Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,519
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. 18 years later on SOL, we are still debating about this miyaa?
  2. C/raxmaan C/shakuur iyo maafiyadiisa is being warned here. His British baasaboor would be at risk, which he used to claim inuu dhalashada Ingiriiska ka baxaayo anyway. He didn't.
  3. The very foundation and existence of the dowladda dhexe is at stake marka every available tool should be used. I hope dowladda does cut the internet and it will if xaalka isbaarodoonka isbadalin. The misinformation and disinformation beenta badan cannot be allowed to go unchecked.
  4. Well, xaalka markuu saanyahay there are few options left. Phone lines will be allowed to work, only the internet la xiraa.
  5. Look at this mööryaan and his baasuuke. How many years was tuugaan waiting an opportunity like this? Indhihiisaa laga garanaa inuu dhiigyocab weynaaday yahay. If Xasan Sheekh iyo C/raxmaan C/shakuur think dhiigyocab like this dude will make them madaxweyne, wax badan ayee riyoonaayaan. Iyagaa isku dhacaayo intaanan meel la gaarin.
  6. Rabshadahaan oo kale markee dhacaan first action any dowlad takes is shutting off the internet. Dowladda dhexe should as well. Hormuud is the primary communications provider in Muqdisho. Dowladda should force it to shut it off for a few days since every faarax bililiqo rabo qashin iyo been cad soo galinooyo online, dadka kicinaayo. Dowladda should also take care of Universal TV and their wariyaal ku sheeg oo dabka hurinoyso. Universal never dared to report facts and reality in Soomaali Galbeed during Cabdi Ileey and it was his propaganda piece. It never reported ONLF movements. It also does not report any negative news from Jabuuti or cover mucaaradka from its inception in early 2000s. Again, it does report the reality in the labada maamul ee Waqooyi. Why? Because xoog ayaa loo isticmaalaa. Dowladda dhexe jiljileeca ayee ka aragtay and now only advocating the destruction of nation's capital.
  7. Ra'iisu-wasaare Rooble "waxaan ka xumahay in la qal qal galiyo amniga" M.FACEBOOK.COM Ra'iisu-wasaare Rooble "waxaan ka xumahay in la qal qal galiyo amniga"
  8. DEG-DEG. Kornel C/qaadir C/laahi “Wan soomanahay waxaanahay... M.FACEBOOK.COM DEG-DEG. Kornel C/qaadir C/laahi “Wan soomanahay waxaanahay saraakiisha labada shabelle Ciidan qaran oo...
  9. They want to have another failed Xaftar in Soomaaliya miyaa? Waala arki doonaa.
  10. Shirwac, Cabdi Nuure Siyaad, loona yaqaanay Cabdi Waal, was a vicious small time warlord in Muqdisho in early to mid 2000s. He controlled small pockets of Muqdisho, like xaafadda Warshadda Caanaha iyo Kulliyada Jaalle Siyaad. He was also an opportunistic who kidnapped and sold poor Soomaali citizens to CIA after qarixii weynaa ee sanadkii 2001. He was not alone in this. Maxamed Dheere, Maxamed Qanyare and others were doing this, too. This gave rise to the establishment of Maxkamadaha, which routed the warlords who controlled different xaafaddo of Xamar in 2006. Cabdi Waal was one of these warlords who created what they called Isbaheysiga Ladagaalanka Argagaxisada. After he and his fellow warlords were defeated in 2006, magaciisa dambe lama maqlin. I think he moved to Nayroobi.
  11. Ninkaan hoosana dagaalkii xumaa uu Maxkamadaha uu la galay sanadkii 2006 xasuustaa. Maantana nabad uu rabaa. Dadkii dagaaladii kululaa soo arkay nabad ayee rabaan.
  12. Markuu Xuseen Maxamed Faarax Caydiid nabaddoon noqdo, waa iska garan kartaa fowdo doonka meesha foosha xun ee taaganyihiin: Dagaal waxaa yaqaano qofkii ku soo jabay.
  13. I remembered this thread markaa aqrinaaye qashinkaan hoos ku qoran: Uusbuurka wuxuu intaas u aamusnaa waxaanuu soo mantagay. Maxaa la yiri, timirtii horeba...
  14. Waa runtaa. At least meesha hub ma yaalo. Many of these folks dowlad waxba kama yaqaanaan oo qalalaase iyo fowdo ku koreen ama ku dhasheen, garabeeshina lagu geeyey shaqadooda. This is why we want a strong state building with shaqaalo aqoon iyo.karti leh. Intii yar la dhisaba maafiyo cadow ah shisheeye adeegsanaayo Soomaali ku sheeg ayaa rabto inay lugaha qabato dowladeena. I hope in shaqada laga qaado waxee doonaan ha ahaadaan.
  15. They along with their master Kiikuuyo editor is openly pro-Kiikuuyo now. You will never find a a Kenya-based pro-Soomaali publication, like these dabadhilifs.
  16. Cabaadlayaal are reduced to wail and pray for every little skirmish ka dhacdo Xamar. Koob shaah hadduu daado madaxweyne Farmaajo ka masuul ah. Bakeeri hadduu jabo sidoo kale asagaa ka masuul ah. To them, he must be all-powerful and must be at everywhere. Iska calaacala.
  17. More dhalinyaro against xildhibaan ku sheega Mahad Salaad and co.
  18. I think maafiyada dowladda Talyaaniga might be paying some of the funds. Waa official kickback. We don't care, I guess, lacagtooda ha ceshtaan as long as they are funding and building loan-free.
  19. Sanbalooshe and Cali C/llaahi Cosoble were the staunchest anti-Farmaajo folks. Suddenly now they are defending madaxweynaha and lambasting the so-called opposition. Taloow madasha ku sheega maa loo diiday inay ka mid noqdaan?
  20. Wasaarradda Arrimaha Dibadda'' Waxba iskama badallin go'aankii Baarlamaanka ee jiheynta doorashooyinka Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in albaabka wadahadalku furan yahay, laakiin dhinaca kale waxba iska badalin go'aankii uu dhawaan Baarlamaanku qaatay ee jiheynta doorashada muddo labo sano ah gudahood. Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in waxba iska badalin sida uu hadalka u dhigay go'aankii Baarlamaanka uu dhawaan qaatay, kaddib booqashadii madaxweyne Farmaajo ee magaalada Kinshaasa. "Waxba iskama aanay badelin go'aankii baarlamaanka uu qaatay, taas waa howl baarlamaanka u taal," ayuu yiri wasiir Maxamed oo intaas ku daray: "Doorashadu noocwalba oo ay ahaato, mid toos ah, mid dadban, doorasho marwalba waa inay noqotaa mid nabad ah, mid loo dhan yahay, mid waadax ah loo wada jeedo, si natiijada ka soo baxdaa ay u ahaato mid dadka oo dhan ay ku qanci karaan. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa qoraal ka soo baxay lagu sheegay in madaxweyne Farmaajo aqbalay in door dhaxdhaxaadin ah midowga Africa uu ka qaato sidii leysugu soo dhaweyn lahaa dhinacyada siyaasadda Soomaaliya. Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa siweyn uga soo horjeestay go'aankii uu dhawaan qaatay Baarlamaanka Federaalka ee muddo kordhinta labada sano ah loogu sameeyay dowladda hadda jirta. Xigasho