Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,519
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. See garoon diyaaradeed caalami ah hub loola galaa? Let him try in his base of Nayroobi's Jomo Kenyatta and see what happens. Midowga musharaxiinta oo ka horyimid amarkii ay dul-dhigtay dowladda Soomaaliya Midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa si weyn uga soo soo horjeestay go’aankii shalay ka soo baxay dowladda Soomaaliya ee lagu mamnuucay hubka lala galo garoonka Aadan Cadde, marka laga reebo madaxda dalka. Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ku hadlayey magaca & afka musharraxiinta mucaaradka ayaa shaaca ka qaaday in aan la aqbali karin go’aankaasi oo uu ku tilmaamay inuu yahay mid hal dhinac ah oo loogu darnaanayo iyaga, sida uu hadalka u dhigay. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo u waramay VOA ayaa sheegay in la doonayo in qatar la geliyo amnigooda, mar hadii ay madaxdu ilaalo la galayaan garoonka, iyagana laga reebayo. “Haddii ay amniga garoonka isku aamini waayeen anaga miyey na gelinayaan meel Qatar ah?,” ayuu yiri musharrax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Sidoo kale wuxuu intaasi ku sii daray in aysan macquul aheyn in madaxda dowladda kaliya loo ogolaado hub iyo ilaalo, islamarkaana iyaga laga dhigo kuwa beylaha oo la beegsan karo. “In anaga nala yiraahdo garoonka hubka lama galeeysaan, Madaxda sarena waa ay isku aamini waayeen amniga garoonka oo waa ay la galayaan taasi maahan wax macquul ah oo aan aqbaleyno,” ayuu hadalkiisa sii raaciyey Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiashakuur. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo ay dowladda dhexe iyo mucaaradka isku hayaan hanaanka doorashooyinka dalka oo weli uu ka taagan yahay is mari waa aad u xoogan.
  2. Our Tigrey guest, like his Gabre trainer, disappeared. He knew what was coming to his TPLF and region.
  3. Waa runtaa. Xasan Sheekh Shaneemo Ekwatoore uu gatay, daarna ka dhistay asaga iyo xirtiisa iyo dhulkii garoonka Aaden Cadde lahaa ka dhistay fagaare ayaa wali u muuqato, not to mention waxyaabaha kale uu lunsaday.
  4. Muuse Muqayil Muuse Gaatamoow muu isku badalay? I thought Cabdi Xaashi already represented him.
  5. Gooni, dadka maankooda aad u gaaban ku bilowdo qabyaalad, kuna dhamaado qabyaalad waxa hortooda yaalo ma arki karaan maadaama maankii shaqeyn lahaa ka qabyaalad ka dishay, marka hala yaabin. Reerkeyga muxuu faa'iday ayee tan iyo aakhiro samaan meesha la taaganyihiin, had iyo jeerna shisheeye kalkaalisto una sacabtumo.
  6. Why are you trying to whitewash what the failed warlords have done to Soomaaliya in the last 30 years? Are you saying what happened since 1991 was better than during Kacaanka? Sheeko.
  7. I don't blame Kiikuuyada. I cannot however stand kuwa Soomaali ku sheega u sacabtumaayo, kuwa ajendahooda fuliyo.
  8. I remember when this 'think tank' was created a few years ago. I had my suspicions of the funders of this so-called think tank. I thought it was partially most likely funded by Imaaraadka and Mareykanka. Their website does not say anything about the funders. My suspicion however have increased in the past couple days when Heritage have organized a pro-mucaarad conference in Garoowe, though not official in that capacity. Your thoughts?
  9. The warlords you worship has done much more damage to our country than Kacaanka ever did. Your merciless, war criminal qabqabliyaal ayaa Xamar dhulka la simay, not Kacaanka. Iyagaana Soomaaliya inta kale rajo la'aan dhigay.
  10. Kiikuuyo's premier newspaper publishes garbage fantasies like this. This so-called 'Jubbaland' this Kiikuuyo daydreamer is referring to only consisted Jubbada Hoose and some little deegaano of Gedo. But this daydreaming Kiikuuyo qariirad sadexda gobol ayuuba meesha soo saartay. If you want to read this garbage, here it is.
  11. No, he was not. Anaga taariikhda aan xaadirka u ahayn nooma sheegeysid. Dadka sidaada camal la hadal qabsaday '91 baa loo noqonaayaa' waxee iska indhatiraan wixii dhacay dhamaadkii '91, bilowgii '92 iyo wixii ka dambeeye. Haddii loo noqdo '91, '92 kama foga iyadana waa loo noqonaa. Qadkii cagaarnaa filo, goof goof la xirto filo. Isbaaro meel walba ka sug. Xamar dhulka lala simo joog. Ku tumasho dadkaa hubeysneen xaqooda arag. Xasuuq masaakiin goobjoog u ahoow.
  12. Tallaabo is a true qowdhan hadduuba ereygaan kaseynin. I guess Ay Maano's 'ninkaagaa ku dhibo qabo' ayuu u gartay inuu ninka dhibka asaga ku dhaganyahay. Yaa ogaado gabadhiisa Shuun uu u baxsan lahaa.
  13. Kan wariye ku sheega igu daranba asagaa lahee 'calanka dowladda federaalka...' Yaab badnaa. Abaaydaan waxaa dhihi lahaa sida ugu dhaqsaha badan ha u aado Xamar, hana raadsato, isku sharaxdo xildhibaannimo.
  14. Probably Farmaajo told Cumar Geelle dhoorahaan Kiikuuyada isticmaaleyso la hadal ku dhahay. Muuse Muqayil waa iska marqaansanyahee Kiikuuyada jaadkooda suuq u weysan u raadinaayaan.
  15. Suuqa waxaa la isla dhex maraayaa Abiy Axmed and Uhuru had a heated public encounter in Jabuuti a few days ago. Waala iscaaye wararka aan la hubin sheegayaan. Why? Because of this Kiikuuyo aggression against Soomaaliya.
  16. The Eritrean leader always supported a strong, united Soomaaliya. He is qof xasuusto.abaalka loo galay in the 1980s. Anyway, a secessionist like you can wish whatever by bringing old videos on here. Soomaaliya dowlad dhexe awoodeeda sii balaaraneyso leedahay.
  17. You know this is a Muslim site, no? And as Muslims, from day one we know we are slaves and worshippers of Eebbe. Saqiir iyo kabiir Muslim ayaa og ee inaa iska yeeleysid iyo waxaa la damacsantahay ma'ogi. Qul huwalaahu axad Allaahu samad Lam yalid walam yuulad Walam yakum lahuu kufawan axad Say: He is Allah the One, Allah the Self-Sufficient Master, Whom all creatures need, He begets not, nor was He begotten, And There is none co-equal or comparable unto Him. ______________ No Soomaali parent names their sons Cabdi. It is not a standalone name. Cabdi is followed by 99 words of Eebbe. Mine is one of them as well. Cabdi is just shortened version of these and has no other ulterior meaning.
  18. I know where there is a nice place that is for sale, but cannot tell you until you deposit $2,000.
  19. And Xasan Sheekh openly fawning to Imaaraadka, as though inay Soomaaliya axsaan u sameeyeen. Xasan Sheekh oo shaaca ka qaaday abaal Imaaraadka Carabta ay u galeen Soomaaliya Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka qeyb galay madal loogu magac-daray Doodsan oo su’aalo lagu weydiinayey ayaa wax laga weydiinayey waxa uu kala socdo cilaaqaadka xumaaday ee Soomaaliya iyo qaar ka mid ah dalalka Carabta, sida Imaaraadka, Sacuudiga iyo Masar. Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo iyo qaar ka mid ah dalalka Carabta, sida Imaaraadka Carabta ayuusan ka dhaxeyn cilaaqaad wanaagsan, waxuuna khilaafku xoogeystay markii ay isku dhaxeen dalalka Khaliijka oo Soomaaliya ay garab istaag u muujisay dowladda Qatar. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ay ku abaal dhacday dalalkii Carabeed ee Soomaaliya sida weyn u soo garab istagay markii ay liidatay. “Dalkaan markii uu burburay, oo ganacsatadeenii ay hantidooda la carareen, nin kasta waxa uu magan-geliyo ka helay caasimadda Imaaraadka ee Dubai, shirkadeheena si ay aduunka ula macaamilaan waxaa laga diiwaan geliyey Dubai, maadaama sharciyaddii dalkeennu ay burburtay, Compony Soomaaliya ka jira oo macno leh oo aan Dubai xafiis ku laheyn ma jiro, Jaamacadaha ku yaalla dalka Imaaraadka boqolaal arday Soomaaliyeed ah ayaa dhigata,” ayuu yiri Xasan Sheekh. Sidoo kale waxa uu sheegay intii uu talada dalka hayey in cilaaqaadka Soomaaliya iyo Imaaraadka uu gaaray in Imaaraadku inta dhul naga siiyey Dubai, inuu hadana noo dhisay, si loo dejiyo safaaradda Soomaaliya, maadaama aysan Soomaaliya heysay xilligaas dhaqaale ay ku dhisato, kuna iibsato dhul. Xasan Sheekh ayaa yiri, “Dowladda Imaaraadku inta na siisay dhul, ayey nooga dhistay guri laba dabaq ah, guri kale oo safiirku dego oo laba dabaq ah iyo hool weyn oo jaaliyadda Soomaaliyeed lagu kulmiyo, waxaan idiin tiri karaa niman dhakhaatiir ah oo dalka Imaaraadka u dhashay oo maanta Muqdisho ku daaweeya dadka Soomaaliyeed, waxay noo fureen isbitaal si bilaash ah loogu daaweeyo dadka Soomaaliyeed kuwooda ugu nugul.” Waxuu intaas ku sii daray Xasan Sheekh, “Imaaraadku waxuu noo dhisay xero ay noogu tababareen qaar ka mid ah ciidamada aan maanta shinsaneyno, xero ay saraakiishu degaana horteeda ayey ka dhisayeen, iyadoo qabyo ah ayaa laga ceyriyey oo weli waa qabyo.” Sidoo kale dalka Sacuudiga ayuu sheegay in xilliyo adag uu dadka Soomaaliyeed ka iibsaday xoolahooda, isla markaana kumanan shaqaale Soomaaliyeed ah ay hadda ka howlgalaan gudaha Sacuudiga, marar badana ay noo balan qaadeen inay nala gelayaan heshiis ay shaqa abuur ugu sameynayaan dhalinyarada Soomaaliyeed. “Anigu Carab cadaawad noo qabta, oo na dulmineysa, oo nagu taagan ma arkin, waxa naloo sheegayo waa been waxba kama jiraan, Masar maanta ardaydeena ayaa Jaamacadaha ka dhigta, saraakiisha maanta hoggaamisa militerigeena Masar ayaa wax soo bartay, war dadka laguma abaal dhaco, beena lagama sheego, borabagaandana laguma furo,” ayuu hadalkiisa ku sii daray madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh. Isagoo sii hadlaayey ayuu yiri, “Eritrea maxay noo qabatay? War dadka in caqliga laga xado maaha, Isaias Afwerki iyo dadkiisa reer Eritrea, Soomaaliya maxay u tareen? Anigaa idiin sheegayee midowgii Maxaakiimtii Soomaaliya ee ARS markii ay carareen ayey magan-geliyo siiyeen, war maanta yaanala dhihin Afwerki iyo dalkisa Eritrea ayaa walaal ah oo Jabuuti ayaa cadaw ah.” “Jabuuti maanta anagey nooga baahneed garab istaag oo cadawgooda Eritrea uu ciidamo iyo dhulba ka heystaa, yaa arkay Iskuul iyo isbitaal ay Eritrea noo dhistay? War dadka Soomaaliyeedow indhihiina fura, waxaa la isku deyaan in caqliga la idinka xadee” ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Xigasho
  20. They don't even want Soomaaliya oo awood leh, ciidan xoog leh qalabeysan ka dhalato. Markaas ayee rabaan inay maamulaan dalkeena. And here, they are openly being used by anti-Turkiga dowladaha Khaliijka. Turkey’s promise to send arms to Somalia draws criticism Somalia’s opposition has urged Ankara not to send a shipment of weapons to a special police unit because they fear that Somali president could use them for “rigging” the approaching national elections. The call has put Turkey’s engagement in a country torn apart by civil war for decades under the spotlight. Opposition candidates wrote to Turkey’s ambassador in Somalia and expressed their concern about these weapons coming into the country in such a “sensitive election period.” Turkey trained Harama’ad police, a special Somali unit that is known for its violent suppression of peaceful protests in the Horn of Africa country. On Dec. 15, four protesters were wounded in Mogadishu during a peaceful protest when the troops opened fire on them, while two others were arrested. The Council of Presidential Candidates condemned the use of live bullets by the Harama’ad forces against Somali people. Ankara is planning to send 1,000 G3 assault rifles and 150,000 bullets to Harama’ad this month. The opposition was already furious after the elections due for this month were postponed over political disagreements. “With the national elections approaching, a season for foreign meddling is wide open,” said Jędrzej Czerep, senior analyst at Middle East and Africa Programme of the Polish Institute of International Affairs (PISM). “For Turkey, in the last decade Somalia’s most visible and dedicated development and humanitarian partner, the game is about not losing its primacy before the oil concessions are divided,” he told Arab News. Ankara has not commented yet on the Somalia opposition’s call but in recent years Turkish rulers have deepened their engagement in the African country by building infrastructure and providing scholarships for Somalis. Three years ago, Turkey opened its biggest overseas military base in Somalia to have military leverage in hotspots in the region. Apart from its forward-basing, Ankara also trains Turkish-speaking Somali soldiers and has transferred tactical arms to the arsenal of the Somali military. “In the run-up to elections, Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo adopted an all-or-nothing mode to consolidate power. This affected growing politicization of the – theoretically neutral and professional – Turkish-trained Gorgor troops and Harama’ad police units,” Czerep said. Separately, the United States recently decided to withdraw hundreds of troops deployed to fight Al-Shabab terrorists in Somalia, which has been torn by a nearly 20-year civil war. According to Czerep, while the US-trained Danab forces had been on the front lines of the fight against Al-Shabab throughout 2020, Gorgor and Harama’ad were probably more often used against the opposition in the federal member states. “Their deployment in Galmudug in February affected the climate of the local elections in that state and it was boycotted by the opposition,” he said. “Turkish-trained troops also clashed with Ahlu Sunna Wal Jamaa, a Sufi militia who was a key government ally against Al-Shabab but apparently grew too strong. In Gedo, Gorgor and Harama’ad fought against forces of the Jubaland region, which the central government wants to pacify.” Carab News
  21. I call them jaajuus and basaasiin, especially the pro-Tigray, anti-Soomaaliya mercenary writer Rashiid Cabdi.
  22. Dowladda dhexe is investigating this mercenary and his stooges:
  23. I am glad more Soomaalis now know more about this mercenary and his hidden agenda against Soomaaliya oo awood.leh.
  24. The mercenary is back and as usual.wuxuu buunbuuninaayaa his corrupt minions and is against dowlad.Soomaaliyeed awood.leh:
  25. Tallaabo eedadiis probably waxee ahayd islaantii istiri in the 1970s u faantan islaan Reer Xamar ah ee xaafadii Shangaani daris ku ahaayeen. Dagaal yar dhex maray markaas ayee Mrs Qowdhan la soo booday, 'Ma anigoo laandheere ah.... 'Ninkaagaa ku dhib qabo,' ku jawaabtay Ay Maano.