Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,519
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Another 'safaarad' being exposed by their own new-found secessionist:
  2. Galbeedi, the good barfasoor was bothered by bootada Muuse Suudi iyo ereyadiisa in 2012. He didn't know Muuse Suudi and his warlord mentality folks waxaas booto ayee ka tahay. He did that to C/qaasin in 2000, C/llaahi Yuusuf in 2004 (the famous kaba ka waa weyn phrase) to Maxkadamaha in 2006, who dhag jalaq u siinin. His buffoonery booto was well-known. Now you see meeshuu ku dambeeye, wax ka war qaatana jirin - a junior member of Aqalka Sare, powerless. I guess however the good barfasoor's psyche was damaged by the semi-literate warlord's words - it really hit him hard. Perhaps decades being away from Soomaaliya dhaqankii ka badashay, gaar ahaan dhaqanka Reer Koonfurta. Because of Muuse Suudi's words, he now claims to be a secessionist. Muuse waa inuu maslaxeeyaa ninkaan.
  3. Faradheer bud ayee wax ku maqlaan iyo periodical karbaashid. They enjoy that, it seems, falsely assuming it gives one power. If they want that, they will receive it then.
  4. Dowladda Soomaaliya should milk kii noo yimaado, laba taano ama laba bilyan ha keeno, we will gladly accept without any preconditions. If they come with strings attached or some kind of quid pro quo expectations, ka kac aan leenahay. They are just mad Turkiga did so much for us in such a short period of time than they had ever done. Soomaaliya inay iska curyaan ahaato ayee iska rabeen, periodically giving hand bags full of cash to whoever claimed to be a Soomaali president that visited. This government showed them waxaas ma soconeyso, that we are natural resource-wise could even be wealthier than their desert lands. I also remember hearing those rumours back in '90s when UNOSOM was in Soomaaliya that those fat Khaliiji soldiers from Sacuudiga and Imaaraadka spent much of their time in their bases near dekedda with gabdho Soomaaliyeed ay fara xumeeyeen where as ciidamadii Bakistaamiinta iyo Turkiga were leading, trying hard to help their Soomaali Muslim brothers. Now I know those rumours had been true. They never changed.
  5. Waa mar kale iyo Kowda Luulyo, Soomaaliweyneey. Aan u duceyno awoowayaasheena iyo aabiyaasheena gobonnimodoonka ahaa. Eebbe janadiisa fardowso haka wada waraabiyo intii Soomaaliya u soo wada halgantay dhamaantood. Soomaaliya ha noolaato, ha jirto, ha waarto.
  6. Yuu u khudbeynaayaa? Darbigaa? Mise shirka koox koox ayaa loo kala baxay oo intiisa yareyd u jeedinayaa? But knowing how majnuun he is, I wouldn't be surprised if he is addressing the wall. Even in the 1980s when he lived in government-owned housing projects of Afrikaan Filaj (African Village) on xaafadda Kaasabalbalaare, he was still as majnuun as he is now, siiba bahashii xumeyd aad u cabi jiray. Ironically, he now bashes this same Kacaan government that gave him housing and provided a lush job.
  7. Waxyaabihii muhiimsanaa dhaqankooda waaka booday. Koow: Waa dad shaqada aad ugu dadaalo, shaqadee tahayba. Shaxaad dhaqankooda ma'aha, ceeb ayeena u arkaan shaxaadka. Laba: Balwadaa ku yar, siiba dagaaladii ka hor, waana dad qunyar socod ah oo muuminimada ku adag, waa sidee macalin dugsiga ugu badanyihiin. Sadex: Fadhi ku dirir kuma arkeysid, xataa maalmahee fasax yihiin fadhi ku dirir iyo qabyaalad waqtigooda kuma dhuminayaan. Xataa online Soomaali forums and baraha bulshada kuma arkeysid haddaa si fiican u fiirisid. Qabyaalad iyo reer difaac in meel lala soo fariisto yax yax ayeeba la tahay. Dhaqanadaas kor ku soo sheegay waxee la wadaagaan Reer Koonfurta qaarkood, sida Reer Banaadiriga, Reer Xaayoow, Jareerweyne iyo Reer Waamo. Waxaa keenana waxee tahay reer guuraa ma'aha. Reeraha deegaankooda tabcada (sida beeraha iyo malaayga) wey ka dhaqan duwanyihiin geeljirta, camalkoodana aad u deganyahay.
  8. Xusuus waayo waayo ah ayaa gishay yaah. Walaalahey iyo abtigey amaa meesha ku kulanteen. Waagaas Talyaaniga ayee deganayeen. Modena magaalo la dhaho inay degnaayeen filaa. Anigana waayo waayo ku saabsan 1990 Ciyaaraha Adduunka aan galee. Anagoo fiirsaneyno ciyaar ka mid ah ayee korontadii tagtay. Ciyaar kulul ayee ahayd, waxaana filaa inay Kaamaroon ciyaarayeen. Aniga iyo walaashey waa sugi weynay, reerka nagu dhagan naga dambeeyeen ayaa matoor u yaalay oo isla markii shitay. Anaga isla markii iyagaa aadnay, waa markii noogu horeysay aan u tagno guri kale telefashin daawashadiisa. Reerkaas inay Reer Waqooyi ahaayeen ayaa ogaa, laakiin dagaalada ka dib ayaa waxaa sii ogaaday inay Reer Awdal ahaayeen. Inaa taqaanid laga yaabaaba maxaa yeelay dhamaadkii sideedamaadkii ayee reerkaas dad ka wada tirsan shil gaari ku dhamaadeen, shilkaas oo ka dhacay buurta Sheekh, iyagoo ku sii jeeday deeganadooda. Wiilkooda oo ciyaal xaafadda ahaa ayaa ka badbaaday shilkaas, Xamarna lagu soo celiyey si loogu daaweeyo. Ciyaal xaafadda Khaalid Qaldaan u yaqaaneen wiilkaas. Hadda inuu Boorama ku noolyahay jeclahay oo abwaan inuu yahay filaa.
  9. I didn't think Jarmalka would succumb to this, too. They were too arrogant and their manager was too stubborn as well not changing their tactical formations. He should have known from game one versus Meksiko that it wouldn't work, especially his persistence of playing useless Werner upfront alone and exposed in three games in a row.
  10. Reer Ceerigaabo oo bannaanbax dhigay, bannaanbaxaas ay ugu soo horjeedaan ganacsatada ka soo jeeda Koonfurta, gaar kuwa afka Maayga ku hadlo ugu yeeraan 'RRA.' Su'aasha waxee tahay intee ganacsatadaas isku fidinayeen meesha iyaga intee jireen? Ma jiifeen oo hadda mee soo baraarugeen? Marqaan maa lagu maqnaa? Shaxaad maa lagu noolaa?
  11. Jarmalka waa isceebeeyeen, especially Hummels` terrible misses. Faarabuuto, fidibutaano, fidilikaano, iskiifiyaal washensi, wasqaanyaal waxmatarayaal maraxyaal marax dhalay. I have been a fan of them since 1990 - since Matiyoos, Kalinsmaan, Foller and Berehme. Ceebeey tacaal, never seen a much worse display by them than this tournament.
  12. Che, tell him Yariisoowga that also gobolka Hiiraan's residents did not approve aftiga loo qaaday axdigaas too because Sh. Cali Jimcaale, who was a fierce opponent of Aaden C/lle Cismaan and a fellow politician elected from Hiiraan, campaigned against it. The partial populace of Waqooyi residents who voted against it had nothing to do with gooni goosad or anything. It was purely advocated against by some politicians and those nomads (who did not read) only believed what their local politicians were peddling them. It however was overwhelmingly voted by the rest of Soomaalis and became inviolable law of the country.
  13. Keep underestimating Jarmalka. That cruise (err, Kroos) goal dad ayuu qandho ku riday shalay, I guess.
  14. From 'sheegato' to 'half-cast'. Saalax, did you half-proof to them since you got half-aqoonsi now. About Mustafe, wuu duulay - literally.
  15. And the stamps and signatures are gaduud, too. Ma wacno.
  16. Yellow-coloured paper is not good for the eyes when one tries to read. It also looks amateurish and not professional. I can imagine tomorrow he will write on a green or gaduud paper. Awmuuse needs lataliyaal about things like this intuunan meel fog aadin.
  17. The pictures above are from the Nayroobi office. They were leeches, who since 1994 pocketed millions of dollars annually that was rightly owned to Soomaaliya. They resisted for years against Soomaaliya government's efforts to move this office to Xamar. Not many people knew or cared about the existence of this office and its funds being stolen annually until Farmaajo as a raisuul wasaare in 2011 exposed them and other UN offices for Soomaaliya that was based in Nayroobi. And he was instantly removed from his post then. All those offices are moved to Xamar now, though.
  18. Jarmalka media and their personalities always hated Mascuud (Mesut Ozil). He is always their scapegoat, which has to do with his Muslim and Turkish heritage, one which he is proud of. Fortunately for Mascuud, he is one of the favoured ones of tababaraha Jarmalka, so the media can't do nothing. Jarmalka will be in the semi-finals regardless what happened in the other day Disclaimer: Mascuud is by far my favourite player since Joorji Xaaji (Gheorghe Hagi) of Romania. The way he plays the game and controls the ball is beyond amazing.
  19. Sax, waa kugu raacsanahay. Aamusnaanta saas camal mar ma haboona. Send surrogates to the media immediately if you don't want to talk yourself. Soomaalida badankooda waa dad yaa i maqalsiiya ah, wax aqriskana jecleen. Tusaale ahaan arrintii foosha xumeyd ee Qalbidhagax aamusnaanta dowladiisa made it worse.
  20. Kutiri kuteen ee meesha keentay, completely ignoring the subject of this thread and not standing on her earlier bogus denials of dowladda Soomaaliya controlling Soomaali airspace. Eniwey, according to Reuters report, this is what Xabashi ra'iisul wasaare said at his baarlamaan: "Somalia, with a population of 12 million, has four telecommunications firms. Ethiopia - with 100 million people - has one. There needs to be competition in the country." I bet he learned this fact due to his recent trip to Xamar and was surprised. I also don't believe they number anywhere near 100 million people, but that is for another topic.
  21. Believe it or not, it is other communities, especially Reer Galbeedka Afrika iyo Reer Jameyka, whose votes were essentail to carry Feysal, same way they did for Axmed federally. Soomaalis have their businesses in this district, but residential-wise they only live in a few pockets here and there, particularly Weston-Lawrence, Woolner and Falstaff. So, he wouldn't have won without others crucial support. Remember Feysal failed to win in the heavily Soomaali-settled district (Dixon - North Etobicoke) in 2015 federal elections because not many Soomaalis voted for him or even bothered to vote. I did vote for him in that election since I lived in Dixon at that time.
  22. Aawey walaasheen Barwaaqo? Will she call this war been ah again and claim the airspace is still controlled by non-Soomaalis in Tooraboora?
  23. It says a degmo would get about 10% for offshore drilling. La garay laakiin sidee loo qeybin doonaa? Deegaanka ugu dhow baddaas? Degmada ugu weyn u dhow baddaas?
  24. I am saddened that the NDP did not win overall in the provincial election that was held on yesterday, however I am glad our brother Feysal Xasan did win a seat for NDP. He is a newly elected member of provincial parliament for xaafadda York Weston, the same xaafad whose federal seat is also held by another Soomaali, Axmed Xuseen, the immigration minister of Kanada. Hambalyo to the brother. _______________________ NDP Faisal Hassan wins in Toronto's York South-Weston Faisal Hassan vowed he and his provincial NDP colleagues would hold Conservative premier-elect Doug Ford accountable at Queen’s Park to cheers from his York South-Weston supporters Thursday night. Hassan captured 36.08 per cent of the vote (13,456 votes) compared to his opponent PC candidate Mark DeMontis, who received 32.95 per cent, while former Liberal incumbent Laura Albanese garnered 27.83 per cent of the vote. “Today is not the end, it’s just the beginning,” Hassan told a crowd of family, friends, neighbours and volunteers at the Mount Dennis Legion. “I love York South-Weston. Thank you to each and every one of you for giving me your trust. I’m going to work every day to represent us well.” Hassan said he was proud of the campaign he and his team ran. “We ran on a positive vision; change for the better,” he said. “We’ve given families in our community new hope.” On the campaign trail, Hassan said he spoke to people who are struggling with the high cost of hydro; with those who have had to deal with long hospital waits. “I met people who were going to vote NDP for the first time, who were inspired by (NDP leader) Andrea Horwath’s message,” he said. Hassan is a former broadcaster. The local resident is also a published author who serves on the board of the Weston King Neighbourhood Centre. DeMontis, a broadcaster and entrepreneur, was diagnosed with Leber’s hereditary optic neuropathy (LHON) resulting in vision loss, but it inspired his advocacy work. He is the president of the LHON research foundation. Born in Taranto, Italy, Albanese was a broadcast journalist for more than two decades before entering politics. Albanese was first elected in 2007 and had been in office ever since. Last election, she garnered more than 47 per cent of the vote with almost 15,770 votes. The NDP candidate Paul Ferreira won 12,200 votes in 2014. During an all-candidates meeting hosted by several community groups, residents’ questions focused on what candidates – Albanese, Hassan, Green candidate Grad Murray, and Libertarian Bonnie Hu - would do, if elected, for constituents of York South-Weston. The issues that were top of mind included child care, health care, housing, jobs, and immigration - the same issues that presented themselves while candidates were canvassing, they pointed out. Part of the provincial electoral district since 1999, York South-Weston has for the most part been a Liberal riding. Comprised of working class residents and newcomers, it encompasses the southwestern portion of the former City of North York, and a part of the old City of Toronto just north of High Park. Xigasho