-
Content Count
17,519 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Labadii xaaraan ku heshiisaa...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Arrinta kala qeybisay xubnaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka oo la shaaciyey Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna musharax u taagan xilka madaxweynimo ee Soomaaliya oo wareysi siiyey telefishanka Universal ayaa markii u horeysay ka hadlay dooda kala qeybisay Midowga Musharaxiinta Mucaaridka. Cabdiraxmaan ayaa qiray in Midowga Musharaxiinta ay ku kala qeybsameen doorashada socota, oo qaarkood ay rabaan in la hakiyo, halka kuwa kalena ay rabaan in doorashada ay sii socoto oo la saxo qaladaadka ka jira oo keliya. “Midowga Musharaxiinta waa dhici kartaa, kuwa kale oo banaanka ka jira waa dhici karta oo leh doorashada ha socoto. Waxaa jirra dad u haysta Ninkaan (Farmaajo) aan geyno teendhada koley ku guuleysan maayo, anagana doodeena waxay tahay anaga oo badan mushkilad asaga ka weyn oo haysata dalka majirto,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Sidoo kale waxa uu sheegay in madaxda dowlad goboleedyada ay ku heshiiyeen boobka kuraastaas, kuwaasi oo qaarkood u shaqeynayaan Farmaajo, halka kuwa kalena ay musharaxiin yihiin laftigooda, sida uu sheegay. “Qalalaase ama rabsho ayuu sameyna ninkaas (Farmaajo), ama natiijada doorasho kasta ayuu diidi doona. Ciidamadaasna (kuwii laga soo celiyay Eritrea) waxa uu rabaa in uu xoog ugu qabsado dalka.” Hadalkan ayaa imanaya xilli ay maalmihii dambe soo baxayeen kala qeybsanaan midowga musharaxiinta dhexdooda ah, taasi oo ku aadan go’aamada qaar ee ay goluhu soo saareen ee ku aadan doorashada socota ee dalka. Xisbiga Mucaaradka ee Himilo Qaran, islamarkaana uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hore u shaaciyey in aysan marnaba raalli ka aheyn doorashada boobka ah, balse haddii la saxo qaladaadka ka jira hannaankeeda ay soo dhoweynayaan inay sii socoto doorashada. Xigasho -
Labadii xaaraan ku heshiisaa...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
I met him in early 2013 at Nairobi's famed Grand Regency (also called Laico Regency) where he was based at. He was introduced to me along with the late Gaandhi and after hearing my old man's name, he asked me whereabouts of some older brothers, then gave me his phone number and asked me to call him. Somehow, I never saved his number nor called him. Maba kala jecleen. He seemed a decent man, but didn't like his ugly politics. Anyway, on today: Qorshe uu keenay Cumar Cabdirashiid kala fogeeyey Deni iyo Axmed Madoobe iyo Midowga Musharaxiinta Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Madoobe waxay u muuqdaan inay si weyn uga sii fogaanayaan xubnaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka. Labadaan hoggaamiye goboleed waxay waqti dheer is hayeen madaxweyne Farmaajo, colaadda danta gaarka ah ku dhisan ee iyaga iyo Farmaajo u dhaxeysa ayaa keentay in mucaaradka midoobay helaan Laba maamul Goboleed oo xagga aragtida ay isaga dhow yihiin, gaar ahaan aragtida laga qabo nidaamka Madaxweyne Farmaajo. Maalmo badan dano ayaa isaga dhex jiray mucaaradka iyo labadaas Maamul Goboleed, laakiin tan iyo markii uu dilaacay damaca Saciid Cabdullaahi Deni ee ku wajahan Villa Somalia cilaaqaadkooda ma uusan fiicneyn. Mucaaradka midoobay waxaa u muuqda inuu Deni rabo inuu kaligiis qaato mirihii dagaalkii sanadaha soo socday, balse sidaas oo ay tahay weli waxaa jiray waxyaabo laga wada shaqeyn jiray oo ay ugu muhiimsaneyd in la saxo hannaanka doorashada dalka. Todobaadkii hore waxaa Muqdisho kusoo laabtay Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo Laba jeer Ra’iisul Wasaare kasoo noqday dalka. Cumar oo loo arko siyaasi xasiloon oo mar walba qaba aragtida is aqbalaada fudud ayaa la yimid dood ah Farmaajo iyo mucaaradka midna gacanta waxba uguma jiraan ee sidee awoodiina usoo ceshan kartaan. Cumar Cabdirashiid iyo Saciid Cabdullaahi Deni waxaa dhex yaala loolan culus iyadoo uu Saciid Deni kursigii Aqalka Sare ee Cumar siiyey qof uu aaminsan yahay inuu berri cod siin doono. Midowga musharixiinta mucaaradka iyo Cumar Cabdirashiid ayaa deg deg isku qaatay, waxay billaabeen inay ka talo-galiyaan doodaha horyaalla iyo sida arrimaha cakiran loo xallin karo. Kusoo biiristii Cumar ee Midowga Musharaxiinta waxay si weyn usii kala fogeysay Saciid Deni iyo xubaha midoobay ee mucaaradka. Sidoo kale waxaa la sheegay in dooda Cumar ee ah Farmaajo iyo mucaaradka ha is-aqbalaan lagana fakaro 2 sano oo awood wadaag ah haddii maamulada sidaan kusii wadaan doorashada, ayaa iyadana la sheegay inay Axmed Madoobe xiradii kasii saartay. In Farmaajo sii joogo Villa Somalia oo uu la heshiiyo mucaaradka Xamar ku sugan waxay Axmed Madoobe u tahay geeri siyaasadeed. Deni iyo Madoobe hadda mucaaradka waa ay ka xarig furteen, midkood Cumar Cabdirashiid ayuu si shakhsi ah u diidan yahay waana Saciid Deni, midna wuxuu ka walaacsan yahay qorshaha uu wado ee isku soo dhaweynayo Farmaajo iyo Mucaaradka. Axmed Madoobe wuxuu diiday inuu sugo inta wax laga qabanayo cabashada ay mucaaradka ka keeneen doorashada, wuxuuna soo tuuray 14 kursi oo Golaha Shacabka ah. Sidoo kale Saciid Deni ayaa la sugayaa inuu isagana sidaas oo kale sameeyo marka uu iska xaliyo dhibaatada ka heysata magaalada Boosaaso. Dhinacyadii shalay isku danta ahaa maanta daris ma ahan. Doodda uu Cumar Cabdirashiid la yimid ee ah inay Farmaajo iyo mucaaradka u fakaraan si ka duwan sidii hore waxay dili kartaa aragtida awood maroorsiga ah ee madaxda gobollada. Kooxaha labada dhinac ee mashruucaan u riyaaqsan ayaa xoojiyey shaqadooda dhowrkii Maalmood ee lasoo dhaafay. Madaxweyne Farmaajo waxaa la sheegay inuusan aad ugu qanacsaneyn doorashadaan boobka ah uuna ka walaacsan yahay inay aqoonsi heli karto doorasho noocaan, balse waxaa laga soo wariyey in haddii uu xal kale keeno xataa inuu aaminsan yahay inay mucaaradka diidi doonaan. Hadda aragtida ka timid dhanka Cumar Cabdirashiid labadaba kama didsana, balse madaxda Gobolada kuma qanacsana inay is fahmaan Farmaajo iyo mucaaradka taasoo xitaa keeni karta in doorashadaan boobka ah cod wadajir ah lagu laalo. Xigasho -
De facto boqor of Sacuudiga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
An uncrowned king: Saudi's Prince Mohammed takes the reins From greeting foreign leaders to heading regional summits, Crown Prince Mohammed bin Salman is taking over the reins from his elderly father and becoming Saudi Arabia's uncrowned king. With increased concerns over the nearly 86-year-old King Salman's health, Prince Mohammed, 36, is taking charge of presidential meetings and reception of dignitaries, with the king rarely making public appearances. While Prince Mohammed has been considered the de facto leader since his appointment as heir to the throne in June 2017, his growing prominence has never been more apparent than when he met with French President Emmanuel Macron in early December, and led the Gulf Cooperation Council summit on Tuesday. King Salman, who usually heads the annual meeting after warm embraces and friendly handshakes, was a no-show. "The idea that a crown prince is the de facto ruler of the country, meeting with foreign presidents and presiding over summits, only happened before when Saudi kings were not in good health," Yasmine Farouk, of the Carnegie Endowment for International Peace, told AFP. "What's new is that there is now national and media acceptance of a parallel, even more important, role for the crown prince even when King Salman fulfils all his duties." Since the outbreak of Covid-19, King Salman has been residing in Neom, a futuristic development on the Red Sea. His last meeting with a foreign official in Riyadh was in March 2020, when he sat down with then-UK foreign minister Dominic Raab, and his last trip abroad was to Oman to offer his condolences over the death of Sultan Qaboos in January 2020. Royal cover Prince Mohammed has sought to position himself as a champion of moderate Islam, even as his international reputation took a hit from the 2018 murder and dismemberment of Saudi journalist Jamal Khashoggi in the kingdom's Istanbul consulate. The crown prince, also known as MBS, has opened Saudi Arabia to tourists and foreign investments in an effort to diversify the economy of the world's largest oil exporter economy away from crude. He has overseen sweeping social changes, including allowing women to drive and work in the public sector, enabling citizens to enjoy the additional income and recreational outlets that opened up across the country. These changes have come alongside a crackdown on dissent and free speech. He even seemed more open than his father towards Israel, allowing its commercial aircraft to pass through Saudi air space. According to Kristin Diwan, of the Arab Gulf States Institute in Washington, Prince Mohammed has benefitted from the king's longevity. "His ongoing presence conveys traditional authority to cover MBS's youth and unconventional actions while rarely impeding them," she told AFP. The Saudi authorities did not say why King Salman was not present at Tuesday's summit, especially since he delivered a televised address on the country's budget earlier in the week. However, Saudi government adviser Ali Shihabi said the king is well and just being careful. "Reliable sources confirm that the King is in excellent health, exercising every day etc but is 86 years old and is uncomfortable wearing a mask and has a tendency to want to shake hands and warmly greet people so extra caution is taken to keep him safe and away from public mtgs," Shihabi tweeted on Wednesday. Rivals driven out Prince Mohammed embarked on a Gulf tour ahead of the summit, meeting with heads of Gulf Cooperation Council member states. "Any current arrangement with the royal court happens only through the crown prince's office," a western diplomat, who spoke on condition of anonymity, told AFP. "The king is no longer in the picture... (Prince Mohammed) is no longer a king in the making, he is a king in the palace." His path to the throne is clear and has been for some time, with no foreseeable obstacles after he drove out one rival after another. "There is no identifiable source of effective opposition inside or outside the royal family," said Hussein Ibish, a Washington-based Middle East expert. He added that "MBS is indeed becoming more prominent and powerful". Despite some concern that the international community would not want to deal with Prince Mohammed, especially after the Khashoggi murder, a Riyadh-based diplomat said that such fears "dissipated after Macron's visit to Saudi Arabia". While US President Joe Biden vowed a tougher approach than his predecessor Donald Trump, and has yet to directly communicate with Prince Mohammed, the administration has made it clear that it is inevitable. "It's only a matter of time," said the diplomat, who spoke on condition of anonymity. France 24 -
As Arab leaders gather in Saudi Arabia King Salman’s absence looms large Beaming in satisfaction as Arab rulers arrived in Riyadh on Tuesday, Mohammed bin Salman looked like a man in charge. As a succession of planes disgorged heads of state for a regional summit, the Saudi crown prince was there to receive them – standing in for his father at yet another big event. But as Prince Mohammed ushered leaders of Kuwait, the UAE, Qatar, Oman and Bahrain along a purple carpet to a reception hall, the king’s absence loomed large. If the ailing monarch was to reappear in public – a once every five year gathering under his auspices would have been the time and place. To regional figures, King Salman’s failure to assume his role signalled something more consequential than an heir to the throne being gifted more responsibilities. So significant was the missing monarch that observers in Saudi Arabia say the dynastic shift from father to son has – for all intents and purposes – already taken place. Over the past 20 months, King Salman has made only one public appearance and has stayed for the duration of the Covid pandemic in the new age city of Neom – the pet project of the man who will one day formally take his throne. His only recent visit to the seat of Saudi power, Riyadh, was in August 2020 for a successful gallbladder operation. His last audience with a western official was with former UK foreign secretary, Dominic Raab, five months earlier. When Emmanuel Macron met Mohammed bin Salman in Jeddah recently, the king was again nowhere to be seen. Macron’s visit, the first by a western head of state since the assassination of columnist Jamal Khashoggi three years ago, marked quite a moment for a kingdom anxious to restore standing amid the prolonged global fallout from an extraordinary scandal. King Salman receiving the French president could have been a much-needed kickstart. Several influential former Saudi officials say they cannot recall a precedent of a Saudi head of state being in the country and not receiving counterparts such as Gulf leaders and Macron, particularly at such a critical juncture. For all intents and purposes, Salman is now king in absentia and seems barely to be performing his duties. Prince Mohammed holds all the reins of Saudi power, and does not seem bothered by who knows it. Hanging over the absences have been enduring questions surrounding the king’s health. Due to turn 86 on New Year’s Eve, Salman has slowed down since his own years as crown prince. But he is known, both inside the kingdom and in Washington and London, to suffer from a slow onset form of vascular dementia, the symptoms of which were thought to have been mild. “This has not been a huge factor in recent years, and it is tough to get a read on now with Covid,” said a former western intelligence official. “But it is thought to be more problematic now. It’s certainly a pretext for MbS to keep his father at bay. He is definitely running Saudi Arabia. His father is not.” Announcing the kingdom’s budget on Monday via video, the king spoke slowly and with a slight slur. Guests who had seen him before Covid brought the shutters down in Saudi Arabia say he was already moving and speaking cautiously. But recent video appearances at cabinet sessions have left some participants speculating about his health. Whether King Salman’s quasi exile is of his own volition, or is beyond his control, has become the subject of speculation inside the kingdom and around the Gulf, where leaders in the UAE, Qatar, Bahrain, Kuwait and Oman had been wrestling with the uncertain dynamic between father and son since the latter’s rise to prominence nearly five years ago. As Prince Mohammed consolidated his power by eliminating family and political rivals, shaking down business leaders and clamping down on dissent, the role of King Salman had remained hotly debated. In the aftermath of the Khashoggi assassination, Salman took a more assertive stance, appearing more often and reassembling a sidelined old guard as a veritable “court of the wise”. The Turkish president, Recep Tayyip Erdoğan, thought the “greybeards” were back calling the shots. He sent a message through the king’s trusted relative, Khaled al-Faisal, that he respected the House of Saud, but not what it was becoming – a pointed barb at Prince Mohammed, whom Turkey, the CIA and other western agencies believe directed Khashoggi’s murder and dismemberment inside the Saudi consulate in Istanbul. But if Prince Mohammed ever really was chastened, it was not to be for long. By the second half of 2019, officials who dealt with him in Riyadh say he was directing affairs with confidence, ramping up economic reforms and signing off on cultural changes that would have been unthinkable even several years earlier. King Salman arrived in Neom 15 months ago to sit out Covid. The futuristic Red Sea city has been a viable place to avoid infection and from where to conduct virtual cabinet meetings. But as the crisis has ebbed in Saudi Arabia, so has the plausibility of such a long absence from making in person appearances. The one break from reclusivity came when he received the Sultan of Oman, Prince Haitham bin Tarik in July. The lineup of missed opportunities includes annual appearances in Mecca for the last 10 days of Ramadan and hajj, celebrations for the seventh year of his inauguration, the festival season in Riyadh and weekly royal court receptions. “He has cleared his path to the coronation,” the former intelligence official said of the crown prince. “Covid or not, no one can deny that the king is not just missing in action, but likely out of business.” The Guardian
-
Laftagareen in Kismaayo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xaq ma'aha in shaqsi kaliya kuraastaas kuligood asaga iyo xulafadiisa xushaan. Wararkii u dmabeeyey ee wada-hadallada u socdo Lafta Gareen iyo Axmed Madoobe Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan xarunta madaxtooyada waxaa haatan kulan xasaasi ah uu uga socdaaa madaxweynaha Jubbaland iyo kan Koonfur Galbeed oo booqasho ku jooga magaaladaasi. Kulanka oo ah mid ballaaran ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ah xubno ka tirsan labada gole ee Jubbaland iyo Koonfur Galbeed, waxaana haatan socda wada-hadallo gaar ah. Lafta Gareen iyo Axmed Madoobe ayaa ka wada-hadlaya xaaladaha ka taagan dalka, sida doorashooyinka iyo iskaashiga ay leeyihiin labada dowlad goboleed. Wararka ayaa sheegaya in marka uu soo dhammaado kulanka haatan socda ay isku hari doonaan labada hoggaamiye, iyaga oo si gaar ah uga arrinsan doono xaaladaha taagan. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in labada dhinac ay diiradda saari doonaan dano isaga xiran, lana xiriira kuraasta Golaha Shacabka. Lafta Gareen ayaa sidoo kale maanta kormeeray, isaga oo u wehliyo dhiggiisa Axmed Madoobe xafiiska madaxtooyada dowlad goboleedka Jubbaland oo lagu soo wareejiyey. Koonfur Galbeed ayaa iyagu horay u guda gashay doorashada baarlamaanka, waxayna ku billowday illaa 11 xildhibaan, walow kuraasta qaar la hakiyey, halka Jubbaland ay shaacisay illaa 14 kursi oo dhowaan lagu dooranayo magaallo xeebeedka Kismaayo ee maamulkaas. -
Laftagareen is in Kismaayo to lobby (or even partially control) who of Afmaay-speakers are nominated from Jubbooyinka iyo Gedo. Kuwii Koonfur Galbeed ku filnaan waaye, kuwaan rajo dheeraad ka leeyahay. Will Axmed Madoobe support him?
-
...xaqay ku dirirtaa. Maafiyo isbaheystay isbaheysigooda ma raago.
-
Says a guy who claims to be a descendant of Reer Qureesh while having not a dhibic DNA of it. Marka hala yaabin, qof walba qumanihiisa ayaa qoorta ugu jirto.
-
Somali region of Ethiopia changing for the positive
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Arafaat's topic in Politics
Secessionists always eager to give occupied Soomaali regions to Xabashida iyo Kiikuuyada. Like that would make them get their elusive, never-coming aqoonsi. Keep dreaming and keep attributing Soomaali lands to whoever you fancy in the era, be it Ingiriis, Faransiis iyo kuwaan kale. -
There is one, started in 2019, I think. It might take for a while.
-
Somali region of Ethiopia changing for the positive
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Arafaat's topic in Politics
When the official name of gobolka is Deegaanka Soomaalida (Soomaali Region) ee maxaa magaca Xabashada u daba raacineysaa? -
Their bitter target is not aimed at one man. No, it is for the fear of the whole Somali nation and state rising. Note those tagged in.
-
This young man, the son of the late assassinated mayor Yariisoow, has a political future. Thanks for dowladda dhexe for giving him a chance.
-
Somalia Receives First Batch of Bayraktar TB2 Drones
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Meantime, neefkaan ayaa Soomaali nala sheeganaayo. They think Farmaajo = Somaaliya. Madax yaraa oo maan gaabnaa. -
Somalia Receives First Batch of Bayraktar TB2 Drones
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
This is the result of recent visit by Sareeyeguuto Odawaa to Ankara. Odawaa has been planning a big move this coming hear against kuwii afka duubnaa. -
Paying respects to the current suldaan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
And Amiir: Maxaa kasoo baxay booqashadii Maxamed bin Salmaan uu ku tegay Qadar? Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed bin Salman ayaa ammaanka gobolka kala hadlay Qatar, intii lagu guda jiray booqashadii ugu horreysay ee uu dalkaas ku tago tan iyo markii ay boqortooyada soo afjartay xanibaad afar sano ah. Maxamed bin Salman ayaa Doha yimid habeenkii Arbacada taasi oo qeyb ka aheyd booqasho uu ku marayo Khaliijka, ku dhowaad sanad kadib markii xiriirka labada dal lasoo celiyey bishii Janaayo 2021. Sacuudi Carabiya, Imaaraadka Carabta, Baxreyn iyo Masar ayaa xiriirka u jaray Qatar ayaga oo ku eedeeyey inay taageerto xagjiriinta, ayna xiriir dhow la leedahay Iran — eedeymahaas oo ay Doha beenisay. Intii ay socdeen wada-hadallada amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, labada hoggaamiye ayaa is-weydaarsaday aragti ku saabsan “wax kasta oo lagu ilaalin karo xasilloonida iyo amniga gobolka,” waxaa sidaas tiri wakaaladda wararka Qatar ee QNA. Sheikh Tamin “ayaa adkeeyey in booqashadan muhiimka ah ay xoojin doonto xiriirka qotada dheer ee taariikhiga, xilli gobolka uu marayo duruufo,” ayey tiri warbixinta Labada hoggaamiye ayaa sidoo kale booqday garoonka kubadda cagta Lusail, oo marti-gelin doona cayaarta kama dambeysta ee ah koobka adduunka ee sanadka dambe. Maxamed bin Salman ayaa sidoo kale booqday dalalka Cumaan iyo Imaaraadka Carabta, kahor inta aanu Qatar uga sii gudbixn Baxreyn Khamiistii, halkaasi oo Jimcaha maanta ah uu uga sii gudbi doono Kuwait. Lixdan dal ee Khaliijka ayaa kulan madaxeed ku qaban doona Riyadh toddobaadka soo socda. Safarka Maxamed bin Salman ee gobolka ayaa waxaa mugdi geliyey xariga nin la tuhmayey inuu ku lug lahaa dilkii weriye Jamaal Khaashuqji oo lagu qabtay garoonka diyaradaha Paris Arbacadii. Ninkaas ayaa lasii daayey kadib markii mas’uuliyiinta Faransiiska ay sheegeen in lagu khalday qof kale. Dilka Khaashuqji oo October 2018 ka dhacay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul ayaa waxaa la sheegay inuu amray dhaxal-sugaha, hase yeeshee bin Salman wuu iska fogeeyey inkasta oo uu aqbalay mas’uuliyadda guud. -
Ninkaan markuu boqor la baxay ogaa fag fagtiisa fudeedka badan waxaan camal ka soo yeeri doono. Wixii laabta ugu qarsanaa ayaa ka soo fakatay: Boqor Buurmadoow oo dhalleecayn kala kulmay hadal uu kasii daayay warbaahinta Dhaleecayn weyn ayaa ka dhalatay hadal uu warbaahinta kasii daayay boqor Cismaan Awmaxamuud Maxamed (Buurmadoow) oo katirsan madax dhaqameedka Somaliland, kaasoo maalmahan ku sugan magaalada Muqdisho. Boqor Buurmadoow ayaa meel madal ah uu ka hadlayay ka sheegay in Soomaaliya ay ka jirto labo dowladdood oo kala ah Al-Shabaab iyo Dowladda Federaalka. Wuxuu sheegay in shaqsiyaad isaga ku qabiil ah ay xukumaan Kooxda Al-Shabaab. Wuxuu sidoo kale naxariis u rajeeyay hoggaamiyihii hore ee kooxda Axmed Gudane, markii duqayn lagu dilay 2014. Masuuliyiin xilal kasoo qabtay Soomaaliya iyo maamulada dalka , ayaa hadalka Buurmadoow ku tilmaamay ku digasho iyo in uu damqinayo bulshada ay dhibaatooyinka kala duwan u geysatay Alshbaab. Dadka arrintaas ka hadlay waxaa kamid ah wasiirkii hore ee amniga Galmudug, Axmed Macalin Fiqi oo ku eedeeyay Boqor Buurmadoow in ereyadii uu ku hadlay ay yihiin kuwa aan xakamaysnayn oo u ekayd digasho aan geedna loogusoo gamban. “Boqor Buurmadoow haddii uu ka samafalay dadkii Laascaanood sida aan wanaagsanayn looga soo tarxiilay, waxaa looga fadhiyaa in uu diyaariyo magdhowgii dadkii kumanaanka ahaa ee Godane iyo xarakadiisu ay laayeen”, ayuu yiri wasiirkii hore ee amniga Galmudug. Fiqi ayaa ugu baaqay boqor Buurmadoow inuu raaligalin degdeg ah ka bixiyo hadalka uu sheegay, isagoo tilmaamay in aanay isku qalmin sida weyn ee loosoo dhoweeyay iyo boogaha uu damqiyay. Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Yuusuf Garaad ayaa isna kamid ah dadka ka hadlay arrintaan, wuxuuna ugu baaqay in arrintaan uu raaligalin ka bixiyo boqorka ay xog-ogaalnimo darro u geysay. Cismaan Aw-Maxamuud Maxamed [Buurmadoow], ayay si weyn odayaasha dhaqanka beelaha Koofureed u soo dhaweeyeen, waxaana caasimadda loogu sameeyay munaasabada kala duwan oo lagu soo dhoweynayay.
-
Why loogu horistaagayaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
They - kuwii Midowga Musharaxiinta la baxay - thought they could fund new feasible xildhibaanno' registration fees, qarashka odeyaasha and little jeebka ah in order to have their votes later. Ama kuwa iyaga iska soo bixiyey qarashka hadhoow la laaluushi karo, sida dhici jirtay. Taas ma dhicin oo maamul goboleedyadii xildhibaanadii cusbaa jeebka ee gishteen oo kee rabaan kaliya soo baxaayo. Worse xulasho ever.
-
Popular Contributors