-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
-
Xildhibaanka Mandhera oo dalbaday in Kenya ay xirto oo ay gacan geliso Janan Xildhibaan Cumar Macallin oo baarlamanka dalka Kenya kasoo galay Bariga Mandhera ayaa dowladda Kenya ugu baaqay inay xirto oo wasiirka amniga Jubaland ay u gacan geliso dowladda Soomaaliya, ama in isaga iyo ciidamadiisa ay ka ceyriso magaalada Mandhera. Cabdirashiid Janan oo 28-kii Janaayo ka baxsaday Muqdisho, ayaa ku sugan magaalada Mandhera, halkaasi oo ciidamo uu ku haysto. “Ma garanayo waxa ay dowladdeena ka faa’iideyso inay gabaad siiso dambiile la doonayo. Ha xirto dambiilahan oo ha dhiibto, ama ha ka ceyriso Mandhera, si ay nabad u ahaato,” ayuu yiri Cumar Macallin, oo horey u ahaa barasaab ku-xigeenka Mandhera. “Waxaan ogahay in wasiir baxsad ah iyo ciidamadiisa ay hadda ka howl-galaan saddex hotel oo ku yaalla Mandhera. Dowladda Kenya waa inay arrintan kala caddeysaa. Maxay arrintan ka faa’iideysaa Mandhera oo hadda la daalaa dhaceysa xasarad waxbarasho,” ayuu yiri xildhibaanka oo la hadlay Daily Nation. Hadalkiisa ayaa imanaya ayada oo xiisad xooggan ay ka taagan tahay magaalada Mandhera ee dalka Kenya, xilli wararka ay sheegayaan in ciidamada Soomaaliya ay isku urursanayaan magaalada xuduudda la leh Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ee Soomaaliya. Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Nairobi ayaa qoray in xiisadda Mandhera ay salka ku hayso cabsi laga qabo in ciidamada Soomaaliya ay qorsheynayaan inay soo weeraraan hotel ku yaalla magaalada, oo uu degan yahay wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan, oo kasoo baxsaday dowladda Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa horey uga digtay dowladda Kenya in gabbaad siinta wasiir baxsad ah oo la doonayo ay waxyeeleyn karto xiriirka wanaagsan ee labada dal. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale Kenya ka codsatay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u soo qabato, una soo wareejiso eedeeysane Cabdirashid Xasan Cabdinuur (Janan). Xigasho
-
-
Ka naxoo nafta waa. Soomaali horumarto diidoow silac u baqti. ___________________ Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir-doceed kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Kanada Mudane Justin Trudeau, waxayna ka wada hadleen sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan oo waxtar u leh labada dal. Kanada waxay martigelisay Soomaali badan oo haatan kaalin mug leh ka qaata horumarka labada dal, waxaana uga mahadcelinaynaa fursadaha nololeed iyo waxbarasho ee ay la garab istaageen markii ay dalkaas tageen.
-
Canada, Ethiopia starting talks towards investment agreement, says Trudeau Prime Minister Justin Trudeau says Canada and Ethiopia are preparing to start negotiations towards a foreign investment protection agreement. Trudeau is in Addis Ababa to meet with Prime Minister Abiy Ahmed and President Sahle-Work Zewde. He spent more than two hours with Abiy, including more than an hour in a private tour of a new public park and zoo on the grounds of the prime minister’s residence. He also had a working lunch with Zewde at Jubilee Palace. Both meetings are part of Canada’s agenda to secure support from many African nations as it vies for a seat on the powerful United Nations Security Council in June. However, Trudeau says this trip is about more than just the UN and told both Abiy and Zewde he sees immense potential for Canada and Ethiopia to help each other grow. He says that’s why the two nations are about to start working towards an investment agreement. “This visit is a chance for us to take our partnership and our friendship to the next level,” Trudeau said Saturday. “We have an incredible opportunity before us.” FIPAs, as they are often referred to in official circles, encourage investment between two nations. Canada already has at least two dozen FIPAs in place. Ethiopia is not a big economic partner for Canada currently, with just $170 million in two-way trade in 2018, more than three-quarters of it Canadian exports. However, Ethiopia is the fastest growing economy in Africa and one the five fastest in the world. Trudeau also revealed a $10-million contribution to the African Union Commission for gender equality and women’s empowerment. He gave a speech at a breakfast hosted by the African Union and the funds were well-received by the mostly female audience. Trudeau is the first Canadian prime minister to attend an African Union event. The breakfast was a side event to the African Union’s 33rd session in Addis Ababa on Saturday, but many African scholars in Canada say Canada’s efforts to advance its relationships in Africa comes very late in the game. That was a feeling echoed by the head of one of Canada’s biggest challengers for two seats available in the group of countries Canada is in. Norwegian Prime Minister Erna Solberg said Norway and Canada are pursuing African support in similar ways but that Norway has been a steadier partner over the years. “I think one of the differences, of course, is we have been on the steady same path for a very long time, so they know us,” Solberg said. Canada’s economy is larger but Norway proportionately spends more on foreign aid and international efforts, she added. Cabinet ministers accompanying Trudeau insist the relationship with Africa is not last-minute, nor is it solely because Canada needs many of Africa’s 54 votes at the UN to win the seat. There are two seats up for grabs and Canada is vying for them against Norway and Ireland. “It’s not like we were absent and now we are showing up,” said Families Minister Ahmed Hussen. “Nothing could be further from the truth.” Solberg also met with Abiy and Zewde on Saturday. She also was in Ethiopia a year ago when she had talks with Abiy. This is Trudeau’s first visit to Ethiopia. Irish Taoiseach Leo Varadkar visited Ethiopia and met with Abiy in January. Where Abiy’s vote will go at the UN is unknown but he was warm to Trudeau. They spent more than two hours together at a private meeting, an expanded bilateral meeting with officials and ministers from both countries, and the tour at Unity Park. The public park and museum was previously private space and is one of Abiy’s pet projects. At the end of the tour, Abiy and Trudeau had coffee and shared some Ethiopian food, and continued talking for more than 20 minutes. Abiy told Trudeau that Ethiopia is grateful for the diplomatic relationship between the two countries, which began more than 50 years ago. But he added that Canada’s influence actually began much earlier than that with missionaries and Canadian aid dollars. “We are very much grateful about it,” he said. Trudeau told Abiy he is “much more interested” in building economic partnerships going forward. Trudeau also met with African Union Commission chair Moussa Faki Mahamat, Rwandan President Paul Kagame and Ulisses Correia e Silva, the prime minister of Cape Verde. Later on Saturday, he was to attend an African Union panel discussion about the “blue economy” which refers to the use of water bodies for sustainable economic prosperity. - Toronto Star
-
LoL. I think his thinking would be what Galbeeti said. Meel walba maryooleey wey noogu horeeyaan isleeyahay.
-
He can go alone himself under the name of lobbying for the Security Council seat I mentioned. Kanada wants to get as many votes from Afrika. Last time they lost Afrikan block votes because of the then right wing government of Stephen Harper's policies and cutting development aid to the continent. Minister Axmed Xuseen had been to Kiikuuyo land as an immigration minisiter in 2018, I think. So a little trip to Soomaaliya wouldn't hurt now.
-
From the Canadian prime minister's official Facebook page: We’ve landed in Addis Ababa, where we’re ready to get to work on our shared priorities - because by working together, we can create more opportunities & build a brighter future for Canadians & for Ethiopians. Thanks for the warm welcome, Prime Minister Abiy Ahmed Ali. The Canadian prime minister is in Itoobiya for lobbying for a Security Council seat for Canada. He will also travel to Galbeedka Afrika. I hope wasiir Axmed Xuseen will go to Muqdisho as well soon. After all, Soomaaliya also has the same one-vote seat in General Assembly like the rest.
-
DF oo si rasmi ah uga hadashay ciidamada ay ku daabushay Gedo iyo ujeedkooda Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay ciidamada dhowaan ay ku daabushay gobolka Gedo, kuwaas oo qabsaday degmooyin ka mid ah gobolka. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in ciidamada tegay gooblka Gedo ay yihiin kuwa militari, islamarkaana tegistooda ay qeyb ka tahay difaaca dalka. “Sida sharciga uu qorayo, difaaca dalka waxaa mas’uul ka ah dowladda dhexe, ciidamada militariga ee hadda dhismaya ayagaa howshaas mas’uul ka ah, sidaas ayayna u tageen Gedo,” ayuu yiri wasiir Maareeye. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada militariga Soomaaliya ay sidoo kale tagi doonaan gobollo kale, oo dalka ka mid ah, islamarkaana aysan jirin sabab arrintaas sharaxaad looga bixiyo. Hadalkiisa ayaa imanaya, ayada qoraal shalay kasoo baxay golaha wasiirada Jubaland lagu sheegay in dowladda dhexe ay “farogelin qaawan” ku hayso dowlad goboleedka Jubaland ayna “weerar qaawan kusoo qaaday” gobolka Gedo. Jubaland ayaa ku dhowaaqday inay heegan buuxa geliyaan ciidamada kala duwan ee dowlad goboleedka Jubaland, si looga hortago, baa la yiri “weerarada qaawan ee ay dowladda federaalku kusoo qaaday Jubaland.” Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhowrkii malamood ee tagay qabsaday degmada Beled-Xaawo iyo Doolow, taasi oo macanaheedu yahay in si buuxda uu gobolka Gedo, oo ka tirsan maamulka Jubaland, iminka yy gacanta ugu jiro dowladda dhexe. Xigasho
-
Xog: DF oo billowday qorshe lagu go’doominayo Axmed Madobe laguna qabsanayo qeybo ka mid ah J/Hoose Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaysa in Dowladda Soomaaliya ay wada-hadallo la bilaawday guddoomiyaasha degmooyinka gobalka Jubada Hoose ee maamulka Jubbaland. Wararka aan helnay ayaa sheegaysa in mas’uuliyiin ka tirsan Villa Somalia ay billaabeen in ay wada-hadal la galaan guddoomiyaasha degmooyinka, Badhaadhe, Afmadow iyo degaanka Dhoobleey ee gobalka Jubada Hoose, kuwaas oo ka tirsan maamulka Jubbaland. “Ismaqalkii ugu horreeyay ayaa dhacay, waxaana ku jira dadka lala hadlay saraakiisha ciidanka ee degmooyinkaas, waxaana la filayaa in dhawaan si rasmi ah u billowdo xiriirka labada dhinac” ayuu yiri Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay Caasimada Online, islamarkaana xog ogaal u ah arirntan. Dowladda Soomaaliya ayaa wado qorshe ay gacanta maamulka Jubbaland uga saareyso degaanada maamulkaasi, marka laga reebo magaalada Kismaayo oo uu ku xoogan-yahay maamulkaasi. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in haddii maamulka Axmed Madoobe lagala wareego degmooyinka aan soo sheegnay ee Jubada Hoose, ay suurta-gal tahay in si fudud looga saari karo Kismaayo oo ah meesha kaliya oo ay ku hari doonaan. Sidoo kale Xogta ayaa sheegaysa in dowladda Soomaaliya ay dooneyso in ay qabsato Jubada Dhexe, kadibna ay degaanada Jubbaland ka dhisto maamul cusub oo la shaqeyn kara Xukuumadda Soomaaliya. Tallaabooyinkan ayaa imanaya ayada oo dowladda ay iminka si buuxda gacanta ugu dhigto gobolka Gedo. Lama oga halka ay ku danbeyn doonto xiisadda Jubbaland iyo dowladda Soomaaliya oo gaartay heer aad u sareeyo. Xiisadda labada dhinac ayaa laga cabsi qabaa in ay isu badasho xaalad ciidan hadii aan si deg deg ah loo xalin. Xigasho
-
Nothing new is from this Dhurwaa. I had seen on my own eyes of Waqooyi youths in Muqdisho, their capital. Many of them are bajaaj drivers. Meeshee ka imaadeen shaqo ma taalo ka ahayn jaad cunid iyo hallucinations. Their options are either to tahriib to Yurub via Carabaha or go to their capital, Muqdisho, in order to find work and decent standard of living.
-
Ah, the Tigrey agent always calling Soomaaliya's regions 'enclaves.' You never catch him calling his own Tigrey region or Oromiya an enclave. What is worse is that a self-hating Soomaali ku sheeg secessionist sewage-dweller halfwit is laughing with him.
-
Yuusuf Garaad Cumar oo taageeray mid ka mid ah maamullada Galmudug Wasiirkii hore ee arimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa sheegay in ay jiraan sababo badan oo lagu dhaliili karo, laguna diidi karo doorashadii Madaxweyne Qoor-Qoor, balse dantu ay ku jirto in la aqbalo. Qoor Qoor ayaa ka mid ah saddex madaxweyne oo Galmudug sheegta, waxaana labada kala ay kala yihiin Axmed Ducaale Xaaf iyo Sheekh Maxamed Shaakir. Yuusuf Garaad oo qoraalkan soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay in ay muhiimaddu tahay maamul ay aqoonsantahay dowladda dhexe. Ex wasiir Yuusuf Garaad ayaa xubnaha la doortay ugu baaqay in aysan dib ugu soo laaban guryahoodii Muqdisho, balse ay gutaan howlaha shaqo ee hor yaalla. “Waxaan ugu baaqayaa in la heshiinta xoogagga Gobolka la jooga iyo isu soo celinta Baarlamaanka aanay marti uga noqon kana sugin cid kale” Ayuu yiri. Hoos ka aqriso qoraalka oo dhameystiran Doorashada GalMudug sababo badan oo lagu dhaliili karo ayaa muuqda. Xataa kuwo lagu diidi karo waa jiraan. Haddana, aragtideyda, danta guud waxay ku jirtaa in maamulka uu Federaalku aqoonsan yahay ee ay Hoggaamiyaan Madaxweyne Qoorqoor iyo Guddoomiye Gacal iyo ku xigeennadooda lala shaqeeyo, lagana shaqeysiiyo. Labada mas’uul iyo Golaha Baarlamaanka waxaan ugu baaqayaa in aanay ismahadin oo aanay intaan libin ka dhigan. Libintu waxay ku jirtaa in horumar la gaaro oo howl wanaagsan ay qabsoonto taas oo ku xiran in wadashaqeyn laga helo inta kale intooda badan. Waxaan ugu baaqayaa in la heshiinta xoogagga Gobolka la jooga iyo isu soo celinta Baarlamaanka aanay marti uga noqon kana sugin cid kale. Waxaa rajeynayaa in aanay dayaarado soo raacin oo aanay ku soo laaban guryahooda Muqdisho inta ay xilka hayaan, marka laga reebo maalmo kooban oo safar shaqo ama fasax ah. Xigasho
-
Inkaarqabiyaashii Imaaraadka have also bribed Dotard in order to host him in Aqalka Cad in the coming days. His fate will be worse than madaxweyne Bashiir.
-
Fugitive C/rashiid Janan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
-
-
-
Jecliyaa calaacalka tuugaan xildhibaan ku sheega ah oo ciyaal faay cali ka tirsanaan jiray sida la yiri. Mahad Salaad bartiisa Feysbuug wuxuu soo dhigay qoraalkaan wada beenta miiran: Muddo 72 sanadood ah dowlada Maraykanka kama shaqayn maslaxada dadka iyo dowladnimada Soomaaliya! 1. 1948 markii Maraykanka uu yimid Soomaaliya wuxuu u ololeynayay in Soomaaliya gacantii gumeystaha Talyaaniga aysan ka bixin. 2. 1960 markii xorriyada aan qaadanay Soomaaliya wuxuu kala dagaalamay in ay dhisato ciidan qaran oo amnigeeda suga, xuduudaheedana ilaaliya, si Itoobiya u noqoto quwadda kaliya ee Geeska Afrika ka jirta. Waana sababtii Soomaaliya ku riixday in ay aado dhinacii Midowga Sofiyeeti. 3. 1977 markii dagaalkii Itoobiya iyo Soomaaliya uu bilowday Maraykanka wuxuu ka shaqeeyay in khubaradii Ruushka ee gacan siinayay ciidamada Soomaaliya la cayriyo, si loo fashiliyo guulihii ciidamada Soomaaliya ka gaareen dagaalkii Itoobiya. Waana sababtii ugu wayneed ee horseeday guuldaradii Soomaaliya kasoo hoysay dagaalkaas, sababtoo Ruushka wuxuu hayay istaratiijiyada dagaal ee ciidamada Soomaaliya ku dagaal galayeen. 4. 1977 - 1990 guuldaradii dagaalkii Itoobiya laga dhexlay iyo jabhadihii ku kacay xukunkii Maxamed Siyaad Bare markii ay isbiirsadeen Maraykanka waxay Siyaad Bare siiyeen hubkii dadka iyo dowladnimada Soomaaliya lagu baabi’iyay. Shacabkii hubkaas lagu xasuuqay waxaa ka mid ahaa shacabka reer Somaliland. 5. 1991 Maraykanku wuxuu taageeray jabhadihii Soomaaliya qabsaday, si loo burburiyo intii ka hartay dowladnimada Soomaaliya, dalkiina cad-cad ayuu u qaybiyay. 6. 1992 - 1994 markii ciidamada Maraykanka yimaadeen gudaha Soomaaliya waxay ku dhex milmeen is riix-riixii qabiilada dhexdooda ahaa waxayna dagaal ay ku jabeen la galeen kacdoonkii uu hoggaaminayay AUN Gen. Maxamed Faarax Caydiid. 7. 1994 - 2009 mudadii u dhaxeysay Maraykanka waxay taageereen hoggaamiye kooxeedyadii Koonfurta Soomaaliya kajiray. Markii Maxkamadaha Islaamiga ah meesha ka saareena waxay ka shaqeeyeen in ciidamada Itoobiya ay soo galaan Soomaaliya lana dagaalamaan wadaadadii ka arriminayay Koonfurta Soomaaliya. Waxaana dagaalkaas ku naf waayay kumanaan Soomaali ah. 72 sanadood kadib maanta waad aragtaan siyaasada gurracan ee dowlada Maraykanka kula dhaqmayso guud ahaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Galmudug iyo gaboodfallada Safiirka Maraykanka Amb Donald Yamamoto ku gacan siinayo nidaamka Farmaajo ee Kaligii Taliska ah. Ugu danbeyntii waxaan ugu baaqayaa dadka reer Galmudug in ay gacmaha isqabsadaan una midoobaan sidii ay uga hortagi lahaayeen siyaasada ma dhalayska ah ee Maraykanka hormuudka ka yahay ee lagula dagaalayo dadka reer Galmudug. Waanan ka guuleysanaynaa inshaa’allah sidii marar badan aan uga guuleysanay iyaga iyo kuwa ay ku shaqeystanba. Mahadsanidiin. ___________________
-
Popular Contributors