-
Content Count
17,698 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Eritareeya iyo mar kale: -
Do The Palestinians Have A Right To Defend Themselves?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The Malaysian prime minister putting this ultra hypocrite Jarmal nijaas in his place. -
Do The Palestinians Have A Right To Defend Themselves?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Western hypocrisy has never been this crystal clear for all to see. A lot of non-Muslims eyes were opened by this brutal invasion and genocide and how laissez faire Western governments' response have been. No one will ever believe their so-called human rights and humanity. They don't even consider Palestinians to be human. Just the other day the vice president of Columbia University - a prestigious university in New York - was asked if he considers Palestinians human beings. He didn't answer. He was asked repeatedly by students and he refused to answer. He is a Zionist. That is also why now U.S., under the influence of the occupying Zionists and AIPAC influential lobby, wants to ban TikTok, where a lot of youngsters had seen the truth. They are fighting the medium. The dysfunctional U.S. House suddenly and quickly passed the banning without any debates and Genocide Joe says he is ready to sign it after the Senate passes.. -
AL shabaab re captures Land from the Somali governent
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xasan Socdaal iyo xulafadiisa did really destroy ciidamadii qaranka - morally, militarily and financially. Kuwa ma dhargo ah, asaga shirkad yihiin, ayuu ciidamadii taliyaal ugu dhigay and they siphon off their salaries iyo agabkooda. Ciidankaan mushaar la'aan ugu soo baxay aagaas, plus no strategy. -
Add to the pile of ever growing problematic of Soomaali federalism qaladka laga fahmay. Dunida dhan ayaa laga soomaayaa and they pull this, just to spite dowladda dhexe. Yaab. ___________________ Maxaad ka ogtahay maamul goboleedka aan maanta laga soomeyn ee khilaafay DF? Deegaanada Puntland ayaa maanta laga Soomin, kadib markii maamulka uu ku dhowaaqay in xalay deegaanadooda aan laga arkin bilashasa bisha Barakeysan ee Ramadaan, go’aankaas oo ka duwan midka dowladda dhexe, maadaama xalay Muqdisho looga dhawaaqay in maanta ay tahay maalinta 1-aad ee bisha Ramadaan. Wasiirka Cadaalada Puntland, Maxamed Cabdiwahaab oo ay hareero taagan yihiin qaar kamid ah culimada Garoowe ayaa ku dhawaaqay in aan Puntland laga arag bishii Ramadaan isla markaana ay maanta tahay maalinta 30 aad ee bisha Shacbaan. Wasaaradda cadaaladda iyo culimada ayaa isku raacay in maanta la dhameystiro bisha Shacbaan, berina la Soomo maalinta koowaad ee Ramadaan. “Bishii ma sugnaan sidaas daraadeed waxaan isla qaadanay annaga oo ah culimada iyo wasaaradda cadaaladda inay beri tahay Shacbaan, sodonkeedana aan buuxineyno” ayuu yiri mid kamid culimada Puntland. Go’aanka Puntland ayaa kusoo aaday, ayada oo xalay dowladda federaalka Soomaaliya ay xaqiijisay in maanta ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, kadib markii culimada wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta XFS ay Studiyaha Telefishinta Qaranka Soomaaliyeed ku dhaariyeen Jamaal Axmed Mayow oo sheegay in bilashada bisha Ramadaan uu ka arkay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose. Wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), ku xigeenkiisa iyo guddoomiyaha hey’adda culimada Soomaaliyeed oo kulanka dhaarinta goobjoog ahaa ayaa ku dhawaaqay in berri ay tahay maalinta koowaad ee Soon-qaad. Dhinaca kale, Sacuudiga ayaa isna goor sii horeysay oo xalay ah xaqiijiyay in maanta ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, ayada oo meelo kala duwan oo Sacuudiga ah laga arkay bisha. Kadib warka kasoo baxay maamulka Xarameynka ayaa waxaa si rasmi ah taraawiixda looga bilaabay Xaramka, kadib salaaddii Cishaha. “Bisha Ramadaan 1445/2024 ayaa laga arkay dalka Sacuudiga!. Ramadaan 1445/2024 wuxuu bilaabmayaa berri, 11 March 2024. Salaada Taraawiixda ayaa ka bilaaban doonta Labada Masjid ee Barakeysan Salaada Cishaha kadib,” ayaa lagu qoraal kasoo baxay Xarameynka. Xigasho
-
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Reer Falastiin inay Shaafici yihiin ma moodeynin. Soomaalida aad ugu dhowyihiin dhaqan ahaan Carabta kale haddii loo fiiriyo. Xataa magaca 'cabdi' isticmaalaan, sadex magac isticmaalaan iyo jiray jilbaabka dumarkooda isticmaalaan sida loo talo. -
Horta maxee ku kala tageen Abiyo iyo Eritareeya? Eritareeya caawinteeda ayuu Tigreyga kaga guuleystay and after that suddenly wey kala tageen. Did he ask a port and they refused? I don't think dekad dhaqaalo ee ka dhistaan dalkooda u diidi lahaayeen, which would have made Jabuuti in financial dire straits. He probably insisted a military base.
-
Ethiopia Releases Detained Times Journalists
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to BiLaaL's topic in Politics
Oh, how Jeffrey Gettleman have changed and becoming an avowed mouthpiece of Zionists amd downplaying of Palestinian ethnic cleansing. I guess qabiilnimo qaaday, him being a Yahuud. -
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Musuq iyo Xasan ma kala haraan. Waa baad caadi ah, maafiyadaan dowlad sheeganeysi. -
Waa wareey, Via Eejito aan maqlo goormaa igu dambeysay. My late hooyo u raaci jiray markuu iskoolka xiranyahay oo meeshaas ka soo adeegan jirtay. She seemed like she knew everyone there because every few steps dad ayaa na istaajin jiray, salaan iyo iswareysi. Isbarmuuto qaboobna waaka cabi jirnay. Old growth trees ayaa jidkaas ku taxanaa, wali waa xasuustaa.
-
Midnight at the beach, Mogadishu is rising.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
It is not in Xamar. Meeshee imaadaan wey iska saaraan Soomaalida kale. In fact here in Toronto, most Soomaalis - of all clans, including Reer Awdal - live and have business in the western part of the city, near the airport. Not Xunjuf's folks. Eastern most boundary of the city isku aruursadeen, as far away from the rest of maryooleey as possible. -
Established Democrats are freaked out, their mouthpiece MSNBC hosts, starting from Joe Scarborough in the morning, were incredulous to see 100,000 vote uncommitted against Genocide Joe in Michigan primary. They were in denial and were 'but, but but what about' the Orangecon. The devil you know is better than the pretending hypocrite.
-
Midnight at the beach, Mogadishu is rising.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Sidoo kale booqo Guryasamo oo u dhow garoonka Koonis aad sheegtay. Pizza House iyadana soo fiiri. Dolphin korkiisana xeebta Liido ka soo fiirso adigoo casariya cabaayo. Maqaayadda kale Alcaasimaya jidka Maka Almakurama saaran tag iyadana. Maqaayadahaan dhan waa wada cusbaayeen markaa Xamar tagaaye sanadkii 2019. -
Midnight at the beach, Mogadishu is rising.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Galbeedi, maqaayadaan tag. Karmeel la dhahaa, Digfeer agteeda ku taalaa. Alaabtaana soo cun. -
Dastuur cusub aanan meel mareynin isku mashquulinaayaa. No leader Soomaaliya ever have had is weaker than Xasan. I can't even call him madaxweyne - waa guddoomiye gobol. Sida Carabaha camal ayaa madaxweyne iska ahaanee aaminsanyahay if you have the new axdiga qaranka. He thinks his mooryaaan militia xoog ku marsiin doono wax walba.
-
If Muuse Muqayil allows this to happen gleefully, it will one of the most shameful move by any Soomaali ever did. I have no doubt he will try though, unless his tol's leaders forcibly stop him. He thinks Xabashis u aargudi doonaan Sool utter humiliation. Even C/llaahi Yuusuf, while in Adisababa, refused to allow Xabashis capture parts of Mudug by using his SSDF in 1980s. They then jailed him.
-
And George did it again after 18 years.
