Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,519
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Secessionist is always ready to feel the plight of Xabashada. Hadduu Soomaali ahaan lahaa yuu yahay hoos iska isweydiin lahaa yaa ogaado.
  2. Deni Uusbuur is just following wixii lagu yaqaanay dadkaas. It was gumeystihii xumaa Talyaaniga u jilba dhigan jireen. Then it was Xabashadii. Now it is equally Kiikuuyada iyo Imaaraadka. Nothing new, just the usual servile subserviency.
  3. What is next? Kastuumadaan ma qabin maanta muu berina la soo shirtagi doonaa this Beesha Caalamka servile sycophant?
  4. Hadduu waxaan ee qoraayaan run yahay waa in gacan adag lagu qabtaa tuugadaan dalkeena hal doolar xataa ku gadi lahaa.
  5. What a servile attitude this dude has, almost worshipping Beesha Caalamka as though they are all-powerful group. Xishood maleh iyo sumcad maba oga, let alone having it. Ceeb looma dhinto. Beesha caalamka ayuu qalad ka fahmay, markhaati iyo guarantor u noqdaan rabo. What a weakling.
  6. At least 100 killed in border clashes between Ethiopia’s Somali and Afar regions – official Border clashes between Ethiopia’s Afar and Somali regions have killed at least 100 people, a regional official said on Tuesday, the latest outbreak of violence ahead of national elections in June. Around 100 civilians were killed since clashes broke out on Friday and continued through Tuesday, Ahmed Humed, deputy police commissioner for the Afar region, told Reuters by phone. He blamed the violence on an attack by Somali regional forces. Ali Bedel, a spokesman for the Somali region, said 25 people had been killed on Friday and an “unknown number of civilians” died in a subsequent attack by the same forces on Tuesday. Both sides deny having initiated the attacks and blame the other for the violence. Reuters could not verify whether the 25 deaths claimed by the Somali official were in addition to the 100 deaths or included in that figure. Clashes along the border predate the six-month-old conflict in the north that has pitted the federal government against the former ruling party of the Tigray region. Yet the violence has intensified just as Prime Minister Abiy Ahmed’s government is trying to assert control over Tigray - underscoring how the 2019 Nobel Peace Prize winner is struggling to keep the country together. The election is regarded as a litmus test for the country’s fragile unity, challenged by many newly resurgent regional and ethnically based parties. “The Somali region special forces ... attacked the areas of Haruk and Gewane using heavy weapons including machinegun and rocket-propelled grenades. Children and women were killed while they were sleeping,” Ahmed said. In 2014 the boundary between the two states was redrawn by the federal government, then headed by a multi-ethnic ruling coalition, the Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF). Three small towns were transferred to Afar from Somali, which has since tried to win them back. As a result militias from the two eastern states have clashed before over their disputed boundaries. In October last year 27 people were killed in a wave of clashes over the border, with each side blaming the other. Reuters
  7. Dhulka Soomaaliyeed Dirirdhabe agagaarkeeda ayeeba imaadeen. Dhul, what else.
  8. Atheist diinlaawe attention-seeking Kiikuuyo bootlicker, respect the Site's rules. This is the final warning.
  9. Meesha lagu dagaalamaayo waa deegaanada ku hareersan Dirirdhabe oo Soomaalida degto. Khaasaraha ka dhashay dagaalka Soomaalida iyo Canfarta Tiro dad ah ayaa ku dhintay dagaallo maalmihii u dambeeyay ka socday xadka Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya. Wararka waxay sheegayaan in dab la qabadsiiyay dhowri guri oo ku yaallay deegaannadaa lagu muransan yahay. Saraakiisha gobolka Canfarta waxay ku eedeeyeen ciidamada Liyuu booliska Soomaalida in 30 qof ay sabtidii ku dileen halkaas. Halka mas'uuliyiinta Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ay sheegeen in ugu yaraan 25 qof oo xoolo dhaqatad ahaa ay maleeshiyaad kasoo tallaabay dhinaca Canfarta ay ku dileen deegaanka. Ilaa iyo hadda ma kala cadda tirada dadka ku dhintay dagaalladii shaley ka dhacay xadka Soomaalida iyo Canfarta. Shucuubta Soomaalida iyo Canfarta ayaa marar badan ku dagaallamay deegaanno ay labada deegaan lahaanshahooda kala sheegtaan sida Candhuufa, Cadheyti, Garbaciise iyo tuulooyin kale oo ku yaalla xadka ay wadaagaan labada dhinac. Xigasho
  10. Xoogahoo wuu wareeray. I had a little respect for him, but it is gone now. What is even funny is that he defends Axmed Madoobe and his Kiikuuyo-protected fiefdom in Kismaayo. He was always contrarian, but lately wixiisa xad wey dhaaftay. It seems he has a vendetta against the leadership of dowladda dhexe; that is what forced him to side with some of the unscrupulous mucaarad.
  11. Caasimada waa the new Dayniile. Waxee kala garan la yihiin, like the rest of rotten qabyaaladists, dalka iyo shaqsiga. Dalka waxee moodaan shaqsi kaliya inuu leeyahay. Same warped thinking that destroyed our country after Maxamed Siyaad Barre.
  12. What happened to this professor? It seems like he has a personal vendetta. He has no problem maamul goboleedka inay maamulaan degmooyinkee maamulaan xulashada ka dhaceyso, laakiin he has a problem in dowladda dhexe qeyb ka ahaata xulashada. Jidkuu maray walaalkiisa ayuu ku socdaa. Guddi lasoo jeediyey in loo dhiibo doorashooyinka dalka Siyaasiga caanka ah ee Cabdi Ismaaciil Samatar oo wareysi gaar ah siiyey BBC-da aya aka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan hannaanka loo wajahayo doorashooyinka sanadkan 2021. Prof. Samatar ayaa marka hore shaaca ka qaaday in aysan dhicin in qof musharrax ah ama tartamaya uu maamulo doorasho, sidaas daraadeedna wuxuu tilmaamay in loo baahan yahay in guddi madax-banaan oo lagu kalsoonaan karo loo saaro arrimaha doorashooyinka. “Ma dhicin Doorasho qof tartamaya uu maamulaya, waa in guddi madax-bannaan loo dhiibaa si loo wada sinnaado, Haddii uu qofka tartamaya waa in uu gaar uga baxaa loona dhiibaa Guddi lagu kalsoonaan karo,” ayuu waresigan ku yiri Prof. Cabdi Ismaaciil. Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday qodobada la’isku hayo, sida arrinta gobolka Gedo, guddiga gobollada Waqooyi iyo xubanaha ciidamada ee ku jira guddiga doorashooyinka. “Waa in saddexda qodob ee kala ah arrinta gobolka Gedo, guddiga gobollada Waqooyi (Somaliland) & xubnaha guddiga in laga saaro ciidanka,” ayuu sii raaciyey Prof. Samatar. Hadalkan ayaa kusoo aadaayo, iyada oo illaa hadda wax xal ah laga gaarin khilaafka hareeyey doorashooyinka dalka, waxaase weli ka socda magaakada Muqdisho wada-hadallo xal raadin ah oo u dhexeeya dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
  13. Wuu yaraaday leeyihiin. I guess Reer Muqdisho 'herd immunity' ayee gaareen.
  14. Waa iska been cad oo dadka lagu kiciyo la rabo. But dadka Muqdisho degan, noocee rabaan ha ahaadaanee, do not want meeshii iyo dhibkii xumaa loo noqdo. They have seen with their own eyes the progress that was made in the last 10 years.
  15. Kuligooda hal waraaq shisheeye - Imaaraadka iyo Kiikuuyada - u soo dhiibeen ayee aqrinaayaan. Waraaqda waxaa qoray the paid mercenaries from Sahal and Rashiid Cabdi. It is obvious loo wada jeedo.
  16. Beentaan la yaabanahay. The quote is from this news report. The full interview is here:
  17. Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisas cusub oo Covid 19 ah Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka COVID-19 laga baaray 1176 ruux. Warbixinta ayaa sheegtay in la diiwaan geliyey 160 bukaan cusub oo la nool cudurka COVID-19 , taas oo ka dhigan in weli ay jirto khatarta uu dalkeena ku haayo cudurka safmarka ah ee COVID-19. Waxa ay intaa ku dartay in 24 saac ee la soo dhaafay ay 11 qof ay u dhimatay cudurka COVID-19 halka ay ka bogsadeen 65 qof. Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan oo hore sheegtay in uusan jirin taxadir badan oo ay bulshadu muujinayaa si looga hortago khatarta cudurkan. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dhawaan dadka ku amray in ay waajib tahay xirashada afsaarka ama Face maska iyadoo qof aan u hogaansamin lagu ganaaxayo lacag dhan $ 5 dollar.
  18. The atheist diinlaawe is so desperate for attention that he is even 'liking' his own posts. Cajiib.
  19. They can't do gaariyadee qarxin jireen because of the tightening of check points in Xamar and Shabeellada Hoose. Now they are back to ismiidaamintii. Maqaayadaan ee qarxiyeen eeyahaas xoolaha ah baadkee rabeen ayaa laga diiday u egtahay. Waxooda gaangistaro xun tuugo ah waaye.
  20. Garoowe Online and its Kiikuuyo editor could not resist taking a parting shot by insulting Soomaali soldiers when they full well know that Soomaali soldiers are paid by dowladda dhexe. If any soldiers are known to be paid by foreigners, it is his fellow, poorly paid Kiikuuyo mercenaries in Jubbada Hoose, paid by EU. Their Kiikuuyo editor is also calling madaxweynaha 'outgoing.' Outgoing to where?
  21. There are some trained by Ingiriiska, albeit poorly, in Baydhabo. It is still ongoing. There were also what we used to read on the news EU-trained ones in Xalane, laakiin meelee aadeen lama yaqaano. Jen. Odawaa was trained by Turkiga.
  22. He is the Soomaali version of Matt Gaetz, the idiot and shameless Florida representative in U.S. Congress.
  23. Xildhibaan ku sheegaan Mahad Salaad lagu magacaabo qashinkaan qoraayo ila aqriska: "SAAKAY MAXAA DHACAY. MAXAASE NALA GUDBOON? Isgoyska Dabka iyo Ceelgaabta oo ah irdaha Madaxtooyada laga galo marka loo socdo xarunta Golaha Shacabka ayaa saakay nagula celiyay aniga iyo Xildhibaano kale oo u socday shirkii Golaha Shacabka. Ciidamada na celiyay waxay ahaayeen kuwa Booliska waxaana hoggaaminayay saraakiil qaraabada ah oo sida la ii sheegay xalay la soo xulay, malaha Farmaajo wuxuu islahaa hadii wax dhacaan kuwa dhimanaya iyo kuwa laga dhimanayo isku iyaga ha noqdeen. Ciidamada kale Fahad iyo Farmaajo ku talagaleena waxaa la ii sheegay in ay dhoobnaayeen irida Madaxtooyada ilaa Villa Hargeysa oo ah Xarunta Golaha Shacabka! Nasiib wanaag ciidamadii nala socday iyo kuwii meesha aan ugu nimid dad qaraabo ah oo isgaranaya ayay ahaayeen. Saraakiishii ciidamadaas watay waa noo yimaadeen, mana rabo in aan ka faalloodo wixii ina dhex maray lkn waxaan rabaa inaan u mahadceliyo, kuna amaano shaqada ay dalka u hayaan iyo fahamkooda ku aadan marxalada siyaasadeed iyo mida amni ee dalku ku suganyahay. Hadaan u soo laabto biyadhaca hadalkeyga markaan oo kale Soomaalidii hore waxay dhihi jireen “NINKII LOWGA KAA GUBA XAGASHA AYAA LAGA GUBAA”. Rag aan isdayno wuxuu ku dhaamo la waa ee shirarka jaraa’id iyo sheekadaan aan dhamaadka lahayn inta la iska dhaafo, hayin hala noqdo ama heeryada Farmaajo hala iska dulqaado!"