-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
When a woman cries, disgrace is attached to a man
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to gooni's topic in Politics
@ dhaxamootay aqoonsidoon. Ha iskaga noqoto Iskaandineefiyaankii qabooga ku dilay. -
When a woman cries, disgrace is attached to a man
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to gooni's topic in Politics
2020 iyo looma ooyaan maa Hargeysa ka socoto? -
Sudan's Bashir on trial over 1989 coup that brought him to power Sudan's former President Omar al-Bashir, who was overthrown last year by the military in the face of mass protests against his rule, has gone on trial in the capital over his role in a coup that brought him to power more than 30 years ago. Al-Bashir, who has been jailed in Khartoum since his removal, faces charges of undermining the constitution, violating the Armed Forces Act and fomenting a coup in 1989 against the democratically elected government of Prime Minister Sadiq al-Mahdi. Before any statements or evidence could be given on Tuesday, the trial was adjourned until August 11 to reconvene in a bigger court to allow more lawyers and family members of defendants to attend. Some lawyers had complained their colleagues had not been able to get into Tuesday's session. Other defendants include 10 military personnel and six civilians, including his former vice presidents, Ali Osman Taha and Bakri Hassan Saleh, as well as former ministers and governors. They are all accused of having plotted the June 30, 1989, coup during which the army arrested Sudan's political leaders, suspended Parliament and other state bodies, closed the airport and announced the putsch on the radio. The man dubbed the true brain behind the military coup, Hassan al-Turabi of the National Islamic Front, died in 2016. Al-Bashir stayed in power for almost 30 years before being overthrown on April 11 last year after several months of unprecedented, pro-democracy demonstrations that eventually forced the creation of a joint civilian-military ruling "sovereign council". The 76-year-old is also wanted by the International Criminal Court (ICC), facing charges of genocide, war crimes and crimes against humanity for atrocities committed by pro-government forces in Darfur. Sudan's new governing authorities, which are tasked with leading the country to elections under a 39-month power-sharing agreement, have yet to hand him over to the ICC for prosecution. Al-Bashir is also being investigated over the killing of protesters while, in December, a Sudanese court handed him a first, two-year sentence on corruption charges. First coup trial Ahead of Tuesday's trial, Moaz Hadra, one of the lawyers who led the push to bring the case to court, said al-Bashir and Saleh "have totally refused to cooperate with the commission of enquiry, but they will be present at the court". Hadra told AFP news agency the accused are charged under crimes including Chapter 96 of the 1983 Penal Code, which had been abolished by al-Bashir, and which carries the death penalty for attempting to destroy the constitutional order. The lawyer said "this is the first time someone who launches a coup will be brought to justice" in Sudan, which has seen three coups d'etat since its 1956 independence from Britain. "This trial will be a warning to anyone who tries to destroy the constitutional system," he added. "This will safeguard Sudanese democracy. In this way, we hope to bring an end to the era of putsches in Sudan." Continue to read
-
When a woman cries, disgrace is attached to a man
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to gooni's topic in Politics
Islaamihii xataa lama dhaafaayo miyaa? -
Arbitrary arrests of civilians in Somaliland region thread
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
More poor Soomaali citizens abused in Muuse Muqayil's marfish: Sirdoonka Somaliland oo xabsiga dhigay Milkiilaha Astaan TV Ciidamada Somaliland ayaa xalay xabsiga dhigay Milkiilaha guud ee Astaan TV Cabdi Manaan Yuusuf, iyadoo laga qabtay magaalada Hargeysa. Sida wararku sheegayaan, ciidamo ka tirsan sirdoonka Somaliland ayaa la sheegay iney Hoteelkii uu deganaa kala baxeen ninkan oo ah ganacsade dhalinyaro ah. Si dhab ah looma oga sababta rasmiga ah ee ka danbeysa xarigiisa, waxaase socda dadaalo lagu sii deynayo oo ay wadaan xubno kamid ah ururka Solja ee suxufiyiinta Somaliland. Mr. Manaan waxa uu Hargeysa u tegay howlo la xiriira xarunta Astaan TV ee Somaliland, iyadoo aaney wali jirin wax war ah oo Somaliland ka soo saartay xariga mas’uulkan. Xigasho -
Useless opposition party complaints
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Marna tolka ayee hoosta kaga jiraan, marna waa mucaarad dowladeed oo ururo qaran ayee hoggaan u yihiin sidee sheeganayaan. They should stick with one path. -
Hagia Sophia back as a masaajid
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Reer Baydhabo oo taageeray: -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
21 July 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 5 > Somaliland: 5 > Male: 4 > Female: 1 > Recovery: 2 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 3,135 Total recoveries: 1,464 Total deaths: 93 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
Dhoolacadeyn to gafuurtaagid
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
THE RECOVERY OF MOGADISHU IN PICTURES.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to biyo-cad's topic in General
-
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Wararkii ugu dambeeyey kulan caawa ka socda Dhuusamareeb Wararka aan ka heleyno xarunta madaxtooyada Galmudug ayaa sheegaya in madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada ay mar kale caawa u socdo kulan kadib kulankii halkaas ku dhex-maray maanta. Kulankii maanta ayaa ku saabsanaa sidii loo jaangoyn lahaa qodobbada muhiimka u ah wadatashiga Heer Federaal iyo Heer dowlad Goboleed, hannaanka geeddi socodka siyaasadda doorashooyinka iyo Amniga Qaranka. Sida aan xogta ku helnay kulanka maanta ayaa doodo adag oo ku saabsan doorashada ay harreeyeen, ayada oo aanay jirin wax isfaham ah oo laga gaaray ajendeyaasha kulanka weyn ee la filayo inuu berri furmo. Kulanka caawa socda ayaa la sheegay in ujeedkiisa uu yahay in wixii maanta aan la isku fahmin xal laga gaaro, si kadib shirka si rasmi ah loogu furo berri. Ujeedada ugu weyn ee kulamadan ayaa ah in ayada oo wax la isku raacsan yahay la tago shirka weyn, maadaama uu yahay mid dadka oo dhan iyo warbaahinta u furan islamarkaana aan dood iyo buuq lagu muujin karin. Dhinaca wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Villa Somalia ay weli ku adkeysaneyso doorasho qof iyo cod ah iney ka dhacdo Soomaaliya 2020/2021-ka, taasi oo ah caqabadda taagan. Ilo ka tirsan mas’uuliyiinta la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi saacadihii tagay ayaa xaqiijiyey iney jirto kala aragti duwanaanshiyo ku saabsan qaabka doorashada oo u dhaxeysa dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah. Madaxweyne Farmaajo waxaa uu dadka la kulmay u sheegay in la gaaray xilligii Soomaalida go’aan ka gaari lahaayeen dadkii matali lahaa, isla markaana uu rajeynayo in riyadaas uu u dhabeeyo. Xigasho -
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Mowqifka Farmaajo kadib kulamadii dhacay Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Villa Somalia ay weli ku adkeysaneyso doorasho qof iyo cod ah iney ka dhacdo Soomaaliya 2020/2021-ka. Ilo ka tirsan mas’uuliyiinta la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi saacadihii tagay ayaa xaqiijiyey iney jirto kala aragti duwanaanshiyo ku saabsan qaabka doorashada oo u dhaxeysa dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah. Madaxweyne Farmaajo waxaa uu dadka la kulmay u sheegay in la gaaray xilligii Soomaalida go’aan ka gaari lahaayeen dadkii matali lahaa, isla markaana uu rajeynayo in riyadaas uu u dhabeeyo. Arrintan ayaa loo fasirtay in madaxweynaha uu raadinayo waqti kordhin hey’adaha dastuuriga ah si ay u suuro-gasho doorasho qof iyo cod ah. Muddo kordhinta ayaa noqon karta inta ay guddiga doorashada dalbadeen ama ka badan oo ah ilaa laba sano. Dhankooda, madaxda dowlad goboleedyada ee la kulmay madaxweynaha iyo xataa xubnaha bulshada rayidka ah waxaa ay madaxweynaha u sheegeen in laga tashto jidka ugu haboon ee doorasho loo geli karo, loona baahanyahay doorasho la isla ogol yahay, oo waqtigeeda ku dhacda. Caqabaddan oo ka mid ah kuwa ugu weyn ee hortaagan inuu shirka furmo ayaa laga shaqeynayaa in laga gudbo, oo lagu qanciyo madaxweyne Farmaajo in xilligan aan laga gaarin doorasho qof iyo cod ah, loona baahanyahay in laga tashto badal fiican. Xigasho -
Dhoolacadeyn to gafuurtaagid
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Noo sheeg yaaqeey meesha uu ku bartay. -
It is beyond sad. In kuwaas oo sheegto inay wax barteen and want to be national leaders inay tolkooda ku qasbaan shirar noocaan ah. It is not even odey dhaqameedka who want shirtoleedkaan. It is facilitated by kuwaan sheeganaayo inay dhiseen ururo qaran. At least four of them - Shariif, Xasan Sh., Geedi iyo Cosoble - created 'national' parties Soomaalida kale ku jirto and here they are in clan meetings. What do other Soomaalis, who are members of their parties, think this? No wonder some of them already left from those parties.
-
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Farmaajo oo kulan dhacay caawa mar kale ku celiyey rabitaankiisa ah doorasho qof iyo cod ah oo dhacda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyey muhiimadda doorasho qof iyo cod ah in la xaqiijiyo xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed ay u leeyihiin in ay doortaan masuuliyiinta ay ku aaminayaan hoggaaminta dalka. Farmaajo ayaa hadalkan sheegay isaga oo hoggaanka ururada Bulshada Rayidka kula kulmay magaalada Dhusamareeb, wuxuuna uga warbixiyey hannaanka geedi socodka siyaasadeed ee dalka, dadaallada xasilinta dowladnimada iyo sii-amba-qaadidda qorshaha Qaran ee qabsoomidda doorasho daah-furan, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa Ururrada Bulshada Rayidka ah ku ammaanay sida ay ugu hanweyn yihiin in ay soo bandhigaan aragtidooda ku wajahan hannaanka doorashooyinka dalka. “Madaxweynaha ayaa Ururrada Bulshada Rayidka ah ku ammaanay sida ay uga shaqeyn lahaayeen in la xaqiijiyo xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed ay u leeyihiin in ay doortaan masuuliyiinta ay ku aaminayaan hoggaaminta dalka” ayaa lagu yiri qoraalka. “Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa uga warbixiyey hormuudka Ururrada Bulshada Rayidka ah dadaallada dowladda ee ku aaddan xaqiijinta xasilooni siyaasadeed, waxa uuna ku bogaadiyey sida ay ugu taagan yihiin muujinta aragtidooda ku aaddan dimuqraadiyadda iyo qabsoomidda doorasho hufan oo wakhtigeeda ku qabsoomta.” Ugu dambeyntii qoraalkan ka soo baxay Villa Somalia waxaa lagu yiri, “Dhankooda, Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa la wadaagay Madaxweynaha rabitaankooda ku aaddan doorasho qof iyo cod ah oo dalka ka hana qaadda, waxa ayna muujiyeen in ay qorshahaas ku garab taagan yihiin Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka.” Madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ayaa ku wada sugan Dhuusamareeb waxaana lagu wadaa in halakaasi uu uga furmo maalmaha nasoo aaddan wajiga labaad ee shirka wadatashiga, oo diiradda lagu saarayo arrimaha ku geedaaman ka wadashaqeynta siyaasadda dalka oo ay ugu horeyso doorashada soo socota. -
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Cumar Filish oo laba jeer xanuun uga baaqday safarka Dhuusamareeb Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish, ayaa laba jeer uu xanuun uga baaqday safar uu ku tegi lahaa magaalada Dhuusomareeb. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay duqa Muqdisho uu shalay iyo maantaba ka baaqday safar uu ku aadi lahaa Dhuusamareeb, sababo la xiriira xanuunkan. Sidoo kale xogta aan ku helnay xanuunka guddoomiye Cumar Filish ma ahan mid darran, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan, ayada oo qaarkood ay sheegayaan inuu gaas ku kacay, halka qaar kalena ay sheegayaan inuu isku arkay qandho. “Waa xanuunsan yahay balse ma ahan mid darran, shalay iyo maantaba waan ka baaqanay safarka sabab arrintaan la xariirta,” ayuu yiri qof ka tirsan xafiiska guddoomiyaha gobalka Banaadir, oo codsaday inaan la magacaabin. Waxyaabaha adkeeyay in la helo warbixin dhameystiran oo xaaladda guddoomiyaha ah ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ah in Guddoomiyaha uu waayahaanba ku shaqeynayay gurigiisa maadaama uu dhismo ku socdo xarunta gobalka. Si kastaba, Cumar Filish ayaa la filayaa inuu berri u safro magaalada Dhuusamareeb kana qeyb-galo shirka madaxda dowladda federaalka ah iyo madaxda maamul goboleedyada. Xigasho -
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Deni ma wuxuu bedelayaa mowqifkiisa ku aadanaa nooca doorasho ee dalka? Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa markale ka hadlay mowqifkiisa ku aadan hanaanka doorashada qof iyo cod ee ay waddo VILLA SOMALIA, isagoona muujiyey dabacsanaan badan oo ku aadan qorshahaasi. VILLA SOMALIA ayaa si weyn ugu adkeysaneysa inay dalka ka dhacdo doorasho ‘qof iyo cod ah’, taasi oo la rumeysan yahay inay qeyb ka tahay xeelad uu Farmaajo ku rabo muddo kororsi. Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa sheegay inuusan marnaba ka soo horjeedin in la raaco hanaanka doorasho ‘qof iyo cod ah’, taasi oo go’aamadii shirka madaxda maamulada lagu soo saaray inaysan marnaba suurta-gal aheyn. Deni ayaa si dad-ban usoo bandhigaya tanaasul dabacsanaan ah oo uu ka muujinayo qorshaha VILLA SOMALIA, inkasta oo uu sheegay in uu diidan-yihiin in la isku dhex qaldo qoorasho qof iy cod ah iyo nidaamka u baahan in laga gudbo ee 4.5. Sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyey in daruufaha xiligan ka taagan gudaha Soomaaliya ee kamid tahay amnigu uu suurtagal ka dhigeyn in doorasho qof iyo cod ah oo Shacabka Soomaaliyeed ay doortaan cidii ay doonaan. Deni ayaa u muuqda qof kasoo dabcaya mowqifkiisa ku aadanaa nooca doorasho ee dalka, kaasi oo uu hore meel adag iskaga taagay. Hadalka Deni ayaa sidoo kale u muuqan kara mid laab xaadasho oo ku aadan shirka ay isku hor-fadhiisanayan madaxda sarre ee dowladda federaalka iyo cadeynta in Puntland aysan kasoo horjeedin hanaanka doorasho ee qof iyo cod ee baarlamaanku ansixiyey, balse xiligan caqabadaha ku gadaaman aysan saamaxayn. Xigasho -
Why the sad faces?
-
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xog ku saabsan kulankii dhex-maray madaxda DF iyo madax goboleedyada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo uu wehliyo ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Dhuusamareeb ku yeeshay kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Kulankan ayaa ku saabsanaa sidii loo jaangoyn lahaa qodobbada muhiimka u ah wadatashiga Heer Federaal iyo Heer dowlad Goboleed, hannaanka geeddi socodka siyaasadda doorashooyinka iyo Amniga Qaranka. Kulanka waxaa ka qeyb galay Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Dani, Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan. Wararka aan ka helayo kulanka ayaa sheegaya inay u badan tahay in kulanka weyn ee looga hadlayo xilliga kala guurka uu dhici doono maalinta berri oo Talaado ah. Sidoo kale warar kale oo la isla dhex marayo, oo aan weli xaqiijin ayaa sheegaya in kulanka weyn ee berri dhici doona uu yahay mid hal maalin ah oo khudbado ay ka jeedinayaan madaxda, kadibna Guddi Farsamo oo heer Wasiiro Federaal iyo Dowlad Goboleed loo saari doono wada xaajoodyada, kaddibna la soo go’aamin doono kulan kale oo la isu imaan doonaan oo aan caddeyn halka uu ka dhici doono. Guddiga heer wasiir ee la filayo in la sameeyo ayaa la sheegay inay kasoo talo bixin doonaan hab doorasho oo dhinacyada ay isku raaci karaan oo dalka laga qbato. Kulanka maanta, ayaa ka dambeeyay kulamo gaar gaar ahaa oo xalay illaa shalay ay yeelanayeen Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxda dowlad Goboleedyada, waxaana kulankaas uu yahay mid Albaabada u xiran yihiin. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Somalia resumes football season after suspension due to COVID-19 Somalia became the second African country after Tanzania to resume its domestic football season following a three-month suspension due to the COVID-19 pandemic. In March, the minister for youth and sports, Khadija Mohamed Diriye announced a halt to all sporting activities in the country shortly after the first COVID-19 case was reported in the country. The last game in the Somali Premier League to be played was a 2-1 away win for Mindimo against Jazeera on March 18. Following the resumption on Thursday, Horseed Sports Club beat Raadsan 4-0 while Mogadishu City defeated Elman 2-0 on Friday. Meanwhile, on Monday, Dekkeda thrashed bottom-of-the-table Rajo 4-1. Thursday and Friday’s matches had been scheduled to take place just before the suspension of the season. On Wednesday last week, the Somali Football Federation president Abdiqani Said Arab announced that all football competitions in the country will resume on Thursday after the federal government allowed a resumption of all sport in the country. The Somali Premier League became the first sport in the country to restart following the break. Senior Somali FA vice president, Ali Abdi Mohamed had said that a number of precautions had been taken to ensure the resumption of the league. These included having all matches played without spectators until further notice, a ban on pre-match handshakes, rearrangement of technical benches to ensure social distancing, provision of hand sanitizers and tissue paper and deployment of additional stewards and volunteers to enforce regulations. Horseed currently top the table with 25 points after 12 games followed by Mogadishu City and Dekkeda both on 24 points. However, Dekkeda has played a game more than Horseed and Mogadishu City. Jazeera and Rajo are ninth and tenth respectively with six and five points. Xigasho
-
Popular Contributors