-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Aadan Barre oo si cajiib ah uga hadlay xil ka qaadistii uu ku sameeyay UHURU Guddoomiyihii aqlabiyadda baarlamaanka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale oo maanta xilkii laga qaaday ayaa ka hadalay sida uu u arko xil ka qaadista lagu sameeyay, waxuuna sheegay in hatan uu ka degay culeys weyn, isla markaana uu diiradda saarayo ka shaqeynta danaha shacabka soo doortay. Aadan Barre ayaa xilkaas soo hayey toddobadii sano ee la soo dhaafay, waxaana xilkaas looga xayuubiyey kulan ay maanta yeesheen madaxda xisbiga talada dalka Kenya haya ee Jubilee, kaas oo uu shir guddoominayey madaxweyne Uhuru Kenyatta. “Wallaahi, waxaan eersaday ma garanayo, madaxweynaha waa uu i amaanay, in aan shaqadeyda kasoo baxay waa uu qiray, koley waa la ogaan doonaa sababta, laakiin hadda waxaan ahay nin shaqadii loo dhiibay kasoo baxay” ayuu yiri Aadan Barre oo la hadlay Idaacadda BBC-da. Isaga oo sii hadlayey ayuu yiri, “Waxaa weeye qaddar Ilaahey, culeys weyn ayaa iga dhacay maanta, weli waxaan ahay xildhibaankii dadkii sharafta badnaa ee Gaarisa, marka hadda waxaan u shaqeynayaa shacabkeyga oo aan xoogeyga iyo waqtigeyga ayaan siin rabaa.” Xisbiga Jubilee ee talada haya ayaa u muuqaday mid si weyn u kala qeybsamay bilihii lasoo dhaafay, iyagoo u kala go’ay laba garab oo kala taageersan madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo garab kale oo teegeersan ku xigeenkiisa Wiliam Ruto. Kala jabka xisbiga ayaa timid kadib markii madaxweyne Uhuru Kenyatta uu heshiis uusan qeyb ka ahayn ku xigeenkiisa Wiliam Ruto uu la galay hoggaamiyaha Mucaaradka Raila Odinga, taas oo uu ka carooday Wiliam. “Waxaan matalayay umadda Muslimiinta, waxaan matalayay umadda Soomaalida ah. Shaqsi ahaan aniga uma arkeyn in kursiga mid aan anigu leeyahay, wuxuu ahaa kursi ay umadda Muslimiinta iyo umadda Soomaalida ku faanayeen” ayuu yiri Aaadan Barre. Dr. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka faallooda arrimaha gobolka ayaa isna BBC-da u sheegay in Aadan Barre Ducaale lagu xamanayay in uu ka ag dhaw yahay Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto, sidaa darteedna madaxweynahunu uu go’aansaday in uu xilka ka qaado cid kasta oo aan daacad u aheyn garabkiisa. Xigasho
-
Latest xeerar passed by baarlamaanka dhexe
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xildhibaanada BF oo meel mariyey xeerka kuraasta gobollada Waqooyi Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyey xeerka kuraasta gobollada waqooyi, kadib kulan ay ku yeesheen xarunya Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Sida uu shaaciyey guddoonka golaha shacabka, waxaana xeerkan ogolaatay illaa 167 mudane, hal xildhibaan ayaa ka aamusay, mana jirin wax diiday. Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulanka ka hadlay ayaa shaaciyey inuu ansax yahay xeerkaasi, isagoona uga mahadceliyey meel marimtiisa xildhibaanada golahaas. Xeerka kuraasta gobollada waqooy ayaa ka mid ahaa afarta xeer ee ay soo diyaariyeen guddiga wadajirka ah, labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa shalay dood adag ka yeeshay xeerkan oo lagu soo dooranayo kuraasta xildhibaanada ka soo jeeda gobollada waqooyi ee Somaliland. Baarlamaanka Soomaaliya oo ku guda jira Kalfadhigiisa 7-aad oo ah kii ugu dambeeyey ayaa ku howlan howlaha doorashada oo aan weli lagu heshiin nooca la qabanayo. Xigasho -
Baarlamaanka Federaalka oo meel mariyay xeerka qoondada Haweenka Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeeshay xaruntooda KMG waxa ay ku meel mariyeen xeerka qoondada Dumarka ku yeelanayaan Baarlamaanka iyo sida loo soo dooranayo. Xildhibaannada ayaana shalay iyo maanta dood kulul ka yeeshay xeerkan qoondada Dumarka, waxaana ugu dambeyn Xildhibaannadu ay cod u qaadeen meel marinta ama diidmada xeekan ay soo gudbiyeen Guddiga wadajirka ee dhameystirka Xeerarka doorashooyinka. Gudoomiyaha Golaha Shacabka,Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cod galiyay xeerka qoondada Haweenka gaar ahaan in Kuraasta Dumarka aysan Rag kula tartamin, waxaana xeerkan u codeeyay in la meel mariyo 134-Xildhibaan , waxaa sidoo kale xeerkan meel marintiisa diiday 7-Xildhibaan. Guddoomiye Mursal, oo kulanka shir guddoominayay ayaa ansixinta kadib sheegay in xeerkan ay soo gudbiyeen Guddiga wadajirka ee dhameystirka Xeerarka doorashooyinka uu yahay ansax. Xigasho
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
How a Somali community took on a Minnesota meatpacking plant to contain a Covid-19 outbreak Six years ago, then 27-year-old Nimo Ibrahim started her new job deboning chickens at Pilgrim’s Pride in Cold Spring, Minnesota. For the young Somali refugee and single mother of three, the job was a lifeline as she had no other skills. But she never considered the work “essential,” or one that could put her life at grave risk. On April 23, Nimo showed up for her usual night shift, but things at the plant were far from usual; she had begun hearing about sick co-workers. News reports warned about coronavirus outbreaks in meatpacking plants throughout the US. She arrived feverish that night, with a headache, and, despite a temperature screening, was still allowed to join the line and work. Shortly after midnight, she reported she was too sick to continue working and was escorted out of the plant. Test results two weeks later confirmed her fears. She had tested positive for Covid-19. Nimo was one of the nearly 200 confirmed coronavirus cases at Pilgrim’s Pride. While she stayed home to recover, things took a dramatic turn at the plant. Workers staged a walkout and later joined residents in Stearns County, where the plant is located, in a protest outside the plant. The plant employs 1,100 people and “about 80% of the workers are Somali immigrants,” says Mohammed Goni, a staff organizer for the Greater Minnesota Worker Center, a St. Cloud-based nonprofit that assists low-wage workers and helped organize the rally with Pilgrim’s Pride employees. Recognizing the plant’s role as a mass employer in the community, Goni and other Somali-Americans in the area quickly rallied behind the workers. There were concerns about community spread. “Pilgrim’s Pride workers are in the community and some of them are living with three to four other folks and they are working in other plants,” said Goni. Minnesota’s chapter of the Council on American-Islamic Relations, an Islamic civil liberties and advocacy group, demanded an investigation of the plant by the Occupational Safety and Health Administration. “We got state leaders to hear employee testimonies on what was happening at the plant,” said Jaylani Hussein, a Somali-American and executive director of CAIR Minnesota. Employees admonished the plant for letting sick workers continue to work; they called for the plant to shut down temporarily for cleaning and demanded coronavirus testing for all workers. Continue to read -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Somalia: COVID-19 Impact Update No. 9 (As of 22 June 2020) The high COVID-19 caseload in Somalia is straining the country’s fragile health care system. Partners report that the number of people visiting health centres for routine care has significantly dropped due to fear of contracting the virus as well as lack of public transport or other means to access facilities. Furthermore, 133 health workers have been infected across the country, affecting service delivery at various health care facilities. The virus, WHO has warned, could overshadow and potentially reverse recent health gains in the country. Banadir region accounts for the highest numbers: 1,402 out of 2,779 cases reported as of 22 June while Hirshabelle State has the lowest numbers, 23 cases and one death. In recent days, the number of reported cases has shown a decreasing trend as compared to the previous weeks except in Somaliland. A downward trend in COVID-19-related mortality has also been observed. However, despite signs that the virus spread may be slowing down in Mogadishu City and major urban centres, cases have continued to grow at the regional level as transmission spreads. To mitigate community transmission, authorities issued directives aimed at stemming the advance of the virus. Between 5 and 14 June, the Federal Government of Somalia (FGS), Galmudug and Puntland states announced three new directives; bringing to 60 the total number of directives issued by authorities in Somalia to control the spread of COVID19 since 16 March. The new directives include the extension of the suspension of domestic flights by the Somali Civil Aviation Authority until 30 June and the directive by the Puntland COVID-19 Prevention Committee to reinstate preventive and social distancing measures following a relaxation on 18 May due to the Eid festival. The Galmudug State Ministry of Education also gave a directive to open primary schools for grade eight students from 15 June and the commencement of examinations on 11 July, providing guidance on spacing of sitting arrangements, handwashing protocols, the role of the COVID-19 committee and other related measures. As of 14 June, 57 directives are in place while three have been rescinded. Of these, 33 relate to social distancing, closure of academic institutions and restriction of population movement; six impose suspensions on international, domestic passenger flights and restrict land transportation; nine relate to border closure; six impose night curfews; one directs tax exemption on basic food items; two relate to education and two relate to registration of burial activities and deceased persons. The spread and impact of COVID-19 has exacerbated existing socio-economic vulnerabilities at a time that Somalia is grappling with floods and desert locusts, creating a triple threat. Source -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
22 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 33 > Puntland: 21 > Somaliland: 7 > Galmudug: 5 > Male: 30 > Female: 3 > Recovery: 36 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,812 Total recoveries: 818 Total deaths: 90 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
Love him or hate him, Duale is a useful ally to have in your corner After 13 years in elective politics, Garissa Township MP Aden Barre Duale has become one of the most influential politicians in the former North Eastern Province, on the national stage and within the Horn of Africa region. With sway within Muslim circles and pastoralist tribes especially in NEP, Upper Eastern and Tana North, whose interests he has championed, Mr Duale has equaled or surpassed the influence his father-in-law Gen (rtd) Mahmoud Mohamed and his brother Hussein Maalim Mohamed wielded in the Moi regime. His stature within Kenya’s politics and growing support base outside his home region has made Mr Duale a much-sought-after ally and politician of national stature, said Mombasa-based political observer Abdulkarim Mumin. “Many people want him to retain his seat even though some say that if he loses it, any other Kenyan outside North Eastern should occupy it because it is not hereditary to the region,” Mr Nurdin Elmoge, a journalist and Wajir-based political analyst, said. The journalist notes that the MP’s support for religious causes has cultivated support among the clergy. Critics dismiss him as a symbol of powerful clan/business interests in his native Garissa county, but also admit, according to Nairobi-based analyst Hussein Issa, that through his own political cunning, Mr Duale has come out of the shadow of his initial mentors and benefactors to “create his own persona and represent the collective aspirations of Kenya’s Somali so much that the manner in which he’s removed from his current seat could determine the future of the détente between the long marginalised tribe and the Kenyan state.” Mr Issa believes Mr Duale is in the “fight of his political life and requires all shades of pastoralist, Muslim and Somali opinion to his side”, adding that apart from resentment furled by his close ties to DP William Ruto, a tiny faction within Jubilee is exploiting the current crisis to “cut to size a rising star from North Eastern to solve old scores.” Mr Issa adds that like all important politicians, Mr Duale has made mistakes and fuelled resentment against himself through bellicose attacks on critics by using language that often made him appear arrogant and overbearing. “If he survives the purge in Jubilee, he will be a very different politician. The fact that Yusuf Haji is intervening for him shows he is not yet out of the woods yet.” The political analyst suggested that President Kenyatta “appears reluctant to remove Mr Duale out of recognition of his capabilities and respect for Senator Haji and the retired general who appear to be leading the lobbying for Duale, but some in the Uhuru’s camp are trying to persuade him that retaining him will amount to allowing a person with split loyalty in his government.” Critics and admirers describe Mr Duale as an industrious man, an effective and calculating political tactician and pugilist that any politician would love to have in his corner. Under a united Jubilee, he was its most dependable enforcer who frustrated opposition propaganda and plots. “It’s an honour for me to have occupied this office for seven years as the first Leader of Majority under the 2010 Constitution,” he told the Nation yesterday. Within the Horn of Africa, Mr Duale is a leading architect of Kenya’s foreign policy on Somalia. He has backed Jubbaland leader Mohamed Islam Madobe’s and Kenya’s claims to the territorial sea also claimed by Somalia. Mr Duale echoes the best interests of the Kenyan state, against the wishes of Somalia’s President Mohamed Farmajo and his Kenyan acolytes. Mr Duale has not always been the traditional sycophant singing regime praises. In 2015, his appeal among the Somali people soared after he publicly, rebuked the Jubilee regime for forcing many, mostly ethnic Somalis into “concentration camps” at Kasarani Stadium. At that time, the state had launched a so called Usalama Watch, to weed out illegal residents in the wake of several terrorist attacks in Kenya blamed on Somalia-based Al-Shabaab. Until late yesterday, it was not clear who will replace Mr Duale should President Kenyatta make the final call for his removal. Among those in the race are MPs Amos Kimunya (Kipipiri), Kanini Kega (Kieni) and Adan Keynan (Eldas). Daily Nation ___________________ Kiikuuyada 4.5 wax kuma qeybsadaan miyaa? Inay nin kale Soomaaliyeed ku badalaan ahayd, sida Aaden Keynaan Wehliye.
-
somali Somali Bantu and Somali Cushitic Situation
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abdiali's topic in Politics
Waala isku dhahaa laakiin isku meel kama soo jeedaan. Mushunguli, Gosha iyo kuwa la mid oo degan deegaanada ku hareersan wabiyada Shabeelle iyo Jubba ee gobollada Shabeellada Hoose iyo Jubbada Dhexe waa kuwii Soomaaliya la keenay qarnigii 19-aad, isirkoodana ka soo jeedo Tansaaniya, Malaawi iyo Musanbiig. Reerahaan waa Reero Sawaaxili, afkoodana qaarkood wali waa heysteen. Laakiin kuwa degan Shabeellada Dhexe, Hiiraan, Soomaali Galbeed ilaa Bakool, Gedo, Baay oo la kala dhaho Reer Shabeelle, Shiidle iyo Makanaha waa degnaayeen qarniyo dalka iyo dhulka Soomaaliya. Maryooleey dadkaan ayee isku qaldaan. -
Reer Arlaadi, whether they are on official business in Jabuuti or in SOL, know how to put back the wretched secessionist in the boosaneero and qashinqub holes they belong. Madaxa ayaa loogu istaagaa, no mercy. And how sewage-dwelling secessionists would have loved to have a language of their own like Maay. Ciil weyn ayaa ka haayo. Maahmaahda Afmaayga soo xasuustay oo ahayd tukulish timir deeri waayey qaraaraa tuf in eree.
-
Itoobiya oo diiwaan galisay 399 kiis oo covid19 xilli cudurku aad ugu faafay xarumaha karantiilka Itoobiya ayaa diiwaan galisay kiisaskii ugu badnaa covid19 maalin gudaheed, waxaana laga helay 399, taas oo ka dhigtay tirada guud 4,469 kiis. Sida laga soo xigtay Wasaaradda Caafimaadka, kiisaska cusub waxaa laga soo saaray baarirtaan lagu sameeyay 4,848 qof 24-kii saac ee la soo dhaafay. Wasaaraddu wax war ah kama soo saarin dhimashada cusub ee la xiriirta COVID19. Kiisaska cusub, 195 ayaa rag ah halka 204 ay yihiin dhedig da'doodu u dhaxayso 4 iyo 85 sano. 267 ka mid ah dadka laga helay cudurka waxay katirsanaayeen xarunta karantiilka ee jaamacadda Shaqaalaha Rayidka, iyo xarunta karantiiliyada ee Dewale iyo Galile, 86 waxaa laga keenay Addis Ababa, 18 waxaa laga keenay gobolka Amxaarada, 14 waxaa laga helay Dire Dawa, 9 gobolka oromada, laba gobolka Tigreega iyo mid kasocda gobolada la isku yiraahdo iyo Gambella. Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay in 95 bukaan ay ka soo kabsadeen fayraska, taas oo tirada guud ee soo kabashada dalkaas ka dhigeysa 1, 122. Guud ahaan 3,273 kiis oo firfircoon ayaa hadda ka jira gudaha Itoobiya, iyadoo 30 ka mid ah ay xaaladdoodu aad u liidato. Tirada guud ee baaritaanada la sameeyay waxay gaareen 211, 871. Xigasho
-
Hoggaamiyahii aqlabiyadda Baarlamanka Kenya oo maanta xil ka xayuubin lagu sameeyay Aadan Barre Ducaale oo ahaa hoggaamiyahii aqlabiyadda Baalramanka Jamhuuriyadda Kenya ayaa lagu sameeyay xil ka xayuubin , kadib markii inta badan xubnaha xisbiga talada haya ee Jubilee ay kala noqdeen kalsoonida. Xil ka xayuubinta Aadan Barre ayaa timid kadib markii maanta magaalada Nairobi lagu qabtay kulan uu shir guddoominayay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Ducaale ayaa waayadii dembe dareemayay culeys siyaasadeed oo xooggan tan iyo wixii ka dembeeyay markii heshiis siyaasadeed ay galeen madaxweyne Kenyatta iyo Raila Odinga . Aadan Ducaale ayaa waxaa lagasoo doortaa bartamaha malaagada Gaarisa , waxa uuna Baarlamanka ka tirsanyahay muddo 12 sano ah , siddeed sano ayuu ahaa hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamanka Jamhuuriyadda Kenya, jagadaas oo ah awoodda afaraad ee dalka marka laga yimaado madaxweynaha, ku-xigeenka madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamanka. Xilkaas ayaa loo magacaabay xildhibaan Amus Kimunya oo ka tirsan isbaheysigii xisbiga isu bedalay ee Jubilee . Xisbiga talada Kenya haya ayaa hadda u muuqda mid siyaasad ahaan sii kala fogaanaya , iyadoo saaxiibbada madaxweyne ku xigeenka Wiliam Ruto ay wajahayeen culeys xooggan sanadihii dembe. Dhinaca kale Xildhibaan Aadan Keynaan oo lagasoo doorto deegaanka Ceel-dhaas ee Ismaamulka Wajeer ayaa isagana maanta loo doortay xoghaya xubnaha Baarlamanka ee xisbiga Jubilee. Soomaalida Kenya ayaa maanta lumisay kursi siyaasadeed oo miisaan culus, kaas oo aan xitaa la ogeyn inuu dib gacantooda ugusoo laaban doono, wallow ay xusid mudantahay in boosas kale oo muhiim ah ay hadda hayaan, laakiin waxay u badanyihiin kuwa ku yimaado hab magacaabis ah. Xigasho
-
Wax badan ayuu Uhuru Kenyatta u sacab tumay maantana meel cidlo loogu dhaqaaqay saaxiibkeen. Sad. However, will this move affect Axmed Madoobe in Kismaayo? We will see. __________________ Aden Duale Kicked Out As Majority Leader ADEN Duale has been kicked out as Majority Leader of the National Assembly. The changes were made during a Jubilee Coalition Parliamentary Group meeting chaired by President Uhuru Kenyatta. The new Majority Leader is Kipipiri Member of Parliament Amos Kimunya. Aden Keynan is the new Coalition Secretary. The changes were read out by Jubilee Majority Whip Emmanuel Wangwe, as soon as President Kenyatta walked in. His Deputy William Ruto was also present, but 5 MPs loyal to him were missing. State House said the meeting was attended by 174 Members of Parliament. The meeting lasted about 30 minutes, with no speeches or questions. Duale’s ouster followed a petition from more than 130 MPs who accused him sabotaging the Jubilee agenda. On Sunday, Jubilee Party Vice Chairman David Murathe warned members of dire consequences if they fail to attend the meeting. “Missing the PG meeting should not come to anyone’s mind. Disciplinary actions is crystal clear in Jubilee Party Act to those who are deviating from fundamental requirements of the party,” Murathe said in a message on his Facebook page. Members who missed a previous PG at State House, mainly nominated Senators, faced disciplinary action. “In recent days we have witnessed a lot of disloyalty, insubordination, impunity, disobedience and direct insults to our party leader. That must come to an end,” he said. Murathe fired the warning even as some of the MPs loyal to Deputy President William Ruto, like Nakuru’s Kimani Ngunjiri, said they will stay away. For others like Kapseret Member of Parliament Oscar Sudi, he has no time to attend a meeting “where we will be insulted.” Last week, 16 MPs were de-whipped over divided loyalty. Xigasho
-
Ethiopia records highest daily increase as 399 new COVID-19 cases confirmed Ethiopia's confirmed COVID-19 cases reached 4,469 after 399 new COVID-19 positive cases were confirmed on Saturday, the Ethiopian Ministry of Health said. This is so far the highest daily increase in the Horn of Africa country. The Ethiopian Ministry of Health, in a statement issued on Saturday, revealed that from the total of 4,848 medical tests that were conducted within the last 24 hours, some 399 of them have been tested positive for COVID-19, eventually bringing the total number of cases in the country to 4,469. The ministry further indicated that 398 of the latest confirmed cases are Ethiopian nationals and the other patient is said to be a foreign national, with an age range of four to 85. A total of 1,122 patients who were tested positive for COVID-19 have so far recovered from the virus, in which 95 of the patients recovered during the past 24-hours period, it said. The ministry had previously disclosed that the total number of COVID-19 related deaths in the East African country has reached 72. Ethiopia, Africa's second-most populous nation with about 107 million people, confirmed its first case of COVID-19 on March 13, which has so far conducted about 211,871 COVID-19 medical tests. The Ethiopian government has instituted a wide range of measures to contain the spread of COVID-19. In April, the Ethiopian House of People's Representatives announced a five-month state of emergency to curb the spread of COVID-19 in the country. Enditem Xigasho
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Maanta oo ay taarikhdu tahay 21-06-2020, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Federaalka Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa waxa ay ku soo dhaweysay Isbitaalka Guud ee De-Martino wafdi uu hogaaminayay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr.James Charistopher Swan iyo madaxa Hay’dda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya (WHO Somalia) Dr Malik iyaga oo uga mahadceliy dhamaan madaxda Wasaaradda iyo shaqaalaha caafimaadka Isbitaalka guud ee De-Martino sidii geesinimada lahayd ee ay ula dagaalameen cudurka dilaaga ah ee saameeyay dunida oo dhan COVID-19. Sidoo kale Mr.James waxa uu mar labaad u mahad celiyay Shaqaalihii naftood hurayaasha ahaa ee safka hore kaga jiray ladagaalanka cudurka COVID-19. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
21 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 24 > Somaliland: 15 > Puntland: 6 > Banaadir: 3 > Male: 18 > Female: 6 > Recovery: 31 > Death: 2 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,779 Total recoveries: 782 Total deaths: 90 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
somali Somali Bantu and Somali Cushitic Situation
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abdiali's topic in Politics
Who are 'Baantu,' widaay? Can you specify them? Many maryooleey, in the last two decades, use this term without being specific. Baantuga ma Mushunguligaa? Ma Shiidlahaa? Ma Goshaa? Ma Makanahaa? Ma Reer Shabeellaha degan Soomaali Galbeed. Kuligoodana isku farac ma wada aha, isku deegaana ma'aha. -
If Mudane Rajab Dayib Erdogan remains as a head of state of Turkiga in the coming years, Soomaaliya will sign it. No doubt about it, especially if ceelasha shidaalka Turkiga qandaraas qaarkood lagu siiyo. Not only Soomaaliya but Liibiya and Eebbe knows who else. Suuriya iyagana inay Turkiga iskala heshiiyaan ayaa u rooneyd.
-
Maay-speaking people's party of Jubbooyinka
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ah, finally the sock-puppet answering its wretched secessionist sewage-dwelling boosaneero creature self. It is not like the boosaneero wretched vermin who cry on here daily, weekly, monthly and yearly 'waa nala xasuuqay' with their never-ending cabaad and victimhood and inferiority complex of garacnimo Qureysh sheegato, Xabashi sheegato, British sheegato and who knows who else. -
Muxuu ka badalay dareenka shacabka SSC qoraalkii Twitter-ka ee wasiir Bidhaan? Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Cabdillahi Bidhaan Warsame ayaa habeenkii khamiista soo dhigay qoraal uu ugu xaqiijiyey bulshada deegaanada SSC in madaxda Dowladda Federal-ka ah ay ka go’antahay midnimada dalka Soomaaliya. Qoraalka Wasiirka ayaa ku soo aaday xilli dadka deegaankaas ay walaac badan ka muujiyeen wadahaladdii DFS ay Jabuuti kula gashay Somaliland. Dadka deegaanka ayaa ka wal walsanaa masiirkooda maadama aan laga qeybgalin wadahallada taas oo ahayd shuruud ay Somaliland ku xirtay in dadka Gobollada Waqooyi aysan qeyb ka noqon wadahadallada. Walow ay dad badani arrintaas dhallileen hadana qoraalka Wasiir Bidhaan ayaa u muuqday mid dajisay dadka deegaanka oo uu isaguba ka soo jeedo. Qoraalka Wasiirka ayaa sidan u dhignaa: “Waxaan maanta ka qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen bulshada SSC. Anigoo garowsan dadaalka ay dadkaasi ku bixiyeen in la helo midnimo Soomaaliyeed. Waxaan la wadaagay xog ogaalnimadeyda shirkii Jabuuti iyo sida ay madaxda DFS uga go’antahay ka miro dhalinta midnimada dalka.” Maxaa laga fahmi karaa qoraalka? Dhigaalka Wasiirka oo u muuqda mid farriin qoto dheer bixinaya ayaa laga dhadhansan karaa in Madaxa Dowladda ay iyagu matalayeen dadka Midniada raba oo aan ku goobneen deegaanada SSC balse ay xataa ku jiraan dad kale sida Gobolka Awdal iyo beelaha qaar ee Gobollada loo yaqaan kuwa “Beesha Dhexe”. Dhinaca kale Wasiirka ayaa qaatay door wanaagsan marka la eego sida uu ugu xog warramay qeybaha kala duwan ee bulshada uu matala kaddib sida ay noo sheegeen qaar ka mid ah bulshada deegaankaas oo nala soo xiriiyey kana qeybgalay kulan qado ah oo uu Wasiirka Khamiistii Hotel Decale ku yeeshay Xildhibaanada labada Gole, siyaasiin hore iyo dhallinyarada deegaankaas. Waxyaabaha kulankaas looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa sida aan xogta ku helnay horumarka deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn iyo doorashooyinka soo socda oo la filayo in markan ay ka dhacaan halkaas. Wasiir Cabdillhi Bidhaan waxa uu ka mid yahay xubnaha Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Nabad iyo Nolol kuwooda ugu saameynta badan. Xigasho
-
Maay-speaking people's party of Jubbooyinka
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
As I wrote, I will not answer to you. You are just wretched secessionist too scared to use existing username. We are investigating and should this be another sock-puppet account, your account and whoever created will be deleted. This is the last I am responding as I don't respond to wretched sewage-dwelling vermin.
-
Popular Contributors