-
Content Count
17,516 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Reer Mudug oo banooni fiirsanaayo oo la socdo, kooweey koow.
-
The Somali diaspora is out of touch of reality.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
They recently opened inside masaajidka Sheekh Cali Jimcaale garoonka u dhow. Markaa tagaaye ma furneen filaa. Anyway, these restaurants dadka ayaa kugu casuumaayo ee kama diidi kartid. Plus I enjoyed. Ra'iisul wasaare Kheyre was in that Guryasamo restaurant on that night we were there. Twenty minutes after we left ayuu booqday. -
The Somali diaspora is out of touch of reality.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Karmeel ayaa i soo xasuusisay. Alaabtaan hoose ka cunay last time Xamar joogay in Oktoobar, 2019. Karmeel, Alcaasimaha, Guryasamo, Pizza House, Dolphin iyo kuwa kale ka soo dhadhamiyey sanadkaas. -
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Always waa laga gardaranyahay miyaa? Faroole ayaa lahaa xiriirka ayaa u jarnay 15 sano ka hor. Gaas ayaa saas lahaa. Deni kaba soo daran. Madaxweyniyaashana Shariifka, Xasan, Farmaajo iyo Xasan ayee ahaayeen. Filinkaan dal aad ka tirsantahay dowladda maamusho hadaa isku dhacdaan xiriirka u jareynaa, as though dal shisheeye yahay camal - filinkaan ma soconaayo ee wax kale la imaada.
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 ________________ Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Back to Sacuudiga laga soo tuugsado sadaqii Soonka la rabo. Xasanaa. -
This news below midnimada Soomaaliya dhaawaceyso is what you calI 'progress,' I guess. A perennial warring bantustans Xabashada, Imaaraadka iyo Kiikuuyada see rabaan iskaga ciyaaraan. And you dare to call it 'federalism.' Federaalo xaal qaado. And what business do they have attending a meeting with a foreign ministry - especially an avowed enemy - of another country? Xataa ma'aha foreign wasaarad maaliyadeed oo dhaqaalo ganacsi ah. Sidii dad dal ismoodo camal meesha u soo fadhiisteen. I will never support this pseudo madaxbannaanimo. It is not about Xasan Socdaal, shaqsiyo kale iyo dowladiisa, but Soomaaliya's midnamidadeeda, gobonimadeeda iyo madaxbannaanimadiida. Kacaankii barakeysnaa was and is million times better than waxaan aan aragno socdo. Puntland oo heshiis la gaartay Itoobiya xilli ay taagan tahay xiisada badda "Maamulka Puntland iyo Ethiopia ayaa maanta heshiis horudhac ah oo dhinacyo badan taabanaya ku gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada waddankaasi. Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan xasaasi ah Addis Ababa kula qaatay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia. Kulankaan ayaa lagu gaaray heshiis dhowr qodob ah, oo ugu weyn yahay iskaashiga kaabayaasha dhaqaale ee labada dhinac, kaasi oo ku qotoma dhinacyada ganacsiga, maalgashiga iyo iskaashiga tamarta. “Puntland iyo Ethiopia ayaa waxaa ka dhaxeeya xiriir qoto dheer oo iskaashi ku dhisan,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia. Xukuumadda Addis Ababa ayaa xilligaan u muuqata mid maqaam midkii hore ka sarreeya siineysa xiriirka maamulka Puntland."
-
Do The Palestinians Have A Right To Defend Themselves?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The utter shameless hypocrisy of Western's so-called 'values' have truly been exposed for all. There is no coming back for this ongoing genocide and Western regimes explicit participations and silences. -
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Barfasoor ku sheegaas oo ah a hardcore unugaa-leh maba furin muuqaalkiisa. I don't watch because I know him iyo wuxuu sheegaba. Qof qabqable iyo USC difaacaayo waxaa ka dhageysanaayo iska yar. Asaga iyo kan kale barfasoor la baxay ee Yaxye Caamir la dhaho labadoodaba ma furi muuqaaladooda oo waqti kuma dhuminaayi.
-
Widaay, faanka raqiis waa la iga shidaa, regardless the deegaan lagu faantamo - at the end of the day, it is just another dusty deegaan. Anyway, the last person to complain about Xasan iyo xulufadiisa should be Deni. Danta dalka kuma jirin, dantiisa ku jirtay and dantiisa ka waaye Xasan. Deni iyo Xasan waxba isma dhaamaan, Damujadiid isla ahaayeen. Siyaasadxumadiisa asaga Deni xoog inuu meesha ku marsiiyo rabay late last year oo hub la iskula soo baxay joojisay ma'ahee. Deni siyaasadxumo iyo qalafsanaan geysay meeshaan and he alone is standing by himself. Waa kaas Axmed Madoobe kala boodeen, too. He deeply personalizes politics.
-
Faanka badan iska yaree. It is just another dusty deegaan, even more dusty than the rest. Waxa yar laga dhisay Gatoowe iyo Boosaaso, including garoomada, hay'addo iyo deeq lagu dhisay. They are still using jidadkee dowladii Kacaanka dhistay isku xiro degmooyinka, plus that Boosaaso dekad dowladii Kacaanka dhistay. Back to Deni wajimacbuus: Xasan waxaa soo saartay Deni iyo xulufadiisa. Iyagaa ugu shubay codadkooda, pleasing Imaaraadka. He knew Xasan, this Xasan is the same one he worked with in 2013-2017. Marka he deserves whatever Xasan is giving him.
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Literally.
-
Popular Contributors