-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Mukhtar Roobow being groomed to replace Sharif Sakiin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Khadaafi, maanta waxa hoggaanka badanaa Soomaaliya sheegto waa kuwa ugu liito. Waxa doortana waa kuwa ka sii liito. This same Shariif kor iyo hoos ayuu u koray inuu soo xusho xildhibaanno asaga ka liito aqoon iyo garasho ahaanba. Isla iyagaa doortayna. He also tried to use this same trick xildhibaanada Koonfur Galbeed u matalo dowladda dhexe, which he succeeded in many. Same with xildhibaanada Aqalka Sare, some of them waligood lama maqlin, some of them dad aanan siyaasad war u heynin, iska yar yar suuqa ka keensaday. Kuwa badan oo aqoon lahaa oo dibadjoog ahaa ayuu ka reebay xilka xildhibaanimo, u adeegsadayna doolarkuu ka helo beesha caalamka. Dadkaas waxaa ka mid ah Fargeeti; wasiirkii hore maaliyadda; Xaawo Laheloow, wasiiradii hore caafimaadka; Saalax Sh. Cismaan, wasiirkii hore ee howlaha guud. Waana wada qurbojoog oo deegaanka ma joogaan. Now, some of them are back in Baydhabo, challenging him, but I don't think they can succeed. Waxa kaliya meesha ka kicin karo waa kuwa iyagana aqoon weyn saas u lahayn, sida Saransoor iyo Mukhtaar Rooboow. Kuwa aqoonta leh didn't want to get 'dirty' before, so I don't know if they can get dirty now. Having said that, Shariifka Xabashada Adisababa joogto ayuu isku haleyn jiray and that door is closed, same with Axmed Madoobe oo Kiinya iyo Xabashada meesha ku heysay. -
From the known marqaanist Muuse Lokal. I guess it is a result of wonderful long session of marqaan. Only a drug-induced mind would come up something like this in Soomaaliya. Aqoonsi raadis heerkaan ayuu marayaa, xataa dhaqanxumada Reer Galbeedka ka daaleen aqoonsi laga doontay. Acuudi bilaahi.
-
Cagjar cag wacan ayuu ku socdaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Saasaa lagaa rabaa, Galbeedi. Soomaali haddaa nahnay fursad isma siino. Deegaanka uu madaxda u noqday Cagjar deegaan sahlan ma'aha, bahalo iyo abeesooyin ku baahay wada joogaan. Marka si deg deg ah isbadal kuma keeni karo, mana sahlano. Kuwaas inta laga sifeynaayo fursad sii uu ku socdo. -
Kursigiisa markii loogu yimid kuleelka dareemay, ciyoowna isdhiibay. He doesn't want to be Cosoble 2.0. Kuwa kale waa sugeynaa iyagana. Wax la isku turaayo ma jirto, madax ku sheegtaan sida qabqabliyaashii laga soo gudbay u dhaqmaayo.
-
...few more to go. Madaxweyne Waare Oo Ku Dhawaaqay In Uu Heshiis La Galay Dowladda Federaalka Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo Goordhow shir jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa faah faahiyay, wada hadalo Dowladda iyo Hirshabelle maalmihii la soo dhaafay dhexmaray Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare oo shir jaraa’id ku qabtay Magalada Muqdisho ayaa sheegay in khilaafkii kala dhaxeeyey dowladda Federaalka Soomaaliya ka heshiiyeen. Waxa uu sheegay in dowladda Federaalka kala hadlay in tabashooyinka ay qabaan dowlad goboleedyada laga qanciyo, isla markaana isaga dhankiisa uu dowladda kala heshiiyey khilaafkii kala dhaxeeyey. Hadalka Waare ayaa waxa uu ku soo aadaya xilli weli madaxda kale ee dowlad Goboleedyada uu khilaaf kala dhaxeeyo dowladda,isla markaana Xubno ka socda Aqalka sare loogu diray dowlad goboleedyada si xal loo gaaro. Madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markii uu ka soo laabtay shirkii Magalada Kismaayo waxa uu sheegay in Magalada Muqdisho amnigeeda uu faraha ka baxay,isla markaana Xildhibaanada federaalka ah ay is ilaaliyaan.isaga oo tabashadiisa ugu badneyd dhinaca amniga. Xigasho
-
Dhageyso wasiirka
-
Xukuumadda Somalia Oo Amar Ku Soo Rogtay Diyaaradaha Ka Soo Dega Garoomada Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in Garoomada Soomaaliya ku yaalla aysan ku soo degi karin diyaarad aan fasax ka heysan Dowladda Soomaaliya. Waxa uu sheegay wasiirka in diyaaradii fasax ka heysata Dowladda Soomaaliya,isla markaana shuruudaha ka soo baxda ay ku degi karto. “Diyaaradii ogolaansho ka heysata Dowladda Soomaaliya kaliya ayaa garoomada Soomaaliya ku degi karta diyaaradii aan ka heysan oo aan shuruudihii loo baahnaa soo buxun kama degi karto. Hadalka Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xilli khilaaf xoogan uu u dhaxeeyo dowladda Federaalka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo inta badan gacanta ku haaya Garoomada Soomaaliya. Xigasho
-
Mukhtar Roobow being groomed to replace Sharif Sakiin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Dalmar, you are still traumatized by Afmaay-speaking RRA kicking Caydiid Yariisoow's mööryaan out of Koonfur Galbeed deegaano in 1999, making it the beginning of iljeex's weaning power in deegaanada koonfureed. However, that was almost 20 years ago ee marka iska iloow, even Caydiid Yariisoow himself did that. Did RRA kill any close relatives that were fighting in Koonfur Galbeed? It seems it is personal for you. Or you just need to be tamed by Afmaay-speaking people, as they did to Xasan Aaden Samatar, who does not have a single trait of iljeexnimo thanks to being born and bred in Diinsoor. Had he born in some dusty village in Galgaduud, Eebbe knows how he would have been. -
Mukhtar Roobow being groomed to replace Sharif Sakiin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Che, honestly, I can't understand why you have to dignify a response to these sewage-dwelling creatures in a boosaneero. I think I am even slighting boosaneero comparing it to these creatures. -
Cagjar cag wacan ayuu ku socdaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Maanta ku soo bandhigay bartiisa Foolbuug: Midnimada Soomaaliyeed ka naxoow dilaac oo nafta waa. -
Highly incompetent Xaaf ousted by MPs in Galmudug
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dabrow's topic in Politics
Selected or not, meesha cod ayuu ku yimid, xoog kuma imaan. Let him finish his term, his mandate. Constant hanjabaad haddee wax tareyso Caydiidkii tagay ayaa wax ku keeni lahaa. Constant booto Indhacadde ayaa wax ku heli lahaa. Constant caga jugleyn Seeraar ayaa wax ku heli lahaa. Marka this constant booto laga tagay naga yareey. -
Mukhtar Roobow being groomed to replace Sharif Sakiin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
It is not only Shariifka iyo Rooboow meesha ku tartamaayo. There are others, better educated and better qualified, being ex-wasiiro. However, Shariifka has a lot of $ in his pockets, while Rooboow does have a considerable support of the populace, who are tired of Barbaarta's endless conflict in Koonfur Galbeed iyo Jubbooyinka. Rooboow hadduu soo baxo, he can really weaken them, from Bu'aale to Waajid to Baardheere. Bir bir ayaa lagu jabiyaa maqli jiray. -
Mukhtar Roobow being groomed to replace Sharif Sakiin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
They have arrived in Baydhabo now. All of them are better educated than Shariifka, who buys his loyalty left and right and does nothing else. It also seems like they have an agreement in place, which is anyone-but-Shariifka. I hope Shariifka meesha ku raagay in laga tuuro, however it won't be easy since his cliques xildhibaano ku sheeg u ah Baydhabo u fadhiyo. -
The Tigrey guest in SOL have lost so much in the past few months - Gabre being deposed and chased; Cabdi Ileey's sacking; losing of Xabashi leadership; Oromos ruling him now; Eritareeya gaining a foothold in Xabashi land; his Tigrey leaders being rounded up left and right and being imprisoned, some in hiding - all of that while Soomaaliya is making progress left and right. He is getting desperate, lashing the primarily figure that represents Soomaaliya iyo Soomaali state - Farmaajo.
-
Can't the gullibles get tired of this? On this year alone, we had: Kheyre is on the verge of being removed (three times) - lie. Farmaajo u cararay wasaaradda gaashaandhigga (twice) - been weynaatay. Farmaajo iyo Kheyre isku dhagan (countless times) - been hawaas. Mooshin ka dhan ah Kheyre baarlamaanka la geeye - been been dhashay. Blah yada yada blah blah. Waxaan kama daalaan miyaa reer anti-Soomaaliya iyo dowladdiid.
-
Another wet dream from a disgruntled Tigrey in the wilderness. Turkiga ain't going to no where. About Khaliijka affairs, Soomaaliya's position has had been the same: Neutrality. Qadar, Sacuudiga and Imaaraadka are welcome in Soomaaliya, as long as they respect Soomaaliya's sovereignty and do not interfere internal affairs. If Sacuudiga (and their $50 million cash bribery) couldn't change Soomaaliya's position, what makes you think two Xabashis who have enough on their respective plates will make change Soomaaliya position vis a vis to Khaliijka. Dream on. Come up another fairy tale wish - at least make this time half-believable to Soomaaliya's haters, including self haters.
-
Highly incompetent Xaaf ousted by MPs in Galmudug
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dabrow's topic in Politics
Two can play qash qashaad. Filinkaanna horey aan u aragnay. Meesha xildhibaanno ma joogaan, maafiya aanan wax aqrin iyo qori karin ayaa joogo and they only know mooshin ku sheeg, bought by the highest bidder. Xaaf isla kuwaan ayuu shalay laaluushay markee sheegteen inay xilka ka qaadeen guddoomiyahooda because furitaankii baarlamaanka dowlaxda dhexe uu ka qeyb galay. Filinkaan horey loo arkay bilooyin ka hor, jug jug meeshaada joog waaye. Marka guddoomiyahooda wuu soo noqonaa, Xaafna wuu sii joogaa, xildhibaanno ku sheegaana jiifkooda iskaga noqon doonaan aftery get their doolar. Waa sheeko ciyaaleed. -
Madaxweyne Farmaajo oo furay kal-fadhiga 4-aad ee baarlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay dadkii rayidka ahaa iyo askartii ku shahiiday falkii argagixisanimo ee saaka ka dhacay Xarunta Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Madaxwaynaha ayaa khudbad uu u jeediyey Xildhibaannada Golaha Shacabka waxa uu ku bogaadiyey shaqooyinkii muhiimka ahaa ee ay qabteen intii ay socdeen kalfadhiyadii hore, isagoona ugu baaqay in ay sii dardargeliyaan dadaalladaas, ansixiyaanna sharciyada, xeerarka iyo siyaasadaha qaran ee wali horyaalla. “Dalkeennu wuxuu ku jiraa geeddi-socod siyaasadeed, dhaqaale, amni iyo bulsho. Qof kasta oo inaga mid ahna mas’uuliyad ayaa ka saaran arrimahaas oo ay tahay in dhammaan laga soo wada dhalaalo.” Madaxweyne Farmaajo ayaa ka warbixiyey dadaallada ay ku bixisay Dowladda Federaalka dib u habaynta garsoorka, kobcinta dhaqaalaha, la dagaallanka musuq-maasuqa, dib u eegista dastuurka, kor u qaadista fursadaha shaqo ee dhallinyarada iyo hagaajinta nidaamka hufnaanta maaliyadda oo fursad u siinaya Soomaaliya inay dib ugu xirmato hay’adaha dhaqaalaha adduunka. “Dhammaan shuruudihii muddadooda la gaaray ee ku xirnaa cafiska daynta waan ku guuleysannay, taas ayaana sababtay in Midowga Yurub uu inoo ballan-qaaday taageero miisaaniyadeed oo gaareysa $120 milyan.” Madaxweynaha ayaa tilmaamay in shirkii Madasha iskhaashiga Soomaaliya ee Brussels ay ka soo baxeen natiijooyin kaabaya shirkii Golaha Amniga ee horraantii Juun ee sanadkan ka dhacay magaaladda Baydhabo, halkaas oo lagu saxiixay hannaanka doorasho iyo kheyraad wadaag ee dalka. Mdaxweynaha ayaa la wadaagay Mudaneyaasha Golaha Shacabka dowrka Soomaaliya iyo dadaalada ay ku bixinayso dhiirigalinta isdhexgal dhaqaale iyo mid bulsho oo ka hana qaada Geeska Afrika. “Waxaa guul inoo ah in aanu bilihii na soo dhaafay dadaal ku bixinnay sidii loo dhammeyn lahaa isfaham darradii ka dhex jirtay waddamada Gobolka, taas oo mira-dhalkeedu noqday in dalalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti iyo Eritereeya ay isfaham ka garaan xurguftii ka dhaxeysay. Waxaan soo xirnay albaabkii u dambeeyay ee isfaham darrada dalalka gobolka, waxaan u gudbeynaa marxalad iskaashi iyo wax wada qabsi.” Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay xoogga saaraan dib-u-dhiska dalka, dib u xoreynta iyo dib u soo nooleynta kaabeyasaasha dhaqaalaha, iyadoo loo marayo barnaamijka is-xilqaan oo aas-aas u noqonaya in Soomaaliya ay cagaheeda dib ugu istaagto, waqti kooban gudihiis. “Ummad walba waxay horumar iyo barwaaqo ku gaartaa markay isku tashato, wax wada qabsato oo gacmaheedana ku hagar baxdo, sidii ay Soomaali hore u tiri biyo sacabadaada ayaa looga dhargaa.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay qaar ka mid ah mashaariicda horumarineed ee lagu hirgelinayo Barnaamijka isxilqaan, kuwaas oo ay ka mid yihiin dhisidda dugsiyadda, waddooyinka, goleyaasha murtida iyo wacyigalinta, jardiinooyinka iyo kaabayaasha dhaqaalaha ee guud ahaan dalka. Xigasho
-
Dalmar, widaay, your hatred for Farmaajo is pretty much noted. However, it shouldn't cloud your reasoning. You also need to stop comparing as though Farmaayo is Soomaaliya. Farmaajo shalay ma joogin meesha, berina wuu tagaayaa ee dowladda Soomaaliya haka dhigin hal qof inay tahay. Also waxaa meesha keentay waa been. Those pictures you posted were long before the start of opening session of baarlamaanka. Those few individulas arrived earliest, hence empty chairs. Here are the images of when the baarlamaanka opened: Danjiriyaasha caalamka Soomaaliya u fadhiyo.
-
Muuse Lokal: Axmedoow, meet me, see me, please
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
A Tigrey agent on a clear day light admitting who were the sycophants from day one. In other words, those dying breed of secessionists can always be bought and influenced by the highest bidder. Awal Ingiriiskii xumaa ayuu ahaa, maantana Xabashadaan. No wonder faracooda meeshaan SOL nala joogo, always Xabashi u adeego, always Xabashi caabudo, always Xabashi isku qor qoro. Marqaanimo and drug addiction zombie-like dhibkaan ayee u horseedaa. Ceeb looma dhinto. -
Five independent Somali parties endorse Kismayo declaration
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Deeq A.'s topic in Politics
One-person led so-called political parties by failed corrupt siyaasi men. Nothing to see here. -
Muuse Lokal: Axmedoow, meet me, see me, please
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Never ever used any of theso-called memes before, but for this, I couldn't resist. -
XOG: R/wasaaraha Itoobiya Oo Meel Mariyey Ballan Uu Hore Kaga Qaaday Farmaajo Bishii Luulyo ee sanadkaan waxaa kulan uu dhexmaray R/wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulankaasi waxa uu ahaa mid qodobo badan iskugu jiray kolka laga soo tego xiriirka udhaxeeya Labada dal, ganacsiga, iskaashiga, amniga iyo diblomaasiyada. Qodobka uu hadda meel mariyey R/wasaaraha Itoobiya kana ballan qaaday Madaxweyne Farmaajo ayaa ah inuusan la kulmin madaxweyne kale oo Soomaalida deegaanadeeda ah. Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliland Sacad Cali Shire ayaa warqad codsi aheyd u diray R/wasaare Abiy Ahmed balse waji gabax kala kulmay. Codsigaas waxa uu ahaa mid lagu doonayey kulan dhexmara Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi iyo R/wasaaraha Itoobiya. Dr Abiy Ahmed ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo ku heshiiyeen in cid aan Soomaalida isaga aheyn hoggaamiyeyaashooda la kulmin si gaar ahna S/Land uusan la kulmin, isna waa uu fuliyey codsigaas. Soomaaliland ayaa 1991-kii waxay sheegtay inay ka go’day Jamhuuriyada Soomaaliya iyadoo ilaa xilligaas aysan helin ictiraaf ama aqoonsi caalami ah. Xigasho
