Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. What ia worse is he is a Soomaali magac bas ka ah oo magac Soomaali Waare wato.
  2. Wali war sugan ma'aha, but I have no reason to doubt. Iskiisa u baxay, una soo noqday.
  3. Dhiig Oromo ayee leedahay, boqolkiina boqol ayee dhaantaa Soomaali ku sheega Soomaalida neceb ee Soomaalida sheegta haddana. Qoftaan jiljileecooda aragtay marka inay saan u hadasho lama yaabaayi.
  4. Waa kas, gabadhiisa rabaa meesha iskaga xaarxaarto oo isku balaariso by default. Also tells you a major crisis like this for ten days and still wasiir arrimo dibad la magacaabeynin. Another reason to never trust Xasan Socdaal and his useless hadal.
  5. Ask Imaaraadka, iyagaa siyaasadda arrimaha dibadda Soomaaliya maamulee.
  6. Nicmaan waaye, not Nimcaan. Nicmaan waa nimco/naciimo aan la baxno oo kale, only a male version of Turkiga.
  7. Oh, wey ka heystaan sida kuwa Yemen, Suudaan iyo Liibiya. Xasan mararka uu Imaaraadka tagaaye laba jeer asagoo dhaawac muuqdo soo noqday - ishiisa madoow iyo gacantiisa jabsan.
  8. War yaa Facebook algorithm yaa iga ceshto. Waxaan camal isoo hor dhigaa, aniga 'not interested/block' ku haayaa maba joojinaayo.
  9. Ila arka jaajuuskii weynaa rufiyaanka ahaa. Markuu Abiy Admed Tigreyga weerar ku waday wuu ka soo horjeeday laakiin hadda wuu ku taageeraanyahay Abiy in baddeena xoog ku qaato. Waligiisa Soomaali midnimadeeda wuu necbaa, Xasan iyo xulafadiisana ma kala jeclo oo wey soo dhaweystaan.
  10. Good job waxgaradka Reer Qurbojoog. Somali diaspora petitions to revoke Ethiopian PM's Nobel Prize The Somali Diaspora Movement has taken an assertive step by initiating a petition to strip Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed of his Nobel Peace Prize. The move, driven by concerns over Ahmed's recent aggressive actions and the worsening crisis in the region, parallels a similar call by a group called Concerned Ethiopians and is perceived as a betrayal of the Nobel's peace ethos. The Nobel Peace Prize, awarded to Prime Minister Abiy Ahmed in 2019, recognized his initial efforts toward peace and reconciliation. The strongly worded petition contends that the honour once given to Prime Minister Abiy Ahmed has been transformed "into a symbol associated with conflict rather than peace." It accuses Ahmed of "egregiously infringing upon the independence, territorial integrity, and sovereignty of the Federal Government of Somalia." As of the time of writing, the petition on Change.org has resonated with the public, garnering nearly 12,000 signatures. Prime Minister Abiy Ahmed's shifting reputation stems from a series of controversial actions post-Nobel recognition. Initially hailed as a peacemaker, particularly for his role in resolving the long-standing border conflict with Eritrea, Ahmed's more recent actions have painted a drastically different picture. His government's involvement in the Tigray conflict and reported human rights violations have sparked outrage and drawn international criticism, leading to calls for the revocation of his Nobel Peace Prize. In a rare move in January 2022, the Norwegian Nobel Committee openly criticized Ahmed for his role in the Tigray conflict, noting that as a Nobel laureate, he bore a special responsibility to work towards ending the conflict and fostering peace. Furthermore, the recent Ethiopia-Somaliland port deal has escalated tensions in the region. The agreement, granting Ethiopia access to a 20-kilometre stretch of the Red Sea coastline leased by Somaliland for 50 years, has been met with strong opposition from the Federal Government of Somalia, which views it as an infringement on its sovereignty and territorial integrity. The move has also raised concerns among neighbouring countries and international bodies about the potential for increased instability in the Horn of Africa. Being landlocked and the second-most populous country in Africa, Ethiopia has long sought access to a seaport to bolster its economy and regional influence. However, its recent actions under Prime Minister Abiy Ahmed's leadership have led to a significant realignment of regional alliances and the reevaluation of its role on the international stage. The situation is further complicated by the internal conflicts in Ethiopia, where ethnic tensions and political unrest continue to pose significant challenges to stability and governance. Xigasho
  11. Waxba Imaaraadka haku dhago hadlin adigoo cabsaneysid ee runta u sheeg Xasanoow. Xasan oo si dadban u duray Imaaraadka Carabta, digniin culus-na u diray dalal kale Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo markale ka hadlay heshiiskii Addis Ababa ee Somaliland iyo Itoobiya ayaa soo hadal qaaday dalalka sida weyn ula saftay Soomaaliya iyo kuwa ka dhuumanaya weli inay mowqifkooda cadeeyaan. Dalalka saaxiibka dhow la ah Villa Somalia ee ka dhuuntay heshiiskan oo aan illaa hadda mowqifkooda cadeynin waxaa kale oo kamid ah Dowladda Imaaraadka Carabta. Xasan ayaa Jimcihii si adag ula hadlay dalalka weli ka dhuumanaya inay cadeeyaan mowqifkooda qaddiyadan, isaga oo uga digay dalalka caalamka ee weli ka hadlin arrinkaan in aysan taageeri karin xad-gudub ka dhan ah Soomaaliya. Waxa uu sheegay madaxweyne Xasan in keliya dalalkaasi ay isku xumaan karaan Soomaaliya, balse ay cid kale siin karin ama xitaa ku taageeri karin dhul Soomaaliyeed. Sidoo kale madaxweynaha waxa uu xusay in dalalka Soomaaliya la saftay marxaladan adag ay waligood xasuusan doonaan, ayna maalintooda garab istaagi doonaan. “Dowladaha caalamka ah ee saaxiibada ah waa ku mahadsan yihiin kuwii Soomaaliya midnimadeeda, xuduudahooda iyo dhulkeeda ilaalintiisa ka hadlay oo na garab istaagay aad iyo aad u mahadsan yihiin waa saaxiibo jira,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Waxa uu intaas kusii daray “Kuwa kale ee aamusan ee meelaha ku gabanaya waxaa leenahay ma dhaceyso, Soomaaliya unba isku xumaan kartaan oo cid kale ama dal kale dhulka Soomaaliya ma siin kartaan, kumana taageeri kartaan.” Xigasho
  12. Danbigeeda iska daa. Muslim inay tahay xataa yaa og, last time I knew hooyadey i soo korisay gaal ayee ahayd lahayd.
  13. Imaaraadka oo sabab yaab leh uga aamusan heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya Tan iyo markii uu soo baxay heshiiska is-afgarad ee Addis Ababa ay ku gaareen madaxweyne Muuse Biixi iyo ra’iisul wasaare Abiy Ahmed, waxaa iska soo daba baxayay bayaano caalami ah oo la xiriira xiisadda ka dhalatay heshiiskan. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid heshiiskaasi, ayada oo Soomaaliya ay garab istaag ay muujiyeen ururro iyo dalal aan la filayey, halka kuwa kalena ay ka aamuuseen. Imaaraadka Carabta ayaa kamid ah dalalka weli ka aamusan xiisadda taagan, xilli uu si weyn u daneeyo Soomaaliya, waxaana la is weydiinaya sababta dalkaan saaxiibka la ah Soomaaliya uusan uga hadlin heshiiska Somaliland iyo Itoobiya ku gaareen Addis Ababa. Maxay tahay sababta uu Imaaraadka uga aamusan yahay arrinkaan? Axmed Saki Faarax Iidle oo ka faallooda xiriirka caalamiga ah ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta uu heshiiskan uga aamusan yahay isaga oo eeganaya danahiisa dhaqaale ee Somaliland. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in Itoobiya iyo Imaaraadka ay ku wada biireen ururkan BRICS oo ay hogaamiyaan Ruushka, Shiinaha, Hindiya, Koonfur Afrika iyo Brazil, ayna taasi keenayso in uu si weyn uga fiirsado oo uusan ku deg degin ka hadalka xiisaddan. “Imaaraadku waa dalka kaliya ee maal-geliyey dowladda Somaliland ee u dhisay dekaddan Berbera marka iskaashigooda awgii waxay u muuqataa in ay Imaaraatku u yar dhowyihiin Somaliland iyo Itoobiya,” ayuu yiri Axmed Saki Faarax. Sidoo kale waxa uu qabaa in haddii uu Imaaraadka ka hadlo xiisadda taagan ee ka dhalatay heshiiskii Addis Ababa “in Itoobiya uu taageero ayaa uga dhow in uu Soomaaliya ku taageero khilaafka ka dhex aloosan labada dhinac, ee ka dhashay xad-gudubka Itoobiya. Marka laga imaado aamusnaanta Imaaraadka, waxaa Soomaaliya si weyn ugu muujiyay garab istaagay dalal uu kamid yahay Mareykanka oo ah dowladda casrigan ugu quwada weyn adduunka, ayada oo laaday heshiiskii ka dhacay Addis Ababa, islamarkaana xoojisay inay ixtiraamka madax-banaanida Soomaaliya. Midowga Yurub ayaa sidoo kale ganafka ku dhuftay is-afgaradkii uu Muuse Biixi isku dayay inuu Itoobiya ku siiyo qeyb kamid ah biyaha Soomaaliya, isaga oo og in weli Somaliland ay hoostagto dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, marka laga tago gadoodka ay ku maqan yihiin 30-ka sanno. Si kastaba, Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii ay taageero caalami ah ugu heli laheyd difaaca dhulkeeda, kadib markii ay maalmo kahor burisay heshiiskii Muuse Biixi uu Addis Ababa kula gaaray Abiy Axmed. Xigasho
  14. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 _________________ Updated.
  15. The only ever socdaal Xasan Socdaal galay aan taageersanahay. Ha ogaado saaxiibtimada dhabta ah kuwee yihiin.
  16. Kibirkooda adiga iyo inta kula fikir ah qol isku ooday haddana dadkaan qolka soo gishtay ila jooga tiri. Hala yaabin hadduu kula sheegto isla qolkaas. Bal ii sheeg why did Oromada target inay si xad dhaaf ah u degaan magaalooyinka Waqooyi Galbeed (Hargeysa, Berbera) iyo Waqooyi Bari (Boosaaso) and not Koonfurta. Nabadda kaliya ma'aha. Xamar waala degnaan karaa, but they never tried. Meesha dan ayaa laga leeyahay.
  17. Wuxuu ordaba, dalal cadow ah ku noqnoqdo hadda ogaaday dalalka Soomaaliya horumarkeeda daneynaayo yihiin Qadar, Turkiga iyo Eritareeya. Farmaajo inuu saxsanaa hadduu ogaaday. Siyaasad waxba kama yaqaano, dhul boob iyo hanti boobid ayuu siyaasad moodaa.
  18. Sheekada waa wuxuu Cali Yare sheegaaye. Wuxuu soo qoray shalay haddee kuwa ka soo jeedo Garoowe aynan midkood ku guuleysan doonin ama u muuqan inay fursad heystaan codadka ee heystaan Deni ayee ugu shubaayaan and have another chance in five years, instead of siiyaan codadkooda kuwa tolkooda ah and have zero chance in five years. Very selfsishnimo. Sidii ayee u egtahay inay dhacday.
  19. Waayihii cadowga waxee yihiin la tusinaaye. Dowladii hore expelled Kiikuuyo daljire and banned jaadkooda for wax aad ugu yar tan ee Xabashada sameyneyso maanta. Xasan Socdaal daciifsanaa, madax ka daciifsan Soomaaliya sooma marin.