Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,519
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Waa runtaa. Where is Galbeedi or Saalax, please set up one if you can - an e-qaaraan or gofund. I am ready to contribute anything I can.
  2. Maafiyadaan Imaaraadka (Dubeey) meeshee taabtaan waa disaster la kor dhabåy. Liibiya, Yemen, Soomaaliya - all these vain efforts to disrupt and destabilize fellow poor Muslim countries. If they only spent have of these sinister efforts on Falastiin and its occupation meel ayaa laga gaari lahaa.
  3. I was surprised to see that among a recent motorcade of madaxweynaha Soomaaliya in Muqdisho was a vehicle equipped with mobile phone jammer installed on a SUV. This is usually seen with Sacuudi king and other leaders' motorcades.
  4. Mustafe ileen taageero waa heystaa. Guul ayaan leeyahay, anyone who believes in calanka baluugga hoos yimaado taageero ayuu iga mudanyahay, regardless whatever his beliefs are.
  5. Galbeedi, if you know Naciimo aabaheeda, Abwaan Qorane, meel lagala xiriiri karo, fadlan let me know. Anything to help. Walaasheena Naciimo Eebbe ayaa ugu baryaa inay adkeysato - Rabi hadduu idmo wey ka bixi doontaa dulmigaan.
  6. Yes, $15,000 is high to be given in Soomaaliya. But I guess it is paid by one of those 'internashinal kamiyuuniti' hay'ad in Baydhabo.
  7. Correction: This article is by Mail and Guardian from Koonfur Afrika, not the famous Guardian published in UK. Having said that, also this same author, Simon Allison, used to write flattering articles about secessionists. So for all we know he could be another paid lobbyist paid by hardcore secessionists, same way with that Cambodian-American neocon Peter J. Pham and that guy from the-called Soomaaliya Monitoring Group.
  8. Gaas has been been following dowladda dhexe positions in the past couple of months. I don't know if this has to do more with the political turmoil in Adisababa than anything else. Or perhaps the very warm, welcoming reception Farmaajo received in gobollada Bari iyo gobollada dhexe has to do with it. All in all, those maamul goboleed certainly have been more restraining and quiet, and far more in tune for dowladda dhexe's positions in recent past.
  9. Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen is the biggest Shariif Xasan stooge. I don't think he has any chance. The other two are close Shariif Xasan allies too, so their chance isn't that high, either. There is Aaden Madoobe, though, who was very anti-Jawaari in the past few weeks and in the central figure in the opposition because he wants to get back to his seat. But he and Shariif Xasan don't see eye to eye, plus he is a former macalin dugsi from RRA leadership. From a barfasoor to a macalin dugsi (not that anything wrong with macalin dugsi), but it isn't good. There are also other intellectual men from Koonfur Galbeed, but they are not xildhibaano because Shariif Xasan made sure of that in 2016. Men such as American Fiqi, erstwhile defence minister and Farmaajo ally; Australian Fargeeti, the immediate recent ex-finance minister.
  10. I didn't make them. It is from a website that timely compiled them since 2009. I had seen those disgraceful images years ago. However, as a Xabashi yourself, deep down you are enjoying it. Enjoy while it lasts, for Soomaaliya and Soomaalis wouldn't be in this plight for ever. Siyaad Barre didn't make Sanaawi (Zenawi) and Afwerki sit a chair like that in '80s when they were chilling in Xamar and wanted Soomaaliya's help. We were too kind.
  11. Oh, if the wishes, hopes and habaar iyo inkaar of dying secessionists were only accepted. Keep up the crocodile tears, Farmaajo is here to stay. Even if he leaves tomorrow, united Soomaaliya is here to stay and gets more stronger.
  12. Dadkaas iyagaa tooda qabsaday for non-Soomaalis, weynan qabsan karaan, ee beenta meesha kala tag.
  13. Hadduu warkaan run yahay good for Jawaari. Isqabqabsi cusub dan uma aha Soomaaliya marxaladaan ee ku jirto. Waa ugu hambalyeynaayaa hadduu xilka ka degay. Si walbaba ha ahaatee amee Farmaajo iyo Kheyre ka shaleyn doonaan berri. Kud ka guur oo qanjo u guur amee noqotaa sheekada. Soomaalideena waa jecelnahay waxa tago, feesto iyo dabaaldeg la dabaashaadnaa laakiin waxa imaanaayo kama fikirno. It happened again, again and again. Marar badana waaka shaleynaa. It could be that in this case. When pro-Xabashi, pro-Imaaraad, pro-Shariif Xasan, pro-Damjadiid guddoomiye baarlamaan loo doorto balaayo iyo qash qashaad eynan filaneynin Kheyre iyo Farmaajo imaan doonto. Waa arki doonaa.
  14. Actually, he made Sanaawi visit Xamar; for whatever reason, that was a credit to him.
  15. Actually, let me correct myself: Xasan Sheekh sat in that infamous chair, but it looks less discourtesy and a little more pomp with the flag.
  16. Weirdly, I couldn't find an image of C/llaahi Yuusuf in that chair. I cannot believe it. Eniwey, this Xabashi changed this set-up in 2012. So Xasan Sheekh was lucky enough not to sit in that cursed chair.
  17. Aaheey. Kursigii lagu bahdili jiray kuwa sheegto madaxda Soomaaliyeed. For visual reference: Madaxweyne Sh. Shariif Guddoomiye baarlamaan Sh. Aaden Madoobe Guddoomiye baarlamaan Shariif Ra'iisul wasaare Cumar C/rashiid C/raxmaan Faroole Daahir Riyaale Ra'iisul wasaare Nuur Cadde Axmed Siilaanyo Ra'iisul wasaare Geedi Ra'iisul wasaare Farmaajo Ra'iisul wasaare Gaas Ra'iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Xataa gudoomiyihii hore ee jabhadda UWSLF ee Soomaali Galbeed
  18. Gaas is 45% chance out of 100%. Muuse is 68% chance out of 100%. Madoobe 15% chance out of 100%. Shariif is 28% chance out of 100%.
  19. Iyagoo Garoowe u doodaaye, Garoowe amaanaayo ku filnaan lahayd intee Xamar iyo dadka degan ka been abuurayaan. See u hadeen waa qaabdarro iyo nuskeeda.
  20. Cabdi Ileey just met the newly selected Xabashi leader. So my question is who will be the first hoggaamiye maamuleed from Soomaaliya to fly to Adisababa and make a proper siyaaro? Will it be Shariif, Muuse, Gaas or Madoobe? I will give a month or so to any one of them to make the first siyaaro in order to get the latest daba dhilif update from newly released Xabashi version (err, leadership) so they can sucessfully run the program without glitches.
  21. Muqdisho just hosted a mini marathon, opened by Soomaali legend Cabdi Bille Cabdi. 360 orodyahan oo ka qeybgalay tartan marathon oo ka dhacay magaalada Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay tartanka maalinta horumarinta ciyaaraha adduunka ee orodka gaaban, kaasoo loogu magac daray Muqdishu Mini Marathone. Tartanka ayaa waxaa ka qayb galayay 370 orod yahan oo ka kala socda 17-ka demo ee gobolka Banaadir, iyadoo degmo waliba laga soo xulay 22 Ciyaartooy oo u badan kuwo da’ yar ah. Tartanka oo kasoo billaawday Aargada KM 4 laguna soo gabagabeeyay KM O, ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiiradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Khadiija Maxamed Diiriye, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow) , Guddoomiyaha sportiga Gobolka Banaadir Xasan Xaaji Yabaroow iyo masuuliyiin kale. Maalinta caalamaiga ah ee horumarinta Sportiga Adduunka, ahna Maalinta Orodka gaaban ee Muqdisho 6-da April ayaa waxaa sidoo kale kasoo qayb galay quburo ku xeel dheer Orodka uu ka mid ahaa halyeey Cabdi Bile Cabdi iyo tababarayaal kale oo Taariikh ku leh dalka Soomaaliya. Orodka oo ahaa mid xiisa gaar ah leh ayaa waxaa kaalinta koobaad ka galay Xasan Iidoow Xasan oo ka tirsan Ciyaartooyda xulka Qaranka Horseed, halka kaalinta Labaadna uu galay C/salaan Maxamed. Halyeey Cabdi Bile Cabdi oo ka mid ahaa martidii ka qeybgashay tartankaasi ayaa aad ugu dheeraaday Taariikhda Marathone-ka Soomaaliya, doorkii uu kasoo qaatay, wuxuuna ammaanay niyadda ay u hayaan Dhallinta cusub inay ka mid noqdaan Orod yahannada Caalamka, kuwaasoo sida uu sheegay u haya Orodka niyad iyo han fiican, wuxuuna ugu mahad celiyay waalidkii u oggolaaday iyo Macallimiintii ku soo barbaarisay. Ugu dambayntii waxaa halkaas Billado isugu jira Dahab, Qalin iyo Maar lagu kala guddoonsiiyay Saddexdii Orod yahan ee kaalimaha hore ka galay tartanka, waxaana Billadda Dahabka hantiyay Cali Iidoow Xasan oo 19 jir ah una dheela xulka Qaranka Horseed halka kaalinta Labaadna uu galay C/Salaan Maxamed. Xigasho