Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,438
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. In the age of sophisticated drone warfare which keep casualties at minimum, if Turkiga fully enters in this, the so-called Ardeyda group will not have any chance to take any major area and will be on the defensive. I don't know Afgaan government's relationship with Turkiga, though. They might have deep ties with inkaarqabiyaasha Khaliijka - Sacuudiga iyo Imaaraadka - ka taliyo who will give bad advice.
  2. It is represented by this boxer sister, Ramla Cali, from Ingiriiska, that brother, Xassn Iidoow, from dalkeena iyo gabar kale from UK who is participating in taekwondo competition. Ayaan wanaagsan u rajeynaa dhammaantooda.
  3. Dalmar haye, dhiiga aa i kacay miyaa? Galbeedi should see cajalka hoose from today, I guess:
  4. Waa runtaa dugsiyada ku yaalo Gedo, Greater Koonfur Galbeed, too top schools of the result noqdeen. Gabadha kaalinta sadexaad gishay:
  5. Waa wax lagu tartamo oo lagu faano. Hambalyo imtixaanka dugsiyada sare ee koonfurta Soomaaliya inta ku wada baastay, gaar ahaan kuwa heerka koowaad galay. Reer Koonfur Galbeed on social media are celebrating seeing seven out of the top ten coming from Koonfur Galbeed. Me? I am celebrating to see our young sisters being in the top list.
  6. Wasiirka gaashaandhigga dalka Ireland oo lagusoo dhoweeyay magaalada Muqdisho Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq, ayaa qaabilay dhiggiisa Ireland Simon Coveney, oo booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo si kooban ula hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in ay wasiirka gaashaandhigga iyo arrimaha dibadda Ireland, la yeelan doonanaan kulamo gooni gooni ah oo la xiriira xoojinta iskaashiga ka dhaxeeya labada dal. Simon Coveney, ayaa labadii maalmood ee ugu dambeysay ku sugnaa dalka Kenya, hadalkaas oo ku daaafuray iskaashi loogu talagalay kordhinta tirada haweenka ee kaqeyb galaya ganacsiga gudaha beeraha Kenya, waxaa uu la kulmay masuuliyiin katirsan dowladda Kenya. Dhawaan dalka Ireland ayaa dalal ay Soomaaliya kamid tahay ka saaray liiska karantiilka qasabka ah, waxayna kala yihiin: Afghanistan, Angola, Bahrain, Burundi, Cape Verde, Costa Rica, Dominican Republic, Ecuador, Egypt, Eritrea, Ethiopia, French Guiana, Guyana, Haiti, Kenya, Kyrgyzstan, Lesotho , Malawi, Maldives, Mongolia, Nepal, Oman, Panama, Philippines, Qatar, Rwanda, Somalia, Sri Lanka, Sudan, Tanzania, Turkey, UAE, Venezuela iyo Zambia.
  7. In meel la iska fadhiyo, badarkooda iska cunaan, mushaarkooda iska qaataan rabaan calool u shaqeystiyaasha AMISOM. Khilaaf saameyn xun yeeshay oo ka dhex-taagan talisyada ciidanka xoogga iyo Amisom Khilaaf xoog leh oo soo kala dhexgalay saraakiisha sare ee ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa wiiqay howl-galladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab ee ka socday gobollo uu ugu horeeyo Shabeellada Dhexe. Barnaamijka Galka Baarista ee ka baxa VOA ayaa soo bandhigay in khilaafkaas uu qarxay markii ciidanka xoogga dalka ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe. Sida uu barnaamijkaan u sheegay sarkaal ka tirsan militeriga Soomaaliya oo ku sugan Shabeellada Dhexe khilaafkan waxa uu qarxay markii ay ciidanka xoogga Soomaaliya bilaabeen howlgal aan lagu war-gelin AMISOM, kaas oo uu hoggaaminayey Taliyaha guud ee ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage. Intaas kadib waxaa la sheegay inuu qarxay khilaaf iyo kala aragti duwanaasho xoog leh uu u dhaxeeya saraakiisha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM, gaar ahaan kuwa Burundi oo ku sugan qeybo badan ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe. Sidoo kale barnaamijkaan waxaa lagu soo bandhigay xogta ku qorneed warqado ay is dhaafsadeen talisyada SNA iyo AMISOM, kuwaas oo Taliska Militeriga Soomaaliya uu uga dacwoonayo ciidamada Burundi ee ku sugan Shabeellada Dhexe. Tasliska militeriga Soomaaliya ayaa ciidanka Burundi ku eedeeyey inay Al-Shabaab madadaalinayaan, oo caajis badan uu ku jiro howlgallada naadirka ah oo ay sameeyaan.
  8. Neefkaan camal nool oo mucaaradnimo qalad ka fahmay:
  9. Fuudkooda iska dhuuqaan iska rabaan tan iyo aakhiro samaan.
  10. They want to deploy their occupying troops whereven Kiikuuyo desires to deploy. Case in point in Garbahaareey venue during the selection. Unfortunately, Jabuuti once again is sabataging Soomaali state by openly supporting them this latest Kiikuuyo stance. Also being in Soomaaliya is a cash cow to milk from EU to these broke countries. I don't think what happened in Afgaanistaan can happen in Soomaaliya. What did AMISOM did actually do in the last three years than get overpaid and sleep in their camps? Nothing. They actually stopped engaging Barbaarta and deliberately evacuated many bases in Shabeellooyinka and Jubbada Hoose expecting to fall to them; did not happen and were immediately secured by Soomaali army and not kuwa afka duuban.
  11. Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay jadwalka doorashada Labada Gole ee Baarlamaanka Guddiga hirgalinta doorashooyinka ayaa war-saxaafadeed ka soo baxay lagu sheegay Shaacinta Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) 2020/2021. Jadwalka waxaa ku cad in laga billaabo Sabtida berri ah ee 17 ilaa 23 July, 2021 la soo gudbin doono liiska musharrixiinta Aqalka sare,iyadoo liiska kama dambeysta la shaacin doono 24 July. Doorashada Aqalka sare, waxaa la qabanayaa 25 ilaa 28 bishan July ,2021 , sida guddiga uu ku sheegay jadwalka. “Si waafaqsan mas'uuliyadda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GDHF) ka saaran hirgelinta doorashooyin degdeg ah, waqtigooda ku dhaca, xor iyo xalaal ah iyo baahida loo qabo in la bilaabo geeddi-socodka doorashooyinka iyada oo laga hor tegayo dib u dhac dambe, GHDHF wuxuu shaacinayaa jadwalka ugu dambeeya ee doorashooyinka iyadoo la raacayo shaxda doorashada 29 Juun, habraacyaddii 17 Sebtember iyo 27 Maajo lagu heshiiyay oo ay si wada jir ah u wada saxiixeen dhammaan madaxda maamullada Dowlada federaalka Soomaaliya.” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka. Doorashada Soomaaliya oo dhowr mar dib u dhacday, ayaa jadwalka iyo dadaallada guddiga wali meesha kama saarin wal walka laga qabo dib u dhac yimaada.
  12. Abtigiisa weights in: Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida oo si kulul uga hadlay dagaalka u dhaxeeya TPLF iyo Itoobiya Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa war qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebook waxuu si qoto dheer kaga hadlay dagaalka u dhaxeeya dowladda Itoobiya iyo falaagada TPLF. Waxa uu qoraalkiisa ku sheegay madaxweyne Mustafa Cagjar in dagaalka Waqooyiga Itoobiya ka socda oo u dhaxeeyo dowaladda Itoobiya iyo argagixisada TPLF. "Dagaalka ka socda Waqooyiga Itoobiya wuxuu u dhaxeeyaa argagixisada TPLF iyo dawlada federaalka Itoobiya, ee uma dhaxeeyo laba deegaan oo dhul isku haysta oo kaliya. Waxaa argagixisada TPLF u qorshaysan inay dumiso nidaamka hadda jira dibna saameeyn ugu yeelato siyaasada dawlada dhexe si ay mar kale u guumaysato shucuubaha dalka ee Soomaalidu ka mid tahay" ayuu yiri madaxweyne Mustafa. Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sidoo kale sheegay in argagisada TPLF ay ahayeen kuwa horay xasuuq uga geystay deegaanka Soomaalida, hadana ay doonayaan iney dumiyaan dowladda dhexe ee dalka Itobiya. "Waxaa ayaamahan baraha bulshada talooyin liita la dhex wareegaya taageerayaasha TPLF oo u badan kuwii shalay kaba-qaadka u ahaa kooxdaas markii ay xasuuqayeen shacabka deegaanka Soomaalida. Waxa ay rajaynayeen in argagixisadu dumin doonto dawladda dhexe halkaasna ay uga soo bixi doonto fursad kaba-qaadnimo oo ay dadkooda mar kale ku dulleeyaan. Sidii iyagoo maanta xukuumada deegaanka Soomaalida taageerayaal u ah ama ku taageeri xitaa hadday qaadato go’aanada ay leeyihiin hala qaato waxay damaashaadkii ahaa TPLF baa wax jabisay ku badaleen yaan TPLF lala dagaalamin markii ay arkeen in deegaanada ka tirsan jamhuuriyada federalka dalku ay go’aansadeen inay garab istaagaan dawlada dhexe" ayaa lagu yiri qoraalka madaxweyne Mustafa Cumar. Gabagadii waxaa qoraalka madaxweynaha dowlad deegaanka lagula dardaarmay dadka deegaanka Soomaalida Itoobiya gaar ahaan siyaasiyiinta qaar iyo waxa uu ugu yeeray dabadhilifka TPLF. "Haddaba waxay tahay inay ogaadaan dabadhilifka TPLF iyo kuwa fursad siyaasadeed ka raadinaya colaada waqooyiga Itoobiya in buuqoodu uuna saamayn ku yeelan doonin go’aan kasta oo xukuumada deegaanka Soomaalidu kaga jawaabayso xaalada jirta. Waynu soo marnay magaalo qayrkaa u cay noocan oo kale ah oo loogu hiilinayo kuwii shalay ina gumaadday laguna raadinayo dano siyaasadeed oo lid ku ah masiirka fog ee shacabka DDS. Markaa, ma haboona in sheeko baraleey talo toolmoon loo ekeeysiiyay lagu dagmo" ayuu yiri madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar. Xigasho
  13. Xamar maanta oo Jimco ah. Alloow nabadeeda u siyaadi:
  14. The Dhurwaa is still yapping: Faysal Cali Waraabe "Xeer baa lasoo saaraya, qofkii lagu arko calan Soomaaliya" Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa casuumad u sameeyay dhalinyarada hindistay halku dhaga "kani waa kaygii. Dhalinyaradan oo kasoo jeeda magaalada Boorama ayaa bilabay halku dhaga "kani waa kaygii" oo ay ku sheegayeen in ay leeyiin calanka Somaliland. Faysal Cali Waraabe iyo saraakiil katirsan xibigiisa ayaa dhalinyarada ku booqday magaalada Boorama. Faysal ayaa dhalinyarada ku booriyay barnaamijka "kan waa kayga" oo Somaliland oo dhan ku baahay. "Wixi aad bilowdeen Somaliland oo dhan buu saameeyay, taasa nasoo laab kicisay anagana" ayuu yidhi. "Arrintani waxay ku tusaysa in hadii dadku wax wanaagsan keenaan ay samayn yeelanayso" ayuu hadalkiisa kusii daray. Gudoomiyaha ayaa sheegay in sharci laga soo saari doono qofka lagu arko calanka Soomaaliya. "Xeer baa lasoo saaraya, qofkii lagu arko calan Soomaaliya ah waa dambi wayn" ayuu yidhi. "Qofkii dadka isku dirayana sharci ayaa laga soo saari doonaa" ayuu hadalkiisa ku sii daray. Barnaamijka "kani waa kaygi" oo ay hindiseen dhalinyaro reer Borama ah, ayaa samayn ku yeeshay gudaha Somaliland.
  15. Somali president congratulates Ethiopian ruling party’s election win Somali President Mohamed Farmajo on Sunday congratulated Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed Ali for his ruling party’s winning the June 21 parliamentary elections in a landslide. President Farmajo said the victory by Ethiopia’s ruling Prosperity Party which won 410 out of the 436 seats contested during the parliamentary election will enable Abiy to regain a strong mandate from the people of Ethiopia. “Somalia will continue to work with his government to further strengthen our bilateral relations to benefit our two people and the wider region. I wish you great success, prime minister,” Farmajo said in a Tweet post. The National Election Board of Ethiopia (NEBE) which made the announcement on Saturday had postponed twice the June 21 vote because of the COVID-19 pandemic and logistical problems. It plans to hold a second round of national elections on Sept. 6 in the rest of the electoral constituencies, except in 38 electoral constituencies located in Ethiopia’s war-torn northern Tigray regional state. Ethiopia’s new government is expected to be formed in October where Abiy, who came to power in 2018 after the former prime minister resigned due to widespread protests, is assured of a second five-year term. Under Ethiopia’s parliamentary government system, the prime minister who is the highest authority of the land is selected from the party that wins the most seats at the federal parliament level and will be sworn in after the parliamentary vote. Xinhua.
  16. Another nin daad qaaday xunbo cuskay from a well-known, anti-Soomaaliya mercenary. Anyway, ninka loo doortay guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Soomaaliya was voted in by some of people who were appointed by Farmaajo's opponents.
  17. I thought Taliban were dominated by Reer Baashtuu. Meeshee joogaan used to be strong anti-Taliban deegaano and non-Baashtuu.
  18. They can't, because waa wada tuugo that want to enlargen jeebkooda and serve shisheeye.
  19. Why do Western media keep romanticize Tigreyga? They used to invite the late dictator, Sanaawi, to their conferences, too. Not Abiy Axmed.
  20. Wasiir Jamaal oo weerar ku qaaday Deni, shaaciyeyna qorshe uu damacsan yahay Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xil-gaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan oo qoraal soo dhigay bartiise Twitter-ka ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Wasiir Jamaal oo ka mid ah wasiirada sida weyn ugu dhow madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu yahay musharax u taagan tartanka xilka madaxweynimo ee Soomaaliya oo la filayo inuu dhaco 10-ka October 2021. Jamaal ayaa sheegay in madaxeyne Deni uu dib u dhigay shaacinta inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynimo ee Soomaaliya islamarkaana uu qorsheenayo inuu faragelin ku sameeyo doorashada xildhibaanada ee ka dhaceysa Puntland, sida uu hadalka u dhigay. “Maadama uu yahay musharax madaxweyne, Siiciid Deni waa inuu faraha kala baxaa dhammaan arrimaha la xiriira doorashada, oo uu si degdeg ah u joojiyaa faragelinta arrimaha guddiyada farsamada doorashada. Mar dambe aamusnaan kuma daawan karno faragelinta qaawan iyo dhaawaca loo geysanayo dimuqraadiyadda iyo kalsoonidii maamulka Puntland,” ayuu wasiir Jamaal ku yiri qoraalka uu soo dhigay Twitter-ka. “Saciid Abdullahi Deni wuxuu dib u dhigay ku dhawaaqista musharaxnimadiisa si uu saameyn ugu yeesho, una farageliyo doorashooyinka ka dhacaya Puntland. Odayaasha beelaha, wakiillada iyo musharixiinta baarlamaanka ayaa dhammaantood muujiyey walaac weyn oo ku saabsan heerka ay gaarsiisan tahay wax is daba marinta, cagajugleynta iyo faragelinta uu wado Deni,” Hadalka kasoo yeeray Wasiir Jamaal ayaa kusoo aadayo xilli uu socdo loolan adag oo u dhaxeeyo xildhibaanada taageersan madaxweyne Farmaajo ee kuraastooda ay taallo deegaanada Puntland iyo madaxweyne Saciid Deni oo saameyn xoog leh ku leh doorashada xildhibaanada. Saciid Deni ayaa xoogiisa isugu geynayo sidii uu meesha uga saari lahaa xildhibaanada taageersan madaxweyne Farmaajo ee kasoo jeedo Puntland, kuwaas oo afartii sano ee lasoo dhaafay ka shaqeenayey danaha madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday. Wasiirada kale ee sida weyn ee taageero madaxweyne Farmaajo isla markaasna kuraastooda xildhibaanimo ay taalo Puntland waxaa kamid ah Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Cabdullahi Bidhaan Warsame iyo Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Maxamud Xayir Ibraahim. Xigasho
  21. Though he has a zero chance of winning, it is an open secret that the guy in Garoowe wants to be a musharax, yet he is evading to officially announce it. Why? Of course until he can hand-pick xildhibaannada cusub in his region without causing conflict of self-interest. Some current xildhibaanno and candidates are not buying that. Case in point.
  22. It is not about dhaqanka Soomaalida that is bad; it is some aspects of qabyaalad - fueled by geeljirenimo (nomadism) - that needs some reform. Malaay (kaluun) dhaqato, beeraleey (farmers) and trained ironsmiths in Soomaaliya do not behave as nomads do, who usually make their deegaan lama degaan, which extends to their winner-takes-all political views. They also think shaxaad/ina'adeernimo is an honourable ways to earn income. By nomads, I specifically mean geeljire, not village-based sedentary lo'jire or ari'jire life. By the way, welcome to the forum. If my previous post seemed like it was hard on you, my bad. I did not intend it to be that way.