-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Maxaa loo ugaarsaday loona dilay ragaas? Aano qabiil?
-
Cali Khaliif GALAYR: “Cirka ha soo leefto cidii naga sheeganeysa Somaliland” Dr. Cali Khaliif Galeyr ayaa maanta mar uu ka hadlayey kulan doodeed ka dhacay magaalada Berbera, wuxuu ka hadlay halkuu ku dambeeyay heshiiskii u dhaxeeyey Khaatumo iyo Somaliland ee sanadkii 2017 ka dhacay magaalada Caynaba. Dr Galeyr ayaa sidoo kale waxa uu sheegay inuu ilaa hadda fulin heshiiskii uu hore ula galay madaxweynihii hore ee Axmed Siilaanyo, isagoona ka dhawaajiyey ujeedka ay u dalbadeen in la furo dastuurka Somaliland. “Heshiiskaanu Somaliland la saxeexnay ee magaalada Caynaba ku kala saxeexanay bishii October 20-keedi 2017-kii, Youtube-ku ku jira meel walbana waa yaala, ‘Baabu-ijtihaad-maftuux’, Haddii aad raadineysan, qodobadiisi kama wada hadli karo, waxa muhiim ah in aan isla ogolaanay in heshiiska la hirgeliyo, qodobka ugu dambeeyana wuxuu leeyahay, cidii maamuulka kan ka dambeysa qabata, waxa maslaxad loogu yahay, inay fuliyaan oo ay hirgeliyaan heshiiskaa, mana hirgelin”. Wuxuuna intaas kusii daray “Hadaan leenahay Somaliland baanu-nahay ee cidii Somaliland iga sheeganeysa inay i qanciyaan ugama baahni, waa ahay Somaliland, cirka soo leefa”. “Bal cidda naga leh ee odhaneysa adiguna haraa baa tahay, ana mujaahid baan ahay, dadku hadeyna taariikh wada-laheyn oo wax la isla ogolyahay, balaayo waxay ka dhacday waxa hada nool wax iskuma hayaan, war taariikhda isku haynaa, bahashii haday abtirsiimo ku qorantahay, dee waxan isku nahay ma jirto, cid walba abtirsiintiisa iyo geeliisu aadaya”. Dhinaca kale, Dr. Cali Khaliif Galeyr ayaa waxa la waydiiyey ‘haddii uu heshiiskaasi fuli waayo, muxuu noqonaya mustaqbalka Khaatumo’, wuxuuna yiri: “Inaan dagaal soo qaadi doono iyo inaanu tabliiq wadi doono taladaa dad baa leh, laakiin aniga la igu cabsi galin mayo himika ma dagaal baad nagu soo qaadeysa, hadey gartaan dadkaasi, go’aanka iyaga leh”. Xigasho
-
Who is he? And isn't he himself a paid individual to 'visit' Waqooyiga? Muuse Muqayil and co. are spending the donor money on ridiculous lobbying trips like this while the masses are starving. Yaabkooda.
-
'No taxation without representation'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
YouTube clip -
What does he think Xamar is? Washington D.C.? Xasan Sheekh: ”Dadka gobalka Banaadir matalaad ayey xaq u lee yihiin waana in ay helaan...” Madaxweynihii horre ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay maqaamka Muqdisho, isagoo sheegay in dadka ku nool magaalada Muqdisho ay xaq u lee yihiin in ay helaan maamul matala. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in gobalka Banaadir uu yahay gobalka kaliya ama ugu horreeya goballada dalka ee dhaqaale ku kaaba dowladda federaalka laakin weli la siin mataalad rasmi ah. ”Dadka gobalka Banaadir matalaad siyaasadeed ayey xaq u lee yihiin waana in ay helaan, annagana waxaa u taaganahay xuquuqdaas gobalka Banaadir”ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay magaalo Soomaali dhan ay ka dhexeeyso loona baahan yahay sidii dadka ku nool ay u heli lahaayen xuquuq matalaad. Madaxweynihii horre ayaa ka digay in dadka ku nool gobalka Banaadir la gaarsiiyo in ay diidaan in ay bixiyaan canshuurta sida ka dhacday magaalo ku taalla waddanka Maraykanka oo dadkooda ay diideen in ay canshuurta bixiyaan. “In ka badan 2-milyan ama 3-milyan oo ku nool gobalka Banaadir yaan la gaarsiin sheekadii hada ka hor ka dhacday magaalo ku taalla Maraykanka oo ah “Haddii aani mataalad jirin canshuur ma jirto,” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad maanta Muqdisho ay ku qabsadeen xisbiga Himilo Qaran oo ka mid ah xisbiyada dalka ka dhisan. Xigasho
-
What is SOLers views and stand on situation in Sudan?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Old_Observer's topic in Politics
I know after your obsession of boogeyman Afwerki, second is madaxweyne Farmaajo (who represents Soomaaliya and her midnimo). Isn't Farmaajo who refused to follow what the Imaaraad's wanted by pressuring the government to cut Qadar's diplomatic ties? Those renegade provinces of Soomaaliya you over-praise on here daily followed Imaaraad's dictation, albeit being powerless to do anything. I know you like to praise regions of Soomaaliya that its current leaders do not advocate for the unity of Soomaalis and Soomaaliya. Your little agenda can be seen from 100 kilometres away ee sheekada naga daa. Let's talk about your Xabashi region in Tigreyland and how little influence it has these days. -
Breaking News Fighting breaks out in Somaliland region
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Same jufooyin fighting again? See camal, aawey heshiiskii adkaa? -
And here is your answer, not an answer you wanted, nonetheless: Somali president meets Eritrean counterpart on trip to Asmara Somali president Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo arrived in the Eritrean capital, Asmara, on Wednesday morning for a day's visit. The visiting president was accompanied by his Minister of Education and other senior officials. The delegation was welcomed by Eritrean president Isaias Afwerki at the Asmara International Airport. “In their meeting at State House today, the two Presidents discussed status & progress of Eritrea-Somalia ties of cooperation and partnership as well as vital matters pertaining to Red Sea & Gulf of Aden,” Eritrean Information Minister Yemane Meskel said on Twitter. The Somali president subsequently left Asmara for Mogadishu. The two Horn of Africa nations restored all brotherly and diplomatic ties last year in what was an offshoot of the Ethiopia-Eritrea peace deal of July 2018. Farmaajo has been to Asmara a number of times since the restoration of ties. Aside the trip where ties were normalized, he also joined a tripartite summit which involved the Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed. The trio met again in Ethiopia in continuing with the tripartite arrangement that was meant at greater regional and economic integration. The meetings were at the heart of a move by Somalia’s parliament to impeach the president with the reason that he had entered into international agreements without legislative approval. https://www.africanews.com/2019/04/24/somali-president-meets-eritrean-counterpart-on-trip-to-asmara/
-
Salaad Cali Jeelle on qaswadayaasha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Youtube clip -
Salaad Cali Jeelle on qaswadayaasha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
C/qaasin Salaad Xasan on qaswadiyaasha: C/Qaasim Salaad oo weeraray mucaaradka: “Kaliya ma ahan inay kursiga raadiyaan" Madaxweynihii hore ee dalka C/Qaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay xaaladda dalka Soomaaliya iyo mucaaradka dowladda ee shirka ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wuxuu weeraray siyaasiyiinta uu ku tilmaamay inay yihiin kuwo kaliya doonaya inay helaan kursiga dalka, balse aysan dooneyn inay wax u qabtaan shacabka Soomaaliyeed, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wuxuu sheegay inuu fariin u dirayo dhalinyarada Soomaaliyeed, isaga oo kula dardaarmay inay ka shaqeeyaan danaha dalka islamarkaana ay u adeegaan dalka, maadaama Soomaalida ay dhalinyaro u badan yihiin. Madaxweyne C/Qaasim ayaa yiri “Siyaasi Maahan Kan Kursiga lee doonaya, dhalinyarada Soomaaliyeed horay waan ula hadlay haddana waan la hadlayaa dadka iyo dalka haloo adeego.” “Sidaa aan uga xumahay dhibaatada dalka heysata iyo baabi’inta dadka lagu hayo ayaan ka wada hadalnay aniga iyo madaxweyne Farmaajo”ayuu yiri C/Qaasim Salaad Xasan. Kulan gaar ah oo u dhaxeeyay madaxweynaha Soomaaliya iyo C/qaasim Salaad Xasan ayaa ka dhacay magaalada Qaahira, waxaana uu sidoo kale fariin uu u diray ururka Al Shabaab ee dagaalka kula jira dowladda Soomaaliya. Xigasho -
Ya Tigrey guest, regardless how you want Abiy Axmed to fail, know that Tigreys will never come back to power. And if you had a genuine Xabashi people's interest at heart, you would have readily welcomed the ongoing reconciliation between Eritareeya and Xabashiland. But no, as a Tigrey agent, Afwerki is your boogeyman and cannot stand him since he defeated your hero Sanaawi and his Tigrey generals 20 years ago.
-
After all else failed - including countless mooshins, qaraxyo, targeted assassinations, qalalaas abuurid, bannaanbaxyo using poor folks - it is back to square one for the failed opportunists with their outdated, foreign-imported ideas in foreign capital meetings. We had seen filinkaan dhowr mar, meelna ma gaaraayo. The least they could have done was meeting in Xamar instead of making more profits to fatty Nayroobi hotel owners.
-
Somaliland oo xayiraad ku soo rogtay laba Professor oo caan ka ah Soomaaliya Xukuumada Muuse Biixi ayaa gebi ahaanba xayiraad kusoo rogtay kulan ka dhici lahaa magaalada Borama, oo ay ku qaban lahaayen labada Professor ee Axmed Ismaaciil Samatar iyo Cali Khaliif Galeyr, iyagoo maalmihii udambeyay kulamo kusoo qabtay qaar kamid gobolada Somaliland. Xayiraadan lagu soo rogey kulamada labadan Professor ayaa waxay kasoo baxday amarkeedu Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyen ilo xog-ogaal ahi. Wasiirka ayaa amray in waraaqo loo qaybiyo hotelada Borama, kuwaasi oo ay ku qoranyihiin in aan wax shir ah ama kulana lagu qaban Hotelada iyada oo aan fasax laga haysan Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Hargeysa fadhigeedu yahay. Sida ay Caasimada Online u sheegen qaban-qaabiyayaasha kulanka labadan Professor, waxa gebi ahaanba loo diiday hotelada Borama inay ka kireeyaan kulankaasi, iyaga oo ku sababeeyay inay amar dul-dhigtay xukuumada Biixi. Guddida ku howlanaa qaban-qaabada kulankan ayaa sidoo kale u sheegay Caasimada Online, haddii xukuumada Muuse Biixi ay ka hadli weydo sababta ay kulankaasi u hor istaagtay inay warbaahinta dhawaan wax-walba la wadaagi doonan. Labadan Professor ayaa hore kulamo ugu soo qabtay qaar kamida gobolada Somaliland, iyagoo kaga hadla kulamadooda dimuquraadiyada iyo doorashooyinka Somaliland.
-
Farmaajo's state of the nation speech
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
Duufaan, madaxweynaha was talking about the below calool u shaqeystiyaal men shir Nayroobi ku yeeshay. They are always ready to sell Soomaaliya: Siyaasiyiin & Xildhibaano mucaaradsan Dowladda Farmaajo oo shir uga furmay Nairobi Siyaasiyiin horay xilal u soo qabtay, Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka, Madaxda qaar ka mid ah Xisbiyada siyaasadda ayaa shir uga furmay magaalada Nairobi. Shirkaan oo ka socda Hotelka Pan Afrika ayaa waxaa looga hadlayaa xaalada Siyaasadeed ee dalka uu xilligaan marayo,waxaana Xubnaha ugu caansan ee shirkaas ka dhex muuqday uu ka mid yahay Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame. Sidoo kale waxaa shirkaasi goobjoog ka ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi faarax siciid Juxa, Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali, Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay Kenya Maxamed Cali Ameerika iyo Wasiirkii hore ee Waxbarashada Cabdinuur. Shirka ayaa inta uu socdo waxaa ay isla gorfeyn doonaan xaalada siyaasadeed ee dalka iyo nidaamka ay dalka ku maamuleyso dowladda Federaalka uu Madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullahi Farmaajo, iyada oo geba-gabada laga soo saari doono War-murtiyeed. Shirkan ay leeyihiin Siyaasiyiinta ayaa ku soo beegmaya, iyadoo magaalada Nairobi ay ku sugan yihiin Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug, iyagoo wakiilada Beesha Caalamka kala hadlaya arrimaha Soomaaliya iyo sidii taageero gaar ah loo siin lahaa maamuladooda, halkii horay loogu soo marsiin jiray dowladda Federaalka. -
Salaad Cali Jeelle on qaswadayaasha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Cabdi Qeybdiid iyo Muuse Suudi Yalaxoow have no business being members of Aqalka Sare. They are the only former warlords in the current government. Soomaalis have moved on and the 50 constituents from their sub-clans that selected them should be ashamed. Having said that, we need to move on, including moving from eternal opposition to any government that is formed if one can't get a seat from the said government as Fiqi and co. do that. -
Salaad Cali Jeelle on qaswadayaasha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Those two have moved on, in a positive direction while supporting the country's progress. At the same time kaaba laadariintii isbaarooyinka want to go back to their 'golden times' of isbaaro, dil, dhac, boob, baad, dulinimo iyo mooryáánimo. Muuse Suudi ayaa ka koow. No way. So those two gentlemen could have chosen this path, but they didn't. They don't need money, especially Cali Geedi. -
Salaad Cali Jeelle on qaswadayaasha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dhagaxtuur, you are still pessimistic miyaa. Magaca dhagaxtuur ayaa wadataa, yet gumeysigii foosha xumaa inaa nagu celisid rabtaa. Quusashada yaree, widaay. Dhibkaan hadduu Rabi idmo waa laga baxaa.