Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,438
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. If this jadwal is followed as it is written, It will be aakhiro samaan. So.we can all assume xulashada (s)election will happen no earlier than the last days of the year, probably mid Diseembar.
  2. They sign an agreement. A few months later, dhagta wax loogu soo aqrinaa by shisheeye and they try to force change the said agreement. Meesha ma meel ciyaaleedaa? Rooble oo diiday qorshihii Axmed Madoobe iyo Guudlaawe Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shirka maanta Muqdisho ka furmay ku diiday isku day ay Axmed Madoobe iyo Cali Guudlaawe ku doonayeen in wax looga beddelo qodob ka mid ah heshiiska doorashada oo la xiriira deegaan doorashada. Labadan madaxweyne goboleeda ayaa doonayey in wax looga beddelo deegaan doorashooyinka lagu heshiiyey in doorashada ay ka dhacdo, oo ah laba magaalo halkii maamul goboleedba, iyo magaalada Muqdisho oo ay ka dhaceyso doorashada xildhibaanada Waqooyi iyo Banaadiriga. Cali Guudlaawe iyo Axmed Madoobe, ayaa taa beddelkeed rabay in doorashada ay ka dhacdo oo kaliya Jowhar iyo Kismaayo, ayada oo ay ku adag tahay inay ku qabtaan Beledweyne iyo Garbahaareey, sida ku cad heshiiska doorashada. Labadan Madaxweyne oo ay dantu isku qorshe ka dhigtay ayaa maamulladooda laga taageersaneyn Hiiraan iyo Gedo, waxaana diidan beelaha qaar ee goballadaas, iyadoo sidoo kale ay goballadaasi ka jiraan awood ciidan oo ka soo horjeeda. Si kastaba, arrintan ayaa sida ay Caasimada Online xog ku heshay, waxaa ka horyimid Rooble, oo sheegay in isbeddel cusub oo lagu sameeyo heshiiska doorashada uu horseedi karo qalalaase siyaasadeed oo cusub. Ra’iisul Wasaaraha ayaa labadan madaxweyne ku goboleed ku qanciyey inuu kala shaqeyn doono xal doorasho loogu qaban karo Beledweyne iyo Garbahaarey. Diidmada Rooble, ayaa waxaa si dadban sidoo kale maanta u xaqiijiyey afhayeenkiisa Maxamed Ibraahim Macalimuu oo yiri “Ma jirto wax qorshe ah oo laga leeyahay habayaraate la bedelo qorshihii ama heshiiskii 27-kii May.” Xigasho
  3. I am sure it won't look like anything close to what the architect rendered. Having said that, it is a good start.
  4. And Muuse Muqayil is 'dowlad' miyaa? As I said your hypocritical cognitive dissonance is unparalleled. Ma kula yaabaay dad decades been lagu aqrinaaye la soo kortee.
  5. Waa runtaa. Dowladda dhexe waa inay ugu abaalmarisaa.
  6. So, using your hypocritical cognitive dissonance, dowladii Kacaanka were disciplining the renegade soldiers in Waqooyi in the '80s, correct?
  7. Baaqa ka soo baxay shirka Reer Sool iyo Sanaag waxgaradkooda Xamar ugu socday.
  8. Dowladda dhexe revived and instilled jiilka soo koraayo daljaceylnimada in the last several years. It is nice to see that. Here is Beerta Banaadir in Xamar. I am also doing my part by buying lunch and more for the whole family in Xamar, including nieces and nephews and their parents for Kowda Luulyo on this coming Khamiis. This will be a tradition I want to start doing, Eebbe hadduu idmo.
  9. Meantime can Muuse Muqayil touch these brave young people?
  10. Dhalinyarada lama yaabaayi oo waala marin habaabin karaa laakiin kuwaas odeyaasha ah la yaabahay sida loo siray. Ama weyba ku qanacsanyihiin dambiyadooda.
  11. Calanka suuban ee Cawaale meel uma socdo, regardless what Muuse Muqayil tries to come up in marqaan sessions by abusing masaakiinta dalkooda jecel. This will only embolden Soomaalida xalaasha ah Waqooyiga degan.
  12. Year 2021, meet 2001. Hundreds of billions of dollars were wasted by U. S. and other Reer Galbeed. I think Turkiga will not leave, though.
  13. I think Turkiga is awaiting the (s)election in Soomaaliya to make an official announcement. Pro-Imaaraad candidates will not welcome it, however they have little chance getting the presidency.
  14. Turkey invites Russia to take part in construction of country's spaceport Earlier this year, media reported that Ankara was planning to build a spaceport in Somalia as part of a $1 billion investment in the nation's nascent space programme. Turkish authorities did not confirm this information, but President Recep Tayyip Erdogan did announce in February that Turkey would make a hard landing on the Moon by the year 2023. Russia is invited to participate in the development and construction of a Turkish spaceport in an as-yet unspecified equatorial country, Turkish Space Agency chief Serdar Huseyin Yildirim has told Sputnik. "We could work with Russia in many areas, on the spaceport, on rocket engines. We discussed the possibility of Russia providing assistance in the construction of our spaceport. They have a great deal of experience in this area, both in launch pads and spaceports themselves," Yildirim said, speaking on the sidelines of the ongoing Global Space Exploration Conference in St. Petersburg. The administrator specified that the Turkish side has spoken on matter with the Centre for Operation of Space Ground-Based Infrastructure, a Moscow-based subsidiary of Roscosmos. More concrete work could began within a year's time, after Turkey decides on where to place its spaceport and on its cooperation with international partners. Turkey is planning to build a spaceport in one of the world's equatorial countries, and to carry out commercial rocket launches using the facility. Moscow and Ankara are presently negotiating a bilateral agreement on outer space. In his remarks, Yildirim said that Russia had already summitted its version of the document for consideration by the Turkish side. The agreement is expected to be signed by the end of the year. Turkey's nascent space programme has several ambitious objectives, and in addition to the 2023 Moon landing, plans on establishing a company to build satellites, building a spaceport in Turkey in addition to the one abroad, increasing Turkish space competencies in the study of space weather, meteorites, and the tracking of celestial objects, and creating a space technologies development zone. Its goals also include sending a Turkish national to space. Turkey launched its first space rocket in 2018, and formally inaugurated its space agency in December of that year. In late 2020, the agency announced the testing of a rocket developed by defence contractor Roketsan. Erdogan hailed that event as a signal that Turkey had entered "the space league." In an interview with Sputnik last year, Yildirim indicated that the country's space agency was working on nearly 30 separate projects, and that it has held talks with about 20 countries on space cooperation, including Ukraine, Kazakhstan, Russia, Japan, China, Pakistan, India and Azerbaijan. "We all want a Turkish citizen and a Turkish flag to go into space. We are working to accomplish this task. Russia is an important partner in this matter. It possesses resources and capabilities which make this possible," Yildirim said in the earlier interview. He added however that "in addition to Russia, the Americans are also showing interest in cooperation with us in this field," and that it would be up to president Erdogan to make a decision. Xigasho
  15. Why, Sheffield, though? Old settled Soomaalis live there. I have been to Leicester and Cardiff in addition to London many times. Cardiff was a nice city and I was staying near the big stadium and castles.
  16. Says a secessionist who solely supports a state wannabe because simply of qabiil. It is unnatural, yes, to your qabyaalad-obsessed mind, but we have a nation state united by diinta, dhaqanka, afka iyo hidaha, and here it is here to stay, hate it or not. What is however weirder is that you secessionist mind unironically praises multi-tribal countries like Xabashiland and Kiikuuyoland, who never have had anything in common.
  17. Yaasmiin Warsame magaceeda sanadahaan ma maqlin. Good for her.
  18. Kuwii soo 'goostay' waa calaacalaayaan after being ignobly used:
  19. After they have been used and discarded ayee calaacalka bilaabeen. Qabyaalad meel ha geyso. Haka saarto!
  20. Wararka suuqa waxee leeyihiin Soomaalida ayaa u fududeeyey qaar ka mid afduubista. Good news, gabadhii baryahaan muuqaalkeeda la waday, wey dhimatayna la lahaa waala soo badbaadiyey. Booliiska dalka Kenya oo gacanta ku dhigay nin ku eedeysan afduubka gabdhaha Soomaalida, soona badbaadiyay Xafsa Maxamed Iyadoo maalmahii lasoo dhaafay magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu afduubanayay gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi ayaa maanta booliiska dalkaasi Kenya waxay sheegeen iney gacanta kuso dhigeen mid ka mid ah kooxaha wax afduubaneysay. Booliiska dalka Kenya ayaa sidoo kale shaaciyay in maanta lasoo helay Xafsa Maxamed Luqmaan oo todobaadkan dhexdiisa la afduubtay, waxaana laga soo helay xaafada lagu magacaabo Kayole. Ninka eedeysanaha ee Booliiska Kenya gacanta ku hayaan ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa burcada afduubatay Xafsa Maxamed Luqmaan. Booliiska Kenya ayaa sheegeen iney su'aalo weydiin ku socoto eedeysanaha aay gacanta kusoo dhigeen, islamarkaana aay ku raad joogaan ragii kale ee kula jiray howlaha afduubka ee lagu beegsanaayay gabadhaha Soomaalida. Kooxda burcada ayaa Xafsa Luqmaan ka afduubatay dukaankeeda ganacsi waxayna dalbadeen lacag dhan shan Milyan oo lacagta Kenya ah oo madax furasho ah. Arinta naxdinta badan dhalisay waxay aheyd markii kooxda burcada ah Xafsa kasoo duubeen muqaalo cabsi badan oo muujinayay dhaawacyo dhanka wajigeeda ah iyo iyadoo baryeysa qoyskeeda si aay nafteeda u badbaadiyaan iney dhiibaan lacagta aay dalbanayeen kooxda afduubatay. Ugu dambeyntii xaalada afduubka ee lagu beegsanaayo gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya, waxay argagax xoogan ku abuurtay Soomaalida ku dhaqan dalkaasi. Xigasho
  21. If it was up to me, jaad meesha uu doono haka yimaadee dalkeena uma ogoladeen. Having said that, this new deal between Soomaaliya iyo Xabashada is better than the status quo. Diyaarado daroogo wado ayaa iyagoo doolarkooda wato noqon jiray. Hadda haddii la saaraayo malaay see doolar u soo celiyaan, I welcome it. I just hope more malaay to be sent than jaadka la keenaayo. I think Kiikuuyada too arrintaan ayaa xujo loogu dhigi doonaa as well. I don't think they will accept it, though, which is good - no more jaad. Soomaaliya iyo Itoobiya oo Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ku saabsan ganacsiga kaluunka iyo qaadka Dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta oo Axad ah magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu kala saxiixday heshiis ganacsi oo la isku dhaafsanayo kalluunka iyo qaadka. Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya Cabdillaahi Bidhan Warsame oo ay wehliyaan Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Duraan Axmed Faarax, safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qeyb galay saxiixa heshiiska ganacsi ee labada dal kaas oo kor u qaadi doona xiriirka ganacsi. Shixnaddii ugu horreysay oo dhan 20,000 tan oo kalluun ah oo Soomaaliya ay leedahay ayaa maanta loo diray dalka Itoobiya. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay heshiiskaan ganacsi oo ay la galeen Itoobiya inuu abuuri doono mashaariic horumarineed, ilo dhaqaale iyo ganacsi badeecaddeed. Wasiirka kalluumaysiga Soomaaliya, Cabdullaahi Bidhaan, ayaa sheegay heshiiskaan inuu ganacsatada Soomaaliyeed ee kalluuunka ka caawinayo in ay si sharci ah dalka Itoobiya ugu dhoofin karaan wax soosaarkooda. “Howshani waa bilow. Dad badan ayaa laga yaabaa in ay maqlaan qaadka Kenya maxaa loo joojiyay? Qaadka Kenya waxaa loo joojiyay, dowladda Kenya waxay naga diiday in aan annaga wax u dhoofino dalkooda. Gacmuhu waxay ku fiican yihiin in ay wax isweydaarsadaan,” ayuu yiri wasiir Bidhaan. Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay heshiiskaan inuu isku dheellitirayo ganacsiga labada dal uuna mustaqbalka dhow horseedayo in ay shacabka labada dal ku liibaanaan. “Waxaan maanta taariikhda markii ugu horaysay daahfurnay ganacsiga kheyraadka badda ah, kaasoo tusaale u ah in labada dal ay aad u xiisanaynaan in xiriirka lasii kordhiyo,”ayuu yiri safiirka. Toddobaadkii hore, wasiirro ka tirsan dowladda federaalka iyo koox ganacsato Itoobiyaan iyo Turki ah ayaa socod ku soo maray degmada qadiimiga ah ee Warsheekh ee gobolka Shabeellada Dhexe, iyagoo soo indha indheeyay maalgashi iyo fursado ganacsi oo kalluunka laga heli karo.