Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,438
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Senior UAE official meets Qatar’s emir in rare visit: State media UAE national security adviser and crown prince’s brother meets Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani in Doha, the emir’s office and UAE state media report. UAE national security adviser and crown prince’s brother meets Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani in Doha, the emir’s office and UAE state media report. A senior United Arab Emirates (UAE) official has held talks with Qatar’s emir in Doha, in the first such visit in four years following a deal earlier this year to end a bitter row. National Security Adviser Sheikh Tahnoun bin Zayed Al Nahyan, a brother of Abu Dhabi’s crown prince and the UAE’s de facto ruler, met Qatar’s ruling Emir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, the emir’s office and the UAE state news agency said on Thursday. Saudi Arabia, the UAE, Bahrain and Egypt agreed in January to end the dispute in which they had severed ties with Qatar in mid-2017. Riyadh and Cairo have appointed ambassadors to Doha, but Abu Dhabi and Manama have yet to do so. Sheikh Tahnoun and the Qatari emir discussed strengthening cooperation particularly in economic and trade areas and in investment projects, UAE state news agency WAM reported. Saudi Arabia and the UAE have sought to contain regional tensions, including with their rival Iran, as the United States on which they have long relied on for security reduces its military involvement in the wider region. The two nations could gain from investment by small but wealthy Qatar, the world’s top supplier of liquefied natural gas. Sheikh Tahnoun’s visit to Doha follows another rare trip that he made last week to Turkey, an ally of Qatar. The UAE has been at odds with Turkey on several regional issues, including over the conflict in Libya where the two states have backed rival sides. Turkey has also moved to overcome tensions with Saudi Arabia and Egypt that have hurt the Turkish economy. Another senior Emirati official said last week the UAE was “building bridges” as it focuses on economic development in its domestic and foreign policy. Aljasiira
  2. Horta kii Jawaari Maxamed la dhahaaye intuu ku dambeeyaa? Wali ma xiranyahay? If so, Abey Axmed inuu iskala heshiiyo u dhaanto.
  3. Madaxweyne Farmaajo oo laba guul oo siyaasadeed oo lama filaan ah helay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo wuxuu xulufo la ahaa madaxweyne goboleedyada HirShabeelle, Galmuudug iyo Koonfur Galbeed, hase yeeshee waxaa hamigiisa ku shubasho ee doorashada Soomaaliya ka hor-yimid mucaarad awood badan. Mucaaradkaas ayaa ahaa isbaheysi ay ku mideysan yihiin Midowga Musharaxiinta, madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland, guddoomiyaha Aqalka Sare, iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo gadaal kaga biiray. Isbaheysigaas ayaa hadda burburay kadib markii Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ay diideen sida madax goboleedyada iyo Rooble ay u wadaan hanaanka doorashada oo ay la meel dhigeen sidii ay ka diideen madaxweyne Farmaajo. “Goluhu wuxuu in muddo ah hortaagnaa isku daygii uu madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ku doonayey in uu doorashooyinka dalka ku boobo. Waxaan suuragal ahayn in Golaha Wadatashiga Qaran ay dhaqankii Farmaajo laga diiday u dabamareeyaan,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Midowga Musharaxiinta. Madaxweyne Farmaajo ayaa laba hab uga faa’iideysanaya xiisaddan cusub. 1 - Isbaheysiga burburay: Buburka Isbaheysiga Badbaado Qaran ayaa soo billowday markii xubnaha ay dayaceen guddoomiye Cabdi Xaashi oo xubin ka ahaa, kaasi oo hoggaanka guddiga doorashada gobollada waqooyi uu kala wareegay ra’iisul wasaare ku-xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed, oo ku xiran Farmaajo. Sida loola dhaqmay Cabdi Xaashi waxay aheyd wax aan laga fileyn isbaheysiga, balse Farmaajo tustay inuu isbaheysiga ka dabacsan yahay sidii la mooday, waxa isku hayana aysan aheyn mabaadi’ balse yihiin dano siyaasadeed. Xargihii haray ee isku hayey isbaheysiga ayaa sii furmay kadib markii doorashada Aqalka Sare ay billaabatay, xilligaas oo Axmed Madoobe, Saciid Deni, Qoor Qoor iyo Lafta-gareen ay doorashaii u beddeleen magacaabis, taasi oo Musharaxiinta ka carreysiisay, inkasta oo rasmi ahaan ay usoo dhoweeyeen. Musharaxiinta ayaa garowsaday in Axmed Madoobe iyo Saciid Deni aanu dagaalkii lala galay Farmaajo ka aheyn mid ay musharaxiinta ugu daneynayeen balse ay dantooda gaarka ah ku hoos wateen. Isbaheysiga ayaa ugu dambeyn rasmi u burburay kadib markii Axaddii ay Golaha Wadatashiga Qaran ay soo saareen habraac doorasho oo mucaaradka ay ku qeexeen mid dusha sare magac doorasho ka sita, laakiin gudahiisa uu magacaabis yahay. Burburka Isbaheysiga wuxuu madaxweyne Farmaajo uga dhiggan yahay in hadda iyo kadib aanu wajihi doonin loolan adag oo ka horyimaada inta lagu guda jiray doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, oo habraaca loo marayo sidoo kale uu u daneynayo Farmaajo, taasi oo ina keeneysa qodobka labaad. 2 - Habraaca doorashada: Habraaca doorashada wuxuu awood badan u siiyey madaxda maamul goboleedyada soo-xulista ergooyinka dooranaya xildhibaanada, oo ah qodobka ugu weyn ee la isku hayo ee mucaaradka ay diidan yihiin. Hase yeeshee markaad si kale u eegto madaxweyne Farmaaho wax dhibaato ah kuma qabo habraacan, waxaana suurta-gal ah inuuba si gaar ah isaga ugu faa’iideynayo markaad eegto dhowr qodob. Madaxweyne Farmaajo wuxuu markii horeba isku haleynayey in madaxweyne goboleedyada taabacsan ay usoo saaraan xildhibaano codka siiya, ayaga oo kaashaanaya odayaasha, madaxtooyadana ay ku biirineyso saameyn iyo lacag wax lagu kala dabaro. Habraaca laga soo saaray shirkrii Golaha Wadatashiga Qaran ayaa waxa uu awood siiyey madaxweyne goboleedyada, waxaana tani ay Guudlaawe, Qoor Qoor iyo Lafta-gareen u sahleysaa inay doorashada sida ay doonaan u musuqaan, kana soo saaraan xildhibaano taabacsan Farmaajo, haddiiba ay doonayaan. Sidoo kale, Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa habraacan u adeegsan kara inay doorashada xildhibaanada ku takri falaan, balse Farmaajo markii horeba istaraatiijiyaddiisa doorasho iskuma haleeneyn labadaas maamul, sidaas darteedna kalama jecla ciddii halkaas kasoo baxda. Guul-darrada ugu weyn waxay soo gaartay Midowga Musharaxiinta, oo Axmed Madoobe iyo Saciid Deni aanay usoo saari doonin xildhibaano, halka habraaca doorashaduna albaabo badan uu u furay madaxweyne Farmaajo. Xigasho
  4. ...sidaanoo kale ayaa dhacdo. Dad aanan bixin karin shilimaanta yar ku baxeyso xulashada ayaa rabo inay dal maamulaan. Lacag kale ay jeebkoda ku shubtaana wey rabaan. Diidmada beesha caalamka oo caqabad lama filaan ah ku noqotay doorashada dalka Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa illaa hadda diidan inay soo dhameystiraan dhaqaalihii doorashada qeybtii laga sugayey, xili ay gobolada qaar soo dhameystireen doorashada Aqalka Sare, taasi oo horseedi karta dib u dhac. Beesha caalamka ayaa bixisay kaliya 7.2 milyan oo dollar oo ka mid ah 32-ka milyan ee ku baxaya dhaqaalaha doorashada, ayada oo ka cago jiideysa lacagta kale ee harsan oo gaareysa 25 milyan oo dollar. Beesha Caalamka oo dadaal badan ku bixisay sidii ay dalka uga dhici laheyd doorasho wada ogol ah, ayaa xiligan la rumeysan yahay inay rabto in taageeradeeda dhaqaale ku bixiso doorasho ay ku qanacsan yihiin saamileyda siyaasadda oo dhan. Shirkii dhawaan magaalada Muqdisho ay ku yeeshen Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa ajendihiisa qeyb ka aheyd sidii loo heli lahaa dhaqaalaha beesha caalamka ee doorashada, ayada oo maanta madaxdaas kulan la qaateen Wakiiladda beesha caalamka. Rooble iyo saaxiibadiisa dowlad goboleedyada oo uu qeyb ka yahay maamulka gobolka Banaadir ayaa dadaal badan ku bixinaya sidii beesha caalamka looga heli lahaa dhaqaalaha doorashada qeybtooda, ayada oo saaxiibada dalalka caalamka ay iska ilaalinaya ku deg-dega bixinta lacagtaas, ilaa inta saamileyda siyaasadda doorashadu si isku mid ah ugu qancayaan hanaanka doorashada. Mid ka mid ah shuruudaha beesha caalamka ayaa ah in marka hore la dhameeyo doorashada Aqalka Sare, lana guda galo midda golaha shacabka, markaasi oo ay fasixi doonto lacagaha kale ee harsan. Hase yeeshee, madax goboleedyada iyo dowladda ayaa ka cabsi qaba in haddii ay guda galaan doorashada golaha shacabka, laga yaabo in lacagtaas ay ka sugayaan beesha caalamka aysan iman, oo ay qasab ku noqoto inay ayaga bixiyaan. Falanqeeyayaasha siyaasadda ayaa rumeysan in dhaqaalaha laga sugayo Beesha Caalamka ay sii fogeyn karto khilaafka siyaasadeed ee ka billowday habraaca uu soo saaray Golaha Wadatashiga Qaranka, kaasi oo Golahu isku dayayo hoos u dhigistiisa. Si kastaba, Siyaasiyiinta iyo Ururada Bulshada Rayidka ayaa beesha caalamka ka dalbaday inay taageeradooda horseed u noqoto doorasho daah-furan oo lagu kalsoonaan karo, taasi oo xiligan dib u sii dhigi karta helista dhaqaalaha laga sugayo. Xigasho
  5. Odeyga marqaanka miiran fuleysanaa. Saas ayuu Xabashada ugu baqaa miyaa. Waa sheekadii aaboow kan yar iga celi ee kan weyn igu daa.
  6. Ninkaan kursiga Aqalka Sare raadinaayo dadkiisa uma naxaayo. Xildhibaan Goodax Barre oo sheegay iney go'doon ku jiraan Yuusuf Dabageed iyo Siyaasiyiin Muqdisho Ka raacay Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in masuuliyiin uu ugu horeeyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo siyaasiyiin dhowr ahaa oo dhawaan la tagay Baledweyne ay ku jiraan xaalad go'doon ah. "Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo siyaasiyiin uu ka watay Muqdisho ayaa ku jira xaalad go'doon ah kadib markii ay isku hareereeyen ciidanka lanwareegay dhamaan xarumahii maamulka gobolka, waxaana suurtagal ah in laga soo masaafuriyo magaalada Baledweyne" ayuu yiri Xildhibaan Goodax Barre. Hadalka Xildhibaan Goodax Barre ayaa imaanaya iyadoo xalay qalalaaso xoogan ay ka dhaceen magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ku saabsan ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo la wareegay xarumaha maamulka gobolka Hiiraan. Xaalada Baledweyne ayaa xalay aheyd mid aad u kacsan waxaana ilaa saqdii dhexe ee xalay magaalada lagu dhex arkaayay boqolaal dad weyne ah oo isugu baxay banaanbaxyo looga soo horjeedo Hirshabeelle laguna taageerayo ciidamada la baxay Badbaado Hiiraan ee ka horyimid imaashaha Cali Guudlaawe ee lagu waday in maanta si xoog ah looga dajiyo magaalada Baledweyne.
  7. Ereygii badbaado ayee qiimaha iyo micnaha ka dileen. Wararkii ugu dambeeyay xaalada magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Waxaa maanta xaalad deganaasho ah laga dareemaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kadib xaalad kacsanaan ah oo habeenkii xalay ahaa si weyn uga jirtay Baledweyne. Ciidamo ka tirsan Militariga Soomaaliya iyo kuwa Hirshabeelle ayaa xalay fiidkii hore la wareegay dhamaan xarumahii muhiimka u ahaa maamulka Hirshabeelle ee gobolka Hiiraan kuwaas oo diidan imaashaha Cali Guudlaawe ee lagu waday in maanta oo Isniin ah Baledweyne si qasab ah looga dajiyo. Waxaa sidoo kale Xalay magaalada Baledweyne ruxay boqolaal shacab ah oo isugu soo baxay banaanbaxyo xoogan oo ay kaga soo horjeedaan Hirshabeelle kuna taageerayaan ciidanka la baxay Badbaado Hiiraan ee la wareegay guud ahaan magaalada Baledweyne. Waxaa sidoo kale isla xalay gudaha magaalada Baledweyne soo galay ciidamada daacada u ah hoggaamiyaha Kacdoonka Hiiraan Jenaraal Abuukar Xuud oo ka mid ahaa saraakiishii hore ee dowladii dhexe ee Soomaaliya, kaasoo muddo 10 bilood ah isaga iyo ciidankiisa hortaagan yihiin in Baledweyne uu yimaado Cali Guudlaawe. Jawiga siyaasadeed ee magaalada Baledweyne ayaa si weyn isku badalay kadib markii todobaadkii lasoo dhaafay Baledweyne gaareen siyaasiyiin la sheegay iney yihiin danleey oo doonaya iney kasoo muuqdaan doorashada soo socota ee Aqalka sare iyo Aqalka hoose ee deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle gaar ahaan gobolka Hiiraan kuwaas oo sidii markale ka dhex arkay sidii ay siyaasada uga soo muuqan lahayeen iney ku xiran tahay in Cali Guudlaawe ay Baledweyne ku geeyaan si qasab ah. Dhacdadii habeenkii xalay ahaa ka dhacday Baledweyne oo si weyn looga hadal haayo guud ahaan dunida ayaa kusoo aadaysa, kadib markii ay soo baxeen warar sheegayay in si awood ah magaalada Beledweyne lagu geyn doono Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe, taas oo dhalisay xaalad kale oo haddii ay sidaas dhacdo keeni karta in dagaal uu ka dhaco magaalada Baledweyne. Xigasho
  8. Tuugadii isbaheysatay horaantii sanadkaan, their isbaheysi did not last even six months. They are openly on the opposite sides now. From this in Maarso: To this in Agoosto:
  9. Golaha midowga musharraxiinta oo kasoo horjeestay hab-raaca doorashada Aqalka Hoose Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa war-saxaafadeed ay maanta soo saareen waxay kagasoo horjeesteen go’aanadii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaranka ee doorashada looga hadlayay. Golaha midowga musharraxiinta waxay diideen hab-raaca doorashada Xildhibaannada aqalka hoose, waxayna ku tilmaameen inuu baalmarsan yahay heshiisyadii arrimaha doorashooyinka ee horay loo galay, kuwaas oo dhigayay in doorashooyinka ay ku dhacaan si xor iyo xalaal ah. Golaha musharraxiinta waxay ka digeen hab-raaca doorashada inuu horseedi doono colaad sokeeye iyo in beesha caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka aamin baxaan natiijada doorashada. Waxay ku baaqeen in duubabka dhaqanka loo madax bannaaneeyo soo xulista ergooyinka doorashada aqalka hoose islamarkaana dowlad goboleedyadu ku ekaadaan fududaynta iyo amniga doorashada. Xigasho
  10. Tuugada la qabtay are trying to apologize now about this tweet, saying it was a mistake. Yea, right. Also si qarsoodi ah maanta Hargeysa loogu dhoofiyey and probably will be back markee isdhahaan xaalka waa qaboobay. Muuse Muqayil openly supports missionary works now and is expecting new generation of little Maykal Maryamos. I guess Waqooyi needs another Sayidka.
  11. This is a start. If only Beyle could be a finance minister in the next coming decade. Just imagine what he can achieve.
  12. No wonder Ardeyda were swift overthrowing tuugadaan. Russia says Afghan president fled with cars and helicopter full of cash "As for the collapse of the (outgoing) regime, it is most eloquently characterised by the way Ghani fled Afghanistan," Nikita Ishchenko, a spokesman for the Russian embassy in Kabul, was quoted as saying by RIA. "Four cars were full of money, they tried to stuff another part of the money into a helicopter, but not all of it fit. And some of the money was left lying on the tarmac," he was quoted as saying. Ischenko, the Russian embassy spokesman, confirmed his comments to Reuters. He cited "witnesses" as the source of his information. Reuters could not independently confirm the veracity of his account immediately. "I hope the government that has fled did not take all the money from the state budget. It will be the bedrock of the budget if something is left," Kabulov told Moscow's Ekho Moskvy radio station. Reuters
  13. August 19, 2011, was maalintuu madaxweyne Erdogan, wasiiradiisa, eheladooda iyo saraakiisha kale wafdigiisa weynaa ka kid ahaa soo booqdeen Xamar. Xaafadda Islii, Nayroobi, ayaa ku sugnaa and I knew a lot will change. However, many were not expecting the changes that happened and thought it was a classic PR 'igu sawir' visit and Turkiga will not care. These folks were proven wrong. Booqashadiisa caalamka ayuu xaalka Soomaaliya u iftiimey, siiba abaartii xumeyd ka jirtay markaas.
  14. Dhalinyaradii mustaqbalkooda ku ciyaareen 30 sano ayaa la fahmay beentooda iyo marin habaabintooda. Why is he even concerned about this? Wasiir Kaahin: "Xamar iyo Afgooye oo 27KM isku jiraa isma dhexgalaan" Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxammed Kaahin Axmed, ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay wado barnaamij isdhexgal lagaga dhex abuurayo dhalinyarada Somaliland iyo Soomaaliya oo aan faa'iido lahayn, sida uu sheegay. "Waar, Xamar iyo Jowhar isma dhexgalaan, Xamar iyo Afgooye oo 27KM isku jiraa isma dhexgalaan, Baydhabo iyo Kismaayona isma dhexgalaan, Xamar iyo Baladweyne isma dhexgalaan, bal is dhexgalka Xamar iyo Hargaysa laga sameeya muxu kordhiyaa?" Ayuu yidhi wasiirku. Wasiirka ayaa sheegay in dhalinyaro reer Somaliland ah oo magaalada Muqdisho u tagay barnaamijka isdhexgalka dhalinyarada, ee ay dowlada Soomaaliya ka shaqaynayso sida uu sheegay, ay nolol aad u xun kala kulmeen magaalada Muqdisho. "Maaha Ibni-aadanku in uu is jaha wareeriyo, maanta xogaha aanu hayno waxa kamid ah qaar dhalinyaradeena ka mid ah oo barnaamijka lagu jaha wareeriyay, in ay imika xaalada ugu xun, nolosha ugu xun iyo dhibta ugu xun ay Xamar ku joogaan" ayuu yidhi wasiirku. Barnaamijka isdhexgalka dhalinyarada, dhaqanka iyo fanka, ayaa kamid ahaa qodobadii lagu soo hadal qaaday wada-hadaladii aan midho dhalin ee Somaliland iyo Soomaaliya ku dhex maray dalka Jabuuti 15, Juun, 2020. Xigasho
  15. They seem to be a bit good for PR so far, unlike kuwii hore. Taliban announces 'amnesty,' urges women to join government The Taliban declared an "amnesty" across Afghanistan and urged women to join its government Tuesday, trying to calm nerves across a tense capital city that only the day before saw chaos at its airport as people tried to flee. The statement by Enamullah Samangani, a member of the Taliban's cultural commission, represents the first comments on governance from a federal level across the country after their blitz across the country. While there were no major reports of abuses or fighting in Kabul, many residents have stayed home and remain fearful after the insurgents' takeover saw prisons emptied and armouries looted. Older generations remember their ultraconservative Islamic views, which included stonings, amputations and public executions during their rule before the U.S-led invasion that followed the Sept. 11, 2001 terror attacks. "The Islamic Emirate doesn't want women to be victims," Samangani said, using the militants' term for Afghanistan. "They should be in government structure according to Shariah law." He added: "The structure of government is not fully clear, but based on experience, there should be a fully Islamic leadership and all sides should join." Samangani remained vague on other details, however, implying people already knew the rules of Islamic law the Taliban expected them to follow. "Our people are Muslims and we are not here to force them to Islam," he said. Under the Taliban, which ruled in accordance with a harsh interpretation of Islamic law, women were largely confined to their homes. The insurgents have sought to project greater moderation in recent years, but many Afghans remain skeptical. Promises 'need to be honoured' The United Nations is urging the Taliban to keep its "promises," including its pledges to grant an amnesty to former government workers in Afghanistan, show inclusiveness for women and allow girls to remain in school. "The Taliban have made a number of statements that on the surface are reassuring," UN human rights office spokesperson Rupert Colville told reporters Tuesday in Geneva. "But their actions speak deeper than words, and it's very early now — it's very fluid." He said the Taliban's promises "need to be honoured." "Understandably, given their past history, these declarations have been greeted with some skepticism," Colville said. "Nevertheless, the promises have been made, and whether or not they are honoured or broken will be closely scrutinized." Colville alluded to comments a day earlier from UN Secretary-General Antonio Guterres about "chilling reports" of human rights abuses and restrictions on rights — especially those of women and girls — in areas captured by the Taliban in recent weeks. He also called on UN member states to "use their influence" with the Taliban to protect civilian lives. Commercial flights halted Meanwhile Tuesday, Stefano Pontecorvo, NATO's senior civilian representative to Afghanistan, posted video online showing the runway empty with American troops on the tarmac. What appeared to be a military cargo plane could be seen in the distance from behind a chain-link fence in the footage. The runway "is open," he wrote on Twitter. "I see airplanes landing and taking off." Overnight, flight-tracking data showed a U.S. Marine Corps KC-130J Hercules plane at the airport and later taking off for Qatar, home to Al-Udeid Air Base and the U.S. military Central Command's forward headquarters. There were no other immediate flights seen in Afghan airspace, which has been taken over by the American military as commercial flights have been halted in the country. Germany, Sweden evacuate citizens, embassy staff The German Foreign Ministry meanwhile said a first German military transport plane has landed in Kabul, but it could only take seven people on board before it had to depart again. "Because of the chaotic conditions at the airport and regular exchanges of fire at the access point last night, it was not possible for further German citizens and other people who need to be evacuated to come to the airport without protection from the German army," the ministry said. Sweden's Foreign Minister Ann Linde wrote on Twitter on Tuesday that the staff from the Swedish Embassy in Kabul had returned to Sweden. Xigasho
  16. Madaxweyne Qoorqoor oo iska wareejiyey bixinta kursiga Xaaf iyo Qeybdiid Ilo-wareedyo kala duwan ayaa Caasimada Online u sheegay in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye uu iska wareejiyay go’aanka kursiga Beesha Sacad ee Aqalka Sare, oo loolan xooggan uu ka taagan yahay. Kursigan ayaa waxaa u taagan Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, waana mid ka mid ah kuraasta ugu loolanka adag Aqalka Sare. Wararka aan ka helayno Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee Galmudug Xaaf uu u sheegay Qoor Qoor in aan magaciisa laga reebi karin tartanka Aqalka Sare, waxayna taasi sababtay in Madaxweyne Qoor qQoor uu odayaasha beesha Sacad iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ka dalbaday in lakala saaro labadaan masuul. “Waxaa jiri doono shir ay yeelan doonaan odoyaasha iyo siyaasiinta beesha ***, waxaana filaynaa in uu ka qeybgeli doono Rooble waxaana filaynaa in halkaas go’aan looga gaaro kursiga,” ayuu yiri xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug. “Shaki kuma jiro in Qeybdiid heli doono kursigaan laakiin Xaaf waa lagu qasbanyahay in la qanciyo,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Xildhibaankaan katirsan Baarlamaanka Galmudug islamarkaana la hadlay Caasimada Online. Qoorqoor ayey si aad isugu dhow yihiin Qeybdiid, waxaana lagu warramaya inuu la doonayo kursiga, hase yeeshee sidoo kale uu ka walaacsan yahay rabashado ka dhaca Galmudug, haddii kursiga laga reebo Xaaf ayada oo aan la qancin.
  17. Ninkaan waxa kaliya meesha loo keenay inuu kor kaga warqabo xulashada (selection). Laakiin wax aanan howshiina ahayn ayuu faraha la galay. Shalay Kiikuuyada ayee ahayd, maantana Masaarida.