peasant

Nomads
  • Content Count

    988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by peasant

  1. My umbilical cord is buried in that city, I hope it gets back to its original state or even better
  2. Idinku qoladiinan waqooyi Somali in ay Qas iyo Rabsho ku jirto un baad jeceshihiin. Waxaan ka baqi godka aad qodaysan in aad idinku ku dhacdaan . Taasi way dhici hadiiba idin hada ku sii hobanayn godkaas!
  3. ^ Waa run dad xil kas ah wax badan waa ka qaban karan musuqmaasuqa. Lakiin aniga waxaan qabaa in federalism ay tahay sida ugu wanaagsan uu gobol walba xaqiisa ku heli karo. Siyaad bare dowladiisi muqdisho un ayey kaabihi dhaqaalaha ku soo koobtay taaso arin khaldan ahayd waayo meelaha kale waa loo baxsan lahaa kadib burburkii wadanka marka uu dhacay hadii ay dhisnaan lahaayen.
  4. Ma aminsini idaacadaha kunforeed kuwa yar mooye waayo waxaa lagu yaqaan qoraalo been abuur ah oo nacyb xambaarsan. Waxaan xusuusta Radio Shabeele in mudo ah soo siidayn jiray nin dhahaya waxaa la igu kufsaday xabsi puntland ku yaal dabadeedna waxaa igu dhacay HIV. Marka idaacadaha nocaas ah wax la qadaan karo warkooda ma aha. Sheekadu ma aha mid is haysta waayo, Shongole ma gabar yar oo is ku dhacaysa miyuu dhici kari waayey marka uu hunguri ka galay islaan 47 jir ah oo shan ciyaal ah wadata?
  5. Abwaan sedex boqol oo scholarship ah oo caawino ah baa muqdisho dhaafi waayey ma kula tahay in dhaqaalaha wadanka oo dhan u dhaafi doono hadii aysan jirin dowlado federal ah oo u dooda xuquuqda gobol walba?
  6. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;790871 wrote: Peasant, qof reasonable ku moodi jiray laakiin neo-qabyaaladist noqotay u maleynaa. You are telling me that a gobol flag is equal to Soomaaliya flag? And who are those 'people' that it represents? Dude do you even realize the puntland flag has the somali national flag on it's top portion which of course an indication of where we puntlanders hold the national flag but i suppose you dont want to see that. Of course the flag didnt make it self and it represents those who made it. One way or the other you are going to accept this is a federal Somalia and the federal states like puntland that come under it will have their own flags but the sooner you do the better you will coexist with your fellow somalis.
  7. Kan dooxada shebeele munaafaqnimo ayaa ka dhadhamaysa ninka kale waa daacad rabana in wax walba wada hadal iyo is afgarad lagu dhameeyo.
  8. MMA it is obvious you cant stand the flag and the people it represents that is all!
  9. ^ duf ku bax qabil qaran ma noqdo
  10. Macna Yare meesha wax weyn kuma hayee, isagu burburkii dowlad beleedki snm ayuu weli la taahaya.
  11. ^ Some of the equipments for the marine forces were donated by UAE .. i.e the truck you see in the pic. As for the school building project it is just a voluntary activity by the forces on their own.
  12. Iyadoo hada federal la yahay ayey sidaan wax isku daba marinayaan ka warama hadii central government la wadaagi lahaa? kaba sii daran ayey ila tahay.
  13. Aabow kan yar iga celi aan kan weyn iska ceshee miyaa sheekadu? Raga buhoodle ayaa maalin kasta lagu karbaasha markaas ayey puntland rabaan in ay u babac dhigaan!
  14. Amaal i want to be your mufasa
  15. There is too much corruption in mogadishu and the current government is not showing the willingness to combat this problem. Puntland too is complaining about, that its share of the turkish aid, specifically a medication that was meant for the hospitals to use for a whole year were sold in mogadishu markets by the very ministry of health officials who suppose to distribute it fairly to the respective regions. PS: I am not surprised as corruption is a culture in some parts of our country and which is the very reason why we could not get a proper government for a long time.
  16. Ilaahay ha dhaafiyo Alshabaab umada somaliyed waayo wax xal ah uma hayaan. Waa dad lugooyo ka talis ah un. Amen
  17. Environment my behind! If she has any legit concern about the somali environment I think there are far more worse places than the oil project in puntland. One example is the charcoal business in the south but i doubt she cares about the environment. These charcoal business owners have cleared irreplaceable forests for few sacks of charcoal that worth few pennies in the middle east and they still continue ravaging the forests with total impunity. I think her ultimate wish is to see that puntland never develops, that is all.
  18. If Hargaysa does not get it's acts together, who knows it might even lose the second capital spot to Garowe!
  19. Xaaji Xunjuf;780848 wrote: I have been telling that but A khadar does not listen he thinks this about capturing Buuhoodle killing the people of Buhoodle subxaanallah Solution hubka dhig ana ciiidanka qaranka waxan ku amraya inay xabada joojiyaan dabeedna Miiska wada hadalka. War gow qabiil qaran ma noqdo ee aftarta habraha ah oo aad usoo galisay deriska ciidanka waa la cayrsan.. Weli ma arag qabiil ka caqli xun!
  20. The Hermet;781261 wrote: Its seems this sorry Somali race will entirely wipe itself out...considering none of us are willing to budge...lakin unfortunate walahi the children...breaks my heart walahi....all this because of these ****** SSC so called *******s who bring instability into this peaceful country...cant you see its better to live in peace with your naihbour and prosper then be killed by your brother...you believe in the concept that its better to be killed by your brother then live and prosper with your naibour...?? it doesnt make sense to me walahi.... Waryaa you condone people who hurt kids, no difference between you and the gun toting basttard who killed the kids.
  21. ^priceless .. for everything else there is a master card