Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,583
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

5 Followers

About Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  • Rank
    Daljaceyl Soomaaliyeed

Recent Profile Visitors

35,022 profile views
  1. Koonto banki soo furanaayaa, like Muuse Muqayil, Deni, Xasan Socdaal iyo Axmed Madoobe.
  2. My late father was once asked in 2000 interview who was the most nationalist he had worked with in 1960s. Guess who he had named? In that heavyweight era of Soomaali nationalism fever, he named Cabdirisaaq Xaaji Xuseen. No wonder he asked in lagu aaso meesha Aaden Cadde ku aasanyahay, which was done. Alloow u wada raxmo dhamaantood.
  3. Why is the new Cirro regime arresting and expelling his supporters like ina Abwaan Qorane and others? Yaab badanaa. Dulinimadii shalay lagu sameynaaye kuwii taageersanaa ku sameynaayaa.
  4. Korna Xabashi ha naga maamusho sax? Soomaali mid kale la dhashay u taliyo ma rabo, laakiin shisheeye taliskooda si edeb leh ku joogaan.
  5. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/082022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 Jabuuti (9th time) - 19/06/2024 Eritareeya (7th time) - 08/07/2024 Rawaandha (1st time) - 12/08/2024 Masar (4th time) - 13/08/2024 Shiinaha (1st time) - 03/09/2024 Eritareeya (8th time) - 09/10/2024 Ugaandha (7th time) - 19/10/2024 Jabuuti (10th time) - 20/10/2024 Kiinya (8th time) - 22/10/2024 Imaaraadka (6th time) - 03/11/2024 Jarmalka (1st time) - 05/11/2024 Sacuudiga (5th time) - 10/11/2024 Tansaaniya (3rd time) - 29/11/2024 Turkiga (5th time) - 11/12/2024 Eritareeya (9th time) - 25/12/2024 Jabuuti (11th time) - 28/12/2024 Ugaandha (8th time) - 11/01/2025 Itoobiya (4th time) - 11/01/2025 Iswiserlaan (2nd time) - 20/01/2025
  6. Haa, widaay. Xamarka aan joogo ku mashquulay. Maxaa meeshaan Xasan Socdaal laga nacay. Most hated political figure magaaladaan soo maray. And that includes qabqabliyaashii.
  7. I was walking on Jidka Maka Almakurama in the late afternoon today when I came across Xasan Socdaal's motorcade. 'Xasan Socdaal, caga dhigo!' ayaa ku qeyliyey. Waa hadduu i maqlaayo. Cajalka inta ka fiirso.
  8. No wonder Siyaad Barre's second villa after Filla Soomaaliya was located on this circled spot, facing Gerbooda waterfalls. Very greenery. Markee Xamar kululaato ayuu inta imaan jiray la yiri since Baydhabo is relatively cooler than Muqdisho. Geedo aad u dhaadheer - sida baxarasaafka iyo qumbaha - waa weyn ku yaalo. I wish I took photos instead of videos; these images are the screenshots of a video.
  9. Waa runtaada, waa caro gaduudan. What I also realized is that Xamar wey ka geedo badantahay, old geedo talaal iyo kuwa kale Talyaaniga beeray ayaa ku yaalo wali laamiga hareerihiisa. Xamar kuwii ku yaalay kuwa badan ah waaala gooye si sar loogu dhiso, kuwa xabad iyo madfac dishay ama daad qaaday waaye. Dhir aad badan fresh ahna waaku arkaaye suuqa Baydhabo. Its dhul also has a lot of limestone, too. It is cheap, hence many roads have interlocked limestone cobblestones. Screenshot of cobblestone road.
  10. Sharwade Imaaraadka won't be happy, of course. Xasan ka sii fogaanayaan.
  11. Madax Soomaaliyeed kale ma aamini doonaan, thanks to Xasan Socdaal and siyaasadxumadiisa.