> @Alpha Blondy said:</cite> the chick being interviewed looks like she could be on a Clean Bandit music vid. she speaks with a lisp. looooool. she made some valid points though. Waraa Qowdhan, gabadha waa Reer SOL ee ka xishoow. Tan Hodan Naaleeye la dhahaayo magacyada Soomaaliyeed maxee si carab la'nimo ah ugu dhawaaqdaa. Awal ayee magaceeda Hodan ugu dhawaaqi jirtay 'Hothaan', hadda magaca Caydiid ayee 'E-did' ugu dhawaaqeysaa. Carabgajo waaxid dheh.
-
Qeybta cusub ee garoonka Aaden Cadde
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Ma xumo. Inaa aado fiicneyd bilooyinkaan u dambeeye. Fursad aan ku aado waa heystay since I am in Islii currently. -
Sawirada qeybta cusub ee garoonka Aaden Cadde ee Xamar.
-
Ina Cumar Carte Qaalib is recovering well in Turkish Hospital
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Eebbe ha caafiyo. -
Nuunka, gegida ciidamada ee Balidoogle inuu weynyahay moodee oo diyaarado weyn ka degi karaan. Waaka tagtee marka.
-
This same paper was closed by the Faransiis government in the year of 1970 because it dared to mock their hero's death, Charles de Gaulle. It was permanently shut down until its resurrection with this name. Surprise, surprise. Anyway, what was that Ingiriis maahmaah of theirs, that maahmaah they got from their Bible. Yea, you reap what you sow.
-
Nuunka, Cardiff City kulahaa. Yac waraa, kooxdeyda waa Swansea. Haye, waa ogtahay inuu laacibkii Mascuud Osil soo noqday, Arsenal haddee kaceysaa. Gooner for li - until Mascuud leaves.
-
Waa mahadsantahay Libaax iyo mudaniyaasha kale. Laakiin aniga ma'ihi qofka la magacaabay. Wasiirka la magacaabay waa walaalkey curadka ah. He is in London, but is on his way to Xamar now. Wasaaradda loo magacaabayna waa awqaafta iyo diinta. Qofkii xaj bilaash rabo, PM me. Ina C/rashiid Cali Sharmaarke probably wuxuu ugu magacaabay waa aabayaasheena ayaa saaxiibo ahaa lixdameyadii, xaga siyaasadda iyo diinta. I met Cumar C/rashid two years ago in downtown Nayroobi. Qof aad u wanaagsan u ekaa, si fiican ayuu ii salaamay, introducing me to Gaandhi and other xildhibaano who were with him. He even gave me his phone number without being asked, asking me to call him and meet again. Maba wicin. I am in Islii now, was here in the last two months.
-
Sawirkaan lama qaadin sideedameyadii, ee waxaa la qaaday sagaashameyadii, probably between 1994-1998. Meesha Xamar u egtahay koley, if not Nayroobi. Labiskaana Nayroobi ayuu ka bilowday 1991, oo sagaashameydii dhan dad saas u labisan jiray Nayroobi joogay.