Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,519
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Dooloow degma ka tirsan gobolka Liibaan ma'aha miyaa? Ma gobol dhan ayaa Dooloow la dhahaa? Degmo magaceeda lee ku ogaa.
  2. Ahahahahaha. Waa soomanahay waa iga qosolsiisay. It is another kaadida waa iska dhaqaa laakiin xaarka waa isku walaaqaa a.k.a baqtiga ma cunee fuudkiisaan cabaa.
  3. Kiikuuyada cirka iyo dhul meel walba uma koreen, Soomaaliyana cadaadis ba'an cunaqabateyn ka daran ma saareen if they did not realize for certain their ukumo inay noqdeen fuunto. Marka wey quusteen. Eniwey, qeyr ayaa ka rajeyneynaa dacwada, Rabi hadduu idmana war wanaagsan ka sugeynaa. Kiikuuyada iyagana boqolaal milyan doolar ganaax marka la dul saaro by shirkadaha ee ruqsooyinka beenta ah siiyeen aan rabaa inaa arko.
  4. Waxaan iska dhaafee, why adeerkaa Xaaf is in Nayroobi for weeks, an ostensibly 'enemy' country? Soomaaliya oo sodon sano kooma ku jirtay, dadka luggooyeyna ogtahay waxee yihiin, markee dhaqaaq isdhahdana dadka lugaha iyo gacmaha ku dhagan waa ogtahay. Cadow badan ayee leedahay Soomaaliya iyo dowladeedaba leedahay, including shameless Soomaali ku sheeg, from dying sewage-dwelling secessionists to isbaaro-doon folks. Marka koowaad waa in la ciribtiraa cadowgaan koowaad nagu dhex jiro, sun nagu ah. Maxee dowladda Soomaaliya sameyn kartaa against Kiikuuyada for now? Only option is diyaaradaha jaadka keeno, a card dowladda will play markii loo baahdo.
  5. Saak, Nuunka Facebook ku arkay asagoo sawirada Jigjiga soo galiyey. Isma arkin filaa Abtigiis mise wuu u gambiyey?
  6. One of those detained so-called senators - Ilyees Cali Xasan - was criticizing and badmouthing dowladda dhexe back in Febraayo against shirkii London ee shidaalka Soomaaliya, talking to Kenyan media while he was in Nayroobi. Hakaa saarto dheh.
  7. Magaceeda waa in la xasuustaa, taalana loo dhisaa. Waa Xaawo Taakada xilligaan: MONA AL-SHARMANI: FACTS OR FICTION Mona al-Sharmani is one of the attorneys who have represented Somalia’s legal case before the International Court of Justice (ICJ) in the Hague, Netherland. Kenya and Somalia are embroiled in a maritime dispute that is currently before the International Court of Justice. Mona’s name has gone viral on social media because many Somalis are proud of her and the way she has presented the Somali case. Unfortunately, I have seen many posts on social networks that are inaccurate and misleading. The goal here is to parse facts from fiction. Who is Dr. Mona al-Sharmani? Mona was born in Somalia in the late 1960s to Mohamed Ali al-Sharmani and Hawo “Sharmaan.” Her father, better known as “Sharmaan” is a product of a Somali Arab (Yemeni) father and **** (****) mother. Hawo, Mona’s mom, is **** (father) and **** (mother). Sharmaan is a veteran Somali military officer and a diplomat. He was a classmate and close friend of Mohamed Ali Samatar (former Vice-President, Defense Minister, and Chief of Staff) and Abdalla Mohamed Fadil (a former Somali cabinet member). Sharmaan served as a member of the military tribunal established by Siad Barre’s Somali Revolutionary Council (SRC); he was posted to both Cairo and Moscow as a military attaché in the 1970s, and finally became Somalia’s ambassador to Iran and then Algeria. He is currently retired and living in Phoenix, Arizona. Mona’s mother and her older brother, Abdulkadir, were also junior diplomats in the Somali embassies of Egypt and Sweden, respectively. Mona’s sister, Mulki, is a professor in Finland and was the main organizer of this summer’s conference of Somali Studies, which was held in Helsinki. Mona has degrees from Egypt and advanced graduate degrees from Johns Hopkins University and Harvard. She has also worked for a law firm in New York. Mona and her family care a great deal about Somalia. Although Mona left Somalia as a child and grew up in Egypt, she has always been committed to serving her country and offered her legal services to Somalia’s Permanent Mission at the United Nations. Her father was the main force encouraging her to help her native country, and he has always been proud of her. Mona excelled in her education and is fluent both in Arabic and English. Several years ago, Mona’s family suffered a tragedy when one of her younger brothers joined the al-Shabaab recruiting ring in Seattle, Washington. He was later killed in Somalia. The loss was devastating to the family, which was caught off guard by the young man’s radicalism and ultimate demise. In a nutshell, Mona represents what is good about patriotism, national service, and work ethics. She has made a name for herself through her education, extensive legal experience, and service. She is not from a “minority group” as some have said, but rather she is a symbol of an entire country and a nation. She is too big to be pigeonholed to a simple and iniquitous tribal classification. Finally, Mona is a proud daughter, sister, and aunt. We have only seen the beginnings of what she can do for her native country. There is more to come. Stay tuned. Xigasho ________________ Useless, qabyaalad ku nool maryooleey, lamagoodle, faradheer aan ogahay waxee ugu wici lahaayeen inay ka dhalatay dhibic shan (.5).
  8. Hadduu warkaan hoose run yahay, labadaan wasiir iyo lataliyaha kale waa in ciqaab la marsiiyaa. Dalalkaas ee baasaboorada ka wataan mee ismoodaan inay wasiirro u yihiin. Wasiiradii Soomaaliyeed ee qadiyaddooda ka tegay iskuna beddelay ajaaniibta Saddex wasiir iyo lataliye sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay isu rogay ajaaniib kadib markii loo diiday inay galaan magalaada Nairobi, ayaga oo lasoo baxay baasabooro dalal kale. Wasiirka qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan, ayaa noqoday Canadian, Wasiirka caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuur ayaa isu rogtay Talyaani, halka la-taliyaha amniga madaxweynaha Cabdi Saciid Muuse uu noqday Dutch ama Hollandees. Saddexdan xubnood ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiin lix xubnood ah oo dowladda Kenya ay xalay u diiday in baasabooradooda Soomaaliga ah u saarto Visaha dalkaas, markii ay tageen Nairobi, hase yeeshee isku rogay ajaaniib ayaga oo lasoo baxay baasaboorada dalalka kale. Saddex xubnoo ee kale oo kala ah Wasiir ku xigeenka wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Cismaan Libaax Ibraahim, iyo Zamzam Daahir iyo Ilyaas Cali Xasan, oo ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo wata baasbaoor Soomaali ayaa xalay ku baryey garoonka diyaardaaha Jomo Kenyatta ee Nairobi. Jamaal Maxamed Xasan, Fowsiya Abiikar Nuur iyo Cabdi Saciid Muuse ayaa galay laba qalad oo ay ka muuqato waddaniyad la’aan iyo naf jecleysi. 1 – Waxay ka tageen qadiyaddooda: Haddii Kenya ay Visaha u diiday baasabooradooda Soomaaliga, waxay ahayd inaysan adeegsan baasbaoor dal kale, oo ay sharfaan kan dalka ay matalaan, kuna adkeystaan inay dalkooda ku laabtaan, haddii Kenya ixtiraami weysay kii waddankooda. Xusuusnow, ma ahayn dad safar shaqsiyeed ku socda, balse waxay ku socdeen safar iyo shaqo dowladeed. 2 – Waxay cidleeyeen saaxibadooda: Waxay meel cidlo ah uga tageen saaxiibadooda iyo walaalahooda Soomaaliyeed ee aan haysan baasaboorada ajnabiga ah, umana muujin wax taageero ah. Waxay ahayd in garoonka kula baryaan, oo ay ku adkeystaan inay wada joogayaan ama wada galayaan gudaha Kenya. Si kastaba, Jamaal Maxamed Xasan, Fowsiya Abiikar Nuur iyo Cabdi Saciid Muuse waxa ay u adkeysan waayeen inay hal habeen baryaan garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta, taa beddelkeedna waxay hal habeen oo ay seexdaan hotel ka jeclaadeen qadiyadooda iyo saaxiibadooda. Xubnaha ayaa si kastaba la sheegay inay maanta diideen inay ka qeyb-galaan shirka Nairobi kadib markii si aad ah loo dhaleeceeyey go’aankii ay xalay qaateen ee Soomaalida u arkeen mid aan habooneyn. Xigasho
  9. Ninkaan jaadka ka ganacsado waa in jeebkiisa la kululeeyaa. Diyaaradaha jaadka uu keensado waa in laga mamnuucaa hawada. Gacan bir ah ayee war ku maqlaan kuwa asaga la mid ah.
  10. Saalax, ninkaan ayaaba sii qarxiyey, xataa naming the places laga bixiyo baasaboorada.
  11. Maalin walba Nayroobi ayee ku ordaan. On any given week, there are at least dozens of xildhibaanno, wasiiro ama shaqaalaha kale dowladda u shaqeeyo that are chilling in hoteellada Nayroobi ama guryahee ku leeyihiin. Markuu baarlamaanka fasax ku maqanyahay ugu daranba. Hala kululeeyo oo hala shaq shaqo.
  12. After spending weeks in Nayroobi, He flew to attend shirkii Garoowe and after not getting his ways and what he wanted, he flew right back to Nayroobi and is still chilling there. Marka yuu sheegtaa madax u yahay? Ma Soomaalida tolkiisa Nayroobi joogto? Haddee dhibeyso inuu ku noolaado Cadaado ama Dhuusamareeb, muu meesha iskaga tago. Luggooyo la sheegi jiray waa tanaa.
  13. Kiikuuyada still worship gaalkii caddaa ee ula baxeen muzungu. La'aantiisa inaynan waxba soconeynin moodaan. Muzungu muzungu waligiinaba ku haaya. What a poorly made, cringeful video. And why did they disable the comments section of the video? Full wrath of Soomaali diaspora ka cabsadeen miyaa?
  14. Maahmaahdii maxee ahayd? Haa, waxee ahayd: Baqtiga ma cunee fuudkiisaan cabaa.
  15. Dhagaxtuur, kuwaas hadaladooda ka soo qaadasho maleh. Waxee qaadi karaan ayaaba iska yar, qabqabliyaashii ayaaba hilfaha loo qaaday. Marka ha ooyin, iridna ha xiran ee bannaanka u soo bax.
  16. War Saak, waxaa kaa ilooway inaa u sheegtid Abtigiisa fariintaan: Wiil aan adeer u ahay - aabihiisa ilmahabreed nahay - ayuu wasiir ka dhigay dowladiisa markuu magacaabay. Waana wasiirka ugu da'da yar wasiiradiisa. Cabdi... ka bilowdaa magaciisa. Dankis ku dheh Abtigiisa. Awmaadeey, salaamanta, widaay. Soonkii kaa batay SOL ka soo war doontay miyaa?
  17. Xagaaga maka cafisay adiga? Soomaali iyo masuqmaasuqnimo, especially about kursi gadasho, I don't think inay ka dhamaan doonto in our lifetimes. Laakiin we can all hope and pray.
  18. Madaxweyne Farmaajo oo xalay ka qeyb-galay munaasabad lagu maamuusayay xuska 15 May Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa ee aasaasay ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweynaha ayaa intaas kaddib waxa uu kala qayb galay boqollaal dhallinyaro ah oo ka kala yimid guud ahaan deegaannada dalka munaasabad lagu qabtay Taliska Gaadiidka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, taas oo ay ugu dabaal degayeen 76-aad guurada ka soo wareegtay aasaaska Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa madasha ka jeediyey kalmad uu ku dhiirri-gelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoona dib u xasuusiyey doorkii taariikhiga ahaa ee ay ku lahaayeen xornimo doonkii, qaran-dhiskii iyo horumarintii dalka. “Dadaalkii ay bixiyeen dhallinyaradeennii SYL ayaa horseeday in dalkeennu uu safka hore ka galo dalalkii xornimada ka qaatay gumeystihii. Dadaalkoodu waxa uu ku hirgalay waa sida ay qabyaaladda uga fogaayeen, una aaminsanaayeen midnimada, waddaniyadda iyo wadajirka dadkeenna.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Alle uga baryey naxariis iyo in uu jannadiisa ku abaal mariyo 13-kii dhallinyarada ahaa ee SYL oo baal dahab ah kaga jira sooyaalka shacabka Soomaaliyeed. Dhanka kale, Hobollada Kooxaha Qaranka ayaa munaasabadda ka sameeyey bandhig suugaaneed ay ku muujinayeen dadaallada dhallinyaradeennu ay ugu jiraan dib u dhiska dalkooda, rajada lagu qabo iyo caqabadaha ku xeeran ee dhanka fursadaha shaqada, qabyaaladda iyo fikirka gurracan ee argagixisanimada. Munaasabaddan waxaa ka soo qayb galay Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Aqalka Sare Mudane Mowliid Xuseen Guhaad, Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye-Gaas Daahir Aadan Cilmi, Booliska Sarreeye-Gaas Bashiir Cabdi Maxamed, Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamad Jaamac, Maamulka Gobolka Banaadir iyo xubno ka tirsan Urrurada Bulshada Rayidka ah. Xigasho
  19. Madaxweyne Farmaajo oo xalay ka qeyb-galay munaasabad lagu maamuusayay xuska 15 May Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa ee aasaasay ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweynaha ayaa intaas kaddib waxa uu kala qayb galay boqollaal dhallinyaro ah oo ka kala yimid guud ahaan deegaannada dalka munaasabad lagu qabtay Taliska Gaadiidka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, taas oo ay ugu dabaal degayeen 76-aad guurada ka soo wareegtay aasaaska Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa madasha ka jeediyey kalmad uu ku dhiirri-gelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoona dib u xasuusiyey doorkii taariikhiga ahaa ee ay ku lahaayeen xornimo doonkii, qaran-dhiskii iyo horumarintii dalka. “Dadaalkii ay bixiyeen dhallinyaradeennii SYL ayaa horseeday in dalkeennu uu safka hore ka galo dalalkii xornimada ka qaatay gumeystihii. Dadaalkoodu waxa uu ku hirgalay waa sida ay qabyaaladda uga fogaayeen, una aaminsanaayeen midnimada, waddaniyadda iyo wadajirka dadkeenna.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Alle uga baryey naxariis iyo in uu jannadiisa ku abaal mariyo 13-kii dhallinyarada ahaa ee SYL oo baal dahab ah kaga jira sooyaalka shacabka Soomaaliyeed. Dhanka kale, Hobollada Kooxaha Qaranka ayaa munaasabadda ka sameeyey bandhig suugaaneed ay ku muujinayeen dadaallada dhallinyaradeennu ay ugu jiraan dib u dhiska dalkooda, rajada lagu qabo iyo caqabadaha ku xeeran ee dhanka fursadaha shaqada, qabyaaladda iyo fikirka gurracan ee argagixisanimada. Munaasabaddan waxaa ka soo qayb galay Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Aqalka Sare Mudane Mowliid Xuseen Guhaad, Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye-Gaas Daahir Aadan Cilmi, Booliska Sarreeye-Gaas Bashiir Cabdi Maxamed, Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamad Jaamac, Maamulka Gobolka Banaadir iyo xubno ka tirsan Urrurada Bulshada Rayidka ah. Xigasho ____________________ Waa ku faraxsanahay inaa arko taaladii Macallin Jaamac si heersare ah loo dayactiray.
  20. Aabiyaashii gobonnimodoonka had iyo jeer waxee naga mudan yihiin xusid. Rabi janadiisa fardowso haka waraabiyo halyeeyda - aamiin.
  21. Aabiyaashii gobonnimodoonka had iyo jeer waxee naga mudan yihiin xusid. Rabi janadiisa fardowso haka waraabiyo halyeeyda - aamiin.