-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariiste waxaa galinkii dambe ee maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho Xildhibaan Axmed Dhimbil Casoowe oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Axmed Dhimbil ayaa ka mid ahaa Baarlamaanka 10-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya waxaa la sheegay inuu ku geeriyooday Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho, waxaana haleelay Cudur safmarka ah COVID-19, ee sida weyn ugu sii faafaya gudaha magaalada Muqdisho. Xildhibaanka ayaa la sheegay in maalmahii lasoo dhaafay uu ku xanuunsanayay Muqdisho, sida aay Shabakadda HOL u xaqiijiyeen geeridiisa Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Allah u naxariiste Xildhibaan Axmed Dhimbil geeridiisa waxaa ka tacsiyeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble kuwaas oo soo saaray qoraalo aay uga tacsiyadeeynayaan geerida Xildhibaanka dhamaan shacabka Soomaaliyeed iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Xildhibaan Axmed Dhimbil Casoowe. Allah u naxariiste Xildhibaan Casoowe ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa Xildhibaanada ugu da'da weyn Baarlamaanka Soomaaliya, waxuuna ka mid ahaa xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto gobolada Waqooyi ee Soomaaliya. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Karoona aad iyo aad ayuu ugu faafay dalkeena Soomaaliya and is much worse than the first wave, killing far more people in Xamar alone. This thread will be re-opened for Covid-19 updates. Dowladda Soomaaliya oo awaamiir deg deg ah ka soo saartay xakameynta cudurka Covid 19 Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo goor dhaw warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladdu go'aamo waaweyn ka qaadatay xakameynta faafitaanka cudurka Covid19 Qoraal ka soo baxay Xukuumadda ayuu ku sheegay in muddo leysku afgartay Muddo Labo Toddobaad ah in la xiro dhamaanba goobaha waxbarashada dalka laga bilaabo maalinta Berri, iyadoo sidoo kalana la fasaxay shaqaalaha dowladda marka laga raabo kuwa aan looga maarmin howlaha gaarka ah. Warka ka soo baxay Xukuumadda ayaa u dhignaa siddan: • Qofkasta waa inuu xirtaa Afsaar ama Mask marka uu joogo dhammaan goobaha la isugu yimaado sida Suuqyada, Masaajida, gaadiidka dadweynaha, goobaha ganacsiga iyo meel kasta oo dadweyne isugu yimaaddo. • Xafiisyada Dowladda si ku meel gaar ah ayaa loo xirayaa muddo 2 usbuuc ah oo ka bilaabanaysa 3da March 2021, Shaqaalaha waxey kasoo shaqeyn doona guriga, marka laga reebo kuwa bixiya adeegyada muhiimka ah. • Dhammaan goobaha waxbarashada kuwa Dawliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay sida Iskuullada iyo Jaamacadaha waa la xidhi doonaa Muddo 2 Isbuuc ah laga bilaabo 3da March ilaa 17ka March 2021. • Isu socodka Caasimada Dalka iyo Gobalada waa la dhimi doonaa muddo 2 isbuuc ah laga bilaabo 3da March 2021 ilaa 17ka March 2021. • Gaadiidka Dadweynaha iyo kuwa Gaarka loo leeyahay ayaa si caadi ah usii socon doona guddaha magaalooyinka, waxaana waajib ah in dadku xirtaan Afsaar ayna hubiyaan Kala fogaashaha bulshada. . Waxa muddo 30 maalmood ah la’ joojiyey xafladaha Aroosyada, sidoo kalena waxa la mamnuucay goobaha caweysyada ee habeenkii dhalinyaradu ku kulanto. • Mootooyinka (Bajaaj) iyo Basaska (Hoomeey) waa loo oggol yahay inay qaadaan rakaab waana inay dhowraan nadaafadda, Dadkuna kal fogaadan, qaataana Afxirka wajiga. • Kulamada dadka wixii kabadan 10 qofood waa la joojiyay mudda 1 Bil ah. Isu soo baxyada khaaska ah ee ruqsadda la siiyey waxa ku xiran shuruud ah: 1. In dadka isu soo baxayaa isu jirsadaan 2 mitir 2. In qof kasta oo imanayna isu soo baxa uu soo qaato afxir ama mask • Goobaha Jirdhiska iyo Garoomada Ciyaaraha waxaa la hakiniyaa muddo 2 todobaad ah oo ka bilaabanaysa 3-da March illaa 17ka March 2021. • Kulamada aaska iyo kuwa tacsida waa inaysan ka badnaan 10 qofood iyadoo la hubin doono kala fogaashaha bulshada iyo qaadashada Afsaarka. • Wasaaradda Caafimaadku waxay adkaynaysaa ilaalinta fayadhowrka guud ee goobaha dadku isugu yimadaan sida suuqyada, Masaajida, Isbitaaldda, Bangiyada iyo goobaha lamidka ah si loo yareeyo faafitaanka Cudurka Covid19. • Waxaa Waajib ah in dhamaan dadka adeega usoo doonta ama jooga goobaha Caafimaadka ay markasta xirnaadaan Afxirka ama Afsaarka sida Isbitaalada iyo Farmashiyaasha. . Waxa waajib ah in dhammaan dadka ka adeeganaya goobaha ganacsiga ay qaataan afsaar ama afxir. DADKA DHOOFAYA AMA SOO GALAYA DALKA • Qof walba oo imaanaya ama ka’dhoofaya Dalka waa inuu si joogta ah u xirtaa Afxirka si loo yaareeyo faafitaanka cudurka Covid19. • Waa in dadka safraya ay maraan baarista Xanuunka COVID-19, iskana soo baaraan goobaha loo asteeyay baarista si ay iskaga soo hubiyaan inaysan qabin xanuunka (COVID-19) ka hor 72 saacadood inta ayna safrin. • Qof aanan wadanin Shahaadadda baaritaanka Covid19 looma ogolaan doono inuu soo galo Dalka (Negative COVID-19 Certificate), waxaa waajiba ah qofku in uu wato shahaado soo baxday muddo 72 saacadood Gudohood ah. • Shirkadaha diyaaradaha waa inay fariimaha ka hortaga COVID-19 dabaacaan una sharaxaan rakaabka si loo ilaayo fayaqabka inta lagu gudo jiro duulimaadka. • Dhammaan Dadka Ka imaanaya dibad dalka waa inay si iskood isu Karantiillan muddo 7 maalmood isla Markaasna iska maraan tijaabada PCR marka uu dhamaysto muddada karantiilka. • Arimaha la’ xiriira kala badalka Ciidamada Nabad ilaalinta (AMISOM) iyo Ciidamada Ilaaliya xarumaha UNka (United Nation Guard Unit in Mogadishu) waxaa lafaraya inay raacaan habraaca UNGU Rotation Plan for COVID-19 si loo ilaaliyo caafimaadka guud ee dalka. • Dhamaan Hay’addaha Dowliga ah ee ku shaqada leh hawlaha garoomada diyaaradaha dalka in ay si dhaw uga wada shaqeeyaan arrimaha duulimaadyada dadka imaanayana si loogu diyaariyo jawi caafimad qab ah loogana taxadaro codurka COVID-19 . Waxa la farayaa Wasaaradda Caafimaadka in sida ugu dhakhso badan ay u soo diyaariso habraac lagu hubinayo bedqabka dadka ka imanaya Dalka dibaddiisa, isla markaana lagaga qaadayo baaris rasmi ah marka qofku soo dego, qofkii COVID19 laga helana lagu karantiilo, iyada oo qofkaasi jeebkiisa ka bixin doono qarashka karantiilka. Xigasho -
Meeqaa ku gadanee halkii dooro?
-
These wannabe dictators xad malaha. Their little power ayee moodeen inay meel weyn gaarsiineyso. Maxakamadda Ciidamada Puntland oo xukun ku riday wariye ay caddeyn u weysay Maxkamadda ciidamada qalabka-sida ee maamul goboleedka Puntland ayaa maanta xukun ku riday wariye Kilwa Aadan Faarax oo muddo u xirnaa laamaha ammaanka maamulkaas. 28-kii Diseembar sanadkii hore ayaa wariyaha la xiray, waxaana lagu xakumay saddex bilood oo xarig ah iyadoo maxkamaddu ay sheegtay in la waayay wax caddeynaya dambiyada lagu soo eedeeyay. Wariyahaan waxaa lagu soo eedeeyay inuu duubay muuqaal ku saabsan sawirka madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo la jeex-jeexayo. Sida la sheegay xukunkii ay maxkamadda ku riday ee saddexda bilood waxaa kaga haray kaliya saddex maalmood maadaama tirinta maalmaha laga soo bilaabayo maalintii la xiray. Maxkamadaynta wariyaha waxaa goob joog ka ahaa Maxda Ururka Warbaahinta Puntland, Gudoomiyaha Xuququl Aadanaha Puntland iyo qaar ka mid ah Wariyeyaasha ka howl gala Garoowe, waxeyna ka dhacday Xabsiga dhexe ee magaalada Garoowe. Dhawaan ayey aheyd markii madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni uu sheegay in wariyaha uu yahay dambiile, isla markaana maxkamadda ay xukun kasoo saari doonto. Wariyaha wuxuu baahiyay muuqaalka dad ka banaanbaxayay sicir barar ka dhacay Garoowe oo ka tirsan gobolka Nugaal. Xigasho
-
Farah Macalin fighting someone looks like Matt Bryden
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Intaa laga keenay cajalka: -
Farah Macalin fighting someone looks like Matt Bryden
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Che, it is old clip from 2016. Inta ayaaba lagu soo post gareeyey. Qofka ay isdagaalaayaan waa xildhibaan ka tirsanaa baarlamaankii waagaas ee Soomaaliya. Xildhibaankaas Cabdi Ileey ayuu taageeri jiray and probably was a Tigrey jaajuus. Arrinta Cabdi Ileey dartiisa isku feereen. Faarax Macallin waa halyeey Soomaaliyeed. -
Buubaa oo runta u jeegay the secessionists
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Our secessionists in SOL waa dadka uu Buubaa ku sheegaayo kuwa ka naxaayo iyo ku nacaayo warkiisa. Does and can Muuse Muqayil touch him, though? Muuse wuxuu ka adagyahay kaliya masaakiinta yar yar xataa iyagoo siyaasad ka hadlin iskaga xadgudbo. -
Buubaa oo runta u jeegay the secessionists
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Eryal TV on Facebook Watch M.FACEBOOK.COM Deg Deg "Kii Igu Nacaya Iyo Kii Igu Jeclaanayaba Waxan Aaminsanahay In Somali Kala Go'i Karin, Yaan Been... -
-
Maxee dadkii hore rag geesi halyeey ah ahaayeen. Look at this letter from wasiir C/risaaq Xaaji Xuseen responding to Xeyle Salaase's riyadiisa in 1966 by claiming Jabuuti. Xabashada are being put in its place.
-
Today Somalia inequalities is politically correct
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
Waa runtaa. Here is the estimated population of the country in 2015 by UN and Somali government. -
Today Somalia inequalities is politically correct
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
Baraawe like other vibrant pre-civil war cities - Laasqorey, Baardheere, Seylac, Luuq, Berbera - in Soomaaliya, it declined rapidly. -
Daad ba raba ina sidaan lagu celiyo Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Saalax, don't dignify with a response to the atheist nolosha if iyo aakhiraba ka dhacay. -
Waxaa isleedahay tol hoose hal dalad ku midoobo maa shirooyo.
-
Traitors loo soo hingaadiyey
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waa loo taliyaa xirtaan oo jeebkooda ayaa hadlaayaa. It is very open now. -
Daad ba raba ina sidaan lagu celiyo Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Calooshood u shaqeystiyaal useless qabyaalad dulisay ayaa rabo saan. They also want lagu noqdo sawirkaan hoose camal as well: -
Calooshood u shaqeystiyaasha shisheeyaha u soo hingaadisay qodobo cusub aanan soconeynin la yimaadeen. I can smell the shisheeye cooking of this useless qodobo. All leaders of hoggaanka ciidamada, booliiska, nabadsugida and others must resign kulahaa. War riyo xumaa dadkaan.
-
A city right next to Toronto is planning to re-name a big high school after our late sister, Hodan Naaleeye. Albeit a hijacked attempt by a anti-Muslim trustee to not re-name after Hodan, but some other person, even tough Hodan got the majority of the vote. Read on. In night of surprises, York school board trustees overrule colleague’s choice for renaming Vaughan school After facing criticism from multiple community organizations for creating a “divisive” school renaming process, Trustee David Sherman presented the proposed new name for a Vaughan high school: Mary Ann Shadd. But in a night full of twists, Sherman’s fellow York Region District School Board trustees all opposed his name choice, and instead put forward the name Hodan Nalayeh, which passed. The committee will now put forward Nalayeh’s name as a recommendation at a Board of Trustees meeting March 2, for final approval, concluding a months-long renaming process. The name switch came after several trustees vocally opposed Sherman’s choice, and said the name of Shadd, while admirable, blatantly ignores the wants of the community. Shadd was the first Black female newspaper publisher in North America and a groundbreaking anti-slavery activist. “Mary Ann Shadd is an excellent choice, however, it’s not the people’s choice,” said Trustee Elizabeth Sinclair at the public virtual meeting. “In this situation Hodan Nalayeh was chosen first, second and third. To me, by going against the people’s choice, it’s like a slap in the face of the Black community,” she said. The late Nalayeh was a Somali-Canadian journalist who had her own TV show and was well-known for telling positive stories about the Somali diaspora in the Vaughan area. Sherman has been criticized for weeks by leaders from Black and Jewish community organizations in the area, for questioning the validity of a community survey that he orchestrated that found a plurality of individuals want the school to be named after Nalayeh. Toronto Star
-
Can Somalia survive the new wave of foreign attacks?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
Here is odey dhaqameedka Xamar ku sugan: -
Can Somalia survive the new wave of foreign attacks?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
It always was. Qof madaxweyne Farmaajo shaqsinimadiisa u taageersan waa iska fara ku tiris, but he represents the best interest of the nation and survival as of now. That is why the overwhelming diaspora and those inside the country support his dowlad, not because of shaqsi jecleysi. It is because the blatant interference of anti-Soomaaliya countries and their mercenaries. It is now open for all to see.
-
Popular Contributors