-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Ninka calankeena ka been sheegay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Hadduu dili lahaa laba qof bas muxuu ahaan lahaa marka? Imaamka? -
Ninka calankeena ka been sheegay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
PM Abiy Ahmed Declares War on Tigray: First bullets fired
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Wuxuusha Tigrey iyo qashinka u adeego jabkooda jecliyaa. -
How the tables have turned. Jecliyaa.
-
Ninka calankeena ka been sheegay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Ninka calankeena ka been sheegay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Soomaaliya waxee la degi, salka la dhigi la'dahay dadkaan dambiyada waa weyn soo geystay ayaa wali bulshada ku dhex nool, qaarkoodna wadaado iska dhigaayo. Xaalka ma sahlano. -
Ninka calankeena ka been sheegay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dhanka kale taariikhda calankeena iyo sida lagu sameeyey waxaa idinla wadaagaa wareysi aabahey laga qaaday sanadkii 2000. Aabahey goobjoog ayuubu ahaa markii la sameynaaye iyo sida lagu sameeyey maadaama.xubin sare ka ahaa ururkii gobonimodoonka ee SYL. Wargeys Kalmo la dhihi jiray, kana soo bixi jiray magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa lagu daabacay wareysiga. Wareysiga wuu dheeraa laakiin qeybta calanka taariikhdiida ku saabsan ayaa idinla wadaagaa ee ila aqrista. _______________ "ð²ðððð: Bishii Apriil sanadkii 1957dii waxaa Muqdisho lagu dilay Kamaaluddin Salaax oo Masar u joogay Soomaaliya. Haddaba dilkaasi maxaad kala socotaa? ðºððððð ðŽððððððð: Kamaaluddiin waxaa dilay nin la yiraahdo Wiilow oo reer Luuq ah, aabihiisna waxaa la dhihi jiray Sheekh C/raxmaan Dheere. Ninkaasi wuxuu ahaa dadkii loo qaaday Masar. Xaaji Maxamed Xuseen kii Leegada madaxda ka ahaa iyo isaga dadkii kowda hore ee tacliinta loogu qaaday Masar ayay ahaayeen. Akhlaaq-xumaa loo soo eryay oo Soomaaliyaa lagu soo noqay. Waxaa laga sheegay ninkaas ka hor inuu yiri âAlleylehe nin Masar ah markii aan dilo unbaan aarsanaayaa sidii ay ii galeen.' Marka Kamaaludiin la dilayo, anigu Xamar baan ka baxay oo waxaan ku sii socday Xuddur oo la ii beddelay, waxaana habeen barinay Maanyafuulka, habeenkii dambe meel Seenilow la yiraahdo ayaa baabuurkii nooga hallaabay. Subaxdii shufeerkii (wadihii) iyo niman hunguri noo soo doonay oo beledka (Baydhabo) ku soo noqday ayaa na yiraahdeen, 'Waa la dilay Kamaaluddiin!' Runtii Kamaaluddiin dilkiisa Talyaani ayaa ku lug lahaa. Niman Soomaali ah oo Talyaaniga taagersanaana waa ku jireen. Kamaaluddiin gurigiisa ayuu isugu yeeray Golihii (Councilia Teritoriale) oo Talyaanigii suubiyay oo Aadan Cabdulle Cusmaan madax ka ahaa iyo nimankii axsaabta madaxda ka ahaa dhamaantood wixii pro-Italian ahaa iyo wixii ka soo horjeeday ee dawladnimo dalbaayay ayuu isugu yeeray gurigiisa, wuxuuna ku yiri: "ðºðððððððð ð ððð ðððððð ððððððððð ð ðððð ðð ððððð ð ð ðð ð ðððððð. ð»ðððð ðððð ðð ðððð ð ððð ðððð ððððððððððð ðððð ðð ðððððððð, ð ððððð ððð ð ððððððððð! ðŸððððð ðððððððð ððððððððððð ðð ðð ððððððð, ðð ððð ð»ððððððð ðð ðð ðððð ðððð. ð¯ðð ð ðð ðððððððð ðºððððððððð ðð ððððððð ð ðð ðð ðððððð ðððð ðððððððððð ðððð ðð ððððððð, ððððð ðððððððð." Raâyigaas isagaa keenay (Counciliyadii) ayaa raâyigii la keenay, waana laga dooday, waana lagu heshiin waayay. Xisbi kasta calan ayuu lahaa. Calankiisii in laga dhigo ayay damceen. Leegada ayaa ugu rooneyde oo shan xiddigey lahayde oo shan Soomaali lagu ishaaraayo. Waa diideen. Nin aan maqlay waa sariir-fuul oo Kanada jooga, ðŽðððððð ðªðððððð ð³ðððððð ðð ððððððð ð ðð ð®ððððð ðð ððððð ðððð ððððððððð ððððð ðaððð ððð ðððð ðððð ððððððððð ððð ðððððð ððð, ððð ð ðððð ðððððð ðððð ððð. ðºððððð ðð ðððð ðððð ððð ððððððððð, ððð ðð ððð ððð ðððð ðððð, ððððð ðððð, âðŸðð ððð ððð ðð ððððððð ðððððð ðððððððð. ð²ð ððððððð ððððð ððð ð ð ðð ððð ððð ðð ððððð, ððððð ððððððð ðððð ððð ðð ððððð, ððð ð ððð ðððð ððððð (ððððð) ðð ð ððððððð ðððððð ðð ððððððð?â âWaa fiican tahay,' ayaa la yiri. ð±ððððððððð ðð ððð ððððððð, ððð ððð ðððð ð ðððððð, ððððððð ðððð ððððððððð. ð°ððððð ððð ððð ðð ððð ðð ððð ðð ððð ðð ðððð ð²ððððððð ð ððð ððððððððððð. Waxa Talyaaniga kula colloobay taas ayey ahayd, nimankaan dilayna Talyaani ayaa soo diray." -
Ninkaan baryahaan baraha bulshada Soomaaliyeed qabsaday, asagoo islahaa ku soo caanbax afar xaas ayaa qabaa iyo calankeena ka been sheeg. Intuuba meel gaarin taariikhdiisa madoow la soo qufay, kuna jirto inuu dhiigyocab iyo tuug weynaaday yahay, magaciisana badashay. Wareysiga hoose fiirso, xataa si cad uma beeninaayo eedeynta wariyaasha uu ku dilay Muqdisho sodon sano ka kor.
-
-
Qax qax qax.
-
What is funny is that if you go into streets of Xamar and do some random poll of each individual you come across, I don't even think qabiilka odeyga uu sheegaayo would be 38 percent of the population of Xamar. They would be lucky if they are 35%.
-
-
The reactions:
-
Jeneraal Galaal oo farriin xasaasi ah u diray beelaha *** Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo ka qeyb galay shir ay isugu yimaadeen waxgaradka beelaha *** oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa ku taliyey in Soomaaliya hoggaanka loogu dhiibo beelweynta ***, isagoo shaaciyey sababta uu u yiri sidaas. Waxa uu sheegay in beelweynta *** ay ugu dad badantahay qoymiyadda Soomaaliyeed, isla markaana ay haatan ku haboonaa laheyd in hoggaaminta Soomaaliya looga dambeeyo ***, sida uu hadalka u dhigay. âMarkii tira koob la sameeyey waxaa la ogaaday in dadka Soomaaliyeed 38% ay yihiin ***, waxaa ku xiga *** oo 25% ah, waxaa ku sii xiga *** oo 18% ka ah Soomaalida,â ayuu yiri Jeneraal Galaal. Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri, âWaxaad fiirisaan 38 iyo 18 tirada u dhaxeysa, marka dadka ugu badan waa ***, sharciguna waxa uu qabaa in tirada badan ay wax hoggaamiso, marka waa in *** hoggaamiyaa Soomaalida.â Waxa uu sheegay in Beesha *** la yiraahdo ay tiro iyo tayaba leedahay, balse waayihii dambe ay wax ka jireen dhanka talada, sida uu hadalkiisa u dhigay. âInaan hormuud noqono Soomaaliweyn oo xuquuqdeenii raadsano, tii dadka kalena raadino, wax ka yari nama deeqaane, waxaan soo jeedinayaa inaan Soomaaliweyn ku raadino tiradeena iyo tayadeena intaba,â ayuu Jeneraal Galaal hadalkiisa ku sii daray. Sidoo kale waxa uu sheegay in Muqdisho ay tahay magaalo adkeysi badan oo soo marti gelisay dhibaatooyin lixaad leh, isagoo soo jeediyey in Muqdisho loo aqoonsado inay tahay âmagaaladii geesinimadaâ. Xigasho _______________ Inta ka fiirso wuxuu sheegay odeyga wareeray.
-
New era of political qaaraamid
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
First he did not go to Garoowe and now meeeting ra'iisul wasaaraha in xafiiskiisa. What is C/raxmaan C/shakuur cooking? -
Che, haye boorsooyinkaaga wey kuu xirxiranyihiin la yiri ee run miyaa? Bililiqo.
-
The great Soomaali philosopher, Awkoombe, wuxuu yiri in the 1980s, "Ninkii soo joog laga waayo soo jiifaa laga helaa."
-
Lacagtii yareyd ee Imaaraadka iyo Kiikuuyada qandaraas loogu soo qaatay wey dhamaatay filaa. Watch.
-
Soomaaliya wins again
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Wali dhowrkii malaayin ee siiyeen afkiisa ka hadlaayo markuu saan leeyahay: Carab cadow nagu ah Imaaraadka ayaa ka koow ah. Anaga kaliya naguma aha ee dalal badan Muslimiin ah ku yihiin. -
Xasan Sheekh on Sanaag iyo Sool
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Gobollada qaarkood qabiilo gaar ah la iskaga tilmaamay wixii ka dambeeye 1990. Gedo oo qabiilo badan wada degaan waa sidaasoo kale. Qaar ayaaba wali ku sheegaayo madaxweyne Farmaajo inuu Gedo ka soo jeedo. Asaga iyo faraca awoowiyaashiisaba Gedo meel kuma arkin. -
Xasan Sheekh on Sanaag iyo Sool
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xasan Sheekh Reer Jowhar ma'aha laakiin, waa haddaa ugu dan leedahay isirka qabiilkiisa meesha uu ka soo jeedo. Qabiilnimo Ceeldheer iyo Galgaduud ka soo jeedaa, qoys ahaana Hiiraan ka soo jeedaa. -
Soomaaliya wins again
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
We all knew kuwaan Khaliijka inay maalintee ahaataba isku imaan doonaan. That day is today. This also validates the neutrality stance Soomaaliya's government took a few years ago was justified. Imagine if the leaders took the cheap 80 million US dollars offered to cut the ties to Qadar. MBS says âsolidarity and stabilityâ deal signed: Live news Gulf leaders signed a âsolidarity and stabilityâ agreement in Saudi Arabia as they met for the Gulf Cooperation Council annual summit on Tuesday. Saudi Arabia on Monday announced the reopening of land borders with Qatar after a three and a half-year spat that saw the kingdom, Egypt, the United Arab Emirates (UAE) and Bahrain cut diplomatic and trade ties and impose a land, sea and air blockade on the Gulf state. The quartet accused Doha of, among other things, supporting terrorist groups and being too close to Iran, allegations that Qatar has consistently denied. While the Saudi decision marks a major milestone towards resolving the Gulf crisis, the path to full reconciliation is far from guaranteed. The rift between Abu Dhabi and Doha has been deepest, with the UAE and Qatar at sharp ideological odds. Follow the live story
-
Popular Contributors