-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Answering to mööryaan Mahad Salaad and co.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Odey dhaqameedka Reer Mudug: -
Ciyaal taraq ciyaaraayo...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dalmar, waa ogaatay faa'idada nabad sal gaarto ay leedahay. Good. Odey dhaqameedka Reer Mudug waa kuwaan nabad ku baaqaayo: -
Farmaajo welcomes African Union for election mediator role.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
I guess dowladda dhexe wants maafiyada Xalane degan iyo Midowga Afrika inay madaxa isku galiso. Hoggaamiyaasha Afrika will never side with Reer Galbeedka openly against another Afrikan country. Siyaasad 101 iga dheh. -
...ayee bannaanbax ku sheegayaan. Xilliyada soonka ciyaalka taraq, turub, laadhuu iyo wixii la mid ah iska ciyaari jireen. Mucaarad ku sheega ciyaalkaas ayee laba faanto u gadeen ayee markaas wey banaanbaxayaan leeyihiin intee telefoonka ee ka duubayaan hoosta ka galiyeen. Ceebdaranaa oo qaabdaranaa. Waxee kale ku tusineysaa Xamar see nabad u tahay ciyaalka iskaga baashaalayaan.
-
Kenneth Roth: have spotted a new dictator(Farmaajo)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abdi90's topic in Politics
Tuug la qabtay talo maleh. -
Shabelle Media interviews President Farmajo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Waa runtaa, Shirwac. Axmed Madoobe, the Kiikuuyo stooge, is even behaving like your classical dictator by not even trusting his fellow clan members in his inner circle. Markuu goofkiisa Kismaayo Kiikuuyada ku ilaaliso ku noqday, kuligooda saraakiisha ee ilma adeerada yihiin xilalkii ka wada qaaday. -
Yaa ogaado kuwa aan ogahay dabaaldeg weyn ayee galeen.
-
-
-
One can simply guess tuugada ee lacagtaan u socotay:
-
Beenta uu mööryaanka weyn ee Mahad Salaad iyo labada kale ka been sheegeen shacabka Xamar, qalalaasana rabay ka dhacdo so he would go back to bililiqo days and xaaraan ku naaxid. These honourable xildhibaanno ka soo jeedo Mudug ayaa u jawaabay tuugtaas:
-
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Qin Jian oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ee dhinacyada Waxbarashada, Dhaqaalaha, Arrimaha Bani’aadminimada Iskaashiga dhanka amniga iyo la tacaalidda cudurka # Covid19.
-
Shabelle Media interviews President Farmajo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Waxaan sheeko ciyaaleedka ayuu la soo shirtagayaa arka. Deni Uusbuur, the Imaaraadka puppet, is more important than madaxweynaha qaranka miyaa? Qabyaalad qurunkeena qaabdaranaa. -
Usual jaajuus isku dir wado
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Matt Bryden: The enemy in disguise By M. Oogle
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Taleexi's topic in Politics
Maanta: -
-
Dowladda dhexe is flexing, showing dowladaha Reer Galbeedka in irido badan dunidaan ka jiraan. Ruushka should officially re-open their long-closed safaarad.
-
Dowladda Soomaaliya si adag uga jawaabtay go'aankii Beesha caalamka ee ka dhanka ahaa mudo korarsiga labada sano War ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Dibadda ayaa jawaab adag looga bixiyay go'aankii beesha caalamka ee mudada kororsiga labada sano oo dhawaan uu meelmariyay Baarlamaanka Soomaaliya. Qoraalka Beesha Caalamka ayaa u dhigganaa sidda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay si aad ah uga xumaatay inay aragto hadallada bulshada ee qaar ka mid ah saaxiibbadeeda caalamiga ah iyo saaxiibbada muddada dheer ay ku marin habaabinayaan sharciyada ay soo saaraan hay’adaha dowladda ee lagu ilaalinayo xuquuqda dimoqraadiyadda ee shacabka ee ay ku dooranayaan hoggaankooda. Dadka Soomaaliyeed waxay u oomanaayeen fursad ay ku gutaan xuquuqdooda dimoqraadiyadeed oo ay ugu adeegsadaan awoodda codkooda doorashada hoggaamiyeyaashooda. In kasta oo maamulkani dadaal badan ku bixiyay himiladan, Sebtember 17th, 2020, hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee Soomaaliya waxay isku raaceen in la joojiyo hannaankaas oo la qabto doorasho dadban taa beddelkeeda. Sida ay dhammaantood goobjoog u ahaayeen sagaalkii bilood ee la soo dhaafay, labo ka mid ah toddobadii saxiixayaasha heshiiska 17 Sebtember 2020, oo kala ah hoggaamiyeyaasha maamulada Jubbaland iyo Puntland, iyagoo ku dhaqmaya cadaadis ba’an oo kaga imanaya saameynta shisheeye, waxay isku dayeen inay hakiyaan oo afduubtaan howsha iyagoo abuuraya dalab aan dhammaad lahayn iyo iyagoo ku baaqaya in la burburiyo hay’adaha dowliga ah ee qaranka. Khataraha ka dhalan kara luminta horumarka la sameeyay ilaa iyo hadda waxay ku kalliftay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka inuu ka doodo oo u codeeyo 12-ka Abriil 2021-ka si loo ilaaliyo hay’adaha dalka. Go’aankan waxaa si ballaaran u taageeray daneeyayaasha muhiimka ah ee siyaasadda dalka, oo ay ku jiraan Dowladda Federaalka, Maamulka Gobolka Banaadir iyo saddex ka mid ah shanta dowlad goboleed ee xubnaha ka ah Federaalka, kuwaas oo kala ah Hirshabeele, Galmudug iyo Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed. Sida ku cad qodobka 47aad ee dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu awood u leeyahay inuu soo saaro sharciyo gaar ah oo qeexaya xeerarka khuseeya doorashooyinka heer federaal. Sidaa darteed, sharciga uu soo ansixiyay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka 12-kii Abriil 2021 oo dhigaya in hal qof, hal-cod doorasho lagu hirgeliyo dalka ayaa meesha ka saaraya qorshe kasta oo horay loo gaaray, oo uu ku jiro heshiiskii 17-kii Sebtember 2020. Asal ahaan, sharcigani wuxuu dalka siinayaa fursad ay ku fuliyaan mid ka mid ah xulashooyinka ay soo jeediyeen Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka (NIEC), oo horay u soo saaray dhowr fursadood oo la fulin karo, oo ay ku jiraan khariidad lagu dhameystirayo doorashooyinka 13 bilood gudahood. In kasta oo aan ka mahadcelinno walaacyada saaxiibbadeen iyo saaxiibbadeenna caalamiga ah ee ku aaddan xasilloonida iyo nabadgelyada Soomaaliya, haddana waa wax laga xumaado in markhaati laga noqdo u ololeynta mabaadi’da dimoqraadiyadda oo ka gaabinaysa. Xigasho
-
It is not about shaqsi, Che. It is not about madaxweyne Farmaajo per se than the hope of a united, strong central government that we Soomaali nationalists have had a chance for a long time. This is the best Soomaali government since 1990. All these cross-sectional supporters in and outside the country qabiil qurunkeeda iyo shaqsi maku midoobeynin. Aragti ayee ku midoobeen.
-
Once again isqor bilaa liis
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
But Muuse Muqayil odey tiisa heysato hoggaanka ergadiisa Xamar u joogo ka dhigtay. It is very open now that Cabdi Xaashi is working with Muuse Muqayil. You can also see how fearful Muuse Muqayil is of a strong dowladda dhexe by always adding 'arms embargo' of every press release of his. Muuse is also admitting in the last paragraph that Beesha Caalamka does not directly engage him as he used to insist for years. Beentiisa asagaa qiranaayo. -
Somalia on the Brink of Another Civil War
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mastermind's topic in Politics
Wailing and undesirable habaar ka soo haray the sore qabyaaladist losers on online. Iska habaartama sidii islaamo wareeray.
-
Popular Contributors