-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Ma hubtaa, fudeed badne? Xaaf calooshiisa u shaqeysanaayo maa maanta difaaceysaa? Dabeesha maanta dhanka Xaaf ayee u socotaa miyaa? Beri ha isbadalin yaah marka la soo dhiso maamul goboleedka Dhuusamareeb, sankana lagaa galiyo. Even tuugii weynaa Mahad Salaad and et al support this process and progress. Horumarka Mudug Soomaali dhan ayee u roontahay, taas la soco yariisoow fudeedbadne.
-
Here comes the sewage-dweller boosaneero creature, as always meesha wada urinaayo. Waxa uu hunqaaco yaa u aqrinaayo moodaa waqti u haayo.
-
Reerkaan iyo qash qashaad maxaa kala heysto. Hal moos kuma heshiin karaan, samir, tanaasulid iyo dulqaadasho ma jirto. Wax walba waa banad. Siyaasiyiintii ugu badnaa oo gaaray GAALKACYO iyo dhisme maamul oo socda Siyaasiyiin u badan wasiirradii iyo baarlamaankii hore ee Galmudug ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, halkaas oo ay sheegeen inay ka yagleelayaan maamul aan ahayn ka dhismihiisu ka socdo magaalada Dhuusamareeb. Xubnaha gaaray Gaalkacyo waxaa hoggaaminaya wasiirka waxbarashada Galmudug Sheekh Ibraahim Guureeye, sidoo kalena soo noqday guddoomiyihii seddxda gole ee ururkii Ahlu-Sunna Waljamaaca. Sheekh Ibraahim oo u waramay Idaacadda Kulmiye ee Muqdisho, isaga oo jooga magaalada Gaalkacyo, ayaa waxa uu sheegay halkaas ay ka bilaabayaan dhismaha maamul cusub, maadaama sida uu sheegay ay iyagu yihiin dadkii horay loogu igmaday hoggaanka maamulka, isla markaana ay hadda doonayaan inay Gaalkacyo ku qabtaan doorasho madaxbanaan. Ibraahim Guureeye ayaa sheegay in howlaha ka socda Dhuusamareeb ay yihiin kuwo aan loo dhameyn oo sida uu sheegay ku kooban xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre, isagoo eeda ugu weyn ka dhigay in xukuumaddu ay bedeshay inta badan odayaashii saxda ahaa ee beelaha Galmudug. Waxa uu sheegay in xubnaha baarlamaanka ee looga dhawaaqay Dhuusamareeb ay yihiin kuwo aan ku imaan saxiixii saxda ahaa ee odayaasha beelaha, isla markaama ay cabasho uga timid odayaashii beelaha qaar, sidaasna ay u garwaaqsadeen inay doorkooda qaataan oo soo dhisaan maamul ay ku qanacsanyihiin beeluhu. Xogta aan ka heleyso magaalada Gaalkacyo waxay sheegeysaa in kulamo ay uga socdaan siyaasiyiin badan oo reer Galmudug ah, kuwaas oo ka mideysan ku qanacsanaan la’aanta dhismaha maamul ee ka socota magaalada Dhuusamareeb, kaas oo gar wadeen ay ka tahay xukuumadda federaalka. Sidoo kale Gaalkacyo waxaa ku sugan Madaxweyne Xaaf oo horay u sheegay in aysan ogolaa doonin howlaha ay xukuumaddu ka wado magaalada Dhuusamareeb, isagoo kulan isugu yeeray siyaasiyiinta iyo waxgaradka reer Galmudug, si buu yiri looga tashado dhismaha maamul loo dhanyahay oo ay yeelato Galmudug. Xigasho
-
Like the following image of never-ending baryo of whoever Muuse Marqaan and his fellow marqaans can hang-on with. Their behaviour is such a needy child. Mar waa Xabashida, mar waa Kiikuuyada, mar waa Sacuudiga, mar waa Imaaraadka, mar waa... All meel cidlo ah ugu dhaqaaqaan. War waxa ciyaalsanaa and never learn.
-
Another useless Council
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Kan dhanka bidix markaa fiirneysid jiro ayaa saxsan. Midabka 'azure' ayaa la dhahaa, xataa Axdigii lixdamaadkii la qoray ereygaas ku jiray marka afka Ingiriiska lagu turjumay. Ma'ogi Sacuudiga kan kale baluugan meesha ee ka keensadeen. Dowladda hadda jirto waxee ku da'daashay inay si standard ah u habeyso calankeena iyo midabkiisa. Xafiis walba ayee dhigtay asagoo habeysan; shir, kulan, gole, fadhi walba la qabanaayana gadaashooda ayuu suranyahay ama tiiranyahay. Awal saas ma'ahaan jirin, but few notice the little things. -
Scared Sacuudis (scared of Turkiga influence in Soomaaliya and Suudaan and Iiraan's intervention of Yemen) waxee soo dhoobeen another magac u yaal gole - as useless and ineffective one as Arab League. I have no problem dowladda Soomaaliya ka shaqeysato, daneysato this new toothless Council. Milk it. Saudi Arabia and 7 countries form council to secure Red Sea and Gulf of Aden RIYADH - Saudi Arabia’s King Salman praised on Monday the formation of a new council aimed at securing the waterways of the Red Sea and Gulf of Aden. The council, which includes Egypt, Jordan, Eritrea, Yemen, Sudan, Djibouti and Somalia, will increase cooperation between the countries and aims to tackle piracy, smuggling and other threats in the seas that are key international shipping routes. King Salman met the foreign ministers of the countries involved in Riyadh on Monday. They discussed a number of issues related to developing joint cooperation in order to enhance security and stability in the region. The ministers signed a founding charter for the Council of Arab and African States bordering the Red Sea and Gulf of Aden. Prince Faisal bin Farhan, Saudi Arabia’s foreign minister, said the meeting came at a sensitive time when cooperation needs to be increased capabilities enhanced “so that we can deal with any risks or challenges facing our region, and work to protect the security of the Red Sea and Gulf of Aden.” "The Kingdom is very keen to coordinate and cooperate with the member states of this council, to face these challenges and the risks that surround us from every side,” he added. The Red Sea and the Gulf of Aden are two of the world’s busiest shipping routes connecting Europe to Asia and the Middle East. Xigasho
-
Meeshaan maxaa ku luggeeye. Markaa Islii tagaba meeshaan wax badan ayaa maraa. Supermarketka Galmart ku yaalo gees iyo sarta Shariifka, geeska kale Gaarisa Looj, dhanka kale Taqwa Plaza iyo sarta Hong Kong. Sawirka waa hore, hadda (three months ago) sarar cusub ka dhisan, laga dhisaayaa meesha, jidkaana wuu sii burburay. It has been built and rebuilt, waana burburaa mar walba maadaama biyo fasdhiistaan, sii maraana.
-
Somaliland to split in two with New North East state
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dhaqaale's topic in Politics
Ku kala yaaca meesha waa ku xaarteen this forum. Qashinka meesha aad ku qoreysiin ma mundulihii tuulooyinkiina maa moodeen inaa joogtiin. This thread is closed. -
Maxamed BK apologizes and says he will go to Mogadishu
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
He can take and shove back his pretentious raaligelin where the sun doesn't see. His hatred of ummadda Soomaaliyeed is well documented, including his other cuqdad-ridden infamous phrase, "Xamar xabad baa iga xigta." In the latter case, dameerkaan eeyga ah also sung hees raaligelin ah in the middle of this year. Waxa calooshiisa ku jiro ayaa ka soo fakado, sida dameer camalna isma celin karo. This so-called raaligelin waa lagu cadaadiyey, I am sure, worrying about his visa uu ku joogo Ingiriiska with his Soomaali baasaboor. He also wants ruwaayado kale Yurub ku qabsado, which he is afraid now. -
The importance of jidadka xiran in Xamar
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
What did I tell you about shisheeyaha? Now they are officially being accused by Nabadsugida, which no doubt I believe them. I am certain shisheeye was behind this heinous attack's planning and financing. -
I see cadaadis shisheeye saareen inay sheegtaan. Did Barbaarta waalan commit this atrocious attack? Yes, as a foot soldier and was told so. Did a shisheeye finance it and plan it? No doubt, 100%. I hope madaxda qaranka take this case to appropruate international venues. The other paid agents like Mahad Salaad, Fiqi and Cabdishakuur are overworking by defending Imaaraadka, even though no body named it.
-
Welcome to the site, abti/adeer. Waaku faraxsanahay inaa rabtid barashada afkaaga hooyo. First, one step a time. First advice: Try to speak Afsoomaali as long and as frequent as you can with anyone - to your parents, to your other siblings, to your friends. Practice with them, even if their Soomaali is worse than yours. Discard any scoffs, mocks or laughs you might hear from them. Back to pronunciation. The hardest part of learning to read Afsoomaali is shaqal dheer and shaqal gaab. You know the aa/a, ee/e, ii/i, oo/o and uu/u. Example, gal and gaal. Sar and saar. Sed and seed. Xir and xiir. Hoy and hooy. Hur and huur. And so on. You have to master this and know when to say and mean gaal instead of gal. I would also advice you to keep watching Soomaali news channels on Youtube. Telifishinka Qaranka is one such channel. In the mean time, watch this video.
-
The importance of jidadka xiran in Xamar
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Shisheeye meesha haka iloowin, siiba gacmaha Imaaraadka iyo Blackwater mercenaries. There is no way some of those qaraxyo would've continued without certain countries funding them. Dowlad aanan dadkeeda xataa rabin canshuurtii yareyd bixiyaan maxee qabanee, xataa haddii nabiyo la soo diro. Dowlad ku jiraan ciidan beeleed dhulal xaaraan ah ku dagaalamaayo maxee qabanee without fundamentally changing those clan militias-cum-ciidan dowlad. -
The importance of jidadka xiran in Xamar
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Here comes ariirkii fudeedka badnaa, dabeesha meeshee u haado aado. Ii waran, ariiroow. Xamar isbaaradaada ka raadinaaye, ileen isbaaro ku nooliyaashii waa laga ciribtiray waa hore. Eniwey, how is Dhuusamareeb? Meeqo bilood shir loo fadhiyaa meesha noo sheeg, waxna lagu kala qeybsan la yahay. Unlike you, qabiil Soomaaliyeed dad xun iyo kuwa wanaagsan ku jiro uma gafaayi.
-
Popular Contributors