-
Content Count
17,623 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
322
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
From jail to parliament: Afweyne rises in Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Deeq A.'s topic in Politics
From burcadbadeed to xildhibaan. Yaab -
Xasuuqa shirqoolsan ee ciidamada
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waxaa ka digay, sii sheegay sanad iyo bar ka hor maanta ayee soo baxday. Xasan Socdaal truly destroyed ciidamadii qaranka sanadooyin la dhisaaye and now kuwii afka duubnaa degmooyinkii Xamar u dhawaa la wareegeen and no ciidamo habeysan, tayeysan ka hortago Now Xasan is begging, if we believe this news, Xabashida of all people to send ciidamo to Shabeellaha Dhexe. -
Aan ooyee irida ii xira waaye sheekada. Wax kale aan sheegno ma leh. It seems since Abiy Axmed landed Xamar, Lafta seems to be emboldened - in the last three days: On Sunday, he met the Xabashi embassy caretaker in Baydhabo; yesterday it was this dabaaldega that is insult to all of us and today he met ciidamada Xabashada tababaraaye ciidamo KG. Last week baarlamaanka KG suddenly selected xildhibaan Fiqi as a speaker, while not resigning his dowladda dhexe xildhibaan seat. Fiqi was and is very close to Lafta. Lafta is planning to hold a selection sometime between after Ciidda and before Kowda Luulyo.
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Infamous Qaraxquute saa sheegeysay uu sheegay lagu xiray shalay. -
Prime-Minister Abiy Ahmed Visits Mogadishu
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
I thought he was going to Berbera imminently since Jan., 2024. -
Prime-Minister Abiy Ahmed Visits Mogadishu
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Prime-Minister Abiy Ahmed Visits Mogadishu
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Booqasho kale lix sano iyo bar ka dib. Beri bisha tahay 27/02/2025 tagaayaa Xamar. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/082022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 Jabuuti (9th time) - 19/06/2024 Eritareeya (7th time) - 08/07/2024 Rawaandha (1st time) - 12/08/2024 Masar (4th time) - 13/08/2024 Shiinaha (1st time) - 03/09/2024 Eritareeya (8th time) - 09/10/2024 Ugaandha (7th time) - 19/10/2024 Jabuuti (10th time) - 20/10/2024 Kiinya (8th time) - 22/10/2024 Imaaraadka (6th time) - 03/11/2024 Jarmalka (1st time) - 05/11/2024 Sacuudiga (5th time) - 10/11/2024 Tansaaniya (3rd time) - 29/11/2024 Turkiga (5th time) - 11/12/2024 Eritareeya (9th time) - 25/12/2024 Jabuuti (11th time) - 28/12/2024 Ugaandha (8th time) - 11/01/2025 Itoobiya (4th time) - 11/01/2025 Iswiserlaan (2nd time) - 20/01/2025 Masar (5th time) - 23/01/2025 Tansaaniya (4th time) - 28/01/2025 Ugaandha (8th time) - 07/02/2025 Tansaaniya (5th time) - 08/02/2025 Asarbeyjaan (1st time) - 11/02/2025 Itoobiya (5th time) - 14/02/2025 Liibiya (1st time) - 24/02/2025 ________________ Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Liibiya la seegay. -
This is a screenshot image of a video I took two months ago in Baydhabo. Dadkaa koofiya baraawe wato iyo kan ku xigo dhakada xiiran yaa sheegi karo?
-
Selfie with 10 Downing St. security is so much achievement ileen. Hey, I could have done this as I and my daughter were passing this street in 2023. Other tourists were going in and taking their selfies. I should done so as well and then post on here, bragging the incredible achievement and recognition of Macruufistan.
-
Tallaabo, haddee sidaad camal dad macquul, reasonable u ahaan lahaayeen Reer Waqooyiga ilma adeeradaada, perhaps, minuscule chance Waqooyiga waaba la aqoonsan lahaa. Laakiin waa dad wada qiireysan badankooda, iska kacsan dareenkooda 24/7, kooda marfishka ku jiro marqaansan iyo kooda caadiga ah kala garaneynin. Very emotionally easily triggered and can as easily manipulated.
-
War dhalinta Reer Waqooyi Xamar sidii quraansho camal u joogaan maqaayadaha, bajaajleyda iyo meelaha kale ka shaqeysto, siiba aaga Taleex ee Hodan. Soomaalida kale ayeena la simanyihiin. Laakiin Soomaali, siiba Reer Muqdisho, ayaa u gafaa and within a year fan show ayaa ku qaybsanaa Xamar oo aan dhaqaale ka rabaa wax la yeelanayo ma'aha. Si fiican loola dhaqmay haddeeba diiday raaligelin, xataa Nimcaan Hilaac ilma adeerkeeda ah waanidiisa diiday. Xabashadeeda ee amaaneysay ha u raadsado lacag.
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xabashi land laga dhacay. -
Are we going to take part in the ethnic cleansing of Gaza?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Tallaabo's topic in Politics
What is your point, Xunjuf? Some secessionists Soomaali nala sheeganaayo have said far much worse about other Soomaalis. Feysal Dhurwaa iyo Edna Aaden ka koow yihiin. In fact, mid heesto maalmahaan Xamar ku sugan, iyadoo ku heestay ereyo xun just a year ago, qof wax dhageysana ma leh. What few misguided Falastiiniyaanka dhahaan doesn't and won't diminish their xaq u dirir. Long live Falastiin iyo gobonimodoonkooda. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/082022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 Jabuuti (9th time) - 19/06/2024 Eritareeya (7th time) - 08/07/2024 Rawaandha (1st time) - 12/08/2024 Masar (4th time) - 13/08/2024 Shiinaha (1st time) - 03/09/2024 Eritareeya (8th time) - 09/10/2024 Ugaandha (7th time) - 19/10/2024 Jabuuti (10th time) - 20/10/2024 Kiinya (8th time) - 22/10/2024 Imaaraadka (6th time) - 03/11/2024 Jarmalka (1st time) - 05/11/2024 Sacuudiga (5th time) - 10/11/2024 Tansaaniya (3rd time) - 29/11/2024 Turkiga (5th time) - 11/12/2024 Eritareeya (9th time) - 25/12/2024 Jabuuti (11th time) - 28/12/2024 Ugaandha (8th time) - 11/01/2025 Itoobiya (4th time) - 11/01/2025 Iswiserlaan (2nd time) - 20/01/2025 Masar (5th time) - 23/01/2025 Tansaaniya (4th time) - 28/01/2025 Ugaandha (8th time) - 07/02/2025 Tansaaniya (5th time) - 08/02/2025 Asarbeyjaan (1st time) - 11/02/2025 -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Asarbeyjaan ayuu ka dhacay haddana. -
Are we going to take part in the ethnic cleansing of Gaza?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Tallaabo's topic in Politics
Orangecon's tariff threats united Reer Kanada, unseen in decades and might even give a much needed fresh blood for the governing Liberals to be re-elected, which was unthinkable just few weeks ago. Now he is uniting Carabta dhan, an impossible task. No Carab will accept the this fantasy of his.