-
Content Count
17,685 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
DEG-DEG. Kornel C/qaadir C/laahi “Wan soomanahay waxaanahay... M.FACEBOOK.COM DEG-DEG. Kornel C/qaadir C/laahi “Wan soomanahay waxaanahay saraakiisha labada shabelle Ciidan qaran oo...
-
H^awiye waa Xaaji, Qaranka Duulaan kuma aha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Shirwac, Cabdi Nuure Siyaad, loona yaqaanay Cabdi Waal, was a vicious small time warlord in Muqdisho in early to mid 2000s. He controlled small pockets of Muqdisho, like xaafadda Warshadda Caanaha iyo Kulliyada Jaalle Siyaad. He was also an opportunistic who kidnapped and sold poor Soomaali citizens to CIA after qarixii weynaa ee sanadkii 2001. He was not alone in this. Maxamed Dheere, Maxamed Qanyare and others were doing this, too. This gave rise to the establishment of Maxkamadaha, which routed the warlords who controlled different xaafaddo of Xamar in 2006. Cabdi Waal was one of these warlords who created what they called Isbaheysiga Ladagaalanka Argagaxisada. After he and his fellow warlords were defeated in 2006, magaciisa dambe lama maqlin. I think he moved to Nayroobi. -
H^awiye waa Xaaji, Qaranka Duulaan kuma aha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Ninkaan hoosana dagaalkii xumaa uu Maxkamadaha uu la galay sanadkii 2006 xasuustaa. Maantana nabad uu rabaa. Dadkii dagaaladii kululaa soo arkay nabad ayee rabaan. -
H^awiye waa Xaaji, Qaranka Duulaan kuma aha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Markuu Xuseen Maxamed Faarax Caydiid nabaddoon noqdo, waa iska garan kartaa fowdo doonka meesha foosha xun ee taaganyihiin: Dagaal waxaa yaqaano qofkii ku soo jabay. -
I remembered this thread markaa aqrinaaye qashinkaan hoos ku qoran: Uusbuurka wuxuu intaas u aamusnaa waxaanuu soo mantagay. Maxaa la yiri, timirtii horeba...
-
Farmajo's NISA attacks Aden Adde Airport
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mastermind's topic in Politics
Waa runtaa. At least meesha hub ma yaalo. Many of these folks dowlad waxba kama yaqaanaan oo qalalaase iyo fowdo ku koreen ama ku dhasheen, garabeeshina lagu geeyey shaqadooda. This is why we want a strong state building with shaqaalo aqoon iyo.karti leh. Intii yar la dhisaba maafiyo cadow ah shisheeye adeegsanaayo Soomaali ku sheeg ayaa rabto inay lugaha qabato dowladeena. I hope in shaqada laga qaado waxee doonaan ha ahaadaan. -
They along with their master Kiikuuyo editor is openly pro-Kiikuuyo now. You will never find a a Kenya-based pro-Soomaali publication, like these dabadhilifs.
-
Farmajo's NISA attacks Aden Adde Airport
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mastermind's topic in Politics
Cabaadlayaal are reduced to wail and pray for every little skirmish ka dhacdo Xamar. Koob shaah hadduu daado madaxweyne Farmaajo ka masuul ah. Bakeeri hadduu jabo sidoo kale asagaa ka masuul ah. To them, he must be all-powerful and must be at everywhere. Iska calaacala. -
Answering to mööryaan Mahad Salaad and co.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
And Reer Hiiraan: -
Answering to mööryaan Mahad Salaad and co.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
More dhalinyaro against xildhibaan ku sheega Mahad Salaad and co. -
Farmaajo welcomes African Union for election mediator role.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Wasaarradda Arrimaha Dibadda'' Waxba iskama badallin go'aankii Baarlamaanka ee jiheynta doorashooyinka Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in albaabka wadahadalku furan yahay, laakiin dhinaca kale waxba iska badalin go'aankii uu dhawaan Baarlamaanku qaatay ee jiheynta doorashada muddo labo sano ah gudahood. Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in waxba iska badalin sida uu hadalka u dhigay go'aankii Baarlamaanka uu dhawaan qaatay, kaddib booqashadii madaxweyne Farmaajo ee magaalada Kinshaasa. "Waxba iskama aanay badelin go'aankii baarlamaanka uu qaatay, taas waa howl baarlamaanka u taal," ayuu yiri wasiir Maxamed oo intaas ku daray: "Doorashadu noocwalba oo ay ahaato, mid toos ah, mid dadban, doorasho marwalba waa inay noqotaa mid nabad ah, mid loo dhan yahay, mid waadax ah loo wada jeedo, si natiijada ka soo baxdaa ay u ahaato mid dadka oo dhan ay ku qanci karaan. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa qoraal ka soo baxay lagu sheegay in madaxweyne Farmaajo aqbalay in door dhaxdhaxaadin ah midowga Africa uu ka qaato sidii leysugu soo dhaweyn lahaa dhinacyada siyaasadda Soomaaliya. Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa siweyn uga soo horjeestay go'aankii uu dhawaan qaatay Baarlamaanka Federaalka ee muddo kordhinta labada sano ah loogu sameeyay dowladda hadda jirta. Xigasho -
Answering to mööryaan Mahad Salaad and co.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Odey dhaqameedka Reer Mudug: -
Ciyaal taraq ciyaaraayo...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dalmar, waa ogaatay faa'idada nabad sal gaarto ay leedahay. Good. Odey dhaqameedka Reer Mudug waa kuwaan nabad ku baaqaayo: -
Farmaajo welcomes African Union for election mediator role.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
I guess dowladda dhexe wants maafiyada Xalane degan iyo Midowga Afrika inay madaxa isku galiso. Hoggaamiyaasha Afrika will never side with Reer Galbeedka openly against another Afrikan country. Siyaasad 101 iga dheh. -
...ayee bannaanbax ku sheegayaan. Xilliyada soonka ciyaalka taraq, turub, laadhuu iyo wixii la mid ah iska ciyaari jireen. Mucaarad ku sheega ciyaalkaas ayee laba faanto u gadeen ayee markaas wey banaanbaxayaan leeyihiin intee telefoonka ee ka duubayaan hoosta ka galiyeen. Ceebdaranaa oo qaabdaranaa. Waxee kale ku tusineysaa Xamar see nabad u tahay ciyaalka iskaga baashaalayaan.
-
Kenneth Roth: have spotted a new dictator(Farmaajo)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abdi90's topic in Politics
Tuug la qabtay talo maleh. -
Shabelle Media interviews President Farmajo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Waa runtaa, Shirwac. Axmed Madoobe, the Kiikuuyo stooge, is even behaving like your classical dictator by not even trusting his fellow clan members in his inner circle. Markuu goofkiisa Kismaayo Kiikuuyada ku ilaaliso ku noqday, kuligooda saraakiisha ee ilma adeerada yihiin xilalkii ka wada qaaday. -
Yaa ogaado kuwa aan ogahay dabaaldeg weyn ayee galeen.
-
-
-
One can simply guess tuugada ee lacagtaan u socotay:
