Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,519
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. I thought Taliban were dominated by Reer Baashtuu. Meeshee joogaan used to be strong anti-Taliban deegaano and non-Baashtuu.
  2. They can't, because waa wada tuugo that want to enlargen jeebkooda and serve shisheeye.
  3. Why do Western media keep romanticize Tigreyga? They used to invite the late dictator, Sanaawi, to their conferences, too. Not Abiy Axmed.
  4. Wasiir Jamaal oo weerar ku qaaday Deni, shaaciyeyna qorshe uu damacsan yahay Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xil-gaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan oo qoraal soo dhigay bartiise Twitter-ka ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Wasiir Jamaal oo ka mid ah wasiirada sida weyn ugu dhow madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu yahay musharax u taagan tartanka xilka madaxweynimo ee Soomaaliya oo la filayo inuu dhaco 10-ka October 2021. Jamaal ayaa sheegay in madaxeyne Deni uu dib u dhigay shaacinta inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynimo ee Soomaaliya islamarkaana uu qorsheenayo inuu faragelin ku sameeyo doorashada xildhibaanada ee ka dhaceysa Puntland, sida uu hadalka u dhigay. “Maadama uu yahay musharax madaxweyne, Siiciid Deni waa inuu faraha kala baxaa dhammaan arrimaha la xiriira doorashada, oo uu si degdeg ah u joojiyaa faragelinta arrimaha guddiyada farsamada doorashada. Mar dambe aamusnaan kuma daawan karno faragelinta qaawan iyo dhaawaca loo geysanayo dimuqraadiyadda iyo kalsoonidii maamulka Puntland,” ayuu wasiir Jamaal ku yiri qoraalka uu soo dhigay Twitter-ka. “Saciid Abdullahi Deni wuxuu dib u dhigay ku dhawaaqista musharaxnimadiisa si uu saameyn ugu yeesho, una farageliyo doorashooyinka ka dhacaya Puntland. Odayaasha beelaha, wakiillada iyo musharixiinta baarlamaanka ayaa dhammaantood muujiyey walaac weyn oo ku saabsan heerka ay gaarsiisan tahay wax is daba marinta, cagajugleynta iyo faragelinta uu wado Deni,” Hadalka kasoo yeeray Wasiir Jamaal ayaa kusoo aadayo xilli uu socdo loolan adag oo u dhaxeeyo xildhibaanada taageersan madaxweyne Farmaajo ee kuraastooda ay taallo deegaanada Puntland iyo madaxweyne Saciid Deni oo saameyn xoog leh ku leh doorashada xildhibaanada. Saciid Deni ayaa xoogiisa isugu geynayo sidii uu meesha uga saari lahaa xildhibaanada taageersan madaxweyne Farmaajo ee kasoo jeedo Puntland, kuwaas oo afartii sano ee lasoo dhaafay ka shaqeenayey danaha madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday. Wasiirada kale ee sida weyn ee taageero madaxweyne Farmaajo isla markaasna kuraastooda xildhibaanimo ay taalo Puntland waxaa kamid ah Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Cabdullahi Bidhaan Warsame iyo Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Maxamud Xayir Ibraahim. Xigasho
  5. Though he has a zero chance of winning, it is an open secret that the guy in Garoowe wants to be a musharax, yet he is evading to officially announce it. Why? Of course until he can hand-pick xildhibaannada cusub in his region without causing conflict of self-interest. Some current xildhibaanno and candidates are not buying that. Case in point.
  6. It is not about dhaqanka Soomaalida that is bad; it is some aspects of qabyaalad - fueled by geeljirenimo (nomadism) - that needs some reform. Malaay (kaluun) dhaqato, beeraleey (farmers) and trained ironsmiths in Soomaaliya do not behave as nomads do, who usually make their deegaan lama degaan, which extends to their winner-takes-all political views. They also think shaxaad/ina'adeernimo is an honourable ways to earn income. By nomads, I specifically mean geeljire, not village-based sedentary lo'jire or ari'jire life. By the way, welcome to the forum. If my previous post seemed like it was hard on you, my bad. I did not intend it to be that way.
  7. Aljasiira (and Qadar) will milk this to death. We Soomaalis should enjoy this, too.
  8. A true secessionist has Soomaaliya's interest at heart? Waa koow.
  9. In my 22 years of foruming (yes started in 1997 in high school), in every few years, I come across a thread like this posted by a holier-than-thou dude, born and bred in some forsaken land outside Soomaaliya. The self-hate, thinly disguised as constructive self-criticism of community-wide, isn't that hard not to see. Folks like this eventually come to their senses and stop generalizing all Soomaalis.
  10. Kibir, kas iyo yasid ayaa ka dhadhansan karaa warka hoose: Afghan anger over US’s sudden, silent Bagram departure US forces plunged their main operating base in Afghanistan into darkness and abandoned it to looters when they slipped away in the middle of the night after two decades at the site without notifying their Afghan allies. The furtive departure from Bagram airbase, which is vital to the security of Kabul and holds about 5,000 mostly Taliban prisoners, infuriated the Afghans. Many saw it as emblematic of a withdrawal they say is being carried out entirely to fit an American political schedule, with no heed for the collapsing security situation on the ground. “People are saying: ‘The Americans didn’t ask Afghans about coming here, and they didn’t consult Afghans about leaving’,” said one senior official. Much of northern Afghanistan, once an anti-Taliban stronghold, has fallen to the group in the last two weeks, and the militants have made substantial advances across the rest of the country. Afghanistan has just over 400 districts, and the Taliban now hold nearly half, and are fighting for many more. The new commander of Bagram airbase, Gen Mir Asadullah Kohistani, only discovered the Americans’ had gone several hours after their 3am departure. “We did not know of their timeline for departure. They did not tell us when they left,” the commander said during a tour of the evacuated and now-looted base. “We [heard] some rumour that the Americans had left Bagram … and finally by 7am we understood that it was confirmed,” Kohistani told the Associated Press. They had turned off the electricity on the way out, and the sudden darkness served as a signal to the looters, said Abdul Raouf, a soldier of 10 years who has also served in Taliban strongholds of Helmand and Kandahar provinces. The looters entered from the north, smashing through the first barrier, ransacking buildings, loading anything that was not nailed down into trucks, he told the AP. Another soldier said the US forces’ stealthy departure had thrown away 20 years of goodwill. Pentagon spokesman John Kirby said on Tuesday that the exact moment of the departure “was not divulged for operational security purposes. In general we felt it was better to keep that information as closely held as possible.” He added: “It’s not a statement about whether we trust or don’t trust our Afghan partners.” Kohistani said the US left behind 3.5m objects, all itemised by the departing military. They include tens of thousands of water bottles, energy drinks and military ready-made meals. They also include thousands of civilian vehicles, many of them without keys to start them, and hundreds of armoured vehicles. Kohistani said the US also left behind small weapons and the ammunition for them, but the departing troops took away heavy weapons and destroyed ammunition for those weapons. The Guardian
  11. Niman daad qaaday xumbo cuskay. Grasping the straws. Did any one of them ever talk about the repeated xasuuq Kiikuuyada Jubbooyinka iyo Gedo ka geysato?
  12. Askarigii ardayga ku toogtay Boorama oo la xidhay iyo maamulka gobolka Awdal oo ka hadlay Waxa xabsiga loo taxabay askarigii toogtay Ibrahim Cabdishakur Ibraahim, oo aha arday engineering ka baranayay Jaamacadda Camuud ee Boorama. Duqa degmada Boorama Maxammed Axmed Warsame, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay xariga askariga dilka gaystay. "Marwalba shilalku way dhacaan, tacsi ayaanu u diraynaa qoyska iyo qarabadi, askarigi gacanta gaystayna wuu xidhanyahay" ayuu yidhi. Badhasaabka gobolka Awdal, Maxamed Axmed Caalin Tiimbaro, ayaa sheegay in booliisku baadhis ku hayo dhacdadan. "Shilkaasi siduu u dhacay booliiska ayaa gacanta ku haya," ayuu yidhi Tiimbaro. Gudoomiyaha Jaamacadda Camuud, Saleebaan Axmed Guuleed, ayaa isna tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii isago sheegay in is afdhaaf dhex maray askariga iyo ardayga uu sababay dilka. Ardayga dhintay maydkiisa ayaa lagu hayaa isbitaalka Boorama, askariga dilka gaystayna waala xidhay oo baadhis ayaa ku socota. Xigasho (la tifaftiray)
  13. Again in Boorama: Wiil ardey ah shaati baluugan ku labisan ayee toogteen. Yaab.
  14. Established Western media in their typical of idolizing one they think is fighting against the one they are against.