Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,519
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Can't the gullibles get tired of this? On this year alone, we had: Kheyre is on the verge of being removed (three times) - lie. Farmaajo u cararay wasaaradda gaashaandhigga (twice) - been weynaatay. Farmaajo iyo Kheyre isku dhagan (countless times) - been hawaas. Mooshin ka dhan ah Kheyre baarlamaanka la geeye - been been dhashay. Blah yada yada blah blah. Waxaan kama daalaan miyaa reer anti-Soomaaliya iyo dowladdiid.
  2. Another wet dream from a disgruntled Tigrey in the wilderness. Turkiga ain't going to no where. About Khaliijka affairs, Soomaaliya's position has had been the same: Neutrality. Qadar, Sacuudiga and Imaaraadka are welcome in Soomaaliya, as long as they respect Soomaaliya's sovereignty and do not interfere internal affairs. If Sacuudiga (and their $50 million cash bribery) couldn't change Soomaaliya's position, what makes you think two Xabashis who have enough on their respective plates will make change Soomaaliya position vis a vis to Khaliijka. Dream on. Come up another fairy tale wish - at least make this time half-believable to Soomaaliya's haters, including self haters.
  3. Two can play qash qashaad. Filinkaanna horey aan u aragnay. Meesha xildhibaanno ma joogaan, maafiya aanan wax aqrin iyo qori karin ayaa joogo and they only know mooshin ku sheeg, bought by the highest bidder. Xaaf isla kuwaan ayuu shalay laaluushay markee sheegteen inay xilka ka qaadeen guddoomiyahooda because furitaankii baarlamaanka dowlaxda dhexe uu ka qeyb galay. Filinkaan horey loo arkay bilooyin ka hor, jug jug meeshaada joog waaye. Marka guddoomiyahooda wuu soo noqonaa, Xaafna wuu sii joogaa, xildhibaanno ku sheegaana jiifkooda iskaga noqon doonaan aftery get their doolar. Waa sheeko ciyaaleed.
  4. Madaxweyne Farmaajo oo furay kal-fadhiga 4-aad ee baarlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay dadkii rayidka ahaa iyo askartii ku shahiiday falkii argagixisanimo ee saaka ka dhacay Xarunta Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Madaxwaynaha ayaa khudbad uu u jeediyey Xildhibaannada Golaha Shacabka waxa uu ku bogaadiyey shaqooyinkii muhiimka ahaa ee ay qabteen intii ay socdeen kalfadhiyadii hore, isagoona ugu baaqay in ay sii dardargeliyaan dadaalladaas, ansixiyaanna sharciyada, xeerarka iyo siyaasadaha qaran ee wali horyaalla. “Dalkeennu wuxuu ku jiraa geeddi-socod siyaasadeed, dhaqaale, amni iyo bulsho. Qof kasta oo inaga mid ahna mas’uuliyad ayaa ka saaran arrimahaas oo ay tahay in dhammaan laga soo wada dhalaalo.” Madaxweyne Farmaajo ayaa ka warbixiyey dadaallada ay ku bixisay Dowladda Federaalka dib u habaynta garsoorka, kobcinta dhaqaalaha, la dagaallanka musuq-maasuqa, dib u eegista dastuurka, kor u qaadista fursadaha shaqo ee dhallinyarada iyo hagaajinta nidaamka hufnaanta maaliyadda oo fursad u siinaya Soomaaliya inay dib ugu xirmato hay’adaha dhaqaalaha adduunka. “Dhammaan shuruudihii muddadooda la gaaray ee ku xirnaa cafiska daynta waan ku guuleysannay, taas ayaana sababtay in Midowga Yurub uu inoo ballan-qaaday taageero miisaaniyadeed oo gaareysa $120 milyan.” Madaxweynaha ayaa tilmaamay in shirkii Madasha iskhaashiga Soomaaliya ee Brussels ay ka soo baxeen natiijooyin kaabaya shirkii Golaha Amniga ee horraantii Juun ee sanadkan ka dhacay magaaladda Baydhabo, halkaas oo lagu saxiixay hannaanka doorasho iyo kheyraad wadaag ee dalka. Mdaxweynaha ayaa la wadaagay Mudaneyaasha Golaha Shacabka dowrka Soomaaliya iyo dadaalada ay ku bixinayso dhiirigalinta isdhexgal dhaqaale iyo mid bulsho oo ka hana qaada Geeska Afrika. “Waxaa guul inoo ah in aanu bilihii na soo dhaafay dadaal ku bixinnay sidii loo dhammeyn lahaa isfaham darradii ka dhex jirtay waddamada Gobolka, taas oo mira-dhalkeedu noqday in dalalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti iyo Eritereeya ay isfaham ka garaan xurguftii ka dhaxeysay. Waxaan soo xirnay albaabkii u dambeeyay ee isfaham darrada dalalka gobolka, waxaan u gudbeynaa marxalad iskaashi iyo wax wada qabsi.” Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay xoogga saaraan dib-u-dhiska dalka, dib u xoreynta iyo dib u soo nooleynta kaabeyasaasha dhaqaalaha, iyadoo loo marayo barnaamijka is-xilqaan oo aas-aas u noqonaya in Soomaaliya ay cagaheeda dib ugu istaagto, waqti kooban gudihiis. “Ummad walba waxay horumar iyo barwaaqo ku gaartaa markay isku tashato, wax wada qabsato oo gacmaheedana ku hagar baxdo, sidii ay Soomaali hore u tiri biyo sacabadaada ayaa looga dhargaa.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay qaar ka mid ah mashaariicda horumarineed ee lagu hirgelinayo Barnaamijka isxilqaan, kuwaas oo ay ka mid yihiin dhisidda dugsiyadda, waddooyinka, goleyaasha murtida iyo wacyigalinta, jardiinooyinka iyo kaabayaasha dhaqaalaha ee guud ahaan dalka. Xigasho
  5. Dalmar, widaay, your hatred for Farmaajo is pretty much noted. However, it shouldn't cloud your reasoning. You also need to stop comparing as though Farmaayo is Soomaaliya. Farmaajo shalay ma joogin meesha, berina wuu tagaayaa ee dowladda Soomaaliya haka dhigin hal qof inay tahay. Also waxaa meesha keentay waa been. Those pictures you posted were long before the start of opening session of baarlamaanka. Those few individulas arrived earliest, hence empty chairs. Here are the images of when the baarlamaanka opened: Danjiriyaasha caalamka Soomaaliya u fadhiyo.
  6. A Tigrey agent on a clear day light admitting who were the sycophants from day one. In other words, those dying breed of secessionists can always be bought and influenced by the highest bidder. Awal Ingiriiskii xumaa ayuu ahaa, maantana Xabashadaan. No wonder faracooda meeshaan SOL nala joogo, always Xabashi u adeego, always Xabashi caabudo, always Xabashi isku qor qoro. Marqaanimo and drug addiction zombie-like dhibkaan ayee u horseedaa. Ceeb looma dhinto.
  7. One-person led so-called political parties by failed corrupt siyaasi men. Nothing to see here.
  8. Never ever used any of theso-called memes before, but for this, I couldn't resist.
  9. XOG: R/wasaaraha Itoobiya Oo Meel Mariyey Ballan Uu Hore Kaga Qaaday Farmaajo Bishii Luulyo ee sanadkaan waxaa kulan uu dhexmaray R/wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulankaasi waxa uu ahaa mid qodobo badan iskugu jiray kolka laga soo tego xiriirka udhaxeeya Labada dal, ganacsiga, iskaashiga, amniga iyo diblomaasiyada. Qodobka uu hadda meel mariyey R/wasaaraha Itoobiya kana ballan qaaday Madaxweyne Farmaajo ayaa ah inuusan la kulmin madaxweyne kale oo Soomaalida deegaanadeeda ah. Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliland Sacad Cali Shire ayaa warqad codsi aheyd u diray R/wasaare Abiy Ahmed balse waji gabax kala kulmay. Codsigaas waxa uu ahaa mid lagu doonayey kulan dhexmara Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi iyo R/wasaaraha Itoobiya. Dr Abiy Ahmed ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo ku heshiiyeen in cid aan Soomaalida isaga aheyn hoggaamiyeyaashooda la kulmin si gaar ahna S/Land uusan la kulmin, isna waa uu fuliyey codsigaas. Soomaaliland ayaa 1991-kii waxay sheegtay inay ka go’day Jamhuuriyada Soomaaliya iyadoo ilaa xilligaas aysan helin ictiraaf ama aqoonsi caalami ah. Xigasho
  10. Saalax, kuwaan adigaa af garaneysidee garuunkaaga iyo bakooradaada u soo qaado ee washansiga meesha ka wad. I am too decent to enter, let alone deal with, in this boosaneero sewage they dwell in.
  11. Madaxweynaha Soomaaliya oo khadka Teleefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Jabuuti Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo khadka taleefanka ku wada hadlay ayaa iska xog wareystay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Geeska Afrika iyo dadaallada lagu xoojinayo nabadgelyada iyo xasiloonida gobolka. Madaxweyne Geelle ayaa uga mahadceliyey Madaxweyne Farmaajo kaalinta uu ka qaadanayo xal u helista amuuraha u dhexeeya Ereteriya iyo Jabuuti, isagoona ku ammaanay dadaallada kale ee uu kaga qayb-qaadanayo isu soo dhaweynta waddamada Geeska Afrika. Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle qaabilaadda iyo marti gelinta wafdigii ka socday dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya ee wadahadallada u tagay dalka Jabuuti. Waxaa soconaya dadaallo nabadeed oo la doonayo in laysugu soo dhaweeyo dalalka Jabuuti iyo Eritrea oo uu u dhaxeeyo muran dhulleed muddo dheer soo jiitamayay. Xigasho
  12. Kuwa tooda heysato ayaa sheeganaayo inay dowlad xiriirka u jari karaan. Badankooda waa wada liiq liiqato hal lug, if not jilbaha, ku taagan. None control all the territories they claim. Mucaarad badana meeshee fadhiyaan la fadhiyo. I hope Shariifka in Baydhabo will be first to go for Nofeember's (s)election, which I am sure he will try his every trick lagu yaqaano. But folks are tired of his masuqmaasuq xad dhaafay laguna daray wax qabad la'aan.
  13. Saalax, Caare is acting like a shrewd caarocaaro by seemingly creating a big interconnected web of siriq. Who will be the biggest victim ku dhaco taloow? I bet it will be Muuse Lokal with his mirqaan aan waxba la socon. Poor Muuse can't even get a little invitation from Xabashis to Adisababa these days. Not even little Jabuuti is giving him a break. With all those political moves in and around Soomaaliya, bewildered Muuse Lokal marqaankiisa uu iska wataa, seemingly asleep. He truly became a true local in Waqooyi Galbeed. Marqaankiisa Hargeysa ma dhaafo, it seems. Whoever coined and called him a local first waxa soo socdo uu ogaa.
  14. Maakhiri iyo Holac, don't believe and fall what the disgruntled Tigrey is spouting on here. He is miserable these days, for he cannot believe his Tigrey people becoming irrelevant and whatnot in Geeska Afrika so quickly. He was and is still defending Cabdi Ileey, his militia and his TV station since he was their biggest stooge. This is nothing to do with Imaaraadka. It is an effort by dowladda Soomaaliya. Imaaraadka has zero interest to see wada shaqeyn ka dhaxeysa dowladaha Geeska Afrika, gaar ahaan Jabuuti iyo Eritareeya. Yesterday, our Tigrey guest was chastising madaxweynaha Soomaaliya for alienating Imaaraadka and today, unbelievably, he is trying to sell this BS of dowladda Soomaaliya being an Imaaraad puppet. Cajiib, iskamaba warqabo. Soon in the next few weeks, all the leaders of Jabuuti, Soomaaliya, Itoobiya and Eritareeya are going to meet in a summit. If Eritareeya's sanction is lifted, it also helps the sanctions on Soomaaliya importing heavy weapons. It will be too lifted since it is tied with Eritareeya as well. Weapons import sanctions being lifted with Eritareeya not supporting Barbaarta, it is game over for Barbaarta Soomaaliya argagax kala daalay. Madaxweynaha Soomaaliya meel fog ayuu wax ka arkaayaa, not shortsighted lagu yaqaabo maryooleey.
  15. Like I would know where 'Gabiley' is. Whatever happened to Jirde Xuseen family, by the way? Where is his family and their wealth? Did that wealth evaporate like Reer Uunlaaye's one?
  16. Dalmar, I feel such a shame that you have debased halyeey C/llaahi Ciise's name by comparing him to duqii Caydiid ahaa. Baliis, just don't.
  17. Killing two birds with one stone, as I wrote on here SOL last month. Guul dowladda aan leenahay, heshiis waarto dhex dhig walaalaheena Jabuuti iyo Eritareeya.
  18. Waa kaas, kill a stone with two birds, as I wrote it before on here. Dowladda meel dheel ayee wax ka arkeysaa.
  19. I can't help but wonder those geeljire dudes behind him with their reer miyi mentality of selfie see iskaga qaadayeen eber iskaga dhigay. Safaaradii dhismaheeda ayaaba balaayo la noqotay. Meesha ma meel dalxiis loo tagay mee moodeen? Qaarkood waaba wariyaashii. Ceeb badnaa.
  20. Cabdi Ileey markaa maqli jiray waxaa soo xasuusan jiray hadda ka hor qudbo Malcolm X laga wariye. "And the house Negro always looked out for his master. When the field Negroes got too much out of line, he held them back in check. He put 'em back on the plantation. The house Negro could afford to do that because he lived better than the field Negro. He ate better, he dressed better, and he lived in a better house. He lived right up next to his master - in the attic or the basement. He ate the same food his master ate and wore his same clothes. And he could talk just like his master - good diction. And he loved his master more than his master loved himself. That's why he didn't want his master hurt. If the master got sick, he'd say, "What's the matter, boss, we sick?" When the master's house caught a fire, he'd try and put the fire out. He didn't want his master's house burned. He never wanted his master's property threatened. And he was more defensive of it than the master was..." Cabdi Ileey tried to be more Itoobiyaan than the Tigrey himself, more Itoobiyaan than the Xabashi himself. What a low house negro he was. I hope every befitting sumcadda loogu qaado happens to be him for I don't want another Soomaali ever to arise that emulates him, for a fate like this will or worse await for them.