Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,519
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Waraaboow ayaa ku dhacay Dhurwaagii xumaa Soomaali naceyb lagu ogaa. He is accusing dowladda dhexe inay baabi'ineyso ama ciribtireyso 'isirka' ummada Soomaaliyeed because of xiriirka Eritareeya iyo maamulka Xabashada la wanaajiyo. He also accused dowladda dhexe inay dekadihii dalka Itoobiya siisay. Oh, the irony. Isma oga markuu shalay lahaa, 'Wiilka Adisababa ku dhashay ayaa iga xiga kan Xamar ku dhashay.' Dekedii Berberana markii la damcay Xabashada iyo Imaaraadka shaarbaha weyn la siiyo gabi ahaanteeda wuu ku faraxsanaa. Maanta uu iska dhigaayaa qof danaha Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed u hadlaayo. He seems like he wants his Xabashi master to come back to him and misses them desperately. Markuu afkiisa baas furtaba iyaguu soo qaadaa. He is so desperate for Xabashi connection, he would support anything, even including the failed mooshin by dowladdiid and pro-isbaaro groups.
  2. Waa runtaa, Che. Waxaan waxaa ka faa'ideystay qalalaase-doonka, the usual suspects dowladdiidka ah, by sensing the frustration of xildhibaannada Koonfur Galbeed ka socdo against dowladda dhexe about arrinta xulashada/doorashada Koonfur Galbeed, ka koow yahayna guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Mursal. If dowladda dhexe dhex dhexaad caadi ah ka ahaan lahayd, qofna ayna la safan and let Rooboow be a candidate, the qalalaase-doon xildhibaan ku sheegyaasha ku jiro baarlamaanka would not even get an opportunity like this. So, dowladda dhexe must address this and sooner the better.
  3. Meanwhile, the indefatigable minister saving the nation and country from pro-isbaaro groups oo xaaraan ay ku koreen ma'ahee wax kale aanan aqoon:
  4. So are danjiriyaasha ka socdo dalalka Turkiga iyo Suudaan sidoo kale waraaqahooda aqoonsiga laga guddoomay: Horaa loo soconayaa - onward and forward, qalalaaso-doon looma hakanaayo.
  5. Daljiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiyo Norwey oo warqadda aqoonsiga laga guddoomay:
  6. The so-called 'mooshin' failed miserably before it even began. Those xildhibaanno laga been abuurtay should seek legal advise and sue the heck out of them kuwa ka been abuurtay magacyadooda iyo saxiixooda. Pro-isbaaro and qalaalaso-doon mafia failed miserably once again. ____________________ Mooshinkii xilqaadista Farmaajo oo jabay markii 14 xildhibaan laga been sheegay Xafiiska Xoghayaha Golaha Shacabka Mudane Cabdikariim Xaaji Cabdi Buux ayaa warqad uu soo saaray ku sheegay in mooshinkii laga keenay Madaxweynaha Jamhuuriyadda uusan ansax ahayn maadaama uusan helin tiradii loogu talagalay inuu ansax ku noqdo. Mudane Buux ayaa intaas ku daray in Hindisaha XIl ka qaadista Madaxweynaha uusan buuxin shuruudaha ku cad qodobka 92aad ee Dastuurka Farqadiisa 2aad oo dhigaysa in Hindisaha Xil ka qaadista Madaxweynaha uu ansax ku noqonayo marka ay soo gudbiyaan 1/3 (saddex meelood meel). Warqaddan oo ay nuqul kamid ah heshay Caasimadda Online ayaa lagu caddeeyay in mooshinkaasi uusan haysan shuruudihii lagu qaban lahaa. Xigasho
  7. There are now more than a dozen xildhibaannoo lagu been abuurtay in the failed motion, now the list being around 70, failing to meet the quorum of 90 minimum. More xildhibaano laga been abuurtay magacyadooda iyo saxiixooda:
  8. The Stockholm sydrome sufferer creature polluted the air of this thread from the sewage dwelling place of its. War Saalaxoow, I told you before that this wretched secessionist kabaha iyo jaadka uu Muuse Muqayil u qaado wey ku filnaan weysay, for the creature wants to please Muuse Muqayil ever so more.
  9. Barely a month after his resignation and candidacy, Shariif Xasan Sh. Aaden is back in the political scene of Soomaaliya. Back, but not visible, but politically orchestrating from Nayroobi. I thought Shariifka would at least stay away for the next three to four months. Alas. It is about this so-called 'mooshin' against madaxweynaha, which failed before it even took a first step. The required 90 xildhibaano xataa wey heli waayeen, at first claiming they had enough xildhibaanno (92) to bring the mooshin forth, but they used some poor unaware xildhibaanno's names and forged their signatures on the list. Three of those xildhibaano - Idiris Cabdi Dhaqtar, Sheekh Shaacir iyo Huda Axmed Cali - already called in laga been abuurtay, so the con list, if we believed at all, falls back to 89 xildhibaanno, short of the requisited 90 xildhibaanno. Back to Shariifka. He sensed that he smelled an opportunity that arrived, for him, sooner than he realized. He had seen the disgruntled Koonfur Galbeed xildhibaanno against dowladda dhexe about faragalinta doorashada Koonfur Galbeed. Opportunity also brought into his plate the friction between guddoomiyaha baarlamaanka iyo madaxda kale dalka. The usual pro-isbaaro qalalaaso-doon groups were there already, sensing they too had an opportunity. Enters Shariifka and gathers them together to bring forth a so-called mooshin meel uu socdo iyo ka socdo la aqoon - claiming to be about Qalbidhagax, about xiriirka Eritareeya, about whatnot. Maxkamadii xeerka sare ee qaran (constitutional court) qaban lahayd wali maba dhisno xataa, neither do they even have close to the numbers needed - two thirds of labada aqal. Waa jahwareer Soomaaliya iyo Soomaalida lagu wareerinaayo. It will fail, as many before it failed. It is just waqti dhumis ayee wadaan kaliya, which is very unfortunate.
  10. Daahir, goormaa 'big supporter of Farmaajo' noqday? I have never ever supported a political figure - shaqsi gaar ah - in my life. I firmly support what I consider to be rigid, uncompromising ideas, and whoever espouses and promulgates those ideas has my unyielding support. Those ideas are: Soomaalinimo, midnimada ummadda Soomaaliyeed meel walba ay joogaan iyo midnimada dalka Soomaaliya oo madaxbannaan. Dowladaan hadda jirto waa the best soo maray Soomaaliya post-civil war, taasna waa run. Waxyaabo la taaban karo ayee qabatay and, of course, committed some political mistakes, chief among them being dhiibistii Qalbidhagax, even if the leadership were not aware of it, as some claim.
  11. After spending a considerable and reflective time spent in cold climates of Minnesota lately by both barfasoorada and increasingly becoming despairing men, one recently wrote a harsh article, lambasting and castigating Muuse Muqayil's incompetency. __________________________ Samatar oo weerar culus ku qaaday Muuse Bixii kadib markuu waayey siduu rabay Proffesor Axmed Ismaaciil Samatar, oo ka mid ah xisbiga KULMIYE, qayb weyna ka qaatay ololihii uu Madaxweyne Muuse Biixi u galay doorashadii kal hore Somaliland ka dhacday, ayaa si adag u dhaliilay qaabka uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u soo dhisay xukuumadiisa, waxaanu ku eedeeyay inuu ka baxay wixii la isku ogaa oo ahaa inuu soo dhiso xukuumad kooban, taas bedelkeedna wuxuu sheegay in Madaxweynuhu dib ugu laabtay aragti uu sheegay inay gabowday oo ah in la buun-buuniyo magacaabista. Ustaad Samatar, oo degen dalka Maraykanka oo uu ka yahay macalin jaamacadaha dalkaas ka dhiga xidhiidhka caalamiga ah, wuxuu qoray maqaal dheer oo uu kaga hadlay isbedelada gobalka Geeska Afrika ka socda iyo qaybta Somaliland. Wuxuu Axmed Ismaaciil Samatar, ka sokow isbedelada uu waddo Dr. Abiy Axmed ka hadlay xaaladda Somaliland iyo hoggaaminta Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Professor Samatar, wuxuu ka hadlay doorashadii Somaliland iyo guushii xisbiga KULMIYE, waxaanu sheegay in guushaas KULMIYE ka gaadhay doorashadaas kal hore iyo farxadii taageerayaashiisa hadhaysay ay u muuqato mid cimrigeedu soo koobnaanayo. Wuxuu sheegay in dareenka rajada sare lahaa ee la qabay ay ku salaysnayd shanti tiir ee lagu saleeyay ololihii xisbiga KULMIYE “oo kala ah” ayuu yidhi “Xoojinta is haysashada bulshada, dhaqaajinta korriin dhaqaale oo ay la socoto ilaalinta deegaanka, dib u dhiska hay’adaha waxbarasho, wax ka qabashada caafimaadka dadwaynaha, iyo dib u cusboonaysiinta xidhiidhka caalamiga ah—- wuu uumi baxayaa.” Ayuu yidhi qoraalka Samatar. “Sidaasdarteed” ayuu ku yidhi Macalinku qoraalkiisa, “Waxa cad in dhamaan dadku ay galeen waxa ay u yaqaaniin reer Somaliland Amakaag iyo yaab.” Professor Axmed Ismaaciil Samatar, isagoo soo bandhigaya qodobada shacabka ku keenay warwarka waxa uu tiriyay qodobadan. Madaxweyne Biixi weli ma’ uu fulin aragtidii la isku ogaa soo ee jiidatay inta badan ee dadka u codeeyey, taas oo mid ka mid ahi ay ku dhisnayd in la sameeyo caddaalad ballaadhan, sinnaan jinsi iyo isir, iyo xilgudasho aad u heersarraysa, arrimahaas oo ah kuwii loo ballan qaaday Somaliland. Dhismaha golihiisa wasiirradu waxa uu burinayaa ballanqaadkii ololaha ee soo noqnoqday oo ahaa in uu soo magacaabi doono haween iyo rag ah dadka aqoontoodu sarrrayso ah. Waxaa intaas dheer, in uu ka baxay wixii la isku ogaa oo ahaa in xukuumadda la soo dhisayaa ay ugu badnaan ku xadaysnaato labaatan wasaaradood. Runtii, Biixi waxa uu si degdeg ah dib ugu gurtay hannaankii guunka ahaa ee ceebaysnaa, ee ahaa in la buunbuuniyo magacaabista, (32 Wasiir iyo wasiir ku xigeen), iyo isu dheellitirnaan la’aantii caddaanka ahayd ee bulshada, taas oo illaa u eexanaysay beesha dhexe. (22 iyo 10 iyo gabadh keliya oo wasiir buuxa ah). Marka la eego calool xumadii weynayd ee ku xeernayd arrinta u xaqsoorka, waxa ay u muuqataa in ay munaasab tahay in aynu dib u eegno aragtidii uu qabay, Michael Ignetieff (Waa siyaasi hore iyo qoraa u dhashay Kanada) “Wada noolaanshiyaha isirka kala duwan, meel kastaba ha ku noolaado ee waxa uu k uxidhan yahayisu dheellitirnaanta awoodaha. Isirrada laga tirada badan yahayna, waxa ay nabad kula noolaan karaan isirka tirada badan, inta ay kuwa tirada badani, aanay badnaantaas u isticmaalayn in ay hay’adaha dawladda ka dhigtaan qalab u daneeya isirka. Biixi waxa uu si u bogis mudan, oo go’aan adayg ah u yareeyey musuqii fadeexadda ahaa ee dakhliga dawladda lagu samaynayey, gaar ahaan ay wadeen masuuliyiinta sare ee dawladdu. Si kastaba ha ahaato ee, raadka ka dhashay koritaan la’aanta dhaqaale, sicir bararka, qiima dhaca lacagta Somaliland, heerka aadka u khatarta badan ee shaqo la’aanta dhalinyaradu maraysaa waxa ay ifafaale fool xun u tahay dhaqaale la’aanta mustaqbalka ka soo muuqda. Abaaraha isdaba joogga ah, iyo engaga dhulkii ku dhacay, waxa uu Somaliland ku keenay in dad aad u tiro badan oo ah dadkii baadiyuhu ay u soo guuraan magaalooyinka waaweyn ee tirada yar. Xukuumadda Biixi waxa ay ku sii socotaa, jidkii bilaa xikmadda ahaa, qorshe xumidii, shaqaale liidashadii, iyo hannaankii sida bakhaylnimada ah loo maalgelinayey ee arrimaha dibadda. Taas oo ah xanuunka hayey xidhiidhka ay Somaliland dunida la samaynaysay tan iyo markii ay dib u dhalatay, 27 sano ka hor. Inkasta oo ay deriskeeda iyo meelaha ka sii durugsanba ka socdaan isbedello yaab leh oo isa soo tarayaa, haddana Somaliland waxa ay ku jirtaa xaalad lignaan iyo qaangaadhinimo la’aan ah oo ka haysata dhinaca fahamka waxyaabaha adkeeyey aqoonsiga, iyo sida oo kale ka faa’iidaysiga, isbedellada Istaraatijiga ah ee socda. Ma jiro wax caddaynaya in wasaaradda waxbarashada iyo xitaa wasaaradda caafimaadka dadweynaha la siiyey mudnaantii sare iyo dib u habayntii ay mid kastaa gaarkeeda ugu baahnayd. Waxa ay dunida casriga ah oo dhami ka midaysantay aaminsanaanta ah in mudnaansiintan muhiimka ah ee labadan hay’adood ay aasaas u noqonayso soo saarista raasamaal dad oo tayadoodu aad u sarrayso. Labada xisbi mucaarad waxa ay noqdeen ma dhalays , waxa aanay u muuqdaan in aanay illaa imika awoodin in ay keenaan dhaliil lafagur iyo raynrayn abuuraysa oo rayid ah. waxaaba intaas sii dheer, xisbiga ugu weyn mucaaradka ee WADDANI oo helay boqolkiiba 43 tirada codadka guud, in uu weli ka dul barooranayo jabkii gaadhay. In ka badan sannad oo laga joogo doorashadii, WADDANI muu muujin wax calaamad ah oo muujinaya in uu yahay hay’ad siyaasadeed qaran oo awood leh – Kaas oo awood u leh in uu si adag u sii haysto taageerayaashiisa tirada badan, dibna u ceebtiro aragtidiisa ku aaddan Somaliland, si uu ugu guulaysto in uu muwaadiniin badan oo dheeraad ah dhinaciisa u soo jiido, isuguna diyaariyo tartanka soo socda. Xigasho
  12. Soomaalida now can get their visas from safaaradda Mareykanka in Muqdisho, albeit the travel ban in force, which could be a temporary ban, but might help those waiting family re-unification and sponsorship, which is not affected by the travel ban. No need to go to Nayroobi.
  13. Expectations high for Somalis in Minnesota after U.S. re-establishes permanent diplomatic ties After 27 years with no diplomatic presence, the move reflects perceived progress despite corruption, al-Shabab. Before reporting to the United States' diplomatic mission to Somalia last month, new U.S. Ambassador Donald Yamamoto paid a visit to members of Minnesota's vast diasporic community. Yamamoto's dialogue here has since taken on new meaning for Somali-Americans in Minnesota — home to the nation's largest Somali community — with news this week that the State Department is re-establishing a "permanent diplomatic presence" in the country for the first time in more than a quarter-century. "The community feels like we have been heard and we have been listened to," said Jibril Afyare, president of the Somali-American Citizens League, who helped facilitate Yamamoto's visit. The U.S. described the historic move as a reflection of Somalia's recent progress and an important step toward formalizing diplomatic engagement in Mogadishu, the country's capital, which hasn't had a U.S. embassy since the central government collapsed under the weight of civil war in 1991. Abdi Samatar, a University of Minnesota professor, credited an increased willingness among citizens to invest in improving Somalia's infrastructure for paving the way for a diplomatic move he described as positive and symbolic. Whether it ultimately proves substantive, Samatar said, remains to be seen. "Unless there is a seriousness in Mogadishu on the Somali side, this may come to naught in many ways," Samatar said. Corruption still plagues the government, Samatar said. Transparency International, a nongovernmental organization based in Germany, recently ranked Somalia worst among all countries in its Corruption Perceptions Index, citing "weak public institutions, internal conflict and deep instability." Continued al-Shabab threat Meanwhile, the al-Shabab terror group continues to wreak havoc through regular attacks along Mogadishu's principal thoroughfares. A truck bombing killed nearly 600 people last year in Somalia's deadliest-ever terror attack. No group officially claimed responsibility for the bombing, but officials have suspected a link to al-Shabab. Bringing that group under control and achieving a sense of stability will remain a top priority for Somalis abroad and for their relatives in Minnesota, Samatar said. "I just think the psychological boost for the community will be tremendous if Somalia comes back to be a normal country," Samatar said. Expectations already are high in Minnesota following the State Department's announcement Tuesday, said Democratic state Rep.-elect Mohamud Noor. "The road map, I think, depends on the people who are governing Somalia, but there is also a stake we can play in terms of ensuring that there is transparency and there is accountability," Noor said. Noor was elected last month to represent a state House district that is home to the Cedar-Riverside neighborhood, known for its large Somali population. Noor will replace U.S. Rep.-elect Ilhan Omar, who in January will become the first Somali-American sworn into Congress. Both Noor and Afyare said they looked forward to Omar giving the community a seat at the table at a time when diplomacy between the U.S. and Somalia appears ascendant. A force in Minnesota U.S. Sen. Amy Klobuchar, D-Minn., said in a statement that Minnesota's Somali community "has contributed so much to the cultural and economic vitality of our state." "While significant challenges remain toward achieving security and stability in Somalia, the reestablishment of a permanent diplomatic presence will strengthen our relationship with the Government of Somalia," Klobuchar said. Until recently, the U.S. ran its diplomatic mission out of neighboring Kenya. The U.S. has sought to re-establish its diplomatic presence in Somalia since 2015, two years after formally recognizing the country's new government. Afyare said that now that the U.S. has achieved that goal, Somalia has itself taken a step closer to becoming part of the international community. "Progress is something we are proud of," Afyare said. Xigasho
  14. State Department announces re-establishment of 'permanent diplomatic presence' in Somalia The US has re-established a permanent diplomatic presence in Somalia more than two decades after closing its embassy in Mogadishu, the State Department announced Tuesday. "This historic event reflects Somalia's progress in recent years and is another step forward in formalizing US diplomatic engagement in Mogadishu since recognizing the Federal Government of Somalia in 2013," department spokeswoman Heather Nauert said in a statement. The US closed its embassy in Mogadishu in January 1991 after the overthrow of the country's President. The US took steps in 2015 to re-establish diplomatic ties with Somalia by reopening its diplomatic mission but basing it in Kenya. President Donald Trump tapped Donald Yamamoto earlier this year to be the permanent US ambassador to Somalia, a nomination confirmed by the Senate in October. Nauert's statement on Tuesday said, "Yamamoto and his staff look forward" to working with the Somalian government. The East African nation has been a regular focus of US counter-terror efforts and has been subject to widespread famine in recent years. US military strikes in Somalia have targeted suspected fighters for Al-Shabaab, a militant group linked to al Qaeda, and ISIS. Just a day before the US said its diplomatic mission had been re-established, US Africa Command announced that US forces had conducted a strike that killed nine militants in Somalia. CNN
  15. US reopens 'permanent diplomatic mission' in Somalia Washington announces opening of its diplomatic facility nearly three decades after it closed its embassy in Mogadishu. The United States has re-established a permanent diplomatic presence in Somalia nearly three decades after it closed its Mogadishu embassy in January 1991, the State Department said. "This historic event reflects Somalia's progress in recent years and is another step forward in formalising US diplomatic engagement in Mogadishu since recognising the federal government of Somalia in 2013," State Department spokeswoman Heather Nauert said in a statement. "Our return demonstrates the United States's commitment to further advance stability, democracy, and economic development that are in the interest of both nations," Nauert added. The US diplomatic mission for Somalia in recent years has been attached to the US Embassy in Nairobi, Kenya. "Ambassador Donald Yamamoto and his team look forward to working closely with the people of the Somali federal government to strengthen our already strong bilateral relationship," Nauert said. The embassy was closed and American diplomats evacuated during the civil war in early January 1991 in the face of violence and the collapse of the Somali government. The Horn of Africa country has in recent years faced an uprising by the al-Qaeda-linked al-Shabab armed group, as well as famine and maritime piracy. While parts of the country are still plagued by violence, a degree of stability in the capital, Mogadishu, has drawn investment from Somalis at home and abroad. In September, the World Bank approved $80m in grants to Somalia to fund public finance reforms, the first disbursement to the country in 30 years. The US carries out periodic air attacks in Somalia in support of the UN-backed government and its fight against al-Shabab. The rebel group withdrew from Mogadishu in 2011, but it retains a strong presence in areas outside the capital. Aljasiira
  16. It is an old clip, Maakhiri. Secessionist are in a state of despair and hopelessness. They are also wretched and desolate, reduced to daydream about watching old clips of Xabashi worshipping with their endless marqaan sessions.
  17. War Che, dying secessionist maxaa saan ugu qarxisay. This is without a doubt one of the most backfired threads in SOL's history. Abiy Axmed Cali would be prime minister three months AFTER this. Kanaalkiina markaas la xiri doonaa. Is this how desperate the dying, wretched secessionists are now? All those desperations for eagerness for a simple meeting with Xabashi leader Axmed Cali? Eebboow.
  18. Camey: Aniga Xamar laygama soo dirin, Cabdiweli isagaa iga dhow Farmaajo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa diidday in dowladda federaalka ay door ku leedahay khilaafka ka taagan guddiga anisxinta iyo xallinta khilaafaadka Baarlamaanka Puntland, kaddib markii labo guddi oo iska soo horjeeda ay magacaabeen madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa. "Xamar nin ku xiran ma ahi , anigana ma ahi nin u socda dowladda federaalka oo jago ka raadsanaya ama wax ka doonaya, ee xamar umadda reer Puntland ayaa lagu jahwareerinaya," ayuu yiri Eng Camey oo inta raaciyay. "Cabdiweli toddobaadkii inta ay iswacaan isaga iyo Farmaajo xisaab maleh saacad walba ayay wada-hadlaan... Haddii cid lagu xaglinayo iyagaa saaxiib ah,iyagaa isxiga ,iyagaa ilaa Mareykanka wada socday". "Aniga arrimaha aan ka hadlo wadaniyada iyo Soomaali jacel ayaa igalisay," ayuu ku daray madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo warbaahinta gudaha ay waydiisay sababaha uu uga soo horjeesan jirey shirarkii uu hormuudka u ahaa Cabdiweli Gaas, ee madasha dowladgobolleedyada. Gabagabadii waxa uu sheegay in khilaafka taagan waxa kaliya ee lagu xallin karo ay tahay in laga wada hadlo magacaabiista guddiga ansixinta iyo xallinta khilaafaadka,iyadoo khilaafka ka taagan magacaabiista guddiga loo diiwaangaliyay markii ugu horreeysay oo Puntland madaxweyne iyo ku-xigeenkiisa ay magacaabaan labo guddi oo iska soo horjeeda. Xigasho
  19. Ciidamo Taageersan Mukhtaar Roobow oo gaadiid dagaal wata oo gudaha u galay magaalada Baydhaba iyo Cabsi laga qabo in… Sida ay noo xaqiijiyeen ilo u dhow dhow Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo haatan katirsan musharixiinta ugu cad cad doorashada koofur galbeed ayaa magaalada baydhabo soo geliyay ciidamo asaga tageersan. Ciidamadaan oo wato gadiidka dagaalka ayaa kasoo ruqaansaday degaano hore fariisin u ahaa halkaas kusugnayeen mudo aad u dheer. Imaatinka ciidamada Mukhtaar Rooboow magaalada Baydhabo ayaa la sheegayaa in Rooboow cabsi soo wajahday kasoo ku saabsan ciidamada lagu soo daad gureynaayo Baydhabo lagana soo diray magaalada Muqdisho. Rooboow ayaa kamid ah shaqsiyaadka sida aadka loogu saadaalinaayo in kusoo bixi donaan doorashada koofur galbeed madaama tageero xoogan ka heysto siyaasihiinta koofur galbeed iyo odayaasha dhaqanka. Labadii maalmood ugu danbeyse waxa baydhabo la daad gureynaaye ciidamo aad u farabadan kuwaasi oo diyaarad looga qaaday magaalada Muqdisho. Xigasho
  20. And ever more tightening. ____________________ Dowladda Soomaaliya oo cunaqabateyn socdaalka ah saareysa Somaliland Hay’adda Socdaaka iyo Jinsiyadaha Soomalaiya ayaa billowday in ay joojiso muwaadiniinta wata Baasaboorka Soomaaliga ah ee ay saaran tahay astaanta gelidda iyo kabixidda Somaliland (Entry & Exit stamp) kuwaas oo kabaxaya garoonka Muqdisho ama soo degaya garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa dhowr muwaadin ka qaadday Baasabooradoodii, iyada oo loo sheegay in ay sameystaan Baasaboor cusub. Ilo kudhow xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in uu jiro amar dowladeed oo ay fulineyso hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha kaas oo faraya in la mamnuuca astaan aan ahayn tan Jamhuuriyadda Soomaaliya oo gelid ama bixitaan ah in lagu dhufto ama la saaro Baasaboorka Soomaaliya. Sababta joojinta muwaadiniinta wata Baasaboorka Soomaliga ah ee ay saaran tahay astaanta gelidda iyo kabixidda Somaliland ayay sheegeen madax katirsan dowladda Soomaaliya in ay tahay in Dowladda Soomaaliya ay dhaqangelineysa sharciga Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo la sameeyey sanadkii 1962, kaas oo dalka oo dhan wadaquseeya islamraakana mamnuucaya in Baasaboorka Soomaaliya lagu dhufto Astaan gelid ama bixid oo waddanka dhexdiisa ah taas oo aan ahayn Astaanta Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya. Marka la fiiriyo sida uu u dhaqangalay amarka joojinta muwaadiniinta wata Baasaboorka Soomaliga ah ee ay saaran tahay astaanta gelidda iyo kabixidda Somaliland waxa muuqata in uu jiro amar degdeg ah oo la socda dib u habaynta iyo horumarin lagu sameynanyey todobaadkii tegey hannaanka bixinta Baasaboorka. Inta la ogyahay illaa hadda waxa uu amarka joojiinta muwaadiniinta wata Baasaboorka Soomaliga ah ee ay saaran tahay astaanta gelidda iyo kabixidda Somaliland saameeyey illaa 6 qof oo ka baxayey garoonka Muqdisho. Soo Wareejinta maamulka Hawada Soomaaliya Dadka lafagura Arrimaha socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa qaba in go’aanka lagu joojinayo muwaadiniinta wata Baasaboorka Soomaliga ah ee ay saaran tahay astaanta gelidda iyo kabixidda Somaliland ay sabab u tahay arrinta maamulka hawada Soomaaliya oo halkii laga maamulayey magaalada Nayrobi ee Kenya hadda laga maamulo magaalada Muqdisho sidaas awgeedna aanay hadda suuragal ahayn in hawada Soomaaliya ay adeegsadaan duulimaadyo aan fasax duulimaad ka haysan maamulka hawada Soomaaliya, taasina ay saameyn weyn ku leedahay duulimaadyada tegeya Hargeysa kuwaas oo fasax duulimaad uga baahan Muqdisho. Waxa kale oo jira oo isna saameyntiisa leh isbeddelka kadhacay geeska Afrika oo isna wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya siiyey awood badan oo aanay horay u lahayn sidaas oo kalana xukuumadda Soomaaliya u sameeyey xiriir hal weji ah oo ay dowladaha geesku kula dhaqmayaan Soomaaliya, taasna waxaa muujiyey Baaqii Baxardaar oo ay madaxda Itoobiya iyo Erateriya ku sheegeen in idnimada Soomaaliya ay tahay lama taabtaan. Safarkii dhowaan madaxweynaha Somaliland uu ku maray magaalooyin kamid ah gobolada Waqooyi waxa uu ku sheegey Madaxweyne Muuse Biixi hadallo adag iyo cannaan aan diblomaasi ahayn oo uu dusha uga tuuray madaxda Soomaaliya, waxaa dad badani qabaan in tani jawaab u tahay Dhaqanka gaashaanle sare Muusi Biixi Cabdi. Somaliland oo iskudeyeysa in ay ka go’do Soomaaliya kana baxdo Jamhuuriyadda Somaaliya ayaa wadda ololeheeda gooni isutaagga muddo 27 sano ah balse weli ma muuqato suurtagalnimada in go’idda Somaliland, waxaane lagayaabaa in hab-dhaqanka madaxda Soomaaliland uu waxbadan hortaagan yahay. Xigasho
  21. Muuse Muqayil is happy to see even a junior Reer Yurub diplomat for Soomaaliya, who forced him to issue the statement posted on above. ______________________ Madaxweynaha Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda midowga Yurub Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda midowga reer Yurub oo uu hoggaaminayo Ambassador Fulgencio Garrido oo ah ku xigeenka wakiilka midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya. Madaxweynaha iyo xubnaha wefdiga ah ee ka socday midowga Yurub, ayaa ka wada hadlay qodobo ay ka mid yihiin xoojinta Dimuqraaddiyadda Somaliland, wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya, isbedelada siyaasadeed ee geeska Afrika, iyo arrimo doora oo la xidhiidha horumarinta arrimaha bulshada. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa lagu sheegay in lagu soo hadal qaaday dhismaha wadada Berbera Corridor ee isku xidhi doonta Berbera iyo wajaale sidii ay kaalintooda uga qaadan lahaayeen midawga Yurub. Waxa kale oo kulankaasi lagaga wada hadlay qabsoomida doorashooyinka wakiilada iyo golayaasha deegaanka, isagoo Madaxweynuhu u sheegay weftiga in ay xukuumaddu dhinaceeda mar hore iska dhamaystirtay wixii looga baahnaa ee dhinaceeda ku xidhnaa. Sidoo kale waxa laga wada hadlay biyo balaadhinta magaalooyinka Hargeysa, Burco, Boorama, Ceerigaabo iyo Wajaale, waxaanay xubnaha weftigu madaxweynaha ku bogaadiyeen balan qaadkii uu madaxweynuhu u sameeyey biyo balaadhinta Caasimada ee dhamayd halka Milyan ee doolar ($1Milyan). “Waxa kulankaasi lagu soo qaaday wada hadaladii hore u dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya, sidii loo soo celin lahaa oo uu madaxweynuhu u sheegay xubnaha weftiga in ay Somaliland mar walba ka go’antahay inay hirgalaan wada hadaladu, balse ay Soomaaliya ka jeceshay hagar-daamada iyo Turan-turada qarannimada Somaliland oo ay ku foogan tahay, waxaanu sheegay madaxweynuhu in aanay Soomaaliya marnaba diyaar u ahayn in la furo wada hadalada labada dhinac.”ayaa lagu yidhi qoraalkaasi ka soo baxay xafiiska madaxweynaha. Xigasho
  22. Indeed, the noose is tightening ever more and the desperation is getting ever more dire for the wretched secessionists. ______________________ Madaxweyaha Somaliland oo badalay go’aankii uu horey kaga qaatay madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dib kaga laabtay go’aan uu horey uga qaatay dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaamiye Madaxweyne Farmaajo. Muuse Biixi ayaa 20-kii November kaga dhawaaqay magaalada Burco inaysan wadahadal la galeynin dowladda Soomaaliya ee Madaxweyne Farmaajo uu hogaamiyo, kadib cadaadis xoogan oo Somaliland soo wajahay. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in warsaxaafadeed laga soo saaray madaxtooyada Somaliland lagu shaaciyay in madaxweyne Muuse Biixi uu ka laabtay go’aankiisii hore ee wadahadalka la xiriiray. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Muuse Biixi ee Hargeysa ayaa lagu sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay wadahadal ay la gasho Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Arrinta isbadalka go’aanka Muuse Biixi ayaa la sheegayaa inay timid kadib markii shalay wafdi ka socdo midowga Yurub ay gaareen magaalada Hargeysa, iyaga oo halkaasi kula kulmay Muuse Biixi. War-saxaafadeedka kasoo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka caga jiideyso wadahadalka ay la galeyso Maamulka Somaliland. Xigasho _________________ Just a few short hours after meeting some junior diplomat from EU's office in Muqdisho ayaaba saan loogu cabsaday and the failed secessionists suddenly issue this statement.