Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,519
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. 03 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 57 > Banaadir: 34 > Somaliland: 18 > Jubbaland: 5 > Male: 30 > Female: 27 > Recovery: 26 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,146 Total recoveries: 406 Total deaths: 79 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia
  2. Beco, as a monopoly company, can easily invest more of this as well as wind turbines in the big ocean. Maan, the whole of Soomaaliya tamarta ay u baahantahay in yar solar and wind turbines dalka laga dhiso ku filan.
  3. Why does an avowed atheist apostate care about Soomaaliya's affairs. Waa yaab. War noloshaada ifka iyo aakhira waa ku seegtee ee meesha noo banee. This atheist character left the fold of Islaam, but apparently cannot leave the mental enslavement of qabyaalad. Cajiib iyo nuskeeda. Even more yaab is that he supports a wadaad warlord for the sake of qabyaalad.
  4. Khilaafkii SACIID DENI iyo Axmed Karaash oo la xaliyey – Maxaa lagu heshiiyey? Khilaafkii u dhaxeeyey madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Karaash ayaa lagu guuleystay in la xaliyo, sida lagu sheegay war kasoo baxay madaxtooyada Puntland. Khilaafka ayaa waxaa xalintiisa ku guuleystay qaar ka mid ah Isimada Puntland iyo guddoonka baarlamanka, oo maalmihii u dambeeyay ku howlanaa dhex-dhexaadinta Deni iyo Karaash. War-saxafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu shaaciyay in meesha laga saaray kala aragti duwanaantii dhinaca maamulka iyo shaqada ee u dhexeysay Madaxweyne Deni iyo ku-xigeenkiisa, kadib kulan ay maanta oo Tallaado ah Madaxtooyada Garowe ku wada qaateen Madaxda ugu sarreysa Puntland iyo qaar kmid ah Isimada dhaqanka. War-saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan hoose. “Madaxweynaha Dowladda PuntlandSiciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Ismaaciil Maxamed Warsame iyo xubno ka mid ah hoggaanka dhaqanka Puntland”. “Kulanka ayaa looga hadlay kawada shaqeynta midnimada, amniga iyo horumarka Puntland waxaana lagu guuleystay in meesha laga saaro kala aragti duwanaan dhinaca maamulka iyo shaqada ah oo u dhexeysay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka”. “Dowladdu waxay Bulshada Puntland ugu baaqaysaa inay ka shaqeeyaan dowladdnimada, meel ugasoo wadajeestaan cadowga, iskana ilaaliyaan waxkasta oo khalkhalgelinaya nidaamka, amniga iyo jiritaanka Puntland.”
  5. Somaliland ministers test positive for COVID-19 Authorities in the breakaway region of Somaliland have announced that two ministers have tested positive for coronavirus. Health ministry in the region announced they had registered 26 new infections in the previous 24 hours bringing the total confirmed cases to 358. The ministry also said 48 patients have so far recovered from the disease and a total of 22 people have succumbed to it since its outbreak in the region. Somaliland minister of investment Mohamed Ahmed (Awad) said he is one of the two ministers who tested positive for the disease. The minister announced his infection in a post published on Twitter on Monday. “I have tested positive for the disease after showing mild symptoms, my condition is stable and I don’t feel any pain,” he said on Twitter. The announcement in the region comes a day after the country’s health minister announced 47 new cases. The latest cases come amid concern about the sharp surge in the number of confirmed cases in Somalia due to limited capacity to contain the spread of the virus because of the fragile healthcare system. The World Health Organization (WHO) has warned that if the virus transmission is not slowed down rapidly, the patient surge and increasing demand for health care will overwhelm the country’s fragile health system. WHO said in its latest report on COVID-19 that Somalia will need to make difficult decisions to balance the overwhelming demands of responding to COVID-19, while maintaining essential health service delivery to prevent health systems from collapse. Somalia has instituted measures to contain the possible spread of COVID-19 including closing schools, banning large gatherings and suspending international and domestic passenger flights.
  6. Somali National Army takes part in the fight against coronavirus Whenever a national disaster occurs, the country’s army plays a huge role in rescue operations and in protecting the Somali people. Now they are conducting an awareness campaign for the most vulnerable – the 2.6m people living in Internally Displaced Persons (IDPs) camps. The army is also distributing facemasks to those who can’t afford them. The campaign began this week in Mogadishu, where hundreds of thousands live in makeshift camps with inadequate supplies of food and water. Cramped conditions and limited hygiene facilities make the camps particularly vulnerable to the rapidly spreading virus. Somalia’s Ministry of Health has confirmed that the virus has infected more than 1,000 people. The total number of infections, however, is likely to be much higher. There are not enough testing kits available for a comprehensive test and trace strategy, so prevention is the key to fighting the disease here. As such, it is critical that everyone – especially those in more crowded areas – gets accurate information on how to avoid getting COVID-19 and how to minimize the chance of passing it on others. Unfortunately, despite the rapid spread of the virus in the capital and other densely populated areas, many people in the community still do not believe they can be infected. This new intervention by the Somali National Army is giving a huge boost to the national effort to make sure the public understands that the virus is real and is vigilant against it. This SNA campaign is being conducted with the support of the Somali Federal Government and the United Nations Development Programme (UNDP). Xigasho
  7. Ciidamo ka go’ay Puntland oo taageeray DF Soomaaliya Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland, islamarkaana ka howlgala gobolka Gardafuu ayaa sheegay inay ka goosteen maamulkaasi, kadib muqaal ay iska soo duubeen oo lagu baahiyey baraha bulshada ay ku kulanto ee Internet-ka. Muuqaalka oo uu ka soo muuqday sarkaal sheeganaya inuu yahay taliyaha gobolkaasi iyo ciidamo hubeysan oo xiran dharka tuutaha milatariga ayaa shaaciyey inay ka go’een Puntland, islamarkaana ay yihiin haatan wixii ka dambeeya ciidamo deegaanka ah. Sidoo kale saraakiisha u hadashay ciidamadaasi ayaa sababta ku sheegay faro-gelin lagu hayo gobolka iyo in loo gacan dhaafo waxgaradka iyo aqooyahannada deegaanka. Waxa kale oo ay shaaciyeen in ay diiddan yihiin in ciidamada Badda Puntland ee loo yaqaano PMPF la geeyo Gardafuu, maadaama uu gobolkooda yahay mid nabad-gelyo ah. Ugu dambeyn waxa ay dowladda dhexe ee federaalka ah ee Soomaaliya ka dalbadeen inay gacan siiso, islamarkaana ay taagreerto, iyagoona ballan qaadeen inay diyaar u yihiin midnimada Soomaaliya iyo difaaca dalkooda, sida ay hadalka u dhigeen. Dhanka kale ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo ka soo baxay madaxda sare ee dowlad goboleedka Puntland oo ku aadan hadalka ka soo yeeray ciidamadaasi. Si kastaba ha’ahaateen ma’ahan askartii ugu horreysay ee ka goosata Puntland, waxaana jira ciidamo ka tirsanaa maamulkaasi oo horey ugu biiray Somaliland.
  8. 02 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 66 > Banaadir: 33 > Somaliland: 26 > Puntland: 7 > Male: 42 > Female: 24 > Recovery: 19 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,089 Total recoveries: 380 Total deaths: 79 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia
  9. Deni ma isilooway that he came through xulasho himself and not doorasho? Mise waa maroodiga takarta saaran ma arkee maroodiga kale tan saaran ayuu arkaa. PUNTLAND oo si weyn uga hortimid qorshaha DF ee doorashooyinka Soomaaliya Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay hadal ka jeediyey Garoowe ayaa ka warramay marxaladda kala guurka ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020/2021-ka. Siciid Deni ayaa sheegay in aysan ku kalsooneyn guddiga howsha wada oo uu shaaciyey in lagu saleeyey nidaamka beelaha ee 4.5, wuxuuna tilmaamay in Puntland aysan aqbali doonin dhamaan hanaanka doorashada Soomaaliya haddii aan la tashi lagala sameynin. “Xubnaha Guddiga ah ee howsha loo dhiibay waa kuwo lagu keenay awood qaybsiga Beelaha 4.5, waxa aan ka digeynaa in nidaamka qabaliga ah laga dhigo Dastuur, Puntland waxa ay meel dheer ka taagan tahay ku kalsoonaanta guddi ama Hay’ado sharci dajin oo lagu saleeyay beelaha oo ah kuwo lasoo xulay oo aan ahayn kuwo la doortay in maslaxada dalka loo dhiibo.” ayuu yiri Madaxweynaha maamulka Puntland. Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay xildhibaanada labada Aqal iyo golaha wasiirada Soomaaliya ee ka soo jeeda Puntland aysan ku matalin hanaanka doorashada, maadaama aysan ku imaan doorasho shacab, balse lagu ay ku yimaadeen xulasho. Madaxweyne Siciid Deni oo hadalkiisa sii wata ayaa ku eedeeyey xukuumadda federaalka Soomaaliya inay ka gaabisay waxyaabo badan oo muhiim u ahaa doorashada, islamarkaana ay wado marin habaabin sababi karta, sida uu hadalka u dhigay in dib loogu laabto halkii laga yimid. “Marin habaabinta Xukuumadda waxa ay dhalin kartaa in lagu kala tago nidaamka Dowladda oo aan ognahay halka uu ka yimid, sidoo kale waxa ay dib u dhigeysaa dalka oo waxaa ka dhalan karo khilaaf ay adkaantoodo in dib la isaga yimaado” ayuu yiri Madaxweyne Deni.” ayuu markale yiri, Siciid Cabdulllaahi Maxamed (Deni). Ugu dambeyn wuxuu ku baaqay in la gaaro heshiis siyaasadeed, ka hor inta aan la guda gelin howlaha doorashooyinka, si looga hortago khilaafaadyo hor leh oo yimaada.
  10. Deni iyo Karaash oo kulan xasaasi ah ku leh Garoowe Wararka naga soo gaaraya gudaha magaalada Garoowe ayaa sheegaya in haatan Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash uu kulan xasaasi ah uga socdo xarunta baarlamaanka ee magaaladaasi, kadib markii ismimada maamulkaasi ay ku guuleysteen inay isu-keenaan. Kulankan ayaa ah mid lagu dhex-dhexaadinayo labada adhinac, si ay xal uga gaaraan khilaaafka xoogan ee muddooyinkii la soo dhaafay u dhexeeyey. Isimada Puntland oo markasta u istaaga xalinta khilaafka madaxda sare ee maamulkaasi ee haatan xalinta wada ayaa waxaa ka mid ah, Islaan Ciise Islaan Maxamed, Garaad Saleebaan Garaad Maxamed, Boqor Cabdullaahi Axmed Cali Daba-gooye, Ugaas Maxamuud Cabdullaahi Ciise Nuur iyo Suldaan Siciid Maxamed Garaase, kuwaas oo dhex-dhexaadinaya mas’uuliyiintaasi. Sida qorshuhu yahay waxaa kulanka hadda socda lagu soo afjari doonaa khilaafka hareeyey Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi oo maalmihii u dambeeyey si aad ah looga hadal hayey deegaanada maamulkaasi. Khilaafka labada nin ayaa bannaanka yimid kadib markii 14-kii bishan May uu madaxweyne kuxigeenka ka soo horjeestay magacaabista taliyaha iyo taliye kuxigeenka madaxtooyada Puntland oo uu magacaabay madaxweyne Deni. Mudane Karaash ayaa sheegay in aan lagala tashan magacaabistaasi. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa toddobaadkii hore sheegay in khilaafkooda uu gaaray heer aysan hadda saalanta iska qaadin labadan mas’uul oo ku wada shaqeeya dhismaha madaxtooyada Garowe.
  11. Muqdisho waa magaalo la wada deggan yahay waasa la kala leeyahay Maqaamka Banaadir ay yeelanayso lagalama tashanaayo niman kayimid Gibilleey, Garoowe, Caabudwaaq, Kismaayo iyo Ceelbarde. Lama waydiin doono nin aan kasoo jeedin Banaadir aayaheeda, ma goyn karo maqaankeeda, xaq uma lahan, waana riyo maalmeed kuwa ku haasaawaaya in maqaamka Muqdisho ay iyagu sameyn karaan. Sharci uma lahan nin deegaankii uu lahaa maamul iyo astaan usameystay in uu warbaahinta ka yiraahdo dhaxalkii Muqdisho qaybteeda wax ku leeyahay. Dastuurka Kmg ee noo yaalla xitaa waxaa kaweyn jiritaanka dadkii lahaa dhulkaan ee dulqaadnimada ku aqbalay in umadda Soomaaliyeed leyskugu keeno, ee ogolaaday in kaligood canshuur laga qaado, ee ogolaaday in ganacsigoogada wixii laga canshuuro lagu dhiso gobolllada dalka. Muqdisho waa noolyihiin dadkii lahaa, waana meel ku caan ah in laga muuniyo midnimada Soomaaliyeed in ay muqaddas tahay, waa goobtii ogolaatay wadajirka iyo wada noolaashaha dhamaan shacabka Soomaaliyeed, waa goobta kaliya ee aan leheyn in nin Soomaaliyeed lagu heyb sooco. Banaadir waa magaalo ka ilbaxsan magalooyinka kale ee dalka ee dadkeeduna aaminsan yihiin jiritaanka dowladnimada Soomaaliyeed. Muqdisho ma aqbali doonto keyga anigaa leh, kaagana kula lihi, waana muhiim in aan fahamkaa ay wada yeeshaan dallaaleeyda rabta in ay wax duudsiiso dad soo jeeda. Xigasho ______________ This regressive writer deliberately leaves out degmooyinka isleeyahay reerkiisa ayaa degan, sida Cadaado, Hobyo, Xarardheere, Warsheekh and such towns. Do those folks ka soo jeedo meelahaas uunan magacaabin 'aayaha Banaadir' maa lagala tashan karaa marka?
  12. Tigray-ga oo ku adkeystay mowqifkooda kuna gacan seeray hanjabadii R/W Abiy Xisbiga Tigrayga Itoobiya ee TPLF ayaa ku adkeystay go’aankooda ah inay qabtaan doorashooyin, ayaga oo ku gacan seeray diginin iyo hanjabaad kaga timid ra’iisul wasaare Abiy Ahmed. Bayaan kasoo baxay TPLF ayaa lagu diiday dib u dhigista ay dowladda ku sameysay doorashooyinka ayada loo adeegsanayo fasiraad lagu sameynayo dastuurka. Bayaanka ayaa sidoo kale ku eedeeyey xisbiga Abiy Ahmed uu hoggaamiyo ee Prosperity Party inuu galay dmabiyo waa weyn, oo ay ka mid yihiin inuu ka tanaasulay madax-banaanida iyo danaha amniga qaranka ee dalka, jebinta dastuurka, iyo dagaal ku qaadista kuwa la jira dastuurka, sida TPLF. “Xisbiga Prosperity Party wuxuu sidoo kale halis gelinayaa amniga dalka isaga oo adeegsanaya akhbaaraad been abuur ah,” ayaa lagu yiri bayaanka. TPLF ayaa sidoo kale dhaliishay muuqaal laga baahiyey warbahainta dowladda 28-kii May, oo aheyd sanad-guuradii 29-aad ee kasoo wareegtay markii ciidamada TPLF ay galeen magaalada Addis Ababa kadib dagaal 17 sano socday oo ay la galeen taliskii Derg ee Mengistu Haile Mariam. Muuqaalladan ayaa muujiyey xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo loo gaystay maxaabiista siyaasadeed intii ay xukunka hayeen TPLF. TPLF ayaa baahinta muuqalladan ku macneysay “ku baaqista xasuuq” iyo isku day lacag loogu iibsanayo awoodda. TPLF ayaa ugu ugu baaqay guddiga doorashooyinka qaranka inay doorashada ku qabtaan waqtigeeda, si waafaqsan dastuurka, haddii ay taas dhici weysana uu gobolka Tigray sii wadi doono u diyaar garowga qabashada doorashooyinka. Waxay sidoo kale ku eedeeyeen ra’iisul wasaare Abiy Ahmed inuu inkirayo xuquuqda dadka ay u leeyihiin inay iskood isku maamulaan iyo inuu qaadayo dagaal ka dhan ah gobollada. Xafiiska Abiy weli kama jawaabin eedeymaha cusub iyo go’aanka TPLF. Xigasho _______________ How many laws and regulations their lord Sanaawi used to violate weekly when his tiny community were in power? Abiy Axmed should put this tiny community in their place once and forever.
  13. Ethiopia : TPLF Defies Warning by Federal Government The Tigrayan People’s Liberation Front (TPLF) has released a statement following the meeting of its executive committee. The statement is one that, once again, rejects the federal government’s efforts to postpone the upcoming election through constitutional interpretation and defies the warnings by the federal government – particularly the Prime Minister – concerning TPLF’s decision to conduct the election as per the original schedule. The statement accuses Prosperity party of numerous crimes such as compromising the Country’s Sovereignty and National interests, violating the constitutional order (and consequently of dictatorship), waging war on those who are aligned with the constitution (presumably TPLF itself), and sabotaging the internal peace of the region through spreading false information. This is presumably a reference to the protests in the region that were reported by government, private and international media but which TPLF has completely denied. TPLF has, in its statement, put down seven resolution points mainly concerning the campaign against COVID-19, the alleged campaign by Prosperity party against TPLF and the region it governs, the election, and administrative reforms within the region. Concerning the prevention of COVID-19, the executive committee has decided that the campaign must be carried on based on “new changes, the conditions inside the region and scientific information” and “in a way that will minimize the economic damage” that could follow. TPLF has strongly objected to documentaries streamed via government media services on May 28, the day that marked the 29th year TPLF forces entered Addis Ababa after 17 years of struggle against the Derg regime. The documentaries presented cases of human rights violations committed against political prisoners while TPLF formed the heart of the federal government. These documentaries were perceived by many as a response to TPLF’s rhetoric concerning the greatness of the day and 27 years that followed in which TPLF controlled the federal government until its fall and retreat from central politics two years ago. In its statement, TPLF described the viewing of these documentaries as “a call for genocide” and an attempt at “buying power with money.” It has called for these actions to stop and “urged the Prosperity party to come to a logical discussion in which all stakeholders are allowed to participate.” Concerning the election, the executive committee has called for the national election to be held “timely, as per the constitution.” Otherwise, preparations within the region to hold an election will continue even more intensively. It has protested at length against the decision taken by the federal government to postpone the election. It has also blamed the Prime Minister of disregarding “the right of people to self-determination” and of “waging war against the region.” It has called on the people of Tigray, members of TPLF, members of the House of Federation, other regional states, the civic society, “nations, nationalities, and peoples of the Country,” and political parties not to participate in this scheme of the government which violates the constitution. The people of Eritrea, the United Nations, and the AU have also been mentioned and asked to “play a positive role in the matter.” Xigasho
  14. 01 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 47 > Somaliland: 28 > Benadir: 9 > Puntland: 5 > Jubbaland: 5 > Male: 38 > Female: 9 > Recovery: 13 > Death: 1 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,023 Total recoveries: 361 Total deaths: 79 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia
  15. Waa hovering xildhibaan meesha jufadiisa degto ama isleeyahay wey degaan u hadlo - from Beledweyne to Wanlaweyn to Kismaayo hareeraheeda.
  16. Afka Soomaaliga = The (the) Soomaali language. That is the literal way, but it is still the Soomaali language. Afsoomaaliga (Af Soomaaliga) = The Soomaali language. I know also Afsoomaali means Soomaali language.
  17. Baydhabo seems like it is becoming capital of cobblestone city.
  18. Diyaarad kale oo Soomaali kasoo celisay dibedda oo kasoo degtay Muqdisho Diyaaradii seddaxaad oo muwaadiniin Soomaaliyeed kasoo qaaday dalka Sacuudiga ayaa galabta kasoo degtay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Diyaaradan ayaa kasoo duushay magaalada Jidah ee dalkaas Sacuudiga waxayna siday 126 qofood, oo kala ah 24 dumar ah iyo 102 rag ah. Labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa Muqdisho laga soo dejiyay dad Soomaaliyeed oo sidaan oo kale looga soo qaaday dalka Sacuudiga Carabiya. Diyaaradii tan ka horeysay ee shalay kasoo dejisay Muqdisho qeybtii labaad ee dadkaas ayaa keentay tiro la eg tan maanta oo aheyd 126 qofood. Sidoo kale maalinkii ka horeysay ee Jimcaha ayaa Muqdisho laga soo dejiyay 132 qofood oo dhamaantood laga keenay dalka Sacuudiga. Dadka seddaxdii maalmood ee u dambeysay laga soo celiyay Sacuudiga ayaa u badan caruur iyo haween, waxana la sheegay in badankood ay xabsiyo ku jireen oo laga soo kala qabtay magaalooyinka dalkaas Sacuudiga, halka kuwa kalena ay isku dhiibeen booliska baacsanayey si loogu soo celiyo dalkooda. Guddiga ay dowladdu u xilsaartay soo celinta dadkaas waxay habeen ka hor garoonka Muqdisho ka sheegeen in seddax loo qeybiyay dadka laga soo dalka Sacuudiga, waxaana galabta la keenay qeybtii seddaxaad. Guud ahaan dadka laga soo celiyay seddaxdii maalmood ee lasoo dhaafay dalka Sacuudiga, waxay tiradoodu noqaneysaa 384 qofood oo iskugu jira caruur, haween iyo dad da’ ah. Dowladdu waxay sheegtay in soo celinta dadkan uu amray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana kasoo shaqeeyay guddi loo xilsaaray dib u soo celinta dadka Soomaaliyeed ee ku kala xaniban daafaha dunida. Hase yeeshee Caasimada Online ayaa ogaatay in dadkan ay yihiin dad tarxiilay oo ay soo dirtay dowladda Sacuudiga.
  19. Wakhtiga dib loo furayo duulimaadyada gudaha Soomaaliya oo la shaaciyay Sida laga soo xigtay masuuliyiinta dowladda u qaabilsan duulimaadka, waxaa todobaadkaan dib loo furi doonaa duulimaadyada diyaraadaha ee gudaha dalka. Dowladda Soomaaliya ayaa 29-kii Bishii March waxaa ay si ku-meel gaar ah u joojisay duulimaadyada dalka gudahiisa ah si loo xakameeyo faafitaanka cudurka Coronavirus, xilligaas oo kiisaskii ugu horeeyay ee Coronavirus ah laga helay Soomaaliya. Kulan gaar ah oo ay yeesheen sida la sheegay Saraakiisha laanta hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha iyo Mas’uuliyiinta Shirkadaha Diyaaradaha ayaa waxaa ay isku raaceen in marka la furo duulimaadyada, lagu dhaqmo amaro la xiriira ka hortagga COVID–19 oo horay loo soo saaray. Rakaabka diyaaradaha raaci doona waxey xiran doonaan Gloves (Gacmo gashi) af xir (Mask), sidoo kalana waxey isticmaali doonaan waxyaabaha gacmaha lagu nadiifiyo si looga feejignaado xanuunka COVID 19 oo wali ka jira Soomaaliya. Dabayaaqadii bishii Maarso ayey aheyd markii la joojiyay duulimaadyada gudaha, waxeyn arintaas ka dambeysay markii uu xoogeystay faafitaanka COVID 19, waana habka ay raaceen wadamada kale ee dunida. Dhamaan xafiisyadii duulimaadyada ee ka shaqeynayay magaalada Muqdisho iyo gudaha dalka ayaa albaabada loo laabay maadaama aysan jirin wax shaqo ah oo ay qabanayaan, balse markaan dib ayey u furmi doonaan muddo kadib.
  20. 31 May 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 60 > Jubbaland: 32 > Somaliland: 18 > Benadir: 6 > Galmudug: 4 > Male: 53 > Female: 7 > Recovery: 21 > Death: 5 ------------------------------------ Total confirmed cases: 1,976 Total recoveries: 348 Total deaths: 78 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19
  21. Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay horkacayso Wasaaradda Caafimaadka Federaalka ayaa waxa ay maanta gaarsiiyeen dagmada Gaalkacyo agab caafimaad oo loogu talagalay latacaalidda iyo xakameynta caabuqa #COVID19.
  22. Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay horkacayso Wasaaradda Caafimaadka Federaalka ayaa waxa ay maanta gaarsiiyeen dagmada Afmadoow agab caafimaad oo loogu talagalay latacaalidda iyo xakameynta caabuqa #COVID19.