-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Somali people have Corona
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to it itzz what it izz's topic in Politics
Where in Denmark are you from? I have a brother and other cousins who live in Aarhus. They were reporting the rise of Covid-19 in recent few weeks, especially among the Somali taxi and bus drivers. Anyway, we certainly are not 'almost to blame everything.' -
Hoax?
-
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Villa Somalia oo war kasoo saartay kulankii ka dhacay Dhuusmareeb Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dhuusamareeb waxa uu la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed. Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in Madaxda ay iska xog wareystay hannaanka geeddi socodka doorashooyinka dalka, xaaladda siyaasadeed iyo amni. Waxay sidoo kale si wadajir u cambaareeyeen weerarkii gaadmada ahaa ee argagixisadu ay ka fuliyeen mid ka mid ah hoteellada magaalada Muqdisho, waxa ayna uga tacsiyeeyeen qoysaska, ehelada iyo guud ahaan Umadda Soomaaliyeed muwaadiniinta geeriyootay. “Sidoo kale, Madaxda ayaa adkeeyey muhiimadda ay midnimadu iyo wadajirku u leeyihiin dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab, dib u dhiska Ciidamada Qalabka Sida iyo xaqiijinta hiigsiga shacabka Soomaaliyeed,” ayaa lagu yiri qoraalka. “Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku bogaadiyey Madaxweyneyaasha Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir sida ay uga go’an tahay in la sii ambaqaado wadahadallada muddaysanaa ee heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed, taas oo lagaga arrinsanayo hannaanka doorashooyinka dalka.” Shirkan ayaa imanaya ayada oo madaxda maamul goboleedyada Jublanad iyo Puntland ay ka maqan yihiin kulamada. Puntland ayaa xalay si rasmi ah u qaadacday shirka, waxayna shuruudo adag ku xirtay ka qeyb-galkiisa. Halkan ka aqriso qoraalkaas. -
Garacad port is a great lesson for Somalis every where
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Does Mudug region really need two dekado, this one and mida Hobyo la raba laga dhiso? -
Somali forces kill attackers to end siege at popular Mogadishu hotel Somali forces have killed the last of four Al-Shabaab attackers who fought their way into the beachfront Elite Hotel in Mogadishu after a car bombing Sunday, a government spokesman says. "Somali special forces end a 4 hours-long deadly siege at Elite hotel in Mogadushu after killing the last attacker," Ismail Mukhtar said on Twitter late Sunday. Mukhtar and police said four attackers were involved in the assault. He put the death toll at 10, including a solider and two officials with the information and defense ministries. Dozens of others have been wounded, hospital sources said. Mukhtar said 205 people had been rescued after troops ended the siege at 10 p.m. local time. The attack began when a car bomb detonated at the gates of the Elite Hotel and gunmen then launched an assault inside. Somali terror group Al-Shabaab claimed responsibility for the attack in a statement posted on its mouthpiece channel, Radio Andalus. "The mujahideen carried out an assault involving car bomb and [a] gun raid targeting [the] Elite hotel owned by [a] Somali lawmaker," the al Qaeda affiliated group said. The owner of the hotel, lawmaker Abdullahi Mohamed Nur, said after the siege ended that he was among those freed. Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo issued a statement condemning the "heinous and cowardly" terrorist attack. "The main purpose of the ambush attacks by the terrorists is to discourage the Somali people who are recovering from difficult circumstances," he said. "It is a fact that their plan is to harm every Somali through some misguided Somali youth." The president issued his condolences over the victims of the attack and wished a speedy recovery to the wounded. Somalia's Ministry of Information confirmed the death of Abdirisak Abdi, a ministry official. The beachfront Elite Hotel is regularly frequented by locals and foreigners since it is based in a heavily protected area in the city. But it is unclear if there are any foreign nationals currently staying at the hotel. Xigasho
-
Hirshabeelle shenanigans
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Khilaaf culus oo soo kala dhex-galay guddoonka baarlamaanka HirShabelle iyo Mooshin la gudbiyey Khilaaf cusub oo u dhexeeya guddoonka sare ee baarlamaanka HirShabelle oo salka ku haya dhinaca maamulka ayaa haatan soo shaac-baxay, kaas oo u dhexeeya guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi, Sheekh Cismaan Brare Maxamed iyo guddoomiye ku xigeennka labaad, Marwo Canab Axmed Ciise. Khilaafka oo ah mid aad u culus ayaa soo if-baxay, xilli haatan uu guddoomiye Barre ku sugan yahay gudaha magaalada Muqdisho, halka Canab ay joogto magaalada Jowhar, wuxuuna yimid, ka gadaal ku simaha guddoomiyaha baarlamaanka HirShabelle Marwo Canab Axmed Ciise ay ku war-gelisay xildhibaanada baarlamaanka maamulkaas inay dib ugu soo laabtaan magaalada Jowhar, si ay u bilowdaan shaqooyinkooda caadiga ah. Canab Axmed Ciise ayaa sidoo kale ku amrtay xildhibaanada inay ku soo laabtaan Johar, ka hor maalinta Arbacada oo taariikhdu tahay 19/08/2020, basle waxaa taasi ka horyimid guddoomiyaha oo haatan ku sugan gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. “WARGELIN. Dhammaan xildhibaanada dowlad goboleedka Hirshabelle waxaa lagu wargelinayaa inay yimaadaan Xarunta Baarlamaana DGHSH ugu dambeyn maalinta Arbacada oo taariikhdu tahay 19/08/2020 si loo dardargeliyo howsha dastuuriga ah ee horyaala Baarlamaanka Hirshabelle. Mahadsanidiin Xog/K/Golaha.” ayaa lagu yiri fariinta ay guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka HirShabelle u dirtay xildhibaanada. Intaasi kadib waxaa sidoo kale fariin taas ka soo horjeeda u direy xildhibaanada baarlamaanka guddoomiye Barre, iyadoo u qorneyd sidan; “Amar ka soo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle ayaa dib loogu dhigey fariintii hore ee loo diray baarlamaanka waxaana loo soo diri doonaa fariin labaad oo ajandaysan.” Dooda intaasi kuma ekaan, waxaan fariin kale oo ka timid Canab Axmed Ciise lagu sheegay in xildhibaanada ay waajib ku tahay inay yimaadaan, ka hore 19-ka bishan Augusto, iyadoo sidoo kale ku shaacisay fariinteeda inuu Mooshin ka yaallo guddoomiyaha, islamarkaana uusan xaq u laheyn inuu xildhibaanada fariin u diro, sida ay hadalka u dhigtay. “AMAR Dhammaan xildhibaanada waxaa lagu amrayaa inay yimaadaan BDGHSH kahor maalinta Arbacada. FG Guddoomiyaha Baarlamaanka waxaa ka yaala mooshin xaqna uma laha in uu fariin diro. Xildhibaan si aad u gudato waajibkaaga dastuuriga waa inaad imaataa xarunta Baarlamaanka Dowlad Goboleedk Hirshabelle BDGHSH.” ayey markale tiri Canab Arrimahan ayaa ku soo aadaya, iyada oo haatan uu gaba-gabo yahay muddo xileedka baarlamaanka maamulka HirShabelle, waxaana u harsan kaliya muddo ka yar 2 bilood. Xigasho -
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Shir afar geesood ah oo ka socda Dhuusamareeb iyo wararkii ugu dambeeyey Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inuu haatan shir gooni u socdo Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) iyo Madaxweynayaasha maamullada HirShabelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug, kaas oo ah mid saxaafaddu ay dibad joog ka tahay. Shirkan saddex geesoodka ah ayaa waxaa diirada lagu saarayaa caqabadaha hortaagan furitaanka wejiga saddexaad ee shirka Dhuusamareeb,sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kaloon yahay oo ku sugan gudaha magaaladaasi. Wararka qaara ayaa sheegaya in shirka sababta uu u furmi la’yahay ay tahay maqnaasha Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo aan weli tegin caasimada Galmudug. Axmed Madoobe ayaa safar ugu maqan dalka dibaddiisa, gaar ahaan magaalada Niarobi oo uu qaliin caafimaad ku galay, halka Deni oo weli ku maqan dalka Jabuuti. Labada Madaxweyne ayaa waxaa la filayaa inay soo gabagabeeyaan socdaalladooda, kuna biiraan shirka Dhuusamareeb 3, walow ay saluug ka muujinayaan shirkaasi. Tan iyo xalay ayaa waxaa mashquul badan laga dareemayaa madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug oo ku wada hoydeen Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha HirShabelle iyo Koonfur Galbeed oo shalay gaaray magaaladaasi. Shirka Dhuusamareeb 3 oo ah mid xasaasi u ah ayaa waxaa diirada lagu saaraya xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan nooca doorashada ee dalka ka dhaceysa 2020/2021. Xigasho -
On the road to Bu'aale
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Guul ciidanka qaranka. -
Farmajo's Baxnaano Project Opened in Hargaysa, Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mastermind's topic in Politics
Of course, gobollada Waqooyi get their share xataa haddee ku cunaayaan jaadkooda marqaanka qaarkood. -
Hawa Abdi, trailblazing physician who built a haven for Somali families, dies at 73 The gunmen arrived soon after sunrise, surrounding Hawa Abdi’s hospital one day in 2010. Marching through the hallways of one of southern Somalia’s few medical centers, they shot anesthesia machines, tore up records, smashed windows and destroyed the country’s only glass incubators. In panic, mothers ripped IV tubes from their babies and rushed into the bush. The 750 militants, many of them teenagers, were members of Hizbul Islam, a radical Islamist group known for stoning offenders or chopping off hands. They had arrived with automatic rifles and a question for Dr. Abdi, a gynecologist known for turning her family’s farm on the outskirts of Mogadishu, the Somali capital, into a haven for Somalis fleeing famine, poverty and an ongoing civil war. “Why are you running this hospital?” they demanded, according to a New York Times report. “You are old. And you are a woman!” Dr. Abdi, then 62, was unfazed. She had been forced to marry an older man at age 12 and went on to become one of her country’s only female physicians, opening a one-room clinic in 1983 to help women giving birth in the East African countryside. Eight years later she began radically expanding her efforts, spurred by the onset of civil war, to treat anyone who visited her office, whether for malaria or malnutrition. Thousands soon arrived, and the clinic grew into a 400-bed hospital. The surrounding farm transformed into a makeshift city, Hawa Abdi Village, ultimately home to an estimated 90,000 displaced Somalis living in huts made from sticks and plastic sheets. Under Mama Hawa, as Dr. Abdi was known, they received free medical care, food and education at an 800-student school. When the militants put her under house arrest, hundreds of women living in the complex protested in a show of support. Somalis across the country condemned the attack. The insurgents retreated after a few days and, at Dr. Abdi’s insistence, wrote an apology note. “I told the gunmen, ‘I’m not leaving my hospital,’ ” she said in a 2011 interview with the Times. “I told them, ‘If I die, I will die with my people and my dignity.’ I yelled at them, ‘You are young and you are a man, but what have you done for your society?’ ” Dr. Abdi, who returned to work after replacing the militants’ black flag with a white sheet from her hospital, was 73 when she died Aug. 5 at home in Mogadishu. She had several strokes in recent years, said her daughter Deqo Mohamed, but the precise cause of death was not known. “She had a really deep faith and sense of hope that things could change in Somalia,” said journalist Sarah J. Robbins, who co-wrote Dr. Abdi’s 2013 memoir, “Keeping Hope Alive.” In a phone interview, Robbins recalled that while touring the United States to promote the book, Dr. Abdi urged young Somali Americans to help rebuild their ancestral home. “This was a beautiful place,” Dr. Abdi said, telling stories of Somali life after the country became independent in 1960. “This can be a beautiful place again.” Dr. Abdi was part physician, part human rights activist, with a law degree she earned on the side to protect herself from men who sought to take advantage of a woman running her own nonprofit organization without a husband, brother or son by her side. “My mom would not talk much. She would just say a couple words and do the work,” Mohamed said by phone from Mogadishu, where she and her younger sister now run the Dr. Hawa Abdi Foundation with support from aid organizations. “She often repeated a Russian saying: The beauty of a city is the statues or the streets. But the beauty of a human being is his work. If you want to be beautiful, do the work.” That work was recognized around the world as early as 1993, when President George H.W. Bush visited Mogadishu on New Year’s Day. Dr. Abdi was the first Somali he met; she guided him across her hospital grounds and through the camp of displaced families at a time when it was known as Lafoole, meaning “place of bones.” “It’s just very, very emotional for me to see it,” Bush told reporters after visiting the compound. “And I’ll tell you,” he added, “I’ve got great respect for what they are doing.” Dr. Abdi was later hailed as “equal parts Mother Teresa and Rambo” by Glamour magazine, which named her and her daughters Women of the Year in 2010. Two years later, actress and humanitarian Angelina Jolie delivered a testimonial on her behalf at the Women in the World summit in New York City. Dr. Abdi was unable to attend but sent a message to the audience. “I have given my people my heart and my soul,” she said. “Still I did not lose my hope. One day my people’s lives will change in a better way. I hope my children and the children who grow in camp, and are born in the hospital, will change the lives of Somali people.” Hawa Abdi Dhiblawe was born in Mogadishu in the spring of 1947. Without knowing her precise birthday, she adopted the May 28 birth date of her daughter Mohamed. Her father worked at the city port, in an era when Mogadishu was controlled by Britain and then Italy; her mother died of childbirth complications when she was 12. The episode introduced her to the shortcomings of the country’s health-care system and set her on a path to become a doctor. “I wanted to help future generations and children to avoid the pain I felt,” she later told an interviewer. It also led the family to give Dr. Abdi up for marriage, according to Mohamed. The marriage ended in divorce after the death of her infant daughter, which she attributed to a female genital cutting ritual that she had undergone as a child and that apparently compromised the birth. After the child died, she returned to school and received a scholarship to study gynecology in Kyiv, in what is now Ukraine, as a result of Somalia’s Cold War-era alliance with the Soviet Union. Dr. Abdi returned to Mogadishu in 1971, at a time when Somalia had about 60 doctors, according to her memoir. She worked at Digfer Hospital, where most of her colleagues were Italian and only one was female, before starting her own clinic at her family farm. Its location, on the road between Mogadishu and the town of Afgooye, made it a destination for families in need. By 2010, the corridor was home to more than 400,000 displaced people — more than anywhere else in the world, according to the U.N. High Commissioner for Refugees — and the camp had grown to about 90,000 people. Dr. Abdi initially sold a stockpile of gold to feed the women and children who flocked to her doorstep. “Then, as the famine worsened, she had to pay gravediggers in food to bury the more than ten thousand who died,” journalist Eliza Griswold wrote in her 2010 book “The Tenth Parallel.” In interviews with visiting reporters, Dr. Abdi often said she had not intended to support thousands of displaced families. But “necessity is the mother of invention,” she explained. To keep the peace, she instituted certain rules. Husbands who beat their wives were sent to a makeshift jail, a storeroom with barred windows. Newcomers who sought to maintain the clan identifications that had torn the country apart were not allowed to stay. “When they come, we were informing them, if you use the clan division, or you said I am that clan, you cannot stay here,” she told NPR in 2013. “You will be Somali. And you will see, we will welcome you.” Dr. Abdi married Aden Mohamed, a military technician, in 1973. They later separated, and he died in 2012. Survivors include her two daughters, Deqo and Amina Mohamed, both physicians; two sisters; and three grandchildren. A son, Ahmed, was killed in a 2005 car accident exactly 15 years before Dr. Abdi died, according to Deqo Mohamed. About three years ago, Dr. Abdi stopped working regularly at her hospital, which has since closed — temporarily, the family hopes — because of safety concerns. “We’re hoping when things clear out, we can regain her legacy,” Deqo Mohamed said. She added that fewer than 10,000 displaced Somalis remain in the camp, where the school has continued holding classes. Most of the camp’s residents have been women and children. “The men are dead, fighting, or have left Somalia to find work,” Dr. Abdi told Glamour, adding that the country’s women were more than capable of carrying on without them. “Women can build stability,” she said. “We can make peace.” Washington Post
-
Paying Tribute to Mother Teresa of Somalia, Late Dr. Hawa Abdi I know this earthly life is temporary, but I felt great sorrow when I heard the passing of Dr. Hawa Abdi who died at age 73 in Somalia’s capital, Mogadishu. Dr. Hawa Abdi helped the helpless, the ill, and the internally displaced women and children, and the weak in war-torn Somalia for decades. She studied medicine in Ukraine and “In 1983, she opened a one-room clinic, on her family’s ancestral property, which over the years grew into a settlement which hosts tens of thousands of people, mainly women and children. The settlement in the Afgooye corridor, less than 15 miles from Mogadishu, includes a hospital, a school and a refugee camp.” When Hawa Abdi was 11, her mother died due to childbirth complications, and because of the medical reason her mother lost her life, and owing to the fact that childbirth-related death was common (and still is) in sub-Saharan Africa for lack of maternity care, Hawa Abdi decided to become a doctor, especially a female gynecologist. And when the civil war broke out in Somalia in early 1990s, as many Somalis were getting displaced by the war, mainly in and around the capital, Mogadishu, more and more people, especially women and children, moved and took refuge in and around the compound of Dr. Hawa Abdi. She worked tirelessly to save lives and became a lifeline for tens of thousands of Somalis. She was not only helping the needy civilians, but the wounded of the countless warring sides in and around Mogadishu and elsewhere ended up over the years in her clinic and hospital to be treated impartially. Hawa Abdi was a selfless figure who helped her fellow countrymen and countrywomen without discriminating them based on their clan, the main malice that has been destroying Somalia for decades, the biggest factor that plunged the country into an endless civil strife. At times, Hawa Abdi confronted the Al-Qaeda affiliated Al Shabab to save people in her camp, even when they threatened her. At certain times, some of the people in her camp fled for their lives, but she stayed in her camp no matter how dangerous it was to be fearless. That is how brave she was. Hawa Abdi not only took risks herself, but she supported her daughters to become doctors so that they can help the needy people in their homeland, Somalia. When you look at the alternative, which is for them to live a peaceful life elsewhere, they prefer to stay in their country and help their people. This can teach the Somali people that these beautiful souls sacrificed so much by saving their fellow Somali citizens. Hawa Abdi was a role model for millions of Somali girls and women. She braved great adversaries in life. She overcame countless challenges and showed all Somalis, even men, that one person can have a great positive impact on her country and people. She showed her African sisters and brothers, with resolve, mountains can be moved because we live in an inner-connected world where one person, one village, and one city can have a certain influence on the entire world. On the other hand, the world has become a global village, and I believe, compared to when Hawa Abdi started her venture decades ago, now we have more opportunities to do what Hawa Abdi did; the world is more connected than before, and information can be obtained faster and more efficiently. The power of the internet is amazing, and if one can have the access and ways to find and understand the right data, one can do wonderful things to change life for the better. The news of Hawa Abdi’s death shook the Somali social media world. Many Somali social media users, including me, shared their sadness on the death of this giant woman. Rest in peace! Xigasho
-
THE RECOVERY OF MOGADISHU IN PICTURES.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to biyo-cad's topic in General
Wajiga labaad ee dhismaha Wadada Muqdisho iyo Afgooye oo bilowday Waxaa dib u bilowday wajiga labaad ee dhismaha Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, kaasoo muddo bilo ah hakad ku jiray, tan iyo markii bishii December 2019 weerar is qarxin ah lagula eegtay Ex Koontarool Afgooye Injineero u dhashay dalka Turkiga oo dhisayay wadadaas. Laami dhigista Wadada ayaa bilowday, waxaana la arkayay shaqaale u dhashay Soomaali iyo Turkish oo si taxadar leh uga qeyb qaadanaya howsha, waxaana sidoo kale howshaas qeyb ka ahaa Gawaarida loogu tala galay dhismaha waddooyinka ee Laamiga saaraya. Dib u dhiska Wadadan ayaa marxalado kala duwan soo maray, iyadoo caqabada ugu weyn ay aheyd arrimaha Amniga oo tiro dhowr jeer qaraxyo lala eegtay Shaqaalaha dhisayay Wadadaas. Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa dhisaya wadadaas, iyadoo ay maalgelineyso Dowladda Qatar, waxaana haddii la dhameystiro dhismaha Wadadan uu noqonayaa mashruucii u horreeyay lagu guuleysto oo ah dhismaha wadada isku xira Muqdisho iyo Labada Shabeelle. Dowladda Qatar ayaa horay u balan-qaaday inay dhiseyso Waddada isku xira Muqdisho iyo Afgooye- Muqdisho iyo Balcad, waxaana haddii uu soo gabagaboobo wadada Afgooye la filayaa inay bilaabato Wadada Balcad. Jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye ayaa ahaa mid burbursanaa oo dadka isticmaala ay dhib badan ku qabeen, sidoo kale wadadan ayaa muhiim u ah isu socodka ganacsiga khudaarta laga keeno Gobolka Shabeellaha Hoose iyo badeecadaha ka soo dega Dekeda Muqdisho ee u gudba Gobolada Koofureed. Xigasho -
THE RECOVERY OF MOGADISHU IN PICTURES.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to biyo-cad's topic in General
Meeshaan shaah iyo qaxwo badan waaku cabay sanadkii hore, weyna ka qurxoontahay sida sawirka muujinaayo. -
Dotard is back to what he knows best - open racism As he struggles in the polls, Trump reaches for the racist playbook again “Mr President,” a reporter asked on Thursday. “After three and a half years, do you regret, at all, all the lying you’ve done to the American people?” A disbelieving Trump asked: “All the what?” The question was repeated and the US president refused to answer. His political career began with a big lie: birtherism, the baseless fantasy that Barack Obama was born outside the US and therefore ineligible for the White House. It may now be nearing its end with another false and racist conspiracy theory, which he encouraged at the same Thursday briefing. This one questions Kamala Harris’s eligibility to be vice president. Harris was this week named as Democratic candidate Joe Biden’s running mate for the 2020 election – the first woman of colour on a major party ticket. She was born in Oakland, California, and is eligible for both the vice presidency and presidency under the US constitution. John Eastman, a conservative lawyer, wrote an op-ed in Newsweek arguing that the constitution does not grant birthright citizenship and challenging Harris’s eligibility based on her parents’ immigration status. When Trump was asked about it at Thursday’s White House press briefing, he gave a characteristically vague answer that could sow doubt in the minds of supporters inclined to believe the worst: “So, I just heard that. I heard it today that she doesn’t meet the requirements. And, by the way, the lawyer that wrote that piece is a very highly qualified, very talented lawyer.” He added: “I have no idea if that’s right. I would have assumed the Democrats would have checked that out before she gets chosen to run for vice president.” The 14th amendment states: “All persons born or naturalized in the United States, and subject to the jurisdiction thereof, are citizens of the United States and of the State wherein they reside.” Christopher Kelley, a political science professor at Miami University in Ohio, told the Associated Press: “No, there’s no question about it. It’s been recognized since the people drafted it back in the 39th Congress that (the 14th) amendment would cover people not just born to American citizens but born on American soil.” Trump’s feigned ignorance is true to form for someone with a track record of racist and anti-immigrant stances. In 1973, he and his father were sued by the justice department for racial discrimination because prospective Black tenants were blocked from renting in their buildings. Trump was a high-profile champion of the so-called “birther movement” that questioned whether Obama, the first African American president, was born in the US and eligible to serve. Obama, born in Hawaii, produced his birth certificate to prove it, and eventually even Trump said he accepted the truth. Harris’s father was born in Jamaica and mother born in India. Under the constitution, anyone born in the US automatically acquires citizenship, irrespective of their parents’ immigration status. Trump’s shameless fanning of the conspiracy flames came in the context of a predictably ferocious onslaught of racist and sexist attacks on Harris by the president his supporters in rightwing media. “Sort of a madwoman, I call her, because she was so angry and such hatred with Justice Kavanaugh,” Trump told the Fox Business network. Republican Senator John Kennedy told the same network: “I would describe her as Congresswoman Ocasio-Cortez but smarter without the bartending experience.” Deroy Murdock, a Fox News contributor, said: “She seems to come across as a bit abrasive, as the president mentioned. I don’t know if she can warm things up and be a little more charming.” Fox News host Tucker Carlson pronounced Harris’s first name wrongly several times on Tuesday night, When a guest corrected him, Carlson snapped “So what?” and then twice mispronounced her name again. On Twitter, Trump’s son Eric favourited a tweet that referred to Harris as a “whorendous pick”; the tweet was later deleted. The blitz suggested an election campaign moving into a new and dangerous phase. With Trump and his Republican allies trailing in the polls and struggling to define Harris, there is no limit how low they will go. Stuart Stevens, a longtime Republican strategist and critic of the president, has just published a book about the party’s descent into Trumpism. Its title? It Was All a Lie. The Guardian
-
Wasiir Beyle: Soomaaliya 20-ka sanno ee soo socota waa in ay noqoto meel Afrika laga quudiyo Kulan looga hadlayay kaalinta Dhallinyarada iyo Haweenka ee horumarinta dhaqaalaha dalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya. Kulankan ayaa aad loogu fallanqeeyay horumarinta dhaqaalaha iyo dib u habeynta maaliyadda, gaar ahaan horumarka laga gaaray dib habeynta Maaliyadda dalka oo ay hourmuud u tahay Wasaarradda Maaliyadda. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeybgalay madaxda Wasaaradda Maaliyadda iyo maamulka guud iyo qeybaha kale duwan ee bulshada gaar Dhallinyarada iyo Haweenka. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Saleebaan Sheekh Cumar ayaa sheegay in dhallinyaradda iyo haweenku ay door muhiim ah ku leeyihiin ka qabqaadashada dib u dhiska dalka iyo horumarka dhaqaalaha. Waxaa munaasabadda ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Prof. Cabdullahi Sheikh Cali Qalocow, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Saleebaan Sheekh Cumar, Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Basma Caamir Shakeeti, Guddoomiyaha Uruurka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gabale iyo qeybaha kale duwan ee bulshada. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray haweenka iyo dhalinyarada iyo sida ay qeyb muuqata uga qaadan karaa kobcinta dhaqaalaha dalka gaar ahaana bixinta canshuuraha.Wasiirka Maaliyadda xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyleh ayaa sheegay in ay muhiim tahay bixinta canshuuraha si loo horumariyo dhaqaalaha dalka. Wasiirka ayaa sheegay in doorka dhallinyarada iyo haweenka uu muhiim u yahay horumarinta dhaqaalaha iyo dib u dhiska dalka. Wasiirka Maaliyadda ayaa xusay in dadaalka deyn cafinta Soomaaliya ay ku yimid horumarka iyo dib habaynta hannaanka Maaliyadda dalka laga gaaray. “Waxaan u mahadcelinyaa canshuur bixayaasha Soomaaliyeed, waxaa ii muuqata in dalkani uu rajo badan leeyahay, waxaan ka fikareyna in Soomaaliya ay 20-ka sano ee soo socota ay Soomaaliya noqoto meel Afrika laga quudiyo, ogaada haddaan casnhuurta la bixin dalkan meel ma gaarayo”. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda. Gudoomiyaha dhalinyarada Gobalka Banadir ayaa muujiyey sida ay uga go’an tahay in ay wasaaradda Maaliyadda garab istaagaan. Guddoomiyha Haweenka Qaranka Batuulo Sh.Axmed Gaballe ayaa wasaaradda maaliyadda ku bogaadisay sida ay awoodda u siineyso haweenka iyadoo balan qaaday inay garab taagan yihiin haweenka. Dhamaan masuuliyintii ka hadashay goobta oo ay kujireen kuwa ka socday dhalinyarada, haweenka iyo hey’adda Culimada ayaa uga mahadcelisay wasiirka maaliyada sida uu ahmiyadda u siiyeyin dhalinyarada iyo haweenku door firfircoon ku yeeshaan hormarinta dhaqaalaha. Munaasabaddan ayaa qeyb ka aheyd Barnaamijyada Wasaaradda Maaliyadda ee la falgalida dadweynaha iyo qeybaha kale duwan ee bulshada si kor loogu qaado dhaqaalaha iyo wacyigellinta canshuuraha taas oo uu gacan ka geysanayo Bangiga Horumarinta Afrika.
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka- DFS H.E Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa Aalada Fogaan aragga ee Internetka kaga qeybgashay kulanka Xog-Isweydaarsiga COVID19 ee WHO -HQ. Wasiir Fawsiya ayaa xaalada COVID19 ee soomaliya uga xog warantay Wasiirada, Madaxda Caafimaadka iyo Madaxa ugu sareeyso Hay’adda WHO Dr.Tedros Adhanom Ghebreyesus. Wasiir Fawziya ayaa intii uu shirku socday ka warbixasay Guulaha la gaaray COVID19 iyo caqabadaha jira iyo waliba dadaalada ay dowlada ugu jirto la tacaalida xanuunka saf marka ah ee COVID19. -
Reer Khaliij, the betrayal, treachery group of the Muslim World. Iyadoo Muslim ahayn ayee saas u damqaneysaa, kuwii Muslimiinta horjoogooda isku sheegaayena Yahuudii iyo galaadii kale u niikinaayo. Waa adduunyo gaddoonka waxa ka mid ah. If it wasn't Maxamed Salmaan C/casiis Alsacuud, waxaan ma dhaceen. Eeygaan ayaa qaribay dalalkii Muslimka.
-
Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Wasaaradaha Maaliyadda oo is beddel lagu soo bandhigay Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasaaradaha Maaliyadda ee Dowlad-gobolleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo labo maalin uu shir uga socday Muqdisho ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray warmurtiyeed. Shirkan oo bile ah ayaa markan lagu soo bandhigay is beddelo cusub, oo ay ugu horreeyo nidaamka canshuuraha oo wax laga beddelayo, hab-qabsiga dhaqaalaha oo wax laga beddelayo iyo canshuur dheerad ah oo la saarayo Qaadka.
-
On the road to Bu'aale
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
DF Soomaaliya oo markale ciidamo badan geysay gobolka Gedo Wararka naga soo gaaraya Gedo ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay dowladda Soomaaliya ay ciidamo badan geysay gobolkaasi. Ciidamadan oo diyaarad looga qaaday magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dajiyey degmada Doolow ee gobolka Gedo. Sidoo kale askartan ayaa ku biireysa ciidamo isugu jira boolis iyo militeri oo horay u joogay magaaladaasi, degmooyin kale oo ka tirsan gobolka Gedo. Wararka ayaa sidoo kale intaasi ku daraya in dhaq-dhaqaaqyo xoogan haatan laga dareemayo Doolow iyo deegaanada hoos yimaada, kuwaas oo ay wadaann ciidamadaan ciidanka Gorgor, kuwa Haramcad iyo milatariga Soomaaliya ee ku sugan halkaasi. Dhinaca kale taliyaha xasilinta gobolka Gedo, Bakaal Kooke oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in u jeedka dhaq-dhaqaaqyadaasi uu yahay, sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanadaas oo ay ku xoogan yihiin dagaalyahanadooda. Arrimahan ayaa ku soo aadaya, iyada horey beesha caalamka ay uga digtay ciidamada ay dowladda ku daad-gurineyso gobolka Gedo oo ay horey ugula dagaalameen ciidamada Jubbaland, walow ay dhowaan Dhuusamareeb heshiis ku gaareen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Axmed Madoobe. Si kastaba ha’ahaatee dhaq-dhaqaaqyada dowladda ee Gedo ayaa waxaa ka dhashay xiisado hor leh iyo dagaal dhex-maray ciidamada Jubbaland iyo kuwa dowladda.
-
Popular Contributors