-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Kiisas cusub oo COVID-19 ah oo laga helay Soomaaliya, xiili weli dadka aysan si rasmi ah ugu baraarugsaneyn bushiga Coronavirus Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa waxey sheegtay in maanta oo keliya laga helay Soomaaliya kiisas cusub oo ah xanuunka COVID-19 ah oo gaaraya illaa iyo 19 xaaladood. Qoraal ay sii daaysay wasiir Fowsiya ayaa waxey ku tiri "Maanta oo qura waxaan baarnay 25 ruux oo looga shakiyay xanuunka, waxaana laga helay 19 kamid ah dadkii la baaray" . Wadarta guud ahaan xanuunka COVID-19 uu soo ritay Soomaaliya ayaa waxey guud ahaan gaareysaa 135 ruux, sidoo kale dhimashada ayaa gaartay 7 qof, sida ku cad diiwaanka wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya. Dadka maanta laga helay xanuunka ee gaaraya 19-ka ruux ayaa waxaa lagu sheegay 15 lab ah iyo 4 dhedig ah. Xanuunka ayaa waxaa maanta u geeriyooday 2 ruux . Soomaaliya , xanuunka COVID-19 aad ayuu u baahayaa, iyadoo dhinaca kalena digniinaha la bixinayo aysan si rasmi ah bulshada ugu hoggaansamin, sida kala fogaashiyaha, salaanta iyo in bulshada ay ku nagaadaan guryahooda. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
DF Soomaaliya oo hirgelisay xarunta dhexe ee xiriirka COVID-19 Dowladda Soomaaliya ayaa hirgelisay xarunta dhexe ee xiriirka oo laga hagayo, talooyina laga siinayo dadka uu soo ridanayo xanuunka Covid-19 iyo kuwa iskaga shakisan ee u baahan inay is-baaraan. Xaruntan oo si casri ah loo diyaariyay waxay ka jawaabeysaa dhammaan wicitaannada teleefanka gaaban ee u gaarka ah Covid19 ee 449, waxayna bukaannada ku xirtaa qeybaha kala duwan ee la tacaala cudurkan. Dadka xarunta soo waca oo 24 saac kasta oo gaaraya 4,000 (Afar kun) oo qof oo kala jooga goballada dalka, ayaa kala ah Bukaanno ka sheeganaya calaamadaha cudurka balse ay xaaladdoodu fududdahay, Bukaanno xaaladdoodu adagtahay iyo Dad laga geeriyooday. Bukaannada xaaladdoodu fududdahay waxay talooyin cafimaad ka helaan dhaqaatiirta xarunta ku sugan, Bukaannada xaaladdoodu adagtahay waxay xaruntu u dirtaa gaadiidka gurmadka degdegga ah oo isbitaal Martiini toos u geeya, Dadka laga geeriyoodayna waxay xaruntu ku xariirisaa xafiisyada dowladaha hoose ee loo diyaariyay ka shaqeynta aaska meydadka looga shakisan yahay inay xanuunkan COVID-19 u geeriyoodeen. Xarunta Dhexe ee Xiriirka ayaa sidoo kale qeyb weyn ka qaadata ka wacyi-gelinta bulshada Khatarta uu leeyahay cudurkaan COVID-19. Hirgelinta xaruntan ayaa meesha ka saareysa jahawareerka iyo walwalka ay la kulmayeen dadka isku arka astaamaha lagu garto Covid-19, waxayna kaalin weyn ka qaadaneysaa uruurinta xogta dadka uu cudurku ku dhacay iyo kuwa ay xiriirka la yeesheen. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Inta tabarteeda ah dowladda dhexe wey dadaaleysaa. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Waa iigala soo hormartay -
Oh, another conjure from hapless Kiikuuyos. It seems Soomaali Intelligence is their bogeyman. Read on. Somali intelligence funding Shabaab to attack Kenya — report Report says top Shabaab and NISA leaders are in contact to derail the ongoing peace processes and target Kenyan forces in Somalia. Othe NISA officials and their agents are also believed to be involved in al Shabaab schemes to attack Kenyan officers in the Northeastern region. Strong links exist between Somalia’s National Intelligence and Security Agency and al Shabaab, a confidential report from an insider in the militia shows. Top leaders of al Shabaab and NISA are in contact to derail the ongoing peace processes and target Kenyan forces in Somalia, the report leaked to the Star suggests. It alleges that some NISA officials trained by Kenyan security agencies are conspiring with al Shabaab to attack KDF soldiers serving under Amisom. The NISA officials and their agents are also believed to be involved in Shabaab schemes to attack Kenyan officers in the Northeastern region. The officers allegedly conduct surveillance and relay the information to al Shabaab and some of their miscreant cells. "Some of these senior officers are providing highly confidential security information on Kenyan security agencies and personnel to al Shabaab to facilitate the militant group’s targeting of Kenyan security personnel," the report says. According to multiple sources in Somalia, a senior official of NISA is the main contact person and is in constant communication with the militant group. The official is also involved in facilitating Shabaab through financial and material support, including armaments and critical information on Amisom movement, particularly the Kenyan contingent. Recently, al Shabaab received $1.5 million through a cheque signed by a senior NISA official by the name Abdullahi Kulane. Using the NISA networks, Kulane also identifies easy targets for al Shabaab along the Kenyan border. NISA officials are believed to have instigated the deployment of the Somali National Army troops in Mandare in a bid to suck Kenya into internal Somalia affairs, according to sources. "NISA also deployed some of their telecommunication jamming systems to compromise Safaricom’s networks in Mandera and other adjacent areas in a bid to facilitate Al Shabaab operations in the area," the confidential report says. Earlier in the year, Kenya also experienced a spike in the number of sporadic attacks in some areas bordering Somalia, including Mandera, Wajir and Garissa and parts of the coastal region, as a result of NISA officials working together with al Shabaab. The former identifies easy targets for the militant group in some of the areas to create a facade of potency through the sporadic attacks mainly targeting civilians and some of the critical infrastructure. The Star (Tabloid)
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Kiisaska CORONAVIRUS ee Soomaaliya oo dhaafay 100 iyo tirada maanta cusub Tirada dadka qaba cudurka Coronavirus ee Soomaaliya ayaa dhaaftay 100, kadib markii dad hore leh cudurka maanta laga helay, sida ay shaacisay wasaaradda caafimaadka. Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in 36 qof oo hor leh laga helay cudurka maanta, taasi oo ah tiradii ugu badneyd ee ladiiwaan-geliyo muddo 24 saac gudaheed ah. 36-ka qof ayaa ka mid ahaa 47 qof oo cudurka laga baaray, waxaana arrin cabsi muujinaysa ah, in 47 qof oo la baaray kaliya laga waayey 11 ka mid ah, oo 36 laga helay.Dadkan ayaa 27 ka mid ah waxay yihiin rag, halkan 9 ay yihiin haween, sida warbixinta lagu sheegay. Tiradan ayaa ka dhigaysa tirada guud ee la xaqiijiyey ee cudurka Coronavirus 116 qof.Bukaanada cudurka maanta laga helay ayaa 30 kamid ah waxay da’doodu u dhaxaysaa 20 ilaa 39 sano (83%), halka 5 ka mid ahna ay da’doodu u dhaxysaa 40 ilaa 59 sano (14%). Kaliya hal qof ayaa wuxuu ka weyn yahay 60 sano.Sida ay ku talisay wasaaradda caafimaadka,si aad naftaada, midda qoyskaaga iyo tan bulshada-ba u badbaadiso, ku dadaala fara-dhaqasho joogto ah idinkoo isticmaalayo biyo iyo saabuun muddo ugu yaraan 20 il-biriqsi ah. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Helsinki expresses concern as coronavirus infections surge among Somalis CORONAVIRUS INFECTIONS have begun to increase sharply among Somali-speakers in Helsinki. The City of Helsinki on Tuesday revealed that almost 200 infections have been detected among members of the minority-language group – a number that accounts for 1.8 per cent of the entire Somali-speaking population. Both the City of Helsinki and Hospital District of Helsinki and Uusimaa (HUS) are alarmed by the recent development and will step up their measures to reduce the number of infections. “The recent spread of infections among minority-language groups is very disconcerting,” said Jan Vapaavuori (NCP), the Mayor of Helsinki. “The situation necessitates co-operation between different stakeholders, the further development of multilingual services and effective communication. We are currently in talks about new measures to improve the situation with, for example, the Finnish Somali League.” “This will also necessitate co-operation across the capital region, as the situation is unlikely to be limited to Helsinki,” added Vapaavuori. Helsinki and HUS have already distributed information about the virus in a number of languages to provide instructions on, for example, social distancing, self-quarantine and what to do if you suspect you have contracted the virus. The information has also been provided in schools, in kindergartens and through youth outreach work. The city has also added nurses, physicians and other health care professionals representing language minorities to it teams responsible for tracing infections in a bid to enhance its understanding of the reasons behind the recent up-tick. Juha Tuominen, the CEO at HUS, said the hospital district has recognised the need to target its communication efforts at immigrant communities. “We have increased communication in various languages and formats, such as video. It is critically important that the information and instructions are available through mediums that best reach everyone in Finland,” he underlined. - The Helsinki Times -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Somali community voices displeasure with being singled out by Helsinki THE SOMALI COMMUNITY of Finland has voiced its concern about reports that the incidence of coronavirus infections is high among its members, writes YLE. The City of Helsinki on Tuesday communicated that coronavirus infections among members of the minority-language group have increased sharply to almost 200, a number that accounts for 1.8 per cent of Somali-language speakers in Helsinki. The corresponding percentage among the whole population of the city is 0.2. Mohamed Ali Jama, the chairperson of the Finnish Somali League, told YLE on Wednesday that the community is concerned about being singled out in the context of the coronavirus epidemic. “The Somali community is the third most discriminated group in Europe,” he reminded in an interview with the public broadcaster. “There are concerns that the city’s statement could complicate our lives further.” Jama said the community would have preferred it if the reason for the relatively high number of infections had been investigated within the community before making a public announcement on the issue. Helsinki has accounted for over a half of the 2,133 coronavirus infections confirmed in Uusimaa, according to the Finnish Institute for Health and Welfare. Xigasho -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Ra'iisul.wasaaraha wuu dadaalayaa. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Hence why madoows and Latinos are dying in higher percentages at American hospitals. It is not ony about socio-economic ways, but not adequately provinding life-saving equipments to those poor insuranceless souls. -
Intee ku ogeyd the innocent man? Dowladda dhexe can pressure Muuse Marqaan. I don't understand of their handling with kid gloves on Muuse Marqaanweyne while they are hard on the likes of Axmed Madoobe. They can make life hard of Muuse Marqaan's little marfish as well if they want to. But they don't.
-
You and I both know wuxuu eeygii Cabdi Ileey ahaa. Marka don't even bother ina noo carfisid xaarkaas Tigrey stooge ahaa.
-
New rebel group in parts of western Sanaag, Somaliland region
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Filinkii Caarre waa la isla fahmay maadaama meesha marqaan session ka socdo. Inta yar laga soo baryo beesha caalamka dowladda dhexe u soo mariso xaqooda haka soo dhacsadaan the secessionists intuu Muuse Marqaanweyne ku qayili lahaa. -
east burco clan militias declared in western sanaag
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to thoroughbred's topic in Politics
Caarre filinka cusub uu furay waa in laga wada faa'idaa meesha marqaan lee yaalee. Let them isbaaro u dhigtaan inta yar beesha caalamka laga soo tuugsado intuu Muuse Muqayil ku qayili lahaa. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Bankiga Adduunka oo aqbalay codsi ay u jeedisay Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shaaca ka qaaday in Bankiga Adduunka uu aqbalay codsi ay u jeedisay dowladda Soomaaliya, oo ah in loo iibiyo qalabka lagula dagaalo cudurka Coronavirus. “Bangiga Adduunka ayaa dowladda ka oggolaaday inuu usoo iibiyo qalabka caafimaad ee aadka loogu baahannahy si loola dagaalo cudurkan,” ayuu yiri Kheyre oo xalay khudbad uu shacabka kula hadlay ka jeediyey xafiiskiisa. Ra’iisul Wasaaruhu ayaa sidoo kale sheegay in dowladdu ka codsatay deeq bixiyayaasha in caawimaadaha ay bixin jireen loo wareejiyo dhinaca caafimaadka iyo taakulaynta danyarta uu cudurkani saameeyay nolol maalmeedkooda. Waxa uu sidoo kale sheegay inay weydiisteen dowladaha Yurub iyo Maraykankaba sidii Bangiyada iyo Xawilaadaha Soomaaliyeed shaqadooda loogu fududayn lahaa. Kheyre ayaa caddeeyay in la kordhinayo xarumaha lagu daaweeyo dadka uu soo rito COVID-19, lana badin doono baaritaanka si qof waliba uu u helo fursad uu isugu baaro, dowladduna ku howlantahay soo iibinta qalab caafimaad oo qayb ka qaata xakameynta COVID-19. Kheyre ayaa dhinaca kale mar kale faray Ganacsatada dalka inay shacabka u turaan xaaladdan adag ee lagu jiro, Culimaduna ay shacabka kula taliyaan in qof waliba uu gurigiisa ku cibaadaysto maadaama waajibaadka diiniga ah ay ugu horeeyso badbaadinta nafta. Xigasho -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Bandowga Muqdisho ka dhaqangalay. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Wasiirada caafimaadka is doing her best as well. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Ra'iisul wasaaraha is doing his best helping mitigate Covid-19 crisis. R/W Kheyre oo shaaciyey qorshaha xukuumadiisa uga degan cudurka Coronavirus Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa caawa ka hadlay dhibaatada cudurka Coronavirus iyo sida looga gaashaaman karo. Ugu horeyn Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa kula dardaarmay dadka Soomaaliyeed in ay qaataan talooyinka caafimaad ee dhakhaatiirta iyo wasaaradda caafimaadka dalka. “Masiibada maanta waxaa ka nabad galaya kuwa qaata waanada iyo wax sheega, kuwa dhagaysta talooyinka bahda Caafimaadka. Kuwaas ayaa ah kuwa inay haligmaan ka nabad galay, badqabka bulshada iyo Badbaadin tooduba, maanta waxay ku jirtaa kala maqnaanta mudada cudurku jiro. “In aad eheladaada iyo asxaabtaada ka maqnaato oo booqan waydo xiligan adag waxay daliil cad u tahay damiirka qofka ee aan dadkiisa dhib la jeclayn”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre. Ra’iisul Wasaaaraha ayaa cadeeyay in guddiga Qaran ee ka hor tagga cudurka COVID-19 ee isugu jira xukuumadda, culimada, dhaqaatiirta, ganacsatada iyo bulshada rayidka ay kawada shaqayaan sidii loogu gurman lahaa, dadka Soomaaliyeed caafimaad ahaan iyo dhaqaale ahaanba. Sidoo kale waxa uu sheegay Khayre in la kordhinayo xarumaha lagu daaweeyo dadka uu soo rito xanuunka Corona, lana badin doono baaritaanka si qof waliba uu u helo fursad uu isku baaro. Dowladda ayuu sheegay in ay ku howlantahay soo iibinta qalab caafimaad oo qayb ka qaata xakameynta COVID-19. Bangiga Adduunka ayuu sheegay Kheyre in dowladda Soomaaliya uu ka ogolaaday in uu usoo iibiyo qalabka caafimaad ee aadka loogu baahannahy si buu yiri loola dagaalamo cudurkan. Ra’iisul Wasaare Kheyre waxuu sidoo kale sheegay in dowladdu ka codsatay deeq bixiyayaasha in caawinaadaha ay bixin jireen loo wareejiyo dhinaca caafimaadka iyo taakuleynta danyarta uu cudurkani saameeyay nolol maalmeedkooda, sidoo kale dowladaha Yurub iyo Maraykanka ayuu sheegay in ay ka codsadeen sidii Bangiyada iyo Xawaaladaha Soomaaliyeed shaqadooda loogu fududeyn lahaa. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in xukuumadda, ganacsatada, dhaqaatiirta, bulshada rayidka iyo culimaduba ay wadaan dadaal xoog leh oo loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee caawinta u baahan, isla markaana ganacsatada Soomaaliyeed iyo wasaaradda maaliyaddu ay isla garteen in la yareeyo saamaynta dhaqaalaha ee ka dhasha cudurka Coronavirus. Ugu dambeyntii Ra’iisul Wasaaraha ayaa mar kale Ganacsatada faray in ay shacabka u turaan xaaladdan adag ee lagu jiro, culimaduna ay shacabka kula taliyaan in qof waliba uu gurigiisa ku cibaadaysto, halka dhakhaatiirtana uu ku bogaadiyey in la joogo xilligii loo baahnaa. -
Amnesty International ayaa warbixin ka diyaarisay xariga wariye C/maalik Muuse Coldoon. AUTHORITIES MUST RELEASE IMPRISONED JOURNALIST CABDIMAALIK MUUSE COLDOON Amnesty International is calling on the Somaliland authorities to immediately and unconditionally release detained journalist Abdimalik Muse Oldon who was arrested and arbitrarily detained a year ago today for exercising his right to freedom of expression. Amnesty International is concerned that the journalist who was detained solely for peacefully exercising his human rights is now at heightened risk due to the COVID-19 pandemic. Read the full report on Xigasho
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Somali health workers contract COVID-19 At least six health workers including doctors in Somalia have contracted coronavirus, officials said Thursday. According to the country's Health Ministry, the officials contracted the virus from a patient in the capital Mogadishu. Dr Ibraahim Guled, the secretary general of Somali Medical Association, is among the infected. Somalia confirmed its first COVID-19 case in mid-March. Since then, a total of 80 people have been diagnosed with the disease. Five people have also died, along with two regaining health. The African nation, in order to contain the pandemic, imposed a night curfew in Mogadishu from Wednesday. Schools and universities, meanwhile, are already closed. Hospitals, pharmacies and food stores are not subject to the restrictions, as per Somali police chief Abdi Hassan Mohamed Hijar. The virus, which was first detected in Wuhan, China late last year, has spread to 185 countries. It has killed more than 137,000 people and infected over two million. Xigasho -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
DF oo xaqiijisay in maanta Muqdisho ay dad kale ugu geeriyoodeen Coronavirus kuwo badanna laga helay Dowladda Soomaaliya ayaa caawa xaqiijisay in ay geeriyoodeen seddax qof oo kamid ah dadkii uu gudaha dalka ku haleelay cudurka COVID-19, waxayna gaartay tirada guud ee dhimashada shan qof. Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa warbxinta maalinlaha ah ee arrimaha COVID-19 ku sheegtay in sidoo kale maanta la diiwaan geliyay 20 xaaladood oo cusub. Tirada guud ee kiisaska laga diiwaan geliyay dalka oo dhan ayaa hadda gaartay 80 xaaladood oo Coronavirus ah, ayada oo ay muuqato in cudurka uu sii fidayo. Wasiirka Caafimaadka Fowsiya Abiikar ayaa mar kale ka dalbatay bulshada in ay si saxan u qaataan talooyinka caafimaadka, kuwaas oo ay sheegtay in qofka ay ka kaalmeyn karaan in uu ka badbaado cudurkan. Ugu dambeyntii waxa ay sheegtay wasiir Fowsiyo in dadaal xoog leh ay ugu jiraan sidii loo xakameyn lahaa cudurka COVID-19 uu haatan u muuqda mid si xowli ah bulshada ugu sii dhex faafaya. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Kheyre oo digniin xooggan u diray ganacsatada dalka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa digniin xooggan u jeediyey ganacsatada Soomaaliyeed, isaga oo uga digay inay kordhin qiimaha maciishadda dalka Kheyre ayaa arrintan sabab uga dhigay maadaama shalay ay dhaqan gashay canshuur dhaaf ay dowladda u sameysay maciishadda daruuriga ah ee dalka lasoo geliyo. Hadalka ra’iisul wasaaraha ayaa yimid ayada oo ay jirto cabsi xooggan oo laga qabo inay yaraato maciishadda dalka soo gasha, sababo la xiriira cudurka Coronavirus, taasina ay horseedo in ganacsatada ay sare u qaadaan qiimaha maciishadda, kadibna ay dhalato xasarad xagga cuntada ah. Si arrintan looga hortago, ayaa dowladda federaalka Soomaaliya waxay maalinkii Talaadada ku dhowaaqday in canshuur dhaaf loo sameeyay qaar ka mid ah cunnada quutul daruuriga ee dalka soo gasha, taas oo lagu sheegay qoraalka in looga hor tegayo koror ku yimaada qiimaha maciishada. Talaabadan ayey sheegay dowladdu in loo golleeyahay in saameyn aysan ku yeelan maciishada dalka tallaabooyinka looga hor tegayo faafidda cudurka Coronvirus. Raashinka canshuur dhaafka loo sameeyay waxaa kamid ah Bariiska iyo Timirta oo ay sheegtay xukuumaddu in loo sameeyay canshuur dhaaf dhan 100%, halka Burka iyo Saliidda loo sameeyay canshuur dhaaf dhan 50%. Xigasho -
Xabashadii ayaa xadbeenaadkii xirtay, but Muuse Marqaanweyne jaadkiisa ma joojin karo. Dowladda dhexe waa inay arrintaan faragishataa, ban Xabashi jaad from Waqooyiga. 'Soomaaliland' oo caddeysay in aysan awood u lahayn joojinta Qaadka Soomaaliland ayaa gacmaha ka taagatay wax ka qabashada qaadka ka yimaada dalka Itoobiya, xilli ay sii kordhayaan kiisaska cudurka Coranavirus ee gudaha degaanadaas. Inta la ogyahay illaa shan qof ayaa laga helay cudurka Covid19. Waxaa xusin mudan in Somaliland ay kaga duwan tahay qeybaha kale ee Soomaaliya, waxaa magaalooyinka caanka ah sida Hargeya, Berbera, Boorame iyo Burco laga helay cudurka. Wasiirka warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Koore, ayaa saxaafada u sheegay in Somaliland aysan lahayn awood ciiddan oo ay ku joojiso Qaadka. Wuxuu tilmaamay ciiddamada ay haystaan in aysan ka badnayn sugida amniga gudaha. “Waxaanu qiimeynay waayo aragnimadii badnayd ee labadii jeer ee jaadka la joojiyay, 1983, 1984 iyo tii Ingriisku joojiyay ee 1950. Waxaan ku ogaanay in joojintu Qaadku u baahan tahay ciiddan valunteer ah,” ayuu yidhi Saleebaan Koore. Itoobiya oo ah meesha uu qaadka ka yimaado cudurka Coronavirus ayaa ka dillaacay, inkastoo fiditaankiisu yar yahay marka loo eego dalalka geeska Afrika sida Kenya iyo Jubuti oo cudurku aad ugusii faafayo. _____________ Secessionists cannot stay away from cooska jaadka even if their lives depend on it.
-
Popular Contributors