Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,519
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. To a prostitute, the last client is always the best man. For dying secessionist desperate for relevancy, Eritareeya is now suddenly the man. Berina Kiikuuyada ayaa sugeynaa. No xishood whatsoever and never learning from their experiences with Xabashis and 'aabahooda' (to them) Ingiriiska ee caabudaan. Eniwey, qof Nacnac la dhaho kii warkiisa dhageysta ka daranba.
  2. CNN back to their old trickery. It was just last month when they were hosting Bernie Sanders town hall that CNN tried to pretend that the folks in the audience who asked him the questions were average janes and joes from Mareykanka. It turned out some of them were from Kamala Harris campaign, plus Hillary Clinton old operatives during last campaign. CNN did not disclose this.
  3. What is the accusation? I can't watch the clip, plus my Carabi needs to be dusted off.
  4. Saalax, of course, Reer Eritareeya got a permission from dowladda dhexe. Heck, even their flight got permission from aviation authorities in Muqdisho to enter Soomaaliya's airspace. Do you honestly think Eritareeya officials would go to Waqooyiga without an explicit go-ahead from dowladda dhexe? No way. Wafdiga Eritareeya might not even have told the secessionists who was coming for security reasons, I guess, hence the dude in the clip found it surprising.
  5. Cumar Jamaal iyo wuxuu yahay waa lala socdaa, laakiin kan kale muxuu ahaa.
  6. Sax, Saalax. You will ever hardly find a Xabashi who uses a Soomaali business. For example, xawaaladaha, xataa Dahabshiil, you can find other communities like South Sudanese, Kenyaatiga and Oromos using it, but never a Xabashi (and Tigreys). Marka iyagoo dhulkeena heysto sababtaa shilinkeena ugu daraayo maxee tahay. This airline, like others, really make a considerable profits from Soomaali diaspora. Heck, even diyaaradda dhacday, which was on a short trip within Bariga Afrika, had more Soomaali passengers than Xabashi if you exclude the crew. You can imagine those flights that go to North America and Yurub, which would have more Soomaali diaspora than any Xabashis. We are people geedi socod badan, dhoof badan, dalmar wada ah, unlike other communities in Afrika. Compared to our population, we damn travel a lot more than those tens of millions of other communites. So, we urgently need a national airline back on air, the sooner the better. For a start, Jubba and Daallo should formally merge with one name and modernized fleet, instead of the current code-sharing state and old airplanes, as the power providers did in Muqdisho iyo nawaaxigeeda. They merged, si heersare ayeena shaqeeyaan, investing heavily infrastructures.
  7. This Cumar Jamaal character, I remember him being a very fierce C/llaahi Yuusuf mouthpiece in mid 2000s to late '00s. Now, what is he is up to? Is being groomed by the anti-Ilhaan groups to primary her? He thinks they care about him by badmouthing our sister and going to an international media like CNN? And the other dude, who is he exactly? These Muslim and Jewish community leaders are united in frustration at Ilhan Omar's comments Minneapolis - (CNN) - Rep. Ilhan Omar's controversial comments about Israel and Jews have driven a wedge through her Democratic Party in Congress. But in her home district in Minnesota, her words are bringing some Jewish and Muslim activists, constituents and leaders together ... in denunciation. Omar Jamal, Steve Hunegs, Mohamed Ahmed and Avi Olitzky agree on the characterization of language Omar used. When Omar talked about Israel "hypnotizing" the world, they said it was anti-Semitic. When she said American support for Israel was "all about the Benjamins baby," referring to $100 notes, they said it was anti-Semitic. And when she questioned whether American lawmakers and lobbyists had loyalty to Israel, they said it was anti-Semitic. Local leaders want her to understand why her words were causing so much pain. Omar's office did not respond to a request for comment on this story. "I don't think we were looking into her heart and accusing her of being an anti-Semite," said Hunegs, who is the executive director of the Jewish Community Relations Council of Minnesota and the Dakotas (JCRC). Hunegs was one of several faith leaders who met recently with Omar, the first Somali-American representative in Congress and one of two Muslim women elected last year. "We wanted to show her how what she had said was consistent with the statements of anti-Semites and anti-Semitism over time," Hunegs said. Olitzky, a senior rabbi, said he was contacted by some of his many congregants alarmed at what they had heard and read from Omar, and also had the opportunity to address it with her. "Congresswoman Omar shared with me that she understood our pain and listened to that pain. But then the tweets continued and the comments continued," he said. Both he and Hunegs said they had been approached by local Muslims, including Somalis, asking how they could help their Jewish neighbors in Minneapolis. "We can reinforce the good relationships that already exist, because in a sense people are kind of sick and tired of it and they want to move forward and find ways to work together," Hunegs said. Jamal said the excitement of Omar's election was "beyond imagination" for him and other Somalis and Somali refugees who had fled to America. But what has happened since has been disappointing. "(When you are elected,) you're supposed to bring people together, you're supposed to create a sense of unity instead of farther dividing them and pitting one group against the other," Jamal said. Ahmed dismissed the argument that Omar was merely criticizing the Israeli government -- something all the men interviewed by CNN said was her prerogative and not the problem. "I speak as a friend of Israel and a brother to the Palestinians by faith," he said. "We believe in Palestinian rights and freedoms, but we will not do it denigrating our Jewish community." Ahmed and Jamal acknowledged their views were not echoed throughout the entire local Somali Muslim community and could even stir anger. Ahmed says people in his own family don't see things the way he does when it comes to Rep. Omar. But he and Jamal hope she will now watch her words so she can move on to more pressing local issues in Congress and at home they can move on too. "We have more other urgent issues to talk about. We have other concerns ... in this country at this moment," Jamal said. The disappointment among them is palpable. Hunegs said: "It's unfortunate and, almost in the classical sense, tragic because she has the capability of being an important bridge builder." Read more
  8. Secessionist boy, I know you worship anything Xabashi, including buying their jaad daily, but there are real Soomaalis who care about the plight of Soomaalis in Soomaali Galbeed and its Xabashi occupation. Xabashis will never get a shilin from me as long as they are occupying illegally Soomaali Galbeed. They can keep their crappy airline with their crappy services to themselves.
  9. I always wondered why would any sane Soomaali fly Xabashi airlines. I remember years ago looking for airline ticket to buy, and going to this Soomaali-owned travel agency, whom had a guy I knew who worked there. That guy wasn't there, but a Xabashi lady was working. After asking her the lowest available prices, she quoted this Xabashi airline. I laughed at her face and told her point blank that I would never fly a Xabashi-owned airline, even if it was free. She was kinda shocked, asking me why repeatedly. I told her no need to state the obvious. I told her I will come back when the guy I knew was there.
  10. Meel awalba qabyaalad qurunkeeda lagu dhisay isla qabyaaladaas lee dumineyso. Taas wey iska caddahay. Horaa loo dhahay alif kaa xumaaday albaqra kaama haro.
  11. Qawda maqashii waxna habu qaban waa iska sheeko baraleey lagu yaqaano munaafuqa Reer Imaaraadka. Dad iska marqaansan, Muuse Muqayil ka koow yahay, ayee rabaan filinkaan ka gadaan. It was also obviously hastily arranged after dowladda Qadar dhagax dhigtay dhisida jidka isku xiro Jowhar-Xamar-Afgooye oo ku baxeyso $200 million.
  12. Alloow cimriga caafimaad igu gaarsii anigoo Soomaali Airlines Xamar u raaco.
  13. DF oo WAR cusub ka soo saartay dib u bilaabidda shirkada Somalia Airlines Wasiirka duulista hawada xukumada faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar ayaa sheegay in ay wadaan qorsho dib logu soo celinayo duulimaadyadii shirkadda Somali Airlines. Wasiirka duulista hawada oo la hadlaayay warbaahinta dowlada, ayaa sheegay in aysan sahlanayn in dib loo soo nooleeyo diyaarad balse sanadka 2019 in lagu xisaabtamayo howl-galinta Somali Airlines. Oomaar oo sii hadlaya ayaa sheegay in ay ahmiyad gaar ah siinayaan soo celinta kaalintii diyaarada, ayna hada meel wanaagsan u marayso isaga oo rajo wanaagsan ka muujiyay in ay sanabkaan shaqo billaabi doonto. Somali Airlines waxaa la aasaasay sanadkii 1964-kii. Waxa ay duulimaadyo ku samayn jirtay wadanka gudihiisa iyo dibaddiisa waxa ayna xarunteeda waayn ku taalay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Guud ahaan diyaaradaha Soomaaliya waxa ay u kala duuli jireen wadamo badan oo ku yaala Afrika, Bariga Dhexe, Aasiyada Fog iyo Yurub balse sanadii 1991 markii uu dalka qarxay dagaalkii sokeeye waxaa bur buray adeegyadii diyaaradaha ee Soomaaliya. Xigasho
  14. Wafdiga madaxweyne Cumar Geelle waxaa la socday Hobollada Waaberi legends Xasan Aaden Samatar iyo Axmed Cali Cigaal oo ugu dambeysay Xamar 1990. Sidoo kale fannaanka da'da yar ee Cawaale Aaden wafdiga ka mid ahaa. Xasan Aadan Samatar iyo Cigaal oo 30 sano kadib Muqdisho yimid Fanaaniinta Soomaaliyeed ee Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, oo ku dhowaad 30 sano ka hor ay ugu dambeysay. Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal, iyo sidoo kale fanaanka reer Jabuuti ee Cawaale Aadan, ayaa ka mid ahaa waftiga madaxweynaha Jabuuti ee maanta soo gaaray caasimadda Soomaaliya. Axmed Cali Cigaal iyo Xasan Aadan waa Fanaaniin Qaran oo ka mid ahaa Hoboladda Waaberi, waxay codkooda halaasiga ah magac iyo maamuus uga kasbadeen bulshadda Soomaaliyeed. Markii la ogaaday in ay dalka yimaadeen waxaa Baraha Bulshadda qabsaday sawirkooda, iyadoo dadkuna ay aad usoo dhaweeyeen in fanaaniintu muqdisho ku soo laabtaan. Sidoo kale fanaanka reer Jabuuti ee Cawaale aadan ayaa ka mid ah fananiinta maanta yimid Muqdisho. Wefdiga Madaxweyne Geelle ayaa waxaa kamid ah Wasiirro, Xildhibaano iyo Fanaaniin, waxaana Qorshuhu uu yahay in Madaxweynaha Jabuuti uu furay Safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya oo ku taala Degmada C/casiis ee gobolka Banaadir. Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/qaadir Axmed Kheyr ayaa sheegay in Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi la socda Madaxweynaha ay dhankooda kulamo la qaadan doonaan madaxda Dalka, kaasi oo looga hadli doono xiriirka iyo Iskaashiga labada dal iyo sidii loo adkeyn lahaa. Xigasho ___________________ Muqdisho, hoygii ummadda Soomaaliyeed waa laga maarmaan. Eebboow nabadeeda u sahal.
  15. Booqashada madaxweyne Geelle ee Xamar oo direysa laba farriin siyaasadeed Wafdi imaanshihiisa – aad looga dareemay xirnaanshaha waddooyinka caasimadda – balse horay loo sii shaaciyay ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Adan Adde. Wafdiga oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Jabuuti, mudane Ismaaciil Cumar Geelle waxay iskugu jiraan xildhibaanno, wasiirro iyo ganacsatada Jabuuti. Waxaana lagu wadaa in inta uu joogo caasimadda Muqdisho uu xariga ka jaro safaaradda Jabuuti ay ku leedahay dalka. Imaanshiyaha Geelle wuxuu ifin karaa sida rajada leh oo uu soo kabsanayo xiriirkii dhawaan ku sigtay inuu liifadda gaabsado oo labada dal soo kala dhex galay. Wuxuuna u muuqdaa mid sida farriin qanacsanaan laga dareemi karo. Kasokow xiriirka soo jireenka iyo sokeeyanimada labada dal ka dhaxaysa, Jabuuti waxay qeyb ka tahay ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM oo gaar loogu yeero Hiil Walaal. Waxaana si laga mahad-celin leh ay qeyb lama-huraan ah kaga jiraan howl-galka socda. Dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay oo cutubyo kamid ah AMISOM ay iskaga baxayeen qeybo kamid ah Shabeellada Dhexe, joogitaanka Hiil Walaal ee Hirshabelle wuxuu dhabtii u muuqdaa kuwa sida dhabta ah la iskugu halleyn karo. Maadaama Burundi iyo Uganda oo qeybta ugu badan ka ah ay kaliya ku ekaan karaan xeryahooda, waa ciidamada Jabuuti kuwa is-dhexgal dhab ah la sameyn kara shacbiga. Sidaas darteed, booqashada Geelle oo sidoo kale la tilmaamay inuu ku tagi doono gobalka hiiraan, wuxuu si niyad-qaboojis ah kula kulmi doonaa ciidamada dalkiisa ka socda oo sal-dhigyadooda ugu weyn ka sameystay gudaha Hirshabelle. Dad badan waxay qabaan in Geelle uu fursad ka dhex arkayo joogitaanka ciidamadiisa ee Soomaaliya kuwaas oo u muuqda cutubyo si gaar ah loogu tiirsanaaday howlgalkooda. Waxaana tani ay abuuri kartaa in hoggaanka AMISOM hadda kaddib si gaar ah loo hoos geeyo dowladda Jabuuti. Farriinta kale oo safarkiisa laga fahmi karo ayaa ah furitaanka safaaradda dalkiisa oo ah midda labaad ee ugu weyn oo – taniyo burburkii dowladdii Siyaad – aanay suura-gelin inay ku dhiirradaan. Waliba iyada oo la ogsoon yahay in Jabuuti kaalin ballaaran ku laheyd geeddi-socodka dhismaha dowladnimada Somaaliya halkaas oo sannadkii 2000 Shirkii Carta MD loogu doortay mudane Abdiqaasim Salaad. Xukuumadda hadda ayaa u muuqata mid u dabaal-dageysa guusha ah furashada Jabuuti ee safaaraddeeda. Wallow aan la dafiri Karin doorkii dhexdhexaadineed oo MD Farmaajo ka qaatay labada dal ee Jabuuti iyo Eretreeya. Xigasho
  16. Wadahadalladii Farmaajo iyo Geelle oo warmurtiyeed laga soo saaray Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war-saxafaadeed kasoo saartay wadahadallo magaalada Muqdisho ku dhexmaray madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadahadallo labo geesood ah ku yeeshay Villa Soomaaliya. Labada Madaxweyne ayaa wadahadalladooda diiradda ku saaray danaha ay labada dal wadaagaan, xoojinta iskaashiga iyo wadashaqaynta labada dhinac iyo dardargelinta hawlgallada ka dhanka ah kooxaha nabad-diidka ah ee u taagan daadinta dhiigga shacabka iyo curyaaminta dowladnimada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay booqashada Madaxweynaha Jabuuti iyo wafdigiisa, waxa uuna xusay in imaatinkoodu ka tarjumayo xiriirka walaaltinimo ee labada dal isaga oo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uga mahadceliyey sida ay uga go’an tahay inuu Soomaaliya ugu garab galo la dagaalanka argagaxisada. Madaxweyne Farmaajo ayaa Dowladda Jabuuti uga mahadceliyay kaalinta ay ciidamada Hiil Walaal ka qaataan nabadgelyada dalka iyo dib u soo kabashada Soomaaliya, taasi oo ka tarjumaysa sida ay Dowladda Jabuuti daacadda uga tahay garabsiinta walaalahooda Soomaaliyeed. “Waa maalin taariikhi ah oo xaqiiqatan ka tarjumaysa xiriirka labada dal iyo labada dad ee walaalaha ah. Waa inaan xoojinno iskaashiga dhanka dhaqaalaha iyo wax wada qabsiga. Arrinta ugu muhiimsan waa iskaashiga arrimaha amniga iyo la dagaallanka qolooyinkan argagaxisada ah. Waxaan aad iyo aad runtii kaaga mahadcelinayaa hoggaankaaga oo aad qayb uga tahay la dagaallanka argagaxisada.” Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dhankiisa sheegay inuu farriin walaaltinimo, hambalyo iyo dhiirrigelin uga sido shacabka reer Jabuuti, isaga oo hoosta ka xarriiqay in labada waddan ay wadaagaan xiriir walaaltinimo oo soojireen ah, dowladdiisana ay ka go’an tahay inay Soomaaliya ku taageerto sidii ay ula soo noqon lahayd maqaamkii iyo sharaftii ay ku lahayd caalamka. “Dadweyneheennu waxa ay jecel yihiin inaan iskaashiga sii biirinno (kordhinno), waxa uu jecel yahay inaan wadaagno dhib iyo dheefba, waxa uu jecel yahay inaan isku duubnaanno, annaguna waxaan fulinaynaa waxa uu dadweyneheennu leeyahay. Wehel baad noo tihiin, annaguna wehel baan idiin nahay.” Wafdiga qaybta ka ah safarka Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo isugu jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo La-taliyayaal ayaa maanta iyo berri kulamo wadatashi ah la yeelan doona dhiggooda Soomaaliya si ay uga wada xaajoodaan adkeynta iyo sare u qaadidda wadashaqaynta ka dhexaysa labada dhinac. Xigasho
  17. Civil servants xataa siriqdii weyneyd ee Caare waa ku soo dhaceen miyaa? They don't need to run magaalo madaxdooda Xamar no more. Caare alone can take care of them now and still stay in Waqooyiga.
  18. Saalax, odeyga malaaqaaga miyaa? I mean suldaankaaga, wabarkaaga, ugaaskaaga, isinkaaga, imaamkaaga, beeldaajahaaga, isloowgaaga, garaadkaaga? Yaa ka tagay taloow?
  19. Che, what is wrong with this trip? It was planned weeks ago and other heads of state are attending. Actually, this meeting was supposed to be where Farmaajo and Uhuru were going to meet before their unplanned summit in Nayroobi. Musaveni can say whatever he wants, for he knows Soomaaliya waa dal soo kabsanaayo, 28 sano ku jiray miyir beelid. Marka danteena ka gaarno ayaa hilfaha u laabi doonaa wixii asaga la mid ah; until then madaxda Soomaaliyeed haddee naar arrimaha danta Soomaaliya u galaayaan ha u galaan. Xaalka ayaa ku qasbaayo.
  20. Enemies, including some media orgs, are now distorting and intentionally misrepresenting her words as insult against Obama on her latest comments. Walaasheena lataliye weyn u baahantahay. She should not make any comments to the media nowadays.
  21. Reer Madoow wey soo daaheen, waiting which way the wind was blowing to. When they realised the hurricane they thought Ilhaan was going to face turned out a little more than a breezy wind, markaas ayee soo tooseen.
  22. Waa runtaa. There is even a considerable sub-reddit that is almost about Ilhaan's supporters posting and sharing about her. They are donating to her campaign too.
  23. Saalax, ciyaarta naga daa yaaqeey. That cannot possibly be true. But, wait a minute. What if - perhaps - he or his family had a major share the importation of those fizzy drinks to Waqooyiga market. His so-called supporters did indirectly made him profits then.
  24. Shaani ma'aha miyaa the carbonated, fizzy drinks? I think I used to see it in Islii, Nayroobi. Maxaa Muuse Muqayil Muuse Shaani loogu bixiyey? Jaad muu ku cabaa shaani? And for eight years jail time for calling him Muuse Shaani. Acuudi bilaahi, is that how thin skinned wretched secessionists are? Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre xataa dadkii 'afweyne' dhihi jiray in the high days of Kacaan era amaan ka heli jireen. Faarax Gololeey ka koow ahaa who used to call him 'afweyne' publically.