-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Musharixiinta doorashada puntland ee sanadkan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to cadnaan1's topic in Politics
LoL. Afartaan wiil uu adeer u yahay shaqo uu abuuray at least, I think. Who is he laakiin? Waxa kale soo waday suudkaas ay xiranyihiin kuleelka Boosaaso iyo Bari see ugu baxsan doonaan, laakiin isla markiiba wey badaleen oo wey arkeen inay cimilada Bari suudkaas ka shaqeynin. -
Somaliland Tigray list by Ali xaraare
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
He has same list Galbeeti haayo miyaa? Feysal Dhurwaa wixiisa basaasnimo iyo jaajuusnimo wey dhaaftay ee ninkaas waa qashin Xabashi caabudo. -
Madaxweynaha is mocking them now. Mucaarad ku sheegii heer waxee marayaan xataa dhaqaalaha yar dowladda hesho in laga gooyo, gaar ahaan kuwa Bankiga Adduunka iyo Hay'adda Lacagta Adduunka laga helo. Meelihii kale dacaayad raqiiska ah wey ku fashilmeen bilooyinkii u dambeeye markaas ayeeba bogus financial committee baarlamaanka ka jiro magaciisa ku qaraabanayaan, which failed again. Wasiir Beyle been beentaan xil kuma weynaayo, so try harder siyaasiinta pro-isbaarada ah, sida Axmed Fiqi iyo Odowaa. Haddee daacad ka tahay ha iska xaadariyiinta deeganadee sheegtaan inay xildhibaano u yihiin ee Dhuusamareeb iyo Cadaado ee ilma adeeradooda isku heysto. Kama hadli karaan, waxna kama qaban karaan because they are failed politicians meesha qash qashaad kaliya u joogo and whoever leads the country jalaafo u dhigo. Filinkaan Soomaalida wey la fahantay. __________________________ Farmaajo: “Waali ayuu ku dhow yahay XANAAQA siyaasiyiinta mucaaradka" Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaaa mar kale weerar culus ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladiisa ee uu ku sheegay siyaasiyiinta xanaaqsan, isagoo xalay magaalada Nairobi kula hadlay qaar ka mida jaaliyadda Soomaalida. Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ayaa inteeda badan ahayd difaaca isbaheysiga uu la galay dalalka Itoobiya iyo Eritrea iyo weerar uu ku halgaaday siyaasiyiinta kasoo horjeeda ee ay ka mid yihiin xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka. Wuxuu sheegay inay siyasiyiinta xanaaqsay ay muddo wadeen Borobogaando siyaasadeed oo ku saabsan amniga dalka iyo inuu sii xumaaday, markii sida uu yiri ay taasi ku guul darreysten ayay u wareegeen arrin kale oo ku saabsan dhaqaalaha, isagoo tilmaamay Warbixintii Guddiga Maaliyadda, laakiin wuxuu ku faanay inay iyadiina soo afjareen. “Siyaasiyiinta careysan waxaan u sheegeynaa waqtigiina waa dhamamaday. Ayaamo hore waxay wadeen inay yiraahdaan, 'Dowladda amniga waa ku fashilantay, waa shaqeyn weyday.' Hadda waxay yiraahdeen: 'Nidaamkii Maaliyadda waa fashilmay." "Dad badan oo shisheeya sida IMF iyo World Bank ayaa noo qiray inaan nahay dowlad nadiif ah. Waxay bilaabeen inay dhaqaale na siiyaan, iyaguna waxay leeyihiin, 'Maya, waa inaan dhaqaale la siin.' Kuwaasi dadka shakiga gelinaya yey u daneynayaan? Wax kale ma'aha xanaaqii ayaa ka batay, qofku hadduu xanaaqu ka bato wuxuu u dhow yahay nooc waalli ah," ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa caddeeyay inay dowladiisa soo xirtay kanaalo ay siyaasiyiinta mucaaradka ah ka heli jireen biyaha oo dalal dibadda ah ay ku xirnaayeen, ayna sii xoojinayaan xiriirka ay la leeyihiin dowladaha dibadda iyo kuwa deriska ah. Xigasho
-
The original guulwade
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ingiriis, this, Ingiriis that. Ingiriis, Ingiriis... Those wretched secessionists and their never-ending worship of anything Ingiriiska. Waxaa ka cabsanaa xataa haddee janada galaan inay dhihi doonaan 'boqortooyadeena Reer Ingiriis maku jiraan?' Shamelessness. -
Mukhtar Roobow being groomed to replace Sharif Sakiin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Those five who endorsed Rooboow are the qurbojoog technocrats and were the most educated candidates. They are also united against dowladda dhexe. It seems Rooboow is kinda well-funded if he quickly registered and paid the $20,000 needed from the candidates in order to run. This is the the second time he is the first to pay and get the candidacy certificate. It remains to be seen if their endorsement changes anything. -
Mukhtar Roobow being groomed to replace Sharif Sakiin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Shan ka mid ah musharaxiinta madaxweynaha K/Galbeed oo u tanaasulay ROOBOOW Musharixiinta Golaha Isbadal doonka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray go’aan xasaasi ah oo ku saabsan Doorashada la filayo inay dhacdo 5 Bisha soo socoto. Musharixiinta oo daqiiqado ka hor Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa sheegay inuu Musharax koowaad u yahay Golaha isbadal doonka Koonfur Galbeed Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur. Golaha ayaa go’aankooda ku sheegay inuu imaaday kadib markii ay fiiriyeen rabitaanka Shacabka Koonfur Galbeed sida ay hadalka u dhigeen iyo la tashiyo ay la sameeyeen Odayaasha deegaanadaas. Golaha Isbadal doonka Koonfur Galbeed ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey inay faragelin ku heyso Doorashada isla markaasna aysan macquul aheyn in laga shaqeeyo waxaan aheyn rabitaanka Shacabka. Golaha ayaa sheegay inuu Musharax u yahay Roobow Abuu Mansuur oo ay ku sheegeen inuu yahay Musharax ay rabaan shacabka Koonfur Galbeed. Waxay tilmaameyn inay ka tanaasuleen mowqifkoodii gaar ahaaneyd isla markaasna ay u tanaasuleen rabitaanka Shacabka Koonfur Galbeed. Musharixiinta uu tanaasulay Roobow ayaa ah illaa 5 kamid ah musharixiintii isbadal doonka Tartanka Doorashada Koonfur Galbeed ayaa hadda la aaminsan yahay inay u dhaxeyn doonto Mukhtaar Roobow iyo Cabdicasiis Lafta Gareen. Xigasho -
Mukhtar Roobow being groomed to replace Sharif Sakiin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Musharaxiintii Ugu Badneed Oo Ka Haray Tartanka Doorashada Madaxweynaha KGS Musharixiintaan oo Kulan ku yeeshay Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegeen inay ka tanaasuleen u tartamida xilka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sababaha ay uga hareen tartanka ayaa waxa ay ku sheegeen dhowr qodob oo kal ah. 1:-Markii ay falanqeyn iyo qiimeyn dhab ah ku sameeyeen xaalada murugsan ee dhaqaale iyo mid siyaasadeed ee Koonfur Galbeed. 2:-Markii ay arkeen in dowladda Federaalka Soomaaliya ay faragelin toos ah ku sameyneyso doorashada Koonfur Galbeed. 3:-Markii ay tixgeliyeen rabitaanka Shacabka iyo codsiyada ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed ay sababtay inay tartanka isaga haraan. Xubnahaan tartanka ka haray ayaa waxa ay ahaayeen Galaha la Magac baxay isbedeldoonka Koonfur Galbeed, waxana ay sheegeen inay musharaxa isbedeldoonka u doorteen inoo noqdo Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur). Maxamed Aadan Fargeeti Yuusuf Macalin Baadiyoow Saalax Sheekh Cismaan Xuseen Kacaan Xasan Amiin Xigasho -
Mukhtar Roobow being groomed to replace Sharif Sakiin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Guddiga doorashada K/G oo mar kale go’aan ka gaaray musharaxnimada Rooboow Sheekh Mukhtaar Rooobow Cali Abuu Mansuur ayaa maanta mar kale la guddoonsiiyey shahaadada musharaxnimada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo doorashadiisa ay dhaceyso shanta December. Waa markii labaad ee guddiga doorashada Koonfur Galbeed ay shahaadada siisyaan Roobow, ayada oo guddigii hore ee is-casilay uu beddelay guddi cusub oo qasab ka dhigay in mar kale shahaadada la qaato. Shahaadada la siiyey Roobow ayaa timid kadib markii guddiga go’aamiyeeen inuu xaq u leeyahay inuu doorashada ka qeyb galo, islamarkaana diideen tallaabooyin ay dowladda federaalka dooneysay inay Roobow uga reebto doorashada. Tallaabadan ayaa imaneysa ayada oo guddiga doorashadda maamulka Koonfur Galbeed caddaadis ballaaran lagu sarayey in ay doorashadda ka reebaan Saddex Musharax oo uu ka mid yahay Roobow. Xubanaha kale ee la rabay in doorashada laga saaro ayaa ah, Xuseen Cismaan Xuseen, taliyihii hore ee NISA iyo Aadan Saransoor. Sidoo kale Saransoor ayaa isna maanta la siiyey shahaadada musharaxnimo. Tallaabadan ayaa dhabar jab ku noqoneysa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, oo si gaar ah uga cabsi qabto Mukhaatr Roobow, iskuna dayeysay inuusan tartamin. Dowladda federaalka ayaa waxaa ka go’neyd inay tallaabo kasta u qaaddo sidii ay ku xaqiijin lahayd in musharaxa ay wadato ee Cabdicasiis Lafta-gareen uusan la kulmin loolan adag, oo looga adkaan karo. Dowladda ayaa la sheegay inay guddiga ku qasabtay in shuruudaha doorashada lagu soo daro qodobo la rumeysan yahay in Mukhtaar Roobow iyo xubnaha kale aysan buuxin karin, si ay doorashada uga haraan, taasi oo lagu gacan seeray. Xigasho -
The reason I am calling it original guulwade is because Siyaad Barre's uniform. Guulwadiyaasha that was created during Kacaanka dareeskooda ayaa saas ahaa. Rabi ha u wada raxmado marxuumiinta meesha ka muuqdo - Sheegoow Bishaaro (midigta), C/rashiid Cali Sharmaarke (dhexda) iyo Maxamed Siyaad Barre (bidixda). Qofka dharka cad Maxamed Abshir u egyahay.
-
Mukhtar Roobow being groomed to replace Sharif Sakiin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Doorashada Madaxweynaha KGS Oo Mar Kale Dib Loo Dhigay Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa markale soo saaray Jadwalka doorsahada Madaxweynaha,iyada oo waqtigii loogu talo galay ay dib uga dhacday. Kulan ay Magalada Baydhabo ku yeesheen Guddiga doorashada Madaxweynaha KGS ayaa waxa ay soo saareen jadwal Cusub oo ah habraaca doorashada. Guddiga ayaa waxa ay sheegeen in 26 Bishaan oo ku beegan Maalinta Sabtida ah ay bilaabi doonto diiwaangelinta musharixiinta,isla markaana ay ku egtahay 27 Bishaan. Sidoo kale 27 Bishaan ayaa Gudiga waxaa lasiin doonaa tababar ku saabsan doorashada,halka 1-da Bisha soo socota ee December ay guddiga yeelan doonaan kulan is-xog wareysi ah. 2-da ilaa 3-da December ayaa musharixiinta waxaa fursad loo siin doonaa in Xildhibaanada ay kahor-jeediyaan khudbahooda ku aadan waxyaabaha uu mid walba qbaan doono hadii la doorto. Gababadii 5 Bisha December ayaa loo qorsheeyay inay dhacdo doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somaaliya. Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa ah mid xasaasi ah,taa soo aad ka dareemeyso in uu jiro muran ku saabsan waqtiga rasmiga ah ay dhaceyso iyo qaabka loo wajahayo,waxaana wlei jirta in Dowladda Federaalka lagu eedeynayo inay faragelin ku heyso doorashada. Xigasho -
Mukhtar Roobow being groomed to replace Sharif Sakiin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Madoobe oo ka digay arrin la sheegay in DF ay ka waddo BAYDHABO Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur “Aadan Madoobe” ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka jirta deegaanada Koofur Galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo oo dhawaan doorasho ay ka dhaceyso. Xildhibaan Aadan Madoobe , ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay faragelin toos ah ku leedahay doorashada Koofur Galbeed, waxaana uu ka digay in haddii faragelinta sii socoto aysan halkaasi ka dhici doonin wax lagu wada qanacsan yahay. Sidoo kale wuxuu sheegay in Shacabka Koofur Galbeed ay yihiin kuwo dulqaadan badan oo aan dooneyn in wax lagu qasbay ay hogaamiyaan, taasina ay caqabad noqon doonto haddii ay dhacdo. Isaga iyo xildhibaano kale ayaa magaalada Baydhabo ku sugnaa muddooyinkii ugu dambeeyay, waxaana marar badan ay dhaliileen hanaanka dowladda Soomaaliya ay wax u wado. Xildhibaanka ayaa sidoo kale ka digay in musharixiin gaar ah laga hor istaago inay tartamaan, waana cadaadiska ugu weyn ee saarnaa guddiga doorashada maamulka Koofur Galbeed. “Waxaan dareemeynaa jajuub, Soomaaliya Jajuub kama soconayo, dastuur ayaa jira oo lagu heshiiyay, dhibaato in halkaan laga abuurana ma dooneyno, Shacabka waxay rabaan ayaa halkaan ka soconayo, kama socon doonaan waxa dowladda rabto”ayuu yiri Aadan Madoobe. Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, waxaa ka socdo ololihii ugu dambeeyay ee doorashada Koofur Galbeed oo lagu balansan yahay 5 Bisha soo socoto ee December. Xigasho -
Mukhtar Roobow being groomed to replace Sharif Sakiin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Rooboow iyo laba musharax oo kale oo la rabo in laga reebo doorashada K/G iyo beeshiisa oo dhaaratay Saacaddihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar kala duwan oo sheegayay in Guddiga doorashadda maamulka Koonfur Galbeed caddaadis ballaaran lagu sarayo in ay doorashadda ka reebaan Saddex Musharax oo ka mid ah musharaxiinta xilka madaxtinimada maamulkaas. Xubno ka tirsan Guddiga ayaa xaqiijiyay in Guddiga Caddaadis lagu saarayo in ay doorashada ka reebaan Musharaxiinta kala ah Xuseen Cismaan Xuseen talihii hore ee NISA, Aadan Saransoor iyo Sheekh Mukhtaar Roobow. Dhammaan xubnahan ayaa waxaa kasoo horjeeda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, waana taas sababta ay doorashada mar walba dib ugu dhaceyso, sida ay ilo xog ogaal ah ay u sheegeen Caasimada Online. Sida aan xogta ku helnay, dowladda federaalka ayaa si gaar ah uga cabsi qabto Mukhaatr Roobow iyo Xuseen Cusmaan, oo ay u aragto inay guul ka gaari karaan doorashada. Dowladda federaalka ayaa waxaa ka go’an inay tallaabo kasta u qaaddo sidii ay ku xaqiijin lahayd in musharaxa ay wadato ee Cabdicasiis Lafta-gareen uusan la kulmin loolan ada, oo looga adkaan karo. Dowladda ayaa la sheegay inay guddiga ku qasabtay in shuruudaha doorashada lagu soo daro qodobo la rumeysan yahay in Mukhtaar Roobow iyo xubnaha kale aysan buuxin karin, si ay doorashada uga haraan, taasi oo lagu gacan seeray. Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed ayaa ka digay in arrintan ay abuuri karta xiisad siyaasadeed oo hogaamisa dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed, ayada oo beesha Leesaan ee uu kasoo jeeda Roobow, islamarkaana ah beesha ku xooggan Baydhaba ay wacad ku martay inaysan dhici doonin doorasho uusan qeyb ka ahayn Roobow. Xigasho -
Kamoon, widaay. Waa beed aan raad lahayn waxaan. Baddeena Soomaaliya xadkeeda muran kama taagneen until Dalmar's adeer, the corrupt C/raxmaan C/shakuur, was paid some pity dollars by Kiikuuyada by saying there is maritime 'dispute' between Kiikuuyada iyo Soomaaliya and signing the bogus memorandum of understanding in 2009. If there ever was a maritime dispute, it should have been into NFD seas, not Jubbooyinka area. Some pro-isbaaro groups - Mahad Salaad, Daahir Calasoow, Axmed Fiqi, Odawaa, C/raxmaan C/shakuur and SOL's own Dalmar are keen members of - want Soomaaliya inay iska ahaato see ahaan jirtay in '90s and '00s, and do as they please. Sheekadaas ma soconeyso. No isbaaro, no hanti iyo maal dadoow xoog ku heysasho, no deegaan kale xoog ku qabsasho, no maati wax galabsan la iska xasuuqo. There are consequences now, laws being enforced, ooya ama cabaada reero pro-isbaaro.
-
Soomaalida gacan iyo lugba waa u taagay. Shirkad walba - ha weynaato ama ha yaraatee - madaxa ayee la galaayaan when it comes to our diin, in unity. How many shirkado isqabsadeen in the last 15 years in Mareykanka, and won many of those cases. Dadka kale Muslimiinta ku nool Mareykanka kuma arkeysid isad adkeyntaan, xataa haddee nus qarni ama qarni meesha ku noolaayeen.
-
Somali Workers in Minnesota Force Amazon to Negotiate Soon after Hibaq Mohamed immigrated to Minneapolis from Kenya, where she had been living as a refugee, in 2016 she got a job at a new Amazon warehouse near the city. At first, she enjoyed packing boxes for delivery to consumers. But over time, she said, Amazon requiredher and her co-workers to pack at a faster rate, at least 230 items an hour, up from 160. Ms. Mohamed, who is Muslim, said that Amazon let her take paid breaks to pray, as required by state law, but that her managers had told her that she still needed to keep pace. “There is just pressure,” Ms. Mohamed, 24, said. “The people they don’t fire worry one day they will be fired.” Ms. Mohamed and scores of East African colleagues, many of them, like her, born in Somalia, responded in an unusual way for Amazon workers: They organized to complain. Now, tied together by a close cultural connection and empowered by a tight labor market, they appear to be the first known group in the United States to get Amazon management to negotiate. After modest protests over the summer, the workers have had two private meetings with management in recent months. Labor organizers and researchers said they were not aware of Amazon coming to the table previously in the United States amid pressure from workers, even for private discussions. Last week, Amazon offered somecompromises at its facilities in the Minneapolis area. The company said it would require a general manager and a Somali-speaking manager to agree on any firings related to productivity rates, designate a manager to respond to individual complaints within five days and meet with workers quarterly. By Saturday night, though, a group of about 40 workers had decided the compromises were insufficient, with a primary concern being the pace at which they are expected to work. They voted to stage a large protest and walkout on Dec. 14, in the thick of the holiday season. “Each community is a little different, and in each one, we work to ensure our employees have a great experience with the most important element being our direct connection to our employees,” Amazon said in a statement. Ashley Robinson, a company spokeswoman, added that the company did not see its work with the East African workers as a negotiation but rather as a form of community engagement similar to its outreach efforts with veterans and lesbian, gay, bisexual and transgender employees. To workers, the formal meetings were the result of more than a year of organizing by the Awood Center, a nonprofit focused on helping East African workers. “Nobody would assume a Muslim worker, with limited language skills, in the middle of Minnesota can be a leader in a viable fight against one of the biggest employers in the world and bring them to the table,” said Abdirahman Muse, Awood’s executive director. Amazon has sought to squeeze more profit out of its operations as growth slows. Brian Olsavsky, the company’s finance chief, told investors in October that “getting better efficiencies” from operations was a corporate priority. The company now has more than 110 so-called fulfillment centers across the country, and other outposts that handle logistics. Each is like a mini-city, as another company spokeswoman once described them, with a unique culture and demographics. Amazon opened a warehouse the size of 20 football fields in the suburb of Shakopee in 2016. It needed more than 1,000 workers to operate it, and the local unemployment rate was around 3.5 percent. That left the company with a limited labor pool to hire from. Immigrants make up a growing share of Minnesota’s work force, particularly in low-skilled jobs. Somali refugees began resettling in the area in the 1990s, fleeing the country’s growing violence and civil war. More than46,000 Somali-born residents and their children live in the state. About four out of five live at or near the poverty level. Amazon recruited East African immigrants heavily with local advertisements and billboards. Hundreds signed up through the Confederation of Somali Community, a nonprofit. For a while, Amazon ran buses to Shakopee from the Minneapolis neighborhood of Cedar-Riverside, known as LittleMogadishu, and the company has spaces at local warehouses dedicated to prayer and the ritual washing custom in Islam. Sixty percent of Amazon’s 3,000 workers in the region are East African, Awood estimates, but the group has found only one manager who speaks Somali. Amazon said that the number of East Africans was notably lower, and that four of its managers in the area spoke Somali. For one of the meetings with workers, in September, Amazon flew in from Texas a Muslim manager who works onaccommodating Islamic practices. He wasoriginally from Libya. Safia Ahmed Ibrahim, 52, said that in Somalia, she worked for American and United Nations aid groups before fleeing to a refugee camp in Ethiopia. She was hired to work at an Amazon sorting facility in 2016. “I worked hard, and I got employee of the month,” she said. It was the first time she really loved a job, she said, and she remains impressed by the business built by Jeff Bezos, Amazon’s founder. But after Ms. Ibrahim returned from breast cancer treatment, a new manager scolded her for working slowly, she said. She felt the manager did not see her as a woman who had worked for aid groups, overcome breast cancer and raised a daughter who got into medical school just five years after arriving in the United States. Instead, she said, the new manager saw her as a worker who, on one particular day, was slow. A white co-worker stood up for Ms. Ibrahim, she said, and the manager apologized. “The new managers are like military — they don’t give you respect,” Ms. Ibrahim said. “At the beginning, I was paying attention to Awood, but finally the pressure they were talking about became the reality that I see every day.” Awood said it had connected with hundreds of workers at the Shakopee warehouse and nearby facilities, with support from local mosques and community leaders. It shares space with the Minnesota chapter of the Council on American-Islamic Relations at a Lutheran church and has political allies. Ilhan Omar, elected this month as one of the first two Muslim women to serve in Congress, has attended an Awood event, as has her fellow Democrat Tim Walz, the incoming governor. Awood has four employees and is financed by grants and the Service Employees International Union, Mr. Muse said. A Somali immigrant himself, Mr. Muse worked for the union organizing home health aides and then as a senior policy aide for the former mayorof Minneapolis before joining Awood this year. By the time he arrived, many recent immigrants were already connecting with one another as Amazon workers because of the company’s initial recruitment campaign and coordinated transportation. Workers talked about Awood during breaks and car pools. They have a WhatsApp text message group and have held several smaller actions to build awareness of their organizing and concerns. After workers at one of the facilities near Minneapolisplanned to wear light blue, the color of the Somali flag, on the same day, Amazon said it would build a dedicated prayer space there. When Amazon’s annual Prime Day shopping event coincided with Ramadan, they held a protest seeking lighter workloads during the fast. “One thing to know about our community — we talk a lot on the phone and chat over coffee,” Mr. Muse said. “That makes organizing easier.” Awood has also found leverage in the number of East African workers and the time of year. “Because there is such a density in that work force, at this stage in the game, Amazon would have a very difficult time replacing that many workers, particularly at this peak season,” said Beth Gutelius, a researcher at the University of Illinois at Chicago with a focus on warehouses. Mr. Muse said Awood’s goal was not to unionize. No unions represent Amazon workers in the United States, although a group is trying to organize employees at Whole Foods, which Amazon owns. Brishen Rogers, a labor law professor at Temple University in Philadelphia, said union-organizing drives were long and grueling, coming down to a yes-or-no vote. Oftentimes, Professor Rogers said,worker centers like Awood that organize along affinity lines of culture or religion can force change. “It is a perfectly legitimate way for workers to exercise collective voice in the work force,” he said. Khadra Kassim, 31, was three months pregnant when she went to work for Amazon in 2017. After lifting a heavy box in the summer heat, she grew faint and fell down. She was bleeding and, fearing a miscarriage, went to Amazon’s in-house medical clinic. There, she said, staff members said they could not help her and did not offer to call an ambulance or her family. She had hoped for at least some compassionate treatment. Amazon does not comment on individual cases, Ms. Robinson, the company spokeswoman, said. But she said the company worked to reduce safety risks, had climate-controlled warehouses and accommodated medical needs. Ms. Kassim spent several months of unpaid leave on bed rest, and gave birth to a healthy girl in December. When she returned to work, co-workers told her that something had changed while she was gone: Awood had begun organizing. “I said, ‘I’m in,’” she recalled. “‘I want to get my rights.’” New York Times
-
Jawaari Oo Ka Degay Baydhabo (SAWIRRO)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Deeq A.'s topic in Politics
Ahahaha. Ninkii damcay inuu si 'official' ah Soomaali Galbeed u siiyo the same Xabashis markuu Jigjiga iska xaadariyey, Ileeyna ku amaanay isla goobtaas. -
Jawaari Oo Ka Degay Baydhabo (SAWIRRO)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Deeq A.'s topic in Politics
Mucaaradkii dowladda dhexe wey isbaheysanoyaan, I guess. Berina yaa ogaado Xasan Sh. Maxamuud Baydhabo iska xaadirin doono. Will they have one candidate behind them against Laftagareen? Waala arki doonaa