-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Ninkii soo joog laga waayo...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
I think he is on his way to Kiikuuyo land. Is he going there to get some fresh funds from corrupt, anti-Soomaaliya Imaaraad? Even as he claims inuu siyaasadda ka haray. We will soon know. -
Ninkii soo joog laga waayo...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Maxaa la bililiqeystaa meesha yaalo, Maakhiroow? -
Ninkii soo joog laga waayo...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Give credit to dowladda dhexe dadkaas gacan adag ku qabatay. A little acknowledgement waa u quuri la'dahay dowladda dhexe, I see. -
Telling Kiikuuyo to back off...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
And here is another so-called xildhibaan ku sheeg, openly supporting Kiikuuyo stance against our country's position. Tuugnimo lagu yaqaanay, nothing new. I am glad patriot Soomaalis dhiiga leh on twitter hilfaha u qaaday. Times likes this I wish I had a twitter account, runta u sheegi lahaa. -
Feel the Bern. Why doesn't habarta Warren ka harto ololaha since she is dividing progressive votes and is not going anywhere. Xaasidnimo iyo Bernie ku xumeys meesha u soo taagantahay. Bernie will humiliate her by winning in her own Massachusetts state tomorrow. Same with Klobuchar in Minnesota. If Bernie wins U.S. presidency, I am sure Ilhaan will have a huge influence on him, if not a cabinet post.
-
...soo jiifaa laga helaa. Inteenan dhalinyarada ku dhameyn meesha, maatidana iyo carruurtana barakicin maxee u tanaasuli waayeen intaas la tuugaaye. Xoog wax ku keenayaan moodeen. Meesha dowlad tabardaran joogto moodeen. Anyway, better late than never.
-
Telling Kiikuuyo to back off...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Meantime tuugii weynaa and Imaaraadi agent C/raxmaan C/shakuur Warsame is ready to sell the whole country again to the highest bidder. Hence, this quisling tweet of his: -
Of course, it is still standing strong waxee dhistay dowladii dhexe. Ma dad jaad ku marqaansan 24 hours a day, seven days week ayaa wax inay dhisaan ka sugeysay. The little hay'adaha dhisaana ciyoow ee dumaan because jeebka ayaa lagu shubtaa jaadna lagu gadaa wax qaab lahayna la dhisaa. Also jidka laab laabma ee sida heersaraha loo dhisay ee buuraha degmada Sheekh u dhow. That road still stands, I believe.
-
Ninkaan daljiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya waaye. To Muuse Marqaan, guurtida wuu uga sareeyaa oo wuu caabudaa. Xoog ayuu ku aqbaleen wuxuu hordhigay Muuse Muqayil iyo kuwii ka soo horjeeday. Cadaadis xoogan waa kistii yareyd jaad ku gadan jiray Muuse Marqaanweyne in laga joojin doono hadduu ogalaan waxa la hordhigay. Maan.
- 1 reply
-
- 1
-
...of their endless faragelin in Soomaaliya.
-
Dhurwaaga waxa marfishyada reer jaadcun ku sheekeystaan ma qariyo, waana the only thing ku fiicanyahay. Afkiisa ku hunqaaca qashinka calooshiisa ku jiro. Faysal Cali Waraabe oo shaaciyey ‘lacag Farmaajo uu u ballan-qaaday Muuse Biixi iyo shuruud lagu xiray’ Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Ucid Faysal Cali Waraabe, ayaa shaaciyey ballan qaad loo sameeyey madaxwxeynaha Somaliland Muuse Biixi. Feysal Cali Waraabe ayaa tilmaamay inuu Madaxweyne Farmaajo uu u ballan qaaday Muuse Biixi in la siin doono 30% lacagta Soomaaliya ay heli doonto marka laga cafiyo deynta taasoo gaareyso illaa $800 Milyan oo lacagta Mareykanka ah Feysal ayaa xusay in shuruuda lagu xiray lacagtaas si loo siiyo Muuse Biixi ay tahay inuu la kulmo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayuu ku eedeeyey inuu heshiiskaas ka shaqeeyey isla markaasna uu labada madaxweynaba kula kulmay magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. “Muuse Biixi, waxa uu baab’iyay gudaha, waxa uu sameeyay qiyaano, 10-kii bisha waxaa loosoo diray telefoon, $800 Milyan oo Doolar oo la siinayo Soomaaliya marka deynta laga cafiyo ayaa looga ballanqaaday 30% in laga siinayo, kaliya waxaa shuruud looga dhigay in Farmaajo uu kula kulmo Jabuuti, wuuna aqbalay” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe. Lacagta uu Feysal Cali Waraabe sheegay inuu Muuse Biixi heli doono marka la xisaabiyo ayaa ah $240 Malyan oo dollarka Mareykanka ah. Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dadka Somaliland ay yihiin kuwa u iibsan Muuse Biixi oo madaxooda ku qaatay lacag aad u badan. Muuse Biixi ayuu tilmaamay inuu ka gaabsaday soo bandhigista kulankii uu la qaatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, sidoo kalana uu qariyey waxyaabihii ay kawada hadleen xubnihii Itoobiya ka socoday ee tagay Magaalada Hargeysa. Hadalka Feysal Cali Waraabe ayaa kusoo aadayo xilli Mucaaradka Somaliland oo maanta shir deg deg ah ku yeeshay magaalada Hargeysa ay sheegeen in Madaxweyne Muuse Biixi uu ku fashilmay hogaaminta Somaliland, waxayna dalbadeen in xilka uu ka dego, oo loo qabto doorasho deg deg ah. Waddani iyo Ucid ayaa ka dhawaajiyey in Muuse Biixi uu “noqday Kaligii-taliye”, isla markaana loo baahan yahay in xilka si deg deg ah looga xayuubiyo, waa sida ay hadalka u dhigeene. Labada xisbi ayaa si wada-jir u soo wada jeediyay in Doorashada madaxtooyada la qabto sanadkan inta uusan dhamaanba muddo xileedka Biixi, maadama “uu ku fashilmay” xilkii loo igmaday. Xigasho
-
Was there any doubt for this? Lacagta yar ee u calaacalaan tuugsiga ku helaan dowladda dhexe ayee soo martaa. Safiirada Soomaaliya u fadhiyo dowladda dhexe ayee aqoonsiga ka helaan after presenting their credentials, then ask permission to go to Hargeysa, same way they go to Garoowe, Baydhabo, Kismaayo... As you can see from below: Danjira Mareykanka u fadhiyo Soomaaliya meeting Muuse Marqaan in his marfish. And here is Danjiraha Ingiriiska u fadhiya Soomaaiya meeting Muuse Muqayil in his marfish kiosk. Here is another one - Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya meeting Muuse Marqaanweyne in his marfish. And here is Danjiraha Turkiga u fadhiyo Soomaaliya meeting Muuse Muqayil on his little marfish. And here is Danjiraha Finland u fadhiya Soomaaliya with Muuse oo marqaan ka soo kacay. And here is Danjiraha Masar u fadhiya Soomaaliya meeting Muuse in his little marfish. And here comes Danjiraha Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya meeting Muuse Marqaanweyne oo jaad ka soo kacay. And here is Daljiraha Denmark u qaabilsan Soomaaliya meeting Muuse in his overused marfish. Haye ma sii wadaa. Bas bas, intaan ha noogu ekaato casharka riyo beenaad dilka maanta ah.
-
Tribalism rife in Hargeisa city, Somaliland region, Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Of course, riyadii lagu lug go'ay ee aqoonsi markee socon weyso qabyaaladii xumeyd lagu yaqaanay boorka ka jafaayaan. What is new? -
Maxamed cali Geedi waa runtiisa. Waa gartooda dadkaas - sida Shariifka, Xasan Sheekh iyo Cali Mahdi - ilmahooda iyo waxee sii dhaleen u joogaan dibadaha inay masaakiinta Muqdisho ku nool qal qal ku abuuraan. Hadduu Cali Mahdi runta sheegaayo, Soomaaliyana dan u haayo asaga iyo kii kale qabqablaha weynaa Xamar dhulka lama simeen 1991-92, dagaalkii kala joogsiga lahayn ee afarta bilood ahaa. Salaad Jeelle, too, jawaab siiyey dadka dib u socodka wado.
-
Astaan dowladnimo iyo Soomaalinimo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Rabi ha idmo ku dar, widaay. About Jaamacadda Carabta, we need it for other strategic moves and votes, like a crucial future seat at the UN. -
As always the crazy Feysal Dhurwaa once a while wax macquul ayuu sheegaa, sida cajalka hoose ka muuqato: And another hunqaac from the Dhurwaa:
-
Better than jaad miyaa? I guess it is time Libaaxsanka start charging some sessions. It had been free for almost two decades now.
-
When Soomaaliya is rising daily, Soomaalidiid cuqdad ku nool sewage-dwellers hurdo uma taalo. Har iyo habeen waa inay soo taagnaadaan with their mijimo jaad. Even on a site called Soomaaliya-online. Their trembling little fingers must type or click that each and every time. Laa ictiraaf, laa hurdo walaa jiif.
-
Popular Contributors